Sheekh Cali Wajiis “Axmed Madobe ma ahan inuu dhabarka ka toogto RW Xamse waa in uu socodsiiyaa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Sheekh Cali Wajiis “Axmed Madobe ma ahan inuu dhabarka ka toogto RW Xamse waa in uu socodsiiyaa doorashada la rabo, Dalkan Xasan Sheekh ayaa Madxweyne ka ah waa in uusan ogalaanin wax aan aheyn doorosho qof iyo cod ah”

Комментарии • 212

  • @abdijama603
    @abdijama603 16 часов назад +15

    Wadaadka villa soomaaliya, haka xishoodo soomaalida, diintana qabyaaladda haka daayo.

  • @abdulraziq7581
    @abdulraziq7581 18 часов назад +13

    Kani waxu noqday callbox mana lagu yeri karo shekh

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt 15 часов назад +16

    Qaranka aad sheegaysaa ma xasan baa ?

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 17 часов назад +11

    FARMAAJO WAA MAREEXAAN MIRINAAYO UNUKAA LEH ...91 BAA LOO LAABAN ILMO BILILIQO OO QARANKII DHAMAA MAGAC QABIIL KUBILILIQEEYSTAY 9I MISNA 2022 LAHAA FARMAAJO WAA MAREEXAN MIRINAAYO UNUKAA LEH BAA HADA QARAN SHEEGANAAYO....QARANKII DAMAA QABIIL IYO GANACSI BAI UBADALEEN

    • @MaxamedSanka99-qm6mg
      @MaxamedSanka99-qm6mg 14 часов назад

      Hadaa ma abootadaa ayaaleh xagaadsa joogtaa aad sheegatide maqaxootaa thy

    • @sunnahmedia1797
      @sunnahmedia1797 10 часов назад

      Mirinyo ku qabta he dorashada de ​@@MaxamedSanka99-qm6mg

    • @kismaayok.7075
      @kismaayok.7075 5 часов назад

      ​@@MaxamedSanka99-qm6mg
      Yugaandheyskada la joog miskiin

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 13 часов назад +5

    Adeere puntlande tashataye mar hore ee mooryaantii miisankii baad ubugtaaha saasaye idiinku badisaah isbaaradii

  • @Mio1971.
    @Mio1971. 17 часов назад +6

    Hadaana Cali Wajiiz aqoon waa la yaabilahayn, waa shakhsi Somalia u haysta Abgaal

    • @A3v-w7q
      @A3v-w7q 14 часов назад

      RUNTA isha ka riday

  • @warsameyaasiin2981
    @warsameyaasiin2981 19 часов назад +7

    Dalka xasan xukumo ma kaaraan iyo wardhiigley baa

    • @Jacaylmohamed1
      @Jacaylmohamed1 18 часов назад

      Mayee waa adiga hooyadaa siilkeeda adiga dabadaada xaaraankii Ku dhalay wase

    • @A3v-w7q
      @A3v-w7q 13 часов назад

      ​@@Jacaylmohamed1maxa ku gubay hawiye=HAITI MORYAN kkkkkkk

  • @Bah123-wu4to
    @Bah123-wu4to 18 часов назад +3

    Culumo ku sheeg lagu shaqeysto ugumaad horeyn oo nimaad xabaarsantahay ee umadda ka fadhiiso

  • @afbile1
    @afbile1 18 часов назад +4

    Kan Shiikh maaha waa nin u shaqeya hadba Madaxweynaha marka jooga Villa Wardhiigley

    • @AmhedRashid
      @AmhedRashid 13 часов назад

      Sheikh ma aha waa lasluush laciif ah.af qabiil ayuu ku hadlayaa.

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 18 часов назад +3

    Kani ma aha shiekh waa fadlan lacag ku shubo wuxu uxalalye xasan tuug xaranta caliwajis meday midnimadi somaliya

  • @MaxamedJaamac-s5b
    @MaxamedJaamac-s5b 16 часов назад +4

    Wadaadkan aakhiro in uu iska illoobay baad mooddaa,toloow muxuu ku doorsaday

    • @MaxamedSanka99-qm6mg
      @MaxamedSanka99-qm6mg 14 часов назад

      Bowe ma adaa hadaa aakhira yaqaanba

    • @A3v-w7q
      @A3v-w7q 14 часов назад

      ​@@MaxamedSanka99-qm6mg aakhiro ma hawiye=HAITI MORYAN a yaqan 40sano qarax dil tuugnimo hawiye mooryaan

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 20 часов назад +5

    Ahmed waa mujrim balse idinka kadaran

    • @BasfarOmar
      @BasfarOmar 15 часов назад

      Adiguba mujrimkale unbaatahay

  • @AbdirahmanOsmanAhmed-ue1kk
    @AbdirahmanOsmanAhmed-ue1kk 14 часов назад +2

    Cali wajiis diinta ciyarta kada oo illahey kaqab dorasho reer kaliya ah maa surto galeyso afhayenka abgal kujooga

  • @saladsaidmuse-xc4wj
    @saladsaidmuse-xc4wj 16 часов назад +2

    Culima ceebays calooshii u shaqaste. Diinta haku been abuuran 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @HasanAli-zj5cg
    @HasanAli-zj5cg 14 часов назад +1

    Balse sh.cali wajiis waxa uu rabaa in raziil w.xamze in uu dhabarka ka toogto AXMED madoowe
    Muxuu diinta ugu soo daraa siyasada somaaliya wa qayaano cad

  • @abdiqanifarah7750
    @abdiqanifarah7750 17 часов назад +2

    Cadaalad buu ka hadlayaa iyo majority meesha waxaa joogaa waa 4 hawiya ah iyo hal darood ah baa qo’aan ka gaaraya go’aan

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 11 часов назад +1

    Federal, ma ay fahmin, maamul goboleedyada.
    Dadkana uma codeyn.
    Dowladnimada ha guuleysato.

  • @abdinur9475
    @abdinur9475 18 часов назад +4

    asc sheik siyasada iska da a .akhero u shaqeso.xassan distoorka ayuu kakegesa sameysata.waa madaxweena waceesle xataa abgaal ma ha

    • @AmhedRashid
      @AmhedRashid 13 часов назад

      Wariyaha Ali wajis Hala weeydiyo in uu yahay sheikh ama siyase.aniga Ali waxaan leyahay waa munafuq.

    • @AmhedRashid
      @AmhedRashid 13 часов назад

      War been badanaa siyasad iyo diinte ayuu isku fabakhayaa.mujrim weeye waa in eey culumada Ali waxuu shagayo in Ali wajiis u ka jawabaan.

  • @warsameyaasiin2981
    @warsameyaasiin2981 18 часов назад +2

    War asxaabtii rasuulka idam allah lagaaa raac tuugyahow

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 17 часов назад +2

    Xagee doorasho qof iyo cod kadhici karta

  • @hussenyabaq6331
    @hussenyabaq6331 20 часов назад +4

    Shiikha khayr alaha siiyo, wuxuu ku wanaagsan yahay waxa uu bartay inuu ka hadlo oo shareecada ah, haduu siyaasada somalia ka hadlyo waa inuusan kudabakhin qawaacida shareecda oo uu ku dabakho quwaacida siyaasada.
    Shiikh maqaamka aad joogtid ilaali bahashaan siyaasada layiraahdo hadaad galayso u bareer

    • @HosseinFarah-s7h
      @HosseinFarah-s7h 18 часов назад

      odaygan sheekh kumasheegi karayo anigu laakiin waxan odhan karayaa wuxu kamid yahay siyaasiyiinta dhuuniga lagaga hadalsiiyo oo shareecada islaamka iyo aayadaha qur,aanka kariimka ah iyo axaadiista Rasuulkeena muxamed CSW markasta wuxu ugu hiiliyaa dulmiilayaasha iyo dhagar qabayaasha iyo khaa,nul wadamiinta IWM sidaas darteed odaygani waa munaafaq dabadhilif dhuuni qaate ah OKI shacab waynaha somaliyed doqomo maaha koofiyad baclayaasha shaatiyo diimeed ku gabanayaa uma gurguuran gaadmana caqliyada kagamaxadi karayaan OKI walaal mahadsanid 🙏🤝🙏

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 13 часов назад +1

    Shiikhoowe Dasduurka aane ilaahaye soodajine oogaalo soo dirtaye Aawaye kutaabkii ilaahaye Dastuur aan kii ilaahaye ahayene mooryaane shiikh manoqdo

  • @hersijama6742
    @hersijama6742 18 часов назад +1

    Asc.waarcsomaliyeey. 6 daan nin baa somalia dhib ku haya.
    Waxn waydiiyey samalida waar doorasho qof iyo cod ah miyaa maanta muhiim noo ah , mase difaaca dhulka iyo badda somaaliyeed?

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 15 часов назад +2

    waxaan leysla ogoleyn madha qeynayaan

  • @fadumoxoosh
    @fadumoxoosh 18 часов назад +3

    warkaaga ma rabno

  • @adanhusseinabdi3366
    @adanhusseinabdi3366 15 часов назад +1

    Fadlan sheekhow inaad ka fogow wixii kuusoo jiidi kara karaama beel.

  • @hassenahmed1770
    @hassenahmed1770 14 часов назад +1

    Culimoy Xaal qaado kana kuleh Culiman Ahay Subxaanalah.

  • @warsameyaasiin2981
    @warsameyaasiin2981 19 часов назад +2

    Mooryaan shiikh iska dhigeya

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 13 часов назад +1

    Shiikhan qabiil baa madaxa ka galay

  • @AhmedMuose
    @AhmedMuose 13 часов назад +1

    Qabiiliiste xun baad tahay, diinta haku qaraaban.
    Hadaad diin ka hadlayso, waan ku dhagaysanlahayn .

  • @saladsaidmuse-xc4wj
    @saladsaidmuse-xc4wj 16 часов назад +1

    Sheekh mise shaydaan cadawo jiis🎉🎉🎉🎉

    • @BasfarOmar
      @BasfarOmar 15 часов назад

      Gafka jooji gartaada dhiibo

  • @muqdisho-channnel
    @muqdisho-channnel 3 часа назад

    Cali wajiis waa nin calooshiis u shaqeyste hadba meeshii u wax ka helaayo ayuu raacaa.waa iska waddaad somali

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 13 часов назад +1

    Adeer diinta ha qaldin

  • @fathiaali7549
    @fathiaali7549 11 часов назад

    Sheikhoodiina waa noocaas uhadlaayo Qabyaalada kuhadlaayo Subxaanallah

  • @alidhiblawe1719
    @alidhiblawe1719 4 часа назад

    Cali wajiis iyo sheekh shantaay qaabka diinta ay ugudbiyaan waa qaab khilaafsan hanaanka suuban.
    Cali marna diin marna dastuur marna abaal hadii aanahay.
    Waxaasu diin ma ahane iska qaraabo diinta nooga leexo haku shaqaysanine

  • @user-abtol45
    @user-abtol45 6 часов назад

    Qaabka duubista xunyahay. Wareesiga 2 ilaa 3 camera isticmala mid frame weyn labada qof qabaneeso mid martida qaas u ah wajigooda udhaw. Sidaas okale qol wareesi sameesta oo astaantiina ku sharaxa oo naqshadeeya calamka la tartama

  • @HarrisM-mz1vq
    @HarrisM-mz1vq 10 часов назад

    Sheekhani wuxuu ku takhasusay in arimaha siyaasada daliil iyo diin loo raadiyo.
    Sida ay madaxdu yeelaan siyaasad ahaan iyagoon diin eegin ayuu Diin u baar baaraa.
    Ilaahow na dhawr.
    Waa bad macaanshe ninkani.
    Xagay ka dhacaysaa doorasho qof iyo cod ah? Puntland kaliya ayaa nabad ah iyana ma aragto. Xagay hadaba ku qaban doonaan?

  • @frank77w
    @frank77w 10 часов назад

    Doorashada qof iyo codka yaa tolkaa yaa ugaynaayo. Gabdhihiini baa kiniini ka daba wadaan. Beenta la isu sheegayo hala joojiyo. In aad sanaadiiq dadkale ugaysid baad ka sheekaynaysaa. War ileen wuxu bar caqli ah maleh

  • @muqtaar4901
    @muqtaar4901 11 часов назад

    Sh cali waxaa waajib kugu ah guryaha reerkiinu haysto in aad tiraahdo allaah uga baqa wax lagaa waydiin maayo dawlad nimada soomaaliya ama shaatiga la bax oo boos soo eego laguu magacaabo taliyaha gobolka banaadir noqo ama afayeen

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 13 часов назад

    Puntlande hadaka horbaade danbika gashaye puntlande waa Dani puntlande waa Dani shiikhoowe waa laguyaqaane Qabuura ufadlootaye ka tali

  • @fadumoxoosh
    @fadumoxoosh 18 часов назад +5

    qabyaaladeyste daarood neceb tuug

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 13 часов назад

    Mooryaantii miisankii baad ubugtaaha Dowlade ma vill soomaali yaa meelkale Xasane xabaaqote iyo xulafadiisa sida Kane alawe wadanka

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman9582 14 часов назад

    Cali wajiis axmed xamse dhabarka kama tooganin ee wuxuu ka toogta xasan sheekh bal car wakaase xasan ha qabto doorasho punland iyo jubland ka maqantahay

  • @Kadam-HA
    @Kadam-HA 9 часов назад

    Hubka macalaa dhalinyarada saaran Villada haloo soo wareejiyo 😍

  • @ianmohamed8368
    @ianmohamed8368 17 часов назад

    Kan Iyo xooluhu waxba isma dhaamaan waa nacam leh
    Tag uraaye
    Viva jubalanf Viva ssc

  • @AxmedJamac-ws9hq
    @AxmedJamac-ws9hq 17 часов назад

    Madaxwaynaha ilaahay wadanka ayuu kala xisaabtamayaa dastuurkana ha ilaaliyo
    Diintana yaa u maqan Cali najisaw kan xagee laga maraa horta

  • @123yus
    @123yus 9 часов назад

    War caliyoow waad kadartay hadda waxaan umalaynayaa in allaah soo dedejiyay fashilkaada ee umadda kaxishoo fudayd badan aa kaamuuqdee

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 12 часов назад

    Malinka yoga qiyaamah. Waa la sheegay. Kuwa diinta u isticmalo. Qabiil & qaladka. Meshu Allaha awooda badan uguh tala galay. Eecaliyow cayaarta ka daah diinta. Xogah yar oo laguh siiyay aqriradada yeeysan kagah ciyarin

  • @mohamedroble7741
    @mohamedroble7741 10 часов назад

    Wardiinta iska daah mooryanow oo illaah
    Kabaq. Iska shaqayso lakiin diinta ilaahay iska daah

  • @Mohamad-x6i
    @Mohamad-x6i 14 часов назад

    Qabriyadi soomaaliya ayad
    Looga taag waayey waxa aad ugu fidyonaysid waa qabyaalad

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 13 часов назад

    Shiikhoowe Dasduurka aane ilaahaye soodajine oogaalo soo dirtaye Aawaye kutaabkii ilaahaye Dastuur aan kii ilaahaye ahayene mooryaane shiikh manoqdo waxaa uu ku hadaaqayaah waxa uu ku lataliyaye Xasane qabiilaysete mooryaane garaye

  • @bossiebadass9890
    @bossiebadass9890 6 часов назад

    War ninkaan Qabyaaladu maddax ka dagtay ee naceybka qabiilada somaliyeed ku waashay ka joojiya tv ka aad soo firiisinaysaaN

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 17 часов назад

    Fiqi tolkii kama …… Qabyaaladii heerkaasay maraysq somaliyey culimadii buu xassan isticmayaa. Xassan dhiiqo cagaha ha u galin wadadlan

  • @hassenahmed1770
    @hassenahmed1770 14 часов назад

    Dawlada uu sheegaya watee sawta xafad noqotay muxu ka watamayaa sheekhu.

  • @bossiebadass9890
    @bossiebadass9890 6 часов назад

    Xasan sheikh mr dhiiga maddaxweynaha banaadir xitaa maahan oo alshabaab iyo atmis baa la jooga

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br 20 часов назад

    Cali wajiisow qabyaaladii ku qaadaty kuma dhigto inaderkaa gurguurte 15ka may 2026 ha udiyaar garoobo afisyooni haday maalin dhaafto hooyadii ayaa lawasayaa isaga dameerkiisaba

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj 10 часов назад

    Kan diinta islaamka dhan wuxuu u qabaa wac mushahar yar lagu qaato kadibna xaakimka beentuu rabo uu diinta ku nabo asigoo inaderkiis Xasan shiikq uu ugu hoiilinaa

  • @diingabuur7961
    @diingabuur7961 18 часов назад

    Wa ninki lalahay wa culumo
    Wuxu leyahay madaxweynahabwainu ilaliya dasturka gaalada
    Halki u dhihi lahaa kitabka anqadano😊

  • @OsmanHoussein-z2l
    @OsmanHoussein-z2l 12 часов назад

    Oday fashilan culumada ha ceebayn caada qaataatehee putland sidee doorasho uga qaban mise hawiye uunbaad rabtaa inay codeeyaan

  • @abubakarkassim7633
    @abubakarkassim7633 19 часов назад +1

    Ali.jahilow.madawenaha.ya.dortey.hidhiwanadana.wadortey.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 12 часов назад

    xasan sheekh madaxweyne maaha oo dastuurki wuu tuuray dowladina xaafidisu kuso koobay

  • @A3v-w7q
    @A3v-w7q 14 часов назад

    Kan wa fashil Somali baratay wa mid Kaarki Hawiye=HAITI ku shaqeya

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 16 часов назад

    HORTA NIN DAMEER DHAAMIN JIRAY WADAN MAXUKUMI KARAA HAWIYE SHILIN LACAGA OOY RAADIYAAN MOOYAAN WADAN IYO DAD MIDNA DAN KAMA LAHA

  • @Gla277
    @Gla277 8 часов назад

    Ninbaa hada ka hor gabay ku yiri
    Iska haraye aakhiroba waa lama huraankii
    Cali wajiis tan rabaa ku filan
    Haduu san toobat keenin
    Waa loo yaabaa

  • @abidell4173
    @abidell4173 12 часов назад

    Sheekh ali jiis Hasan culusow ma xukumo doorashada

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd 6 часов назад

    MEYE CIDANKI DALKA MIDAKALE NINKANI CULIMADA UU KUHALQABSADO WAKUWE MIDAKALE XASAN MARKU CIDANKA QARANKA ALSHABAB MARBA MEL UGU XARAYNAYEY MADHADASHID YAKAYELAYA SOMALIYA HANTIDEEDI AYUU BOBAYA UMA MUQATO KHANIS WEYE EYEY DHALAY IMANLAWE IMANLAWEDHALAY

  • @JamacBacbacle-r4q
    @JamacBacbacle-r4q 7 часов назад

    Ma qajille ina wajiis kaally nagu socod sii mundulood wxy wataan

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 2 часа назад

    Alloow Adaa wayn. Sheekhu siduu wax ku wadaa tolloow?

  • @abdiwaliibrahim1045
    @abdiwaliibrahim1045 8 часов назад

    Ninkaan sheikh miyaa mise maahan siduu doono ayuu hadlaa yaa u wakiishay marna qabiil marna siyaasada iyo dowladda arimaheeda

  • @abdiwahabshelmi1990
    @abdiwahabshelmi1990 10 часов назад

    War maxaqaldan Subxana Allah, Ar Lacagaa !

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 16 часов назад

    Sheeelhaan wuxu u cod egyahay nin laga soo qarxiyeu isagoo qabyaalad ka sheekeynaya

  • @AbdulDelta1
    @AbdulDelta1 16 часов назад

    Cali wajiis waxaan u qabi jiray inuu yahay nin xariif ah.
    Doorasho qof iyo cod waxay u baahan tahay tirikoob qaran, Amni buuxa wadankoo dhan, dhaqaale, qibrad gudi doorasho iwm

  • @alkhayratmedia5956
    @alkhayratmedia5956 13 часов назад

    Ninkani daacad ma ahan , qolyaha nabaddiidka isagaa ka daran , soomaali ha ogaato

  • @mohamedabdigurhan8447
    @mohamedabdigurhan8447 11 часов назад

    Saxweeye madaxwayne ha laraaco

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 13 часов назад

    Waa waalateehe yaa ku xirxirini aalatahaye bililiqadii baadhamaataye waa maqlaysaane Goboladii halaweerararo jubla halagadhigo walee kani asagoo soojeeda Buu riyoodaye

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 13 часов назад

    Wadaadowe xaalqaado 91 ilaahadere marabitaanka qabiilbaa soomaali dhuntaye

  • @ahmedobsiyye4149
    @ahmedobsiyye4149 4 часа назад

    Wadaad kusheegii wuxuu bilaabay inuu qabto howshii Villa’da u idmatay. Wadaad kusheegow kacabso Alle kana xishoow umadda.

  • @mahadsofe4522
    @mahadsofe4522 13 часов назад

    Oo ileen ninkaan ayaa madaxweyne xasan waalay oo waxaan dhici karin oo riyaa u sheegay dawladii maxamed siyaad bare oo tan ka xoogbadnayd ayaa xoog wax ku meelmarin weydey oo ku duntay kana wuxuu warbaahinta la taaganyahay hala weeraro dadka soomaaliyeed oo xoog ha lagu xukumo

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 9 минут назад

    Kan waa xaabaalo quf. Waa ninkii xabaalaha dhulkooda cabirtay oo dadkii 10 maalmood u qabtay in ay dadkooda Kula baxana.
    Ma kaa baa maanta umad soo hor fadhiisanaya.

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt 15 часов назад

    Xasan wuxuu soo xifdiyay xukunka inuu boobo adigana waad ku raacsantahay kuwa maku khasab baa

  • @abdiahmed9716
    @abdiahmed9716 10 часов назад

    Cali laba wajiiloow sheekh ma tihid
    Aaqiro adigaa ugu danbi badan
    Sababtoo ah fidnada aad
    Fadwoonayso ayaana
    Naar ku tagay
    Waan ognahay jeebkaaga
    Ayaa aaqiro kaalawayn
    Ee iska aamus
    Cilmi aan aqli lahayn baa wadataa
    Aqli awalba dad leh
    Kama soo jeedid
    Sababtoo ah
    War shalay fiiri xasan waxow sameeyay maanta waxow shalay diiday ayuu rabaa
    Reerow aqliga xabad ayaa nii soo celinayso
    Dabaalna dushaa laga tumaa

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 13 часов назад +1

    Wadaadka villada 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Maxamed-p9e
    @Maxamed-p9e 13 часов назад

    Sheekh maba tihid mooryaan baa thy waxa kajira villada horta diid

  • @JamacBacbacle-r4q
    @JamacBacbacle-r4q 7 часов назад

    Ilaahey ku cadaab matii oo kalaa meeshan ka jirta

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 10 часов назад

    Sheikh cali wajiis aabah ki gabah toli jiray was kala baxa afka mw jubland ahmed madobe wu ka sharaf badan yihin mana gardi ado afkaga bijada uag waradka was

  • @amaaweys1554
    @amaaweys1554 2 часа назад

    soo.maaliyeey tashta yaa la aaminaa culimadii waxey noqdern la jiifiyaa banaan la joojiyaana banaan

  • @AhmedGalool-vz5qb
    @AhmedGalool-vz5qb 13 часов назад

    Wadaadkan warkiisu ma dhamàan Miyazaki???

  • @mctech9639
    @mctech9639 3 часа назад

    Sheekhnimoy xaal qaado.

  • @mahamoudali9397
    @mahamoudali9397 8 часов назад

    Baarlamaanka ayaa dastuurka jabaiyay iyo madaxwaynaha axmed madoobe sharcidarada ayuu diiday

  • @jamalomar3315
    @jamalomar3315 15 часов назад

    Soomaali oo dhan waxii aaminsan yhy inay yihiib Abigail crazy sh

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd 6 часов назад

    KANI WATUG DALINA BANANKA ARAD ISKENTAY MORYAN MORYAN DHALAY TUG TUG UFADWONAYA WEYEKANI

  • @abshir5782
    @abshir5782 9 часов назад

    Wlh runtaa waaye lkn somalia Qabiilka caabudan

  • @mcabdulqadir6264
    @mcabdulqadir6264 11 часов назад

    Dowlada yuusan aqoon Xasan sheikh wuxuu nasally dastiurkii Lagu heshiiyat wuxuuna cod waydiistay barlamanka
    Dastuurka barlamanka kaliya ma badali Kari Aida sharciga ku qiran

  • @abdiazizhassan6832
    @abdiazizhassan6832 15 часов назад

    Masha Allah

  • @hillowdiriye
    @hillowdiriye 12 часов назад

    Sheekh Cali najaas nijaaswaatahay

  • @fadumoxoosh
    @fadumoxoosh 18 часов назад

    walaahay kan lama yaabaniye waxaan layaabanahay raga daarood oo sharka basbininta daarood looxiranaayo

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 18 часов назад

    Shiiq meeshe waa qabiliste isnacay😂
    Iska dheeh xasan dhiiqo waa inadeer 😂

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd 6 часов назад

    WAXANI KALE AYA UMADAKALADIYAY XABALAHA UFADWONAYEY SOMALIYA WA KARAN SOWMAHA ISKA FADHIYA GOBOL SOMALIDA NADIFTA AYA LASUGU IMAN DOONA OO DAWLAD LAGUDHISI

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 12 часов назад

    Qurun, canbuulo ka dhergay markaa buu dhuusayaa

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 12 часов назад

    Quki xasan shiiq kasoo horjeesta halatoogto