Cod sir ah Sheekh Cali Wajiis oo ah la taliyaha Xasan Sheekh

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 янв 2025

Комментарии • 95

  • @seed3966
    @seed3966 10 дней назад +2

    Asc waa labo wadaad sheikh cabdi xirsi iyo sheikh cali wajiis 🫵😎🫵

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 13 дней назад +7

    Eritrea oo 3 milyan ah Badeedeeda ayey Itoobiya Ku dhici
    Wayday isla markaana aad oogu dhow meesha ay Soomaaliya Ku soo haliilaysa
    Waxaa Sabab u ah
    Dadka Damiir laawayaasha ee hogaanka hayo ee wax walba laga dhamaysan Karo
    Illaahow Khaa,imiinta Naga qabo

    • @naimam.9551
      @naimam.9551 13 дней назад

      Aamiin yaa rabi 🙏🏾

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 13 дней назад +3

    .insha.allah.itoobiya.iyo.kuw.taageera.wey.jabayaan.shidaalka.soomaali.galbeed.insha.allah.ayaga.ayaa.dhof.sanaya.mIda.kale.odogaanu.sheydaan.gaalada.u.shaqeya.asaga.iyo.geedi.waa.isku.mI'd.yaahuu

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 13 дней назад +4

    Kan shiikh ma ahan waa dayuus difaac

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 13 дней назад

    Subhannallah 😢 waa nasiib’darro odayaashii culumada sheeganayay inay cadowga basaas u yihiin iyo sirdoon u fadhiya dalkeena 😢una adeegaya inay shirqoolaan 5ta SOMALIYEED si sharka cadowgeena ay ugu fuliyaan 😢 ILAAHOW nacalad ku rid oo saxariir u dil yarab oo owlaadooda cudur kaga’wada rid Rabbiyow 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Nacalatullah calaykum idinka iyo kuwa aad u adeegaysaan kufaarta inshaAllah geesiyadeenu bakhtigiina ayaan badda ku qunaynaa walahi taa qalbiga ku’haya dhalintuna waa diyaar tufuuuuuu calaykum 🤮🤧🇪🇹🇰🇪🇬🇧🇪🇬🇹🇷🇮🇱🇦🇪🇺🇸🇪🇺🤢🤮🤧🗑️👎🏼👎🏼🤧🤧🤧👎🏼

  • @jaamacmjaamac814
    @jaamacmjaamac814 13 дней назад +2

    adiga iyo xasan xoolo yaa idin aaminaaya

  • @Qarniyoos
    @Qarniyoos 13 дней назад +3

    HESHIIS IYO AAN HANTIDAADA QAATO ISMALAHA

  • @kamaalamarre5519
    @kamaalamarre5519 13 дней назад +1

    Ninkaan maraykanka kuwayn anagana ilahayba nagueayn afkiisa waxaankahayna inuu kusoocelcelinayo maraykan subxanallah

  • @User-s8x2d
    @User-s8x2d 13 дней назад

    Maraykan waa masiibo Allah naga qabto qanuun Maraykanka ma ilaaliyo Allah ka baq ninyahow subxaana Allah.

  • @marianhassan9515
    @marianhassan9515 13 дней назад +1

    Allah Xaqa Lagucabudo Ban adiga, xassan daciif kamagan galeena

  • @mohamedAbdi-k6u
    @mohamedAbdi-k6u 7 дней назад

    Will majertan iyo gabar sheekala ya kawadaagaanhy.😊

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 13 дней назад +2

    Marka xasan xabashi halkee u soo wadaa ILLAAHOW XASAN IYO HAGARTIISA NAGAGA FILOW. ITOOBIYA BAAYAC MUSHTAR CIDNA UMA DIIDIN EE DAKAD AY QAADATO WEEYE TAN AY RAADINAYSO . XASAN IYO KHAYAANADA UU WATO ILLAAHOW NAGAGA FILOW AAMIN.

    • @yousefHassan-qm5rn
      @yousefHassan-qm5rn 13 дней назад

      Dalxureeye ku kalsoonow cabaadka jooji bad dadka dhiibo baro kan maaha

    • @abdulqadiradamali
      @abdulqadiradamali 13 дней назад

      Xasan aa bad dhiibayo waa qaylo-dhaan been ah, dicaayada wax kale ayaa looga danleeyahay waana sugaynaa wixii lagu hadli lahaa marka xasan ka soo jeesto arintaan!!!!!

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 13 дней назад +2

    Meesha mashaiqdii ay sidaan u hadlayo bal ka warama arinkaa, odeyga horuu fatwo ugu sheegey inuu xasan joogi doona 2030ka, Subxaanallaah, Illaahow adiga naga badbaadi oo umada ka saar dulmiga ay kujirto,

  • @mohamedAbdi-k6u
    @mohamedAbdi-k6u 7 дней назад

    Going shaalkaha wa gadaatay. Oo lakuhadiey.

  • @Qarniyoos
    @Qarniyoos 13 дней назад +4

    ANIGU WALAAHI WAXAAN AAMINSANAHAY NINKAAN WAJIIS LA YIRAAHDO INUU YAHAY WADAADADA AMERICA WAX U JAAJUUSTO.
    NINKAAN WAA JAAJUUS. CADEYMO BADANE WAAN ARUURIYEY.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 13 дней назад +2

    Odeygaan
    Ma wuxuu Naga dhaadhicinaya
    oo sharciyeynaya Dalkaan uu Xassan u gacangalinaayo Itoobiya
    Dadka noocaan ah intay ay Siyaasada Soomaaliyeed Dhex boodayaan
    Soomaaliya rajo maleh waa calooshiisa u shaqayste

  • @MaxamedcadiSalax
    @MaxamedcadiSalax 13 дней назад +2

    War waa run ninkan dayus waye Shiq ma ahan waa sheydan labor dhabay lagoday waxu ansixiya wax sharecada ay xaranti nimaysay ayu xalaleya waana ahly nar cadestay

  • @Ahmed-xf9gm
    @Ahmed-xf9gm 13 дней назад +2

    Cali Nijaas
    Cali Washaynsi
    Cali Mooryaan
    Cali Khaa'in
    Cali Duli
    Cali Beenaale
    Cali Waraabe
    Cali Laaluush
    Cali Doqon
    Cali nacas
    Cali mufsid
    Cali mujrim
    Cali xabaala qufte
    Cali dayuus
    Fadlan ku dara si aan 50 magac ugu samayno

    • @abukarahmed100
      @abukarahmed100 13 дней назад

      Waa jirrantahay ciil iyo cuqdo ayaa la jirrantahay,bax sakiin laq taasaa daawo kuu ah

    • @SkyStar592
      @SkyStar592 12 дней назад

      Allaah ka baq adiga xisaabiye lagaagama dhigine
      Isu daa isaga & Rabigiisa

  • @MRGABOWAbdi
    @MRGABOWAbdi 10 дней назад +1

    Cali Wajiis waxaan ku arka in aad ka mid ahayd Culuma ku sheegi Gaalada ahaa ee Sacudiga so maal geliyay in Waddanka bur burshaan hadana Weli Gaal kale ee la yiraahda Mukhaar Roobow ayaa weli ku noq noqonaya Sacudiga si Al Shabaab ay qaska iyo Did u dhaca iyo dhibatada ay ku siyaadiyaan Somalia ayado dhawaan lagu wada in Dad badan oo Argagixisa wata magaca Tabliiq ay Muqdisho tagi donaan kuwaa oo ku so dhaafi doona Ragg aad u farabadan oo Ajaanib ah. Uma horeeysid Gaal calooshisa u shaqeeysta ah Argagisisa, Alle ha kaa qabto Waddanka? Maanta Adiga iyo Mukhtaar Robow iyo kuwa badan oo gaala ah ee Muqdisho Jooga waxaad u baah neydeen in la idin wada Dal dalo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😊😊😊😊

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 13 дней назад +2

    Itoopiya hadii gaalo ilaashanaysi inaga eebe ayaa ina ilaalinaaya

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 13 дней назад

      Alhamdulillah marwalba anagaa guulaysan waligeenba rabbi ayaa nagarab taagnaa alhamdulillah 🤲🏼 Ethiopia 🇪🇹🤧🇰🇪 iyo kufaarta kale way halaagayaan walahi InshaAllah 🤲🏼 Dhalinta Ciidankeenu diyaar ayaan nahay Xitaa Madaxda uraysa haday soo horkacaan walahi waxba qaadi maayaan una hirgalimayso khiyaano walba InshaAllah 🤲🏼

    • @User_19567
      @User_19567 13 дней назад +1

      Masha Allah bro

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 12 дней назад

    Waa wadaad jaajuus ah imanka bel

  • @MohamedMohamed-uw6kd
    @MohamedMohamed-uw6kd 12 дней назад +1

    Wadaadkaan codsira midaa markasta laga qabanaa

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 13 дней назад +1

    Somali maryoley ayaga intey isku maqnayeen ayaa loo qayilay, nasiib darada nagu dhacday allow sahal amuuraha.

  • @saynabjamac6901
    @saynabjamac6901 13 дней назад +1

    Daaroodkalaa

  • @ahmeddini9519
    @ahmeddini9519 13 дней назад +2

    Waxan soo xasuustay heestii somalidu wey buktaa warmaxaad ku cayeysan sheekhan mainuu siyasada soomaliyed waxbadan ka warqabo darteed bad u aflagadeyneysaan siyasada soo barta

    • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
      @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 12 дней назад

      Shaydaan kuqaadye kani sheekh maahee waa shaydaane sow ma ah ninka gaal xasan kula taliya inuu gaaloobo iyo inuu soomaalida isku dhameeyo iyo inuu soomaliya God kurido

  • @gulledhaydar
    @gulledhaydar 12 дней назад +1

    Hadalka ka soo fakaday wadaad xumahaan waa in 10 SANO biyaha Somaaliya loo saxiixaay Ethiopia!!

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 13 дней назад +1

    Sheekadan markaan dhagaystay waa sheeko cadaadiska xasan sheekh lagaga yaraynayo

  • @waameeyProduction
    @waameeyProduction 12 дней назад

    Waa sax hadalkaan anaga waa naloo fikiraa moyee ma fikirno

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 13 дней назад +1

    Shidaalka iyo gaaska Itoopiys inta lasoi saaro in dakadaha soomaaliya looga dhoofiyo ?? Soomaaliya shidaalkeedii Ayada aaway ??Itoopiys soow dhul inookagama maqnayn ?? Itoopiya 2qsbiil ayaa gaalo ka.ah waana 40 million 90ka million ee soo hartay oo muslimiinta ah wax qiimo ah gaalo iyo galbeed uma leh

  • @quruxgerikmb6572
    @quruxgerikmb6572 13 дней назад +3

    Saqajaanwajiis

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 13 дней назад +1

    Qaanuunka soow tan Israa'iil isga tumanayso

  • @abdikhadiribrahim90
    @abdikhadiribrahim90 12 дней назад

    Film hindi jcl and action 🎬 👌 caadi mhn history vs musalsal

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 11 дней назад +1

    Ur poltical strategy comments regarding of somalia + eithiopian usa+ Trukey + European discussion about the oil of eithiopian from which port of somalia to export the oil from Hobio port or from port of puntland?

  • @abdibarri9012
    @abdibarri9012 13 дней назад +2

    NIN QABIIL KU TAAGEERA DAMBEELE GURGUURTE

  • @MubYus
    @MubYus 13 дней назад +1

    Nijaas, khuraafaadle.

  • @MubYus
    @MubYus 13 дней назад

    Khuraafaad badanaa

  • @abdirashidduale2883
    @abdirashidduale2883 13 дней назад +2

    Odayga waa tuug xasan oo kale ma dhargo alana kama xishooda

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 13 дней назад +1

    Weligeedna.niman.gaalada.hoos.jooge.uahaa.somaliya.dabadhilifyo.badan.ayaa.kujira

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 13 дней назад +1

    Walee Cali uskugle inuusan wadaad ahay ee uu yahay Ibliis cimaamad noo xirtay ee Rabbigay umada ha ka qabto isaga iyo inta Itoobiya iyo gaalada jecelba.

  • @mohamedhassan5617
    @mohamedhassan5617 13 дней назад +1

    Walee sheekaas runta ayuu sheegay laakin waxaan la yaabanahay dadka xanuunsan ee wadaadka wax ka sheegaya.. War ninkaas runta ayuu ka hadlay ee iska daaya qabyaalada cuqdad iyo cunfiga idin dishay

    • @shaficimohamedomar-d6b
      @shaficimohamedomar-d6b 13 дней назад

      kee runsheegaya tuugan fadwooday inxasan xabaalaha qoto baad noosheegi tuugan qabyaladaaystaha ah tuug mooryaan ah weeye maaha sheekh kan

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 7 дней назад

    Kani sheikh maaha waa Cali Nijaas nacdal ha kortee kalb ibnal kalb weeye waa mujrim

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 13 дней назад +1

    Shiikh Muumin ah. Lagama yaabo. Inuu Xasan Shiikh la shaqeeyo.
    Walaahi, Q9f Muumin ah. In uusan. Xasan Shiikh ku xiran karin. Ee Ma wax kalaa heeydaa.
    Shiikh Qabiilkiisa un Shiikh u ah.
    So.alidu Diinta beey ku Ciyaareen 200%.

  • @CabdiJaamac-d6m
    @CabdiJaamac-d6m 12 дней назад

    Wajiisi sheekh Macaaac

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 12 дней назад

    Wajiisoo wajigaa gubay oo naarta hore hore laguugu tuur

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h 13 дней назад +2

    Caqli muufo.

  • @mucjisooyinka
    @mucjisooyinka 13 дней назад +1

    Cali niijas
    Qabili nacaasa.

  • @abdiahmed9716
    @abdiahmed9716 12 дней назад

    Cali toban wajiile waa in adiga iyo xasan maxkamad laydiin soo saaraa
    Xukunkiina laga dhigo qayaano qaran
    Dilna laydinku xukumo
    Soda u dhaqsiyo badan
    Si wadanka loo badbaadiyo

  • @yusufhassan1175
    @yusufhassan1175 11 дней назад +1

    Cali washaysi. Beenlow.

  • @AbdiNasir-n5h
    @AbdiNasir-n5h 13 дней назад +1

    Cali khain din lawe qabyaladayste cada qate dintisa gate gadhka xiirte walle lagu baray.. ictisam wata diintedii hagabsiga iyo gabi dhaca ku dambaysay...

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 12 дней назад

    Hadalkiisa waa hawiye wax ma xukumi Karo hadalkiisa waa saas

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 13 дней назад +3

    Ali wasaq

  • @Omar-m8j2e
    @Omar-m8j2e 13 дней назад +1

    Odaygu waxa uu sheegayo waa qorshaha hada socda waa loo sheegay laakin waa hada hadhihin iyaa lafaray

  • @abdirahmanmohamedsaid6201
    @abdirahmanmohamedsaid6201 10 дней назад

    Al macnoow qoladda puntland waa la qabsan karaa lkn qolada reer Galmudug xagooda lama soo aadi karo. Shiikh xataa haddii warkaa laguu sheegay maahayn in uu adiga oo kale afkiisa kasoo baxo. Allaah ayaa soomaali u maqan haddiiba ninkii allaah kasoo cabsiga lagu tuhmayay uu sidaan yahay..

  • @abdulahish9884
    @abdulahish9884 13 дней назад +1

    Cali washiinsi

  • @GoojacadeCade
    @GoojacadeCade 12 дней назад +1

    Wajiisow wejigaa gubay
    Xaraami xaraami dhalay
    Kitaabka ilaahsy ayaad kabeensheeta huuuuuro huuuuro

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 13 дней назад +2

    Sheekh Cali Washaysi iska dheh Adigu
    Magaca ha khaldin e

  • @barefootnomad77
    @barefootnomad77 8 дней назад

    Sheikh cali waa sheikh qabili

  • @XhSu-n6x
    @XhSu-n6x 12 дней назад

    Shiiqa wuu ku ajaranyahay mareykanka

  • @hageabdihage1058
    @hageabdihage1058 13 дней назад

    Warkani waxa uu la xiriiraa
    arrimaha hadda laga wado
    Madaxtoyoyinka Ethopia &
    Somaaliya.

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 12 дней назад

    Ninkan shiikh maahee waa munaafaq isqarinaya oo bilaa diina haydaan shiikh iska dhigaya weeye
    Soomaaliyey iska ogaada kuwa noocaan ah waa kuwii qiimaha yar ku gadanayey diintooda

  • @XaajiCali-v7l
    @XaajiCali-v7l 12 дней назад

    Munaafaqan waxa uu kuhadlaayo eeg mareykanka ayaan ogoleen inqawaaninta caalamiga laguxad gubto kulahaa maxaa falestin kadhacaaya

  • @abdigaafaa2931
    @abdigaafaa2931 11 дней назад

    Horta hawiye maxay isku xaqiraan galmudug goormaa la dhisay? Sorry

  • @yassinabdi146
    @yassinabdi146 11 дней назад

    Ninkaan goormuu shiikh noqday waagii SACUUDIGA xaafada Kilos Sabca muraadka ahaa miihinoo xuu bartay uu expert ku noqday 😅😅😅 sir culus ku yi waa loo jeedaa inuu dhinac u Janjeero reer Hobyo iyo puntland waa Ehel eil iyo Abtigiis ka kac aan ku dhahnay 😅😅😅

  • @Saeed-me6gq
    @Saeed-me6gq 13 дней назад +2

    Mooryaan😂😂😂😂

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg 12 дней назад

    Ninkaan Sheikh ayey ku sheegeen balse hadda waxa uu yahay waa la wada bartay

  • @YasinKahinYusuf
    @YasinKahinYusuf 13 дней назад +1

    benele.tuga.qabyaladiste

  • @xaqiiqadachannel5608
    @xaqiiqadachannel5608 12 дней назад

    maalin walbo miyaa lagaadayaa nin dhan oo dal masuul ka ah

  • @abdallayuusufyuusuf984
    @abdallayuusufyuusuf984 12 дней назад

    Casho maa ku faraxsantahay munaafaqoow

  • @jamaadam3049
    @jamaadam3049 13 дней назад

    Cali washensi.nacdali kugu.dhacday beenbadanaa oo wuxu cuqdadbadanaa

  • @mucjisooyinka
    @mucjisooyinka 13 дней назад

    ruclips.net/video/fIlgUtcqjAE/видео.htmlsi=pv5JHCpKK3BmQwFC

  • @abdulkadira-bv9sn
    @abdulkadira-bv9sn 10 дней назад

    Ilaahey Ka baq
    Shalay Farmaajo ayad la jrtay ,mantana waxad la jirta Xasan Sheikh,beritana midki yimaado ayad la jireysa,war nin culumo sheganaaya Aya tahay e dib isogo noqo.
    الله يهدينا واياك و السلام على من اتبع الهدى

    • @shabeel7467
      @shabeel7467 7 дней назад

      Sheikh maa waa tuug calooshiise u shaqayste ah waa Cali nijaas, beri hadii inshallah Dhabab Xamar qabsato iyaga ayuu amaani oo lagu Kala tegay shaqayn.

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 12 дней назад

    Jaa juusyadoo dhan waa u aqoonyahan kkkkkkkk😂😂😂
    Ninka dadka kudhacaya diintoo laga baxo meleg kudilye gaalka xasan tuug hadaad lataliso diinta kusoo noqda gaal baqtiyey in loo sujuudo iyo kii usujuuday in la taageero intuba waa gal nimo

  • @ahmedfaarah9677
    @ahmedfaarah9677 11 дней назад

    Cali nijaas

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 12 дней назад

    Xasan Shiikh wuxuu leeyahay wejiga Masiixyiinta ama Kirishtaanka ama weji Mulxid diin laawayaasha
    Markaan wejigiisi si saakolooji ah u eegey wuxuu Shaabahaa weji Masiixi ama Mulxid
    Taa waa tan u ekaanshaha Wejiga
    Hadaba Masiixi inuu yahay ama Nulxid maadaama wejiga u egyahay Masiixinimada ama Mulxi nimada
    Hadana aanu Fiirino ficilada Masiixnimada ama Mulxidiinta
    1) Masjidka dhexdiisi ayuu been ka sheegey beentaasina cid kasta weey ogyihiin
    Hadaan dib idin ka xasuusiyo
    Wuxuu yiri masjidka dhexdiisa
    ITOOBIYA WAA CADAWGEENI NOOGU DARAN AL SHABAAB DHULBEEY NAGA HEESTAAN HADANA WEXEEY DOONAYAAN QEEYBTA XORTA AH INEEY QEEYB QAATAAN
    MANA DHECEEYSO CID BIXIN KARTA HADA IYO GOOR DANBE MA JIRTO TAAKO DHULKEENI CID QAADAN KARTA MA JIRTO DHALINYAROOY DALKIINI DIFAACA
    Ok taasi haduu masaajidka ka dhex sheegey danbi ma aha gaal waa cadaw walaal ma aha
    Waxaa noo cadeeynayaa Ilaah subxaanuhu watacaalaa
    يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا تَتَّخِذُوا الْيَهُودَ وَالنَّصَارَىٰ أَوْلِيَاءَ ۘ بَعْضُهُمْ أَوْلِيَاءُ بَعْضٍ ۚ وَمَن يَتَوَلَّهُم مِّنكُمْ فَإِنَّهُ مِنْهُمْ ۗ إِنَّ اللَّهَ لَا يَهْدِي الْقَوْمَ الظَّالِمِينَ
    Hadana wuxuu aadey Turkiya wuxuu yiri
    ITOOBIYA WALAAL BAANU NAHAY WAA INAAN BAD SIINAA
    KANA DHUNKADEY GACANTII ABYEE AHMED OO AH GACAN NAJAAS OO SAXARADA IYO KAADIDA ISKA DHAQEEYN OO GAAL AH
    Tan kale ku tusineeysa Xasan Shiikh inuu Masiixi ama Mulxid uu yahay
    MASJIDKII ILASH LAGU CAABUDAYEY AYUU DUMIYEY
    waxaan maqli Jirey Kaniisad Masjid laga dhegey weligeey maan arag mana maqal
    Masjid in ladumiyey dabadeed hotel ama guryo laga dhigo
    Qabriga muslimka waa in la xushmeeyaa oo aan meeytada la dhibin
    Sida uu yiri Rasuulkeeni scw
    Rasuulkeeni wuxuu yiri
    احترام القبور وعدم إيذاء أهلها لا بالقمامة ولا بالمشي عليها بالسيارات ولا بالأقدام،
    Markaan intaasi isu geeyey waxaa ii soo baxdey
    Xasan Shiikh inuusan Muslim aheeyn uu yahay Masiixi ama Mulxid

  • @mohamedhagyabdirisaq9061
    @mohamedhagyabdirisaq9061 12 дней назад

    Cali Wajiis ...Yaa arkay asoo leh Alle Saad ayu nafaray ee Allé halaga baqo....Dufkubax magacii dinta ayaad ceebeysay.

  • @amirahmed6170
    @amirahmed6170 12 дней назад

    lacnat alah calayk xarami