Wasiir Fiqi”Xildhibaan Mooshinka iga keenay caawa ayaan balansanahay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Wasiir Fiqi”Xildhibaan Mooshinka iga keenay caawa ayaan balansanahay eeda ay ii soo jeediyeen hadii ay run tahay”

Комментарии • 6

  • @Ruqaya-yh4ln
    @Ruqaya-yh4ln 15 часов назад

    Asc wallaalahayga somalida meelkasta aad joogtan waxa hubsada inta aad qofka wallaalkaaga ah wax ka sheegin Allaah subxaanahu watacaala wuxuu yiray hubsada waayo dulmiga wax fiican ma,ahan moshina xiligan ma loo joogo waxaa loo jooga wax qabad.

  • @mohamedhusseinabdullahi4436
    @mohamedhusseinabdullahi4436 20 часов назад

    Magacyadooda ma taqaanaa

  • @AbdirashiidMuxumed-sh7ch
    @AbdirashiidMuxumed-sh7ch 17 часов назад

    Faqash faqash dhayi

  • @CawaaleXasan-y9t
    @CawaaleXasan-y9t 20 часов назад

    Shaydaan fiqi wasiir ka xun xamar masoo marin .
    Xamar farmaajo ayay uxiistay
    Fiqi waa ciil qabe hadalada uuku hadlayo marwalba dadkii ayay sii kala fogaynayaan

    • @waqtilumis4094
      @waqtilumis4094 16 часов назад

      Xamar farmaajo uma dhalanin mana u xiisin cida ciilka qabo oo fiqi caaynaayo waa adiga oo ciilan. Fiqi reerkiisa muqdisho wee kaaga horeeyeen dowladnimada dadka naftooda halista u gashay ayuu ka dhashay. Farmaajo reerkiisa afgambi inqilaab iyo xukun military ayay 20 sano xukumeen aqoon daro darteed ayay reer kasto oo soomaaliyeed u dulmiyeen ileen waa cawaan xukun waxba ka aqoon. majeerteen iyo dani ayaa farmaajo u diiday ayaga ayaa kuu fiicneed in aad aflagaadeeso. Doqon qabyaalada yar iyo ween dhaqan ka dhigtay.

  • @AbdirashiidMuxumed-sh7ch
    @AbdirashiidMuxumed-sh7ch 17 часов назад

    Waar daka beenta ka daa waad riyoonayey saaye