Xildhibaan Ilyaas"Doorasho qof iyo cod waxaan u rabo waxay tahay waxaan aaminsanahay in kuraas

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Xildhibaan Ilyaas"Doorasho qof iyo cod waxaan u rabo waxay tahay waxaan aaminsanahay in kuraas aan leeyahay ay ka soo bixi doonaan Hirshabelle ".

Комментарии • 3

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 День назад

    Xildhibaan ilyaas waan dorramnay markay

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 18 часов назад

    Asc hadaa Nahay umada somaliyeed ee ku nool dibada iyo gudaha waxaan Rabnaa one man one vote please la shaqeeya Dowlada si loo Qabto dorasho cod iyo Qof si aan uga guurno 4.5 Qabyaladan dilotay umada somaliyeed.Dorashada Qof iyo Cod waxe u ficantahay umada somaliyeed si ay u doortaan xildhibaankooda madaxweynahooda iyo deganadooda gudomiyaasha waa in Ay galaan dorasho cod iyo Qof please and please la shaqeeya si ay u hergasho Dorashada Qof iyo cod Ayaa Rabnaa hadaa Nahay shacabka somaliyeed.dadka diidan waxey ka cabsanayaan in aan la doraneynin.waxey ilobeen in ow Allah bixiyo kuriga Arsaaqda caafimaadka yaa xayyu yaa Qayuum u sug i.aanka mucaaradka Axmed Madowe Deni iyo intii la mid Ah.xasbunAllah wanicmalwakiil

  • @RobleBarre-xz6kt
    @RobleBarre-xz6kt 18 часов назад

    War kadaaa dowlad deeganka matabaan
    Xuduud lamalahane