Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Wlhi ninka heestaan laxanka saaray waa legend wayn waxaan dhihi karaa boqorka laxanka waryaa igu raacsan❤
Abdikarin jiir wye allaha u naxariisto
@@aweysabdi8265 m. Alaah weeye
❤❤❤❤❤❤
Abwaan C/kariin jiir qaarey aabaha laxamada wye wllhi😢
Hadrawi AUN aamiin.
Yamyam iyo jiir ALLAH YARXAMA. Janooyinkaaga eebow ku macsuum. Somali waxaa hadhay mid aan jirin iyo mid jiran.
Al ustad xasan adan samatar fanku digisa ayu kujirey sidu laxanka iyo musiga uu racayo waa mucjiso dabaah eebe waxan kaa barayay inu cimri darar siyo isaga iyo abwanadi iyo dhaman inti geriyotay allaha naxaristi jano anaka naa allaha noga daba naxaristo ammen amin yaa raabi
Ilaahay ha u naxriisto erayada Macnaha iyo miisaanka leh Waxa sameeyey Abwaan cabdi qaadir xirsi yamyam
Guuleed Ma Joogaa LyricsXalay Gelin DhexaadkiiMar Aan Mayrac GuurahaSheedda Guriga FaallaleyOon Himilo GaariyoDayaxoon Galsho LahaynIllayskiisa GalalacySida Goonni Daaq CawlGaaf Meeray SocodkiiOon Guudka LaaniyoMillilicay Gob WeynooMidba Goonni LaamahaRucub Midha GuduuttiyoGad Gaddoonka RaamuhuDhexda Geri GaraarahaHadba Gees U LiicaanOon Weli Gar EexaadLagu Niqin GuntiisooGudin Nabar U YeeshiyoGacan Cadow Ku DhicinooOon Halaq Galeen IyoInna Godad LahaynooGardhadiyo CaleemahaAanay Haaddu Guran KarinOon Xididka GaarraniDayrtoo GidaaddiyoGu’la Waayey AragooGunta Rayska Kula JiraOo Hoos GalbeedkiyoHadhka Gelinku BixiyaaNeecaw Gaar Ah LeeyahayOo Meel GabboodiyoSaba Guri Ku YaallooLeexa Is GalaashiyoUfta Garannug KiciyiyoDabaylaha GilgilayaaMarna Aanay Goyn Karin *****Kalgacayl I Galay IyoGocashada XasuustiyoHaybaddayda GudubtooNaxariis Indhuhu GodolBaalashii Is GeliyeenAyaa Gadafka MuuqaaGeed Iiga DhigayeeIlleyn Araggu Waa GabarMase Garanayee Talo!Guurti Yaa U Mari Laa?Goob Xarashada YaaIsagoon Gilgila SuginGarta Keligii Niqi Laa?Naftu Gogotay LaabteeGoogaala BadanaaGudbi Weydey SaantuyeMa God Baa Horteeda Ah?Inan Laba Mid Soo GaloSow Ilama GudboonaanGeesi Waaya AragiiDanti Kama GuddoomeeSow Ardaaga GurigeedGaashaanka Maan DhiganSow Ereya Googo’anGooli Baadh Kumaan OranGuuleed Ma Joogaa?Guntanaha Sarbeebta AhSow Maanay GaranooKaftan Dhiirri GeliniyoGoogaa Ma OranooSheekadii Igama GurineeOo Gudasho Xeer IyoGaari CamalladeediiGogol Iima Soo Dhigin *****Haasaawe Guud OoGardaadsaday Jacayl IyoSow Barasha GaarooAannu Libin Ka GaarnaaGoobtaa Kamuu DhalanLaxawgaaa Guntamey IyoFaraxaa Kasoo Go’ayQalbigii GudhnaayeeIrmaanaaday GalabtooGacma Furan DhankaygeeDaallo GeedeheediiGani Aan Ka Guray IyoGuntimooyin UbaxooXariir Lagu GaneeyaanIdin Geliyey QoorteeDeeq Gacal Ah WeeyeeGobaad Waxaad Ku GeysaaBoholyow Aan Qof Ii GelinGeddii Aan Ku NoolaaGiijiyoo XishoodkanaAddiguna Garaad BadaneeyMaanku Kaama GuureeMurti Aan La GoohiyoGunno Weeye KeligaaGabdho Aad Ka MudateeGeestaydan CaashaqaGa Godladey Ha GaagixineeyKa Godladey Ha GaagixinLyrics By Abdirizak Ahmed Shariif JugeWixii Aan Qalday Idinku Saxa Asxaabeey👍❤👌
Maansha-allah Sidaan filayo qoraa ayaad tahay Halkaa waa sidatanGUDBI WEYDAY ( SAANTUYEE )MA GODBAA HORTEEDA
@@banadirchannel8187 Mahadsanid walaal 👍
@@JugeQaaraamiMusic Adigaa mudan wllMaansha-allah Murti yaqaan baad tahay
Aad baad u Mahad santahay. Sida. Tafa tiran. U kala Dhig dhigtay. Erayada iyo. Tudcaha Heesta. Page keeda kala duwan.
Absolutely Bro Laxamkii Cabdikariim Jiir
Xasan Aadm Samatar mucjisidda FANKA SOOMAALIYEED ayuu ahaa, waan ku koray dhageysiga iyo jaceylka heesihiis, fanaann isku dhiba maba aheyn ee siduu doono ayuu u rog-rogi jiray, bal hadaa tan dhageyso Djibouti ayaa ku arkay waa bashaash oo kaftama.. inkasta oo uu FANKII ka baxay oo uu hada yahay xaafidul Quraan
Axsan yaa cod dahabi ah ku heesay oo aan xasan aadan samatar ahayn❤😊
Yamyam Heesihiiisa Ninka Ugu Badanee Ku Heesay Waa Xasan Baashi Aadan Samatar Ninka Sara Qaaday Heesaaga Iyo YamYam Waa Mucjisada Laxamada Geeska Africa Ustaad Mulaxam Abwaan Cabdilkarim Faarax Qaareey Cabdilkariim Jiir, Yamyam Heesihiisa Caankaa Cabdikarim Baa Laxameeyay Xasan Isaguna Waa Lamid, Cabdulqaadir Xersi Yamayam Mooyee, Xasan Iyo Cabdikarim Weey Noolyihiiin Ilaaheey Hanoo Daayo Dhaxalkeena Weeeye
C.kariin jiir ale ha u naxariisto😢
Khadra daahir cige 2 hees ayoo u dhiibay abwaan yamyam
midhaha, laxanka iyo codkuba waaa halkoodiiye 'another level'
Sheeko waa tii hore fanaanta cusub waan ku qosla waa makup timo buruka ah iyo qawanaan.
Boqorkii codka xasan aadan samatar Erayada yamyamLaxanka macalinkii laxamada c/kariin jiir qaarey
Isku wakhti ban dhagaysanaynaa
@@AD-eo9nt aad io aad lph
Erayadii Yam Yam uyo laxankii Jiir woow😍
Axyaa cabdikariim Faarax qaarey jiir
Cajiiib Weeye Abdikarim Faarax Qaareey
Taalent aan caadi ahayn%💐💐♥️👍
Abwaan cabdiqaadir xirsi siyaad yamyam allow kuu naxariiso abwaan cabqariya ayuu ahaaa
Erayada Heesta waxa Curiyay Abwaan *CabdiQaadir Xirsi (Yam__Yam) AHUN* *T:Q 1976*Laxanka waxaa Saaray *Cabdikariim Faarax ( Qaarey jiir)* Alle Cimriga haw barakeeyo SaganaWaa Qiso dhaba oo dhexmartay Abwaanka iyo Gabadh Sida uu sheegay MahadsanidiiiN GacalayaaL
1967 xasan adan samatar fanka maba ku jirin maxaa qaldan
@@abdirizakfarahahmed178 ?
@@abdirizakfarahahmed178 Kkkkkkkkkk qoralka dib u aqribal waxba isku ka qaldame Cawo Omar waay ka sax San tahay. Sanadku 1976 xaaged ka aqrisey 1967?
@@mohamedsomali3783 bro waan saxanahay qoraalka gadaal ayaa laga saxay edited ayeey ku sameeysay qoraalka kore fiiri waad fahmee in gadaal lagasaxay
@@abdirizakfarahahmed178 haa waa edit 😍 waad saxantahay
AHUN Abdiqaadir Xirsi Yamyam
Heesaha aad haysaa sxb waa fasiix aadbaanay uga duwan yihiin kuwa kale ee heesaha nacfiga leh ee fanaaniinta waawayni qaadaan uun nala ogowAadbaanan kaaga mahadcelinayaa inaad noosoo gudbiso fankii hore
Aloow unaxriiso cabqari gabyaa abwaan c qaadir x yam yam
Axsan hees waliba aniga ahaan aan aad u jeclahay xasan, yamyam iyo jiir waxay ahaayeen dad ay yartahay iney dunida dib usoo maraan❤❤❤❤❤❤❤2024/8/25Isniin 12:51am Goobta:hargeisa Ìga danbeeyoow ilaahay raali kaa noqoy❤
Yamyam jiir iyo xasan ♥️♥️♥️♥️🇾🇪💐💐💚💚🎼hees qiimo leh
Mahadsanid bro waa Very Very HD micnaha Fasiix 🙏🙏
anaaa ugu horeeyo Inta iga dambeyso like igu booba
Thank You Waayo Waayihii Wacnaa For Original, Clear and Classic Music.
Hestani wa heer qaran
Shekadan wllhi sar bebta ah
Dhaxanta manta jirtaa iyo dhibadata Sorry nasiib uma yeelan Bari Samaadki
The best 👌 🎵 sound song xasan aadan samatar & cabdiqadir xirsi yamyam
Xasan aadan ducay sano❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤namaste namaste namaste namaste namaste namaste namaste 😅😅😅😅😅😅😅😅😅555555
Way wayahii horre
Af Somali o sax ah wa Hasan 😅
xasan wuxu ahaa fananka kaliya ee hrsta 5jeer sonoqnoqata halkeeda dhiga .sida .guuleed majoogaa .baladwayn .iyo qaarkaloobadan axasn .
Abwaan Yam yam ilaahay Ha U naxariisto
Nice guulled majoga
Midhaha iyo qofka ku luqaynaya waa waxan kelmado lagu cabiri karin
AUN jiir iyo yamyam ayaa ku farayaraytay
Abwaan yamyam Allaha u naxariisto, alla maxaa murti ka buuxday
Runti waa hees dareen gara leeh
Haa gulled
Hees mcn hasawe milge leh murti miida
Ascsheer
Bb
Guuleed ma jooga heesaa xasan aadan samatar miraale Abwaan cabduqaadir xirsi siyaad yamyam laxanka cabdikariin faarax qaarey jiir qaby jacayl qabasho 1976
Axyaa baashi
Gulleed yawaaye
Kal gacellka
Aya gadaf kamuqdaa ugurtiya idin yaaa
Nice
Guuleed majoga waa hasawe bilow gii
Asc
Wcs
Cawa
❤😂🎉
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Sow ardaga guriga gaashaanka maandhigan
Socdaal.uusameyey.eytam.dayaxu.14aad....geeed.baaxadale.ooo.ah.goob.kulan.kheyraad..(jalaq????ujeeda..shisheeye..gacan.dheer.yaqaan.ka.dahsoon.rabi.kaqariyey.(ayyaaaa???heer.anunbaa.uheuzta.geed....eee.waaGabadh..LOVE??? .qudhiisiii...is.af.garadho....gooooogaa???safari.naajaraal....dayi baaayt???la.ii
Add a public
2:13 @ user name is maxamedcali ibrahim buuni😂 1:05
❤ 2:01
viking*❤£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
Wlhi ninka heestaan laxanka saaray waa legend wayn waxaan dhihi karaa boqorka laxanka waryaa igu raacsan❤
Abdikarin jiir wye allaha u naxariisto
@@aweysabdi8265 m. Alaah weeye
❤❤❤❤❤❤
Abwaan C/kariin jiir qaarey aabaha laxamada wye wllhi😢
Hadrawi AUN aamiin.
Yamyam iyo jiir ALLAH YARXAMA. Janooyinkaaga eebow ku macsuum. Somali waxaa hadhay mid aan jirin iyo mid jiran.
Al ustad xasan adan samatar fanku digisa ayu kujirey sidu laxanka iyo musiga uu racayo waa mucjiso dabaah eebe waxan kaa barayay inu cimri darar siyo isaga iyo abwanadi iyo dhaman inti geriyotay allaha naxaristi jano anaka naa allaha noga daba naxaristo ammen amin yaa raabi
Ilaahay ha u naxriisto erayada
Macnaha iyo miisaanka leh
Waxa sameeyey
Abwaan cabdi qaadir xirsi yamyam
Guuleed Ma Joogaa Lyrics
Xalay Gelin Dhexaadkii
Mar Aan Mayrac Guuraha
Sheedda Guriga Faallaley
Oon Himilo Gaariyo
Dayaxoon Galsho Lahayn
Illayskiisa Galalacy
Sida Goonni Daaq Cawl
Gaaf Meeray Socodkii
Oon Guudka Laaniyo
Millilicay Gob Weynoo
Midba Goonni Laamaha
Rucub Midha Guduuttiyo
Gad Gaddoonka Raamuhu
Dhexda Geri Garaaraha
Hadba Gees U Liicaan
Oon Weli Gar Eexaad
Lagu Niqin Guntiisoo
Gudin Nabar U Yeeshiyo
Gacan Cadow Ku Dhicinoo
Oon Halaq Galeen Iyo
Inna Godad Lahaynoo
Gardhadiyo Caleemaha
Aanay Haaddu Guran Karin
Oon Xididka Gaarrani
Dayrtoo Gidaaddiyo
Gu’la Waayey Aragoo
Gunta Rayska Kula Jira
Oo Hoos Galbeedkiyo
Hadhka Gelinku Bixiyaa
Neecaw Gaar Ah Leeyahay
Oo Meel Gabboodiyo
Saba Guri Ku Yaalloo
Leexa Is Galaashiyo
Ufta Garannug Kiciyiyo
Dabaylaha Gilgilayaa
Marna Aanay Goyn Karin
*****
Kalgacayl I Galay Iyo
Gocashada Xasuustiyo
Haybaddayda Gudubtoo
Naxariis Indhuhu Godol
Baalashii Is Geliyeen
Ayaa Gadafka Muuqaa
Geed Iiga Dhigayee
Illeyn Araggu Waa Gabar
Mase Garanayee Talo!
Guurti Yaa U Mari Laa?
Goob Xarashada Yaa
Isagoon Gilgila Sugin
Garta Keligii Niqi Laa?
Naftu Gogotay Laabtee
Googaala Badanaa
Gudbi Weydey Saantuye
Ma God Baa Horteeda Ah?
Inan Laba Mid Soo Galo
Sow Ilama Gudboonaan
Geesi Waaya Aragii
Danti Kama Guddoomee
Sow Ardaaga Gurigeed
Gaashaanka Maan Dhigan
Sow Ereya Googo’an
Gooli Baadh Kumaan Oran
Guuleed Ma Joogaa?
Guntanaha Sarbeebta Ah
Sow Maanay Garanoo
Kaftan Dhiirri Geliniyo
Googaa Ma Oranoo
Sheekadii Igama Gurinee
Oo Gudasho Xeer Iyo
Gaari Camalladeedii
Gogol Iima Soo Dhigin
*****
Haasaawe Guud Oo
Gardaadsaday Jacayl Iyo
Sow Barasha Gaaroo
Aannu Libin Ka Gaarnaa
Goobtaa Kamuu Dhalan
Laxawgaaa Guntamey Iyo
Faraxaa Kasoo Go’ay
Qalbigii Gudhnaayee
Irmaanaaday Galabtoo
Gacma Furan Dhankaygee
Daallo Geedeheedii
Gani Aan Ka Guray Iyo
Guntimooyin Ubaxoo
Xariir Lagu Ganeeyaan
Idin Geliyey Qoortee
Deeq Gacal Ah Weeyee
Gobaad Waxaad Ku Geysaa
Boholyow Aan Qof Ii Gelin
Geddii Aan Ku Noolaa
Giijiyoo Xishoodkana
Addiguna Garaad Badaneey
Maanku Kaama Guuree
Murti Aan La Goohiyo
Gunno Weeye Keligaa
Gabdho Aad Ka Mudatee
Geestaydan Caashaqa
Ga Godladey Ha Gaagixineey
Ka Godladey Ha Gaagixin
Lyrics By Abdirizak Ahmed Shariif Juge
Wixii Aan Qalday Idinku Saxa Asxaabeey👍❤👌
Maansha-allah
Sidaan filayo qoraa ayaad tahay
Halkaa waa sidatan
GUDBI WEYDAY ( SAANTUYEE )
MA GODBAA HORTEEDA
@@banadirchannel8187 Mahadsanid walaal 👍
@@JugeQaaraamiMusic
Adigaa mudan wll
Maansha-allah Murti yaqaan baad tahay
Aad baad u Mahad santahay. Sida. Tafa tiran. U kala Dhig dhigtay. Erayada iyo. Tudcaha Heesta. Page keeda kala duwan.
Absolutely Bro Laxamkii Cabdikariim Jiir
Xasan Aadm Samatar mucjisidda FANKA SOOMAALIYEED ayuu ahaa, waan ku koray dhageysiga iyo jaceylka heesihiis, fanaann isku dhiba maba aheyn ee siduu doono ayuu u rog-rogi jiray, bal hadaa tan dhageyso Djibouti ayaa ku arkay waa bashaash oo kaftama.. inkasta oo uu FANKII ka baxay oo uu hada yahay xaafidul Quraan
Axsan yaa cod dahabi ah ku heesay oo aan xasan aadan samatar ahayn❤😊
Yamyam Heesihiiisa Ninka Ugu Badanee Ku Heesay Waa Xasan Baashi Aadan Samatar Ninka Sara Qaaday Heesaaga Iyo YamYam Waa Mucjisada Laxamada Geeska Africa Ustaad Mulaxam Abwaan Cabdilkarim Faarax Qaareey Cabdilkariim Jiir, Yamyam Heesihiisa Caankaa Cabdikarim Baa Laxameeyay Xasan Isaguna Waa Lamid, Cabdulqaadir Xersi Yamayam Mooyee, Xasan Iyo Cabdikarim Weey Noolyihiiin Ilaaheey Hanoo Daayo Dhaxalkeena Weeeye
C.kariin jiir ale ha u naxariisto😢
Khadra daahir cige 2 hees ayoo u dhiibay abwaan yamyam
midhaha, laxanka iyo codkuba waaa halkoodiiye 'another level'
Sheeko waa tii hore fanaanta cusub waan ku qosla waa makup timo buruka ah iyo qawanaan.
Boqorkii codka xasan aadan samatar
Erayada yamyam
Laxanka macalinkii laxamada c/kariin jiir qaarey
Isku wakhti ban dhagaysanaynaa
@@AD-eo9nt aad io aad lph
Erayadii Yam Yam uyo laxankii Jiir woow😍
Axyaa cabdikariim Faarax qaarey jiir
Cajiiib Weeye Abdikarim Faarax Qaareey
Taalent aan caadi ahayn%💐💐♥️👍
Abwaan cabdiqaadir xirsi siyaad yamyam allow kuu naxariiso abwaan cabqariya ayuu ahaaa
Erayada Heesta waxa Curiyay Abwaan *CabdiQaadir Xirsi (Yam__Yam) AHUN*
*T:Q 1976*
Laxanka waxaa Saaray *Cabdikariim Faarax ( Qaarey jiir)* Alle Cimriga haw barakeeyo Sagana
Waa Qiso dhaba oo dhexmartay Abwaanka iyo Gabadh Sida uu sheegay
MahadsanidiiiN GacalayaaL
1967 xasan adan samatar fanka maba ku jirin maxaa qaldan
@@abdirizakfarahahmed178 ?
@@abdirizakfarahahmed178
Kkkkkkkkkk qoralka dib u aqribal waxba isku ka qaldame Cawo Omar waay ka sax San tahay. Sanadku 1976 xaaged ka aqrisey 1967?
@@mohamedsomali3783 bro waan saxanahay qoraalka gadaal ayaa laga saxay edited ayeey ku sameeysay qoraalka kore fiiri waad fahmee in gadaal lagasaxay
@@abdirizakfarahahmed178 haa waa edit 😍 waad saxantahay
AHUN Abdiqaadir Xirsi Yamyam
Heesaha aad haysaa sxb waa fasiix aadbaanay uga duwan yihiin kuwa kale ee heesaha nacfiga leh ee fanaaniinta waawayni qaadaan uun nala ogow
Aadbaanan kaaga mahadcelinayaa inaad noosoo gudbiso fankii hore
Aloow unaxriiso cabqari gabyaa abwaan c qaadir x yam yam
Axsan hees waliba aniga ahaan aan aad u jeclahay xasan, yamyam iyo jiir waxay ahaayeen dad ay yartahay iney dunida dib usoo maraan❤❤❤❤❤❤❤
2024/8/25
Isniin
12:51am
Goobta:hargeisa
Ìga danbeeyoow ilaahay raali kaa noqoy❤
Yamyam jiir iyo xasan ♥️♥️♥️♥️🇾🇪💐💐💚💚🎼hees qiimo leh
Mahadsanid bro waa Very Very HD micnaha Fasiix 🙏🙏
anaaa ugu horeeyo Inta iga dambeyso like igu booba
Thank You Waayo Waayihii Wacnaa For Original, Clear and Classic Music.
Hestani wa heer qaran
Shekadan wllhi sar bebta ah
Dhaxanta manta jirtaa iyo dhibadata
Sorry nasiib uma yeelan Bari Samaadki
The best 👌 🎵 sound song xasan aadan samatar & cabdiqadir xirsi yamyam
Xasan aadan ducay sano❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤namaste namaste namaste namaste namaste namaste namaste 😅😅😅😅😅😅😅😅😅555555
Way wayahii horre
Af Somali o sax ah wa Hasan 😅
xasan wuxu ahaa fananka kaliya ee hrsta 5jeer sonoqnoqata halkeeda dhiga .sida .guuleed majoogaa .baladwayn .iyo qaarkaloobadan axasn .
Abwaan Yam yam ilaahay Ha U naxariisto
Nice guulled majoga
Midhaha iyo qofka ku luqaynaya waa waxan kelmado lagu cabiri karin
AUN jiir iyo yamyam ayaa ku farayaraytay
Abwaan yamyam Allaha u naxariisto, alla maxaa murti ka buuxday
Runti waa hees dareen gara leeh
Haa gulled
Hees mcn hasawe milge leh murti miida
Ascsheer
Bb
Guuleed ma jooga heesaa xasan aadan samatar miraale Abwaan cabduqaadir xirsi siyaad yamyam laxanka cabdikariin faarax qaarey jiir qaby jacayl qabasho 1976
Axyaa baashi
Gulleed yawaaye
Kal gacellka
Aya gadaf kamuqdaa ugurtiya idin yaaa
Nice
Guuleed majoga waa hasawe bilow gii
Asc
Wcs
Cawa
❤😂🎉
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Sow ardaga guriga gaashaanka maandhigan
Socdaal.uusameyey.eytam.dayaxu.14aad....geeed.baaxadale.ooo.ah.goob.kulan.kheyraad..(jalaq????ujeeda..shisheeye..gacan.dheer.yaqaan.ka.dahsoon.rabi.kaqariyey.(ayyaaaa???heer.anunbaa.uheuzta.geed....eee.waa
Gabadh..LOVE??? .qudhiisiii...is.af.garadho....gooooogaa???safari.naajaraal....dayi baaayt???la.ii
Add a public
2:13 @ user name is maxamedcali ibrahim buuni😂 1:05
❤ 2:01
viking*❤£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
Nice
Add a public