Sheekh Cali Wajiis oo beeniyay Jiritaanka Xukunka Kitaabka Quranka iyo in loo soo dejiyay ummadda

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 янв 2025

Комментарии • 369

  • @mohamedukaash
    @mohamedukaash 4 года назад +8

    Shekh xasaan waa nin aaad u aqoon badan geesina ah dhanka diintana qof somali ah oo ooga badiyo malahan aaad baan u taageeraa anigu lakin suufidu waxbo meesha kuma hayaan shekh saalax baa oogu qoon badan alaha barakeeyee shekh saalax wax dhaamo ma arkin xaga aqoonta

    • @orahwng-l8v
      @orahwng-l8v 3 месяца назад

      Allh ka cafiyo wahabiyo diin malhan adiga wa tageri karta 2 munfaq aya wada tihiin

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 3 года назад +15

    Sh.xasaan run iyo diin ugu inow daahirow,, ilaahay haxafidee

  • @duceysannoor4022
    @duceysannoor4022 4 года назад +21

    Daahir waayahaan danbe waxaad usoojeesatey difaacida diinteena waa san umaleeynaayo Masha allaah👍👍👍👍👍👍

  • @nasmoha6760
    @nasmoha6760 4 года назад +12

    Sheekh xasaan jazakallah kheyr.

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 4 года назад +11

    Allaha naga qabto kuwa diinta ka been sheegaya waa shayaadiin wax yar oo adduunyo ah ku gadanaya aayadaha alle. Maalinta aakhiro (shallayto ayaa idiin dambaysa) idinkana ku bishaaraysta arrinkaas.

  • @mohamedomar-ot3kd
    @mohamedomar-ot3kd 4 года назад +32

    Allahu akbar dahirow Allah kudhooro wllh warun inta nabiga jecel kusaliya nabiga moxamed scw wll leki isaara

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 4 года назад

      sheekh cali wajiis maahee waa sheekh cali nijaas

    • @ahmedtaajir8730
      @ahmedtaajir8730 4 года назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @warduud9645
      @warduud9645 4 года назад

      @@alihujaleh8627
      Kkkkkkk walehaaa

    • @mukallayare
      @mukallayare 4 года назад

      Ninkaan oo xadiith beeninaayo waa lahaayaa, marka dameer iyo degihiisa waaye

    • @مصلحعبدالله-ث4ت
      @مصلحعبدالله-ث4ت 4 года назад

      Scw

  • @maxamedahmed5120
    @maxamedahmed5120 4 года назад +15

    Waxaan kugula talinayaa inaad diinta barato

    • @abuucumayr2557
      @abuucumayr2557 4 года назад

      waxa layidhi dibigu ma arko takarta saaran ee tadibiga kale saaranbuu arkaa, adaa siimudan inaad tiinta barato wayo waxaanka fahmay hadalkaagan

    • @abuucumayr2557
      @abuucumayr2557 4 года назад

      وكم من عجائب قلا صحيح وافته من الفهم سقيم

  • @ilaaladaislaamka
    @ilaaladaislaamka 4 года назад +6

    DAAWO dahir Alasow OO ku JEESJEESAY xadiis SAXIIX ah
    ruclips.net/video/u5FHQ49oEvU/видео.html

  • @fatimaabdirahmanmohammed3582
    @fatimaabdirahmanmohammed3582 3 года назад +1

    War adiga maba kitabka runkashegayo
    Benta & iskudirka meeqa ayadood ayaa xarimayo bal adiga naftada kitabka kulabo macnihiisana baro kadib dadka wax usheeg 90ka DADKA KASULO awalba cilmikle malihide 😂🤣🤣
    Farmajo guuuuuuuuul ✊✊kuxumeenlee 😂🤣🤣
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪👌👍💯❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fiicancali2490
    @fiicancali2490 4 года назад +8

    Nin yahooow sidaaad ahyd markii hore hdaaan 100% ka fiican thy.. Hore usoco

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 4 года назад

      maxay uga hadliwaayeen cali wajiis saaxibadii ee kala ahaa sh bashiir iyo baaruud gurxan

  • @maxamedahmed5120
    @maxamedahmed5120 4 года назад +8

    Cali wajiis iyo inta lamida waa jawaasiis gaalo u shaqaysa hala laayo

    • @wargaadhiguulane2489
      @wargaadhiguulane2489 4 года назад +1

      Adiga kaalay so aad shuuba ku dashe

    • @Sunny45553
      @Sunny45553 4 года назад +1

      Wax ha la dilo waxan aheyn ma taqaanin argagixiso yahey foosha xun

  • @xuufyare3859
    @xuufyare3859 4 года назад +3

    Waa markii ugubhoresay aan comments kasobixiyo daahir calasow
    Manta runta ayaa dabaday
    Sheikh mostafa allaha kubarakeeyoo
    Iyo dhaman culumadeeena ✊✊✊

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 4 года назад +2

    Cali Wajiis nin diinta si fiican u yaqaan ma aha waxbadan baan dhageystay saas baa la yidhi buu mar kasta yiraahdaa isagoo aayad ama xadiis soo daliilsanaayo ma arkeysid laakiin masha allaah shikkh Xasaan waa nin aqoonta diinta aad u yaqaan wuxuu ku darsaday waa geesi aan cabsan.

  • @saynababdulle7541
    @saynababdulle7541 4 года назад +2

    Sheiq Hassan waa Libaax geesiya. Ka ma qabato Haqa sheiq HASSAN 💚❤

  • @mohammedahmednour8123
    @mohammedahmednour8123 4 года назад +7

    XUBIGA XABIIBKA SCW WAAD KU BARAKIBI DAAHIROW BARTAA KAGA HAYN

  • @nuurtomacalin6672
    @nuurtomacalin6672 4 года назад +8

    salalahu calayhi wasalam ♥️♥️♥️

  • @daudibrahim7204
    @daudibrahim7204 4 года назад +7

    AHLU SUNNA MIYA MISE AHLU QURAFAD WA SHIRKI. SUFIYADA DAANTA MOYE DIIN MIYAY YAQANAN

    • @harunyusuf6317
      @harunyusuf6317 4 года назад

      Hoyada iyo gaashi ku dhashey ee sabiisha weyneyd aya kafir hadad nin tahey wijigaaga soo gali youtube qoralka sidi habraha haka habar tamin

    • @yashfeensuleiman999
      @yashfeensuleiman999 3 года назад

      😂😂😂😂

    • @shariifcabduqaadir1996
      @shariifcabduqaadir1996 3 года назад

      @@harunyusuf6317 allaah ka cabso maxaad ka rabtaa hooyadiisa aad u caynaysaa anaa ku dhahaayo kooxda shaakir waa mushrikiin.
      Ilaahey hasoo hadeeyo

    • @shariifcabduqaadir1996
      @shariifcabduqaadir1996 3 года назад

      Adna alle haku soo hanuuniyo wll

    • @orahwng-l8v
      @orahwng-l8v 3 месяца назад

      Qawrij xun ba tahy ha na qarxin mnfiq

  • @AbdullahiAli329
    @AbdullahiAli329 4 года назад +5

    Waalidkaga janada ilahey ha geeyee SUBSCRIBE iisaar walal

  • @sharifali7255
    @sharifali7255 4 года назад +2

    Ninkiiyaqaano wahaabiyada qaladkood
    Bas unbaa dhageeysn karo
    Daahiroow hadhageeysan axaadiithtooda iyo tafsiirkooba plz

  • @abdullahimohamed3324
    @abdullahimohamed3324 4 года назад +5

    Sh xasaan 💖 nin wayn👍

  • @ruqiyosalaad7102
    @ruqiyosalaad7102 4 года назад +3

    Sheikh dirir waa sheikh aad quraanka tifsiir wanaagsan Allah barakeeyo

  • @smx111
    @smx111 4 года назад +2

    Maxay barteen Sida qubuuraha Loo tuugu .
    Io sida Habesha guntigooda Loo furto

  • @muxsin1753
    @muxsin1753 Год назад

    Allah ha xafido Hana barakeeyo sheikh mustafa x ismaciil haarun. Sheikh xasaan xusein. Sheikh maxamed cumar dirir. Sheikh cali jabuuti. Sheikh saalax. Cabdalla. Sheikh abukar maalin. Sheikh Abdi Rashii SHeikh cali suufi. Sheikh ibraahim kenyawi. Sheikh saciid raage. Sheikh maxmed cabdulle cariif.

  • @bahjamashaallaah3857
    @bahjamashaallaah3857 4 года назад +5

    Slalaahu ♥️caleeyhim ♥️wasalim ♥️

  • @nabadawaanololgobanimosoma5457
    @nabadawaanololgobanimosoma5457 4 года назад +2

    Masha allaah Guul aduun iyo aqiiro Bo scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @zaynabosman3346
    @zaynabosman3346 4 года назад +4

    Hada mushaar majiro oo maxamed binsalmaan baa udhameeyey

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 года назад +1

    Daahirow sheikh Cali wajiis waa ku dukatay wlhi kobaha aana la dulmartay tankle heesta ragga naaxay dadka naaxi waayay ku furfuro

  • @adonallah
    @adonallah 4 года назад +1

    Dahir calasow cilmiga kaqaado qofkasta oo si sax qur,anka iyo xadiska u fasiraya ahlu sunnah wa intii rasulka raaca

  • @sharifali7255
    @sharifali7255 4 года назад +1

    Maxaayeelay shiiqoodii horeeyay ee ibnuteeymiya iyo max. Cabdi wahaab
    Aa qalad badan kufasiray oo kaleexaday 4ta madhab

    • @maiubah7718
      @maiubah7718 4 года назад

      afarta mad hab ma daliil

  • @Cabdirabi-9
    @Cabdirabi-9 2 года назад +1

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم(بلغوا عني و لو آية❤ )
    Rasuula scw wuxu dhahay( iga gaarsiiya dadka hal aayadba allah ka dhigee❤)
    Maanta balantii ma oofisaY oo dadka diinta ma gaarsiisaa 🤔
    Wll salda waqtigeeda ku ilaali waayo camal uqabto alle wuxu ugu jecel yahaY

  • @miracasmedia9547
    @miracasmedia9547 4 года назад +1

    Waxan kugu oga adigo beenta iyo qabyalada ka ganacsadee ayan ma waxa bilowday ka ganacsiga khilafadka arimaha diinta???????

  • @sharifali7255
    @sharifali7255 4 года назад +3

    Hadaad wax dhageeysaneeysid dhageeyso ahlusunada

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 4 года назад +2

    Mashallah ilahey ha ku xiifdiyo Dahir Alsow ilahey ha ku jecelado 🤲🤲🤲🤲💌

  • @SheikhMohamud-cl1jx
    @SheikhMohamud-cl1jx 9 месяцев назад

    Sh Xasaan wa ninka ugucilmi bdan somalida geesi ah cali wajis wa gal

  • @cabdicasiisrooble8005
    @cabdicasiisrooble8005 4 года назад +1

    Iskuma jeedaa umada laayay
    Shalay adi maxaa ku heesy axaadiista waa sheeko sheekona qof ma lagu dilo karo
    Ma aha in aan cali wajiis difaacayo lkn daalimkan ayaa xun

  • @calicabdibarqashxasan3082
    @calicabdibarqashxasan3082 4 года назад +5

    ma shaa Allah daahir alasow

  • @jooinajamacgari9983
    @jooinajamacgari9983 4 года назад +3

    Ninkii yiri sheeka un baa qofdhan naftiisa loo dhaafinayaa somatihid oo axaadiista nabiga sheeko ku tilmaamay

    • @marwoyusuf906
      @marwoyusuf906 3 года назад

      Xadiith macnaheeda raadi

    • @cabdiaskarbuulle4887
      @cabdiaskarbuulle4887 8 месяцев назад

      Haa asaga iyo axmed tooyow kan mulxidka ah markeey axaaadisaka ku jees jeesaayan uma maleynaayaan miyaa in lagu gaaloowaaya

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 4 года назад +3

    Salaan sharaf leh halgame Sh.Daahir Calasow wariye qaran 💯❤❤❤❤❤

  • @fay6834
    @fay6834 3 года назад

    حَسْبُنَا اللّٰهُ وَنِعْمَ الْوَكِيْلُ
    لا حول ولا قوة الا بالله العلى العظيم 🥺
    اللـہم صلِ وسلم علێ نبينا محمد ﷺ ❤❤❤
    Intey Somali SaaS Wax U wadaan Illaahow fidnadooda gees naga Mari 🤲

  • @saharamuse1965
    @saharamuse1965 4 года назад +1

    Dahir waxa tahay nin cod kara baro diinta oo wacdi run baad sheegtay manahalahanshalah

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 4 года назад +1

    Wallee daahiroow waynu ku naqaanaa suufiyo iyo wahaabiya midna ma heysatide ee ujeedada aad leedahay waynu ognahay, lkn waxaan aad ula yaabay kuwa kugu dagan ee ku moodo qof diin u hadlaya, midda kale sh mustafe, sh dirir, iyo sh almis, culima uma aysan jawaabin, lkn waxaad moogtahay 3da sheikh ee way jawaabeen aad leedahay iyo kuwa aad leedahay waa loo jawaabay in ay isku mid ka yihiin xagga caqiidada, oo dhamaantood waa salafiyiin ama sida aad utaqaano wahaabiyo

  • @cabdisalammaxamed9948
    @cabdisalammaxamed9948 4 года назад +1

    ‏قال صلى الله عليه وسلم: سيأتي على الناس سنوات خداعات يصدق فيها الكاذب، ويكذب فيها الصادق، ويؤتمن فيها الخائن، ويخون فيها الأمين، وينطق فيها الرويبضة، قيل: وما الرويبضة؟ قال: الرجل التافه في أمر العامة" رواه ابن ماجه وأحمد
    Daahir inuu jaahilyahay way iska cadahay hadana wuxuu rabaa jaahilnimadiisa inuu diinta ku sharxo, qofkii ninkaan diin ka dhageysanaayow khatar ayaad jirtaaye is qabo

  • @mastarmukhtaar3264
    @mastarmukhtaar3264 4 года назад +6

    Scw scw scw scw

  • @cabdikariincumar4827
    @cabdikariincumar4827 4 года назад +5

    Masha Allah daahir calasow kurbaash waahaabiyo waa argagixiso alqaacido waahaabiyo allaha hanaga qabto yaahuu waahaabiyo

  • @d.x.gaxnug3857
    @d.x.gaxnug3857 4 года назад +1

    Daahirow inta aad Wahaabi Wahaabi Wahaabi sida fooxlayaasha iska dhaafto,Diinta baro.
    You're heading the right way. May Allah steer us to the right Path.Meen!
    أللهم صل على محمد وعلى آله وصحبه أجمعين!

  • @dr.omarsheikhabdi6409
    @dr.omarsheikhabdi6409 4 года назад +1

    DAHIROW MAA LA DABA GELI WAAYAY GOLIHI WASIIRADI ANSIXIYAY NIN NI WAA GURSANKARAA HANDANA LA HORGEEYAY BARLAMAANKI UMADDA SOMAALIYEED TAASAABA WAX CAD OO AAN LAGAMBAN AHE

  • @kanxgdgsa
    @kanxgdgsa 4 года назад +2

    11:27 😂.
    Arrintaa abgaal iyo majeerteen hakawada hadlaan 😂.
    *Xasaanku waa nin run badan*

    • @kafiwarfa3362
      @kafiwarfa3362 4 года назад +3

      Waa xaqiiqo shekh xassaan inuu rabbi siiyay cilmi iyo in uu run kasheego diinta iyo cilmiga iyo waaqica lamarayo.

    • @abdelahiabdirihmanjama4000
      @abdelahiabdirihmanjama4000 4 года назад

      Waa run

  • @gigoareuserious8986
    @gigoareuserious8986 4 года назад

    Laaaaakiiin tafaaasiiisha dowladaha lagu dhaqo ooo lagu maaamulooo yidhi waaana runtiii, wadama badan ooo Muslimiiin ayaanan quraaanka siduuuu yahay u gu dhaqmin
    War miyaaadan adigu sakaraaadka ka baqaneeyn, war heedhe Allah ka cabso culusooow si xun baaad u dhiman JAAAHILYAHOOOW

  • @abuucumayr2557
    @abuucumayr2557 4 года назад +1

    Wahaabiyo ayuunbad maqashay mana garanaysid adoo caamo ah ayaad diinta dooonaysa inaad kahadasho: ilaahay na waa diiday in diinta cilmi la aan lagaga hadlo

  • @mustafnakuja1745
    @mustafnakuja1745 4 года назад +4

    Scw ❤️❤️❤️

  • @xoriyoabdiali3264
    @xoriyoabdiali3264 4 года назад

    Cali wajiis ilaahay ha ku hanuuniyo maantaad ceeboowdey alif iyo ba midna maadan soo baran yaahuu.

  • @MohamedAli-lb1pt
    @MohamedAli-lb1pt 4 года назад +1

    Maasha Allah walaal maanta barnaamijka fiican ayaad soo qaadatay

  • @AHH677
    @AHH677 4 года назад +1

    Social media waa platform dadka waalwaalan ay Ka faaidyastaan
    Hahahaha
    Daahir calasoow
    Daba casar
    Habar malyuun
    Hahahahah

  • @saidlaahabdala103
    @saidlaahabdala103 4 года назад +1

    Suufiyada iyo salefiintuba waxaay wada sheegtaan Suna wal,jamaaca, wayna us hayaan ee see wax u jiraan?

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 3 года назад

      Sheegashadu saxna way noqoto qaladna way noqotaa balse miisaanka lagu kale garanayaa waa kitaabka ilaahay iyo sunada rasuulka ka raacaya ayuunbaa ehlu sunna waljamaaca ah.
      Tasarufaadka qubuuriyo waxa uu kasoo horjeeda sheegashada magaca ehlu sunna waljamaaca

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 4 года назад +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw nabigeena scw

  • @kafiwarfa3362
    @kafiwarfa3362 4 года назад

    Shekh xassaan allow kuxifdi, nin rageed cilmi iyo caqli rabbi siiyay weeye, Cali wajiis iyo suufiyo waxba isma doorshaaan, midna shirki cibaado ayuu kujiraa ( suufiyo ) midna shirki tashriic ayuu kujiraa (wajiis )

  • @سارةبنتاحمدبنحسن
    @سارةبنتاحمدبنحسن 4 года назад +1

    SHEEKH DIRIR IYO SHEEKH MUSTAFA WAA LABADA UGU DEGEN MASHAA ALLAAH AAD YAAN UJECLAHAY

  • @sab1968
    @sab1968 4 года назад +1

    Wadaadada qaar badan oo ka mida khaladaad baa ka dhaca ma khaldame waa ilaahy lkn hadii laga daba tago qof walbana khaladkisa la tuso diinteenu waa inoo badbaadaysa.

  • @hsdhhddndkdk9997
    @hsdhhddndkdk9997 4 года назад +1

    Maasha allh Daahir calasoow

  • @abdikariin7002
    @abdikariin7002 4 года назад +1

    Hadaad nabiga jeceshay sunadiisa raaac

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 4 года назад

    Mararka qaar waxaan is dhahaa tolow daahir ma diig muslim buu qabaa xagay in kaarto kala socotaa calashaan in wax kaa baxsada lawaayo wax sahlan maaha subxaanallaah subxaanallaah

  • @imamushafici209
    @imamushafici209 4 года назад +1

    Hal sali oo sunabaha mafan saxin, soo bara sida loogu saliya Nbi scw

  • @bahjamashaallaah3857
    @bahjamashaallaah3857 4 года назад +2

    Waanku salaamey hori usoco

  • @barokheyraadkadalkaagahooy383
    @barokheyraadkadalkaagahooy383 4 года назад +3

    mr daahir waxaan ku weydiyaa oowliyadda majeceshahay iiga so jawaab

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 4 года назад

    Shiikh dirir iyo mustafa ilaahay haka raali noqdo

  • @ahmedilyasmohamud3761
    @ahmedilyasmohamud3761 4 года назад +1

    asc walaal wahaabiyo maa hane salafiyo dheh magacaan (wahaabiyo)waxa dhoho dad ka rabo salafida inaycaayaan

  • @Abuxudayfa
    @Abuxudayfa 2 года назад

    Cali wajis waxaa kahadashiiyay waa kursiga yar ee uu kuBiishado xaaskiisa iyo caruurtiisa

  • @cabdiaskarbuulle4887
    @cabdiaskarbuulle4887 8 месяцев назад

    Adiga iyo axmed tooyow soo tii aad laheeden axaadiska rajmiga ka hadlaayo sheeka unbaa qof loo dilaaya soo taad horay utiri soo kufri iyo nifaaq ma ahan axaadista nabiga scw ka sugan in lagu jees jeeso

  • @communityzz
    @communityzz 4 года назад

    Ninkaan hada ma diidtii ayeey like & subscribe ka soohashay.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 4 года назад

    DAAHIR CALI WAJIIS 1991 GUFSIKII OO GABADH GUFSADAYA WAXAA LA SHEEGAYA KITAABKA ILLAHEY OO JIRI HALAYA QABATO IN TAAN FUSHANAYO HOWSHA WAXA CADDAYEYE QOFKII OO GUFSADAYE OO QOON U LAHAAD YO SH U YAHA

  • @naima9576
    @naima9576 3 года назад

    Xasbiyalah wannicma wakil xasbiyalah wannicma wakil. Allaha dambi dhaaf ha weydisto Waa dambabay Ali wajiis

  • @freehug071
    @freehug071 4 года назад

    m.a wlaky daahir halka kaga wad balanteenu wa nabiga maxabadiisa s.c.w

  • @musenugaal1349
    @musenugaal1349 4 года назад

    Daahir caloow adeer namaqashii hadalka Cali wajiis oo dhamaystiran, min below ilaa dhamaad. Ina warsamese cow ahay, hadalkiisa iyo muuqaalkiisa ma keentidoo. Adeerow waxa aad natustay waxay u egyihiin walax lasoo jarjaraye wixiiyoo dhamays titan natus adeer.

  • @axmedabdi9822
    @axmedabdi9822 4 года назад

    Hadaad ilahay jeceshahay isaga raaligali adoomihiisana unabadgali

  • @xsaalaxalsacdislmn2741
    @xsaalaxalsacdislmn2741 4 года назад

    Daahirow adigii dhahaayey axaadiista waa sheeko, abaa hurayrana waad liideen adiga iyo saaxiibkaaga tooyow,warkaas dib uga noqo isqabo soda Eedadaada xallima yarey isu qabatey,adigana sidaa isu qabo,waad ku jees jeesteen saxaabiga qaaliga ahaa,warkaa waa lagaaga fadhiyaa!!!!!!!

  • @xalmiinaaadam599
    @xalmiinaaadam599 4 года назад +1

    Maashaa allaah muustika lee haku soo darin camow

  • @faaraxladane946
    @faaraxladane946 4 года назад

    SHEEKH maxamed sheekh cumar dirir wahaabi maha waana sheekha kaliya ee tafsiirka si fiican oo balaaqo leh usoo gudbiya dhaman culimada SOMALIYEED

  • @axmedsadaq1681
    @axmedsadaq1681 3 года назад

    Daahir calisoow munaafaq ayaa tahy cali wajiis iyo adga isku mid ayaa tahiin namiimna waa tahy lkn soomaali ayaa tahy allah wxaan ka baryaa inuu allaah ku soo hanuunsho maalin walpo qawiil aad isku dirtaa hddana adgoo diinta jaahil ayaa ka tahy xaqa allah ku fahansiiyo

  • @mawjama831
    @mawjama831 4 года назад

    Jaajuus munaafaq ah, baa Maanta nagu beer laxowsanaya ilaahay iyo rasuulkiisa baan jeclahay.
    Daahir Calasoow ilaahay u toobadkeen!

  • @AHH677
    @AHH677 9 месяцев назад

    Daahir
    Raali ahaaw
    Dadka waal waalan aan kugu daray.
    Haddaad mar Kitaabka u hiilisay raali ahaaw
    Cali wisheeysi waa dulli caada qaata ah oo u shaqeeya gaalada
    Mar haddii uu yiri kitaabka la isku ma xukumi karo
    Waa nijaas

  • @losman1997
    @losman1997 4 года назад

    Daahirow aniga waa isoo qaban weysay waxbadan ayaan ka ogahay wahaabiyada.....Tv weyn u gad culimada ahlusunah wal_jamaacah waa kuwa ugu saxan

  • @teamjagijagi4789
    @teamjagijagi4789 3 года назад

    SALLAHU CALEYHI WA SALAM

  • @yousefahmed9240
    @yousefahmed9240 4 года назад

    Daahiroow maad sh. Cabdiqaadir kishki weydiisid

  • @ibrahimmaalim1137
    @ibrahimmaalim1137 4 года назад

    Kadaran oo Dibbi dhal. Kadaran aa kaa sugaa. Cilmi cabar saaran dheh.. Cali wajiis cizziga Farmaajo ayuu kaa galay. Free transfer.

  • @warsamehanteen415
    @warsamehanteen415 4 года назад

    Mohamadists ilaahinu waa maxamad maaha? kusaliya nabiga badanaa bala idin raacday, xusa ilaahay xus fara badan oo u tasbiixsada barqo iyo galab sowta ey aayada quraanku tidhi , caqliyi mayso soomaali waxna maqli mayso qalbigaa quful lagaga dhajiyay qaflad beey dhex heehaabayaan , aayad quraana ma gasho qalbigooga afkey kuwadau sitaanse, nabi maxamad nabinimo waad dhafiseen ilaahay baad la sinteen balse waaqiciina waxaa ku cad inaad nabi maxamad ka sareysiiseen ilaahii idiin soo diray, meelkasta waxaad ku haysaan nabiga wuxuu yidhi nabigu wuxuu yidhi nabigu wuxuu yidhi, wuxuu yidhi wuxuu yidhi, alla maxaad wanjasheen oo afqaadeen rasuulkii alle naxariista alle korkiisa ha ahaatee oo kitaabkii liduunku soo dhiibay gadaashiina mariseen , dameero ayaa tihiin nimcadaa gadaal dhigteen(quraanka)iyo waxaad isku maaweelineysiin (sunaha been abuurka ah ) aaheey aah tolkay wuu khasaaray warna iskuma hayo .

  • @mohamedgeedi8795
    @mohamedgeedi8795 4 года назад

    Asc daahir saxiibkii rasuulka scw abuu hureera maxaa ka tiri noo cadeey wax oona aheyn ayaa ka sheegtay wahabina ma ahi?

  • @AliMadoobe
    @AliMadoobe 4 года назад +1

    Not everyone is as strong as Cumar Ibn Khadaab

  • @ashraffittnes1236
    @ashraffittnes1236 4 года назад

    Cali wajiiz , towbad keen hadaad

  • @jamanour2880
    @jamanour2880 4 года назад

    Sheekh maaha cali wajiis sheekh ee wuxuu kaganacsad islaamka

  • @assadm2536
    @assadm2536 4 года назад

    Sheekh Xassan Xuseen weeyo ninka ujawaabay sheekh cali wajiis.

  • @mustafaadams790
    @mustafaadams790 4 года назад

    Daahirow waxaad tahay wariye inagu weyn oo sameeyn Ku leh aarada bulshada fadlan aaradaada kadhig kuwa ah objective... Layiri iyo kutiriteenta aad dhex tiimbatay marnaba uma hiilaynayso sumcaadaada wariyinimo.

  • @harisikarimi
    @harisikarimi 4 года назад +1

    Waliba habeenku sheegayay waa fadhiyay

  • @ahmedmusa7483
    @ahmedmusa7483 4 года назад

    Asw we love calasoow walal Allah haku xafido by bataan

  • @yusufhusseinmude5439
    @yusufhusseinmude5439 4 года назад

    Sxb daahir naarta culimada ayaa horkacayo waalagufeelayaa iyagoo calanwata iyaga naarta lagubilawayaa

  • @tomfu1713
    @tomfu1713 4 года назад

    Bashir calasow qabyaladiiste gaaladeey lashqeeyaan isaga iyo sh.cali nijaas

  • @khadija11494
    @khadija11494 3 года назад

    Daahirow waxaa la yiri wadaad dad u eg yuusan kugu dilin abeesana dhul u eg cali wijiis waa ka shubay

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 3 года назад

    Daahiroow Yeysan wakhti kaa Lumminin Quraafiyiinta Suufiyaasha.

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 4 года назад

    Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun Shaydaanka Cali wajiis, marin habaabin diineed buu wadaa. Kitaabka alle wayne na yiri isku maamula oo isku xukuma muu inkiray.Xasbunallaahi wa nicmal wakiilaa.

    • @sadiaisse2176
      @sadiaisse2176 4 года назад

      Walaal culimo isdagaal san sheekooyin kooda buu ku dhex dhuumanayaaye iska ilaali
      Daahir so tuu tooyo iyo isagu lahaayeen xadiiths ta rasuulka SCW waa sheeko daahir waa imtixaan subxaanallaah

    • @luulsheikh7156
      @luulsheikh7156 4 года назад

      @@sadiaisse2176 walaashay, wariye qaran Dahir Calasow iyo wariye qaran Axmed Tooyo waxay ka hadlaan xaqiiqda jirta Tuugada dhabar jab bay ku tahay in toosh lagu ifiyo xaqiiqdana laga hadlo.
      Wariyuhu waa indhaha shacabka❤❤❤

  • @rukiafoos9414
    @rukiafoos9414 4 года назад

    Dahir sufiyo shiikhyo ma lahan magacana wey bililiqasteen diinta baro oo jaceelka rasuulka scw waa adigoo amarkiisa qaata qabiiladana amaan sii waxaa ku jira qofkasta mid xun iyo mid wanaagsan kala garo xumaanta iyo samaanta. waa iga talo

  • @abdirahmanmousehassantalya7712
    @abdirahmanmousehassantalya7712 4 года назад

    Waxbaa kadhacay Hadan Diintena islamka loosode jin umadan in lagu mamuloo lagu xukumo
    Yaa loosoo Dejiyay
    Gaal iyo islamba iyadaa loosodejiyay in lagu mamulo laguna xukumo