Axmed Madoobe oo diiday mudo kororsi, kana tagay Muqdisho,fashilka shirkii madasha, Maxaa xigi kara?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024

Комментарии • 103

  • @jhashim739
    @jhashim739 2 часа назад +7

    Viva president Ahmed M Islam 👏 Really is the Somali saviour 🙌

  • @anabnur2179
    @anabnur2179 3 часа назад +10

    Yes yes Ahmed Mohamed Islam gessinimo wa gobanimo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎🇸🇴🇸🇴

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 2 часа назад +5

    Madaxweynahq muqdisho iyo kooxdiis sanbalooshe iyo jaaamq saalah ugu horeyan nacayb D5 ku heshiyen.

    • @y27h34
      @y27h34 Час назад

      Iska aamus xoolayohow

  • @adanhasan1897
    @adanhasan1897 3 часа назад +5

    Ahmed Madoobe waa geesi

  • @OMARAhmed-cd6ch
    @OMARAhmed-cd6ch 2 часа назад +4

    M/WEYNE AXMED MADOOBE WAA QOF LOO BAAHNAA OO YIMID WAQTIGAII LOO BAAHNAA.

  • @ابورزاانالاسمري
    @ابورزاانالاسمري 3 часа назад +5

    Xasan shiekh xiliga farmaajo asaga diidi jiray kororsi kursiga miyu ula macanaday allah ka baq ku dheh dalkena hanalaga hagaajiyo iska bax dheh

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 3 часа назад +4

    Axmed madoobe waa odey soomaaliyeed

  • @yussufmohamed-bn2dc
    @yussufmohamed-bn2dc 3 часа назад +12

    Madaxweyne axmed madoobe waa legend xaqiiqdii

  • @adensaid6563
    @adensaid6563 3 часа назад +4

    Alhamdhulillah axmed madoobe guul

  • @deeqagurey6525
    @deeqagurey6525 Час назад +4

    Maansha.allah.hadii.isagoo.nabad.qaba.uu.ka.baxey.daarunadwa

  • @Ducaalehussein
    @Ducaalehussein 2 часа назад +2

    Mudane axmed we love you ma fileyn wuxu maanta sameyey mudane ahmed mahamed islaam ❤❤❤

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Час назад +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 wooooooooow gaylan oo tv noqotay

  • @CabdikhadarIsmaaciil-f5i
    @CabdikhadarIsmaaciil-f5i 2 часа назад +1

    Guuuuul ahead mohamaed islaam ahead MADOOBE zxb key horoy usoco mw ❤❤❤

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Час назад +3

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 xasan shiikh soomaali wuu kala diray

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 Час назад

    Dear Xaji President Ahmed I welcome you. I pray Allah give you good health and Janatul ferdosa. Its your brother Xaji Nur Moalim

  • @abdirahmanahmed2158
    @abdirahmanahmed2158 3 часа назад +6

    Halyey qaran weeye

  • @Booska2024
    @Booska2024 3 часа назад +2

    Firts comment. Thank u galyand

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 Час назад

    Well done Ahmed Islam we love.
    Vivo Jubaland ❤❤❤❤❤❤

  • @Somfox1
    @Somfox1 Час назад +1

    Xasan Sheekh aabaha Qabyaalada iyo Qaraabo Kiilka dalkii Somaliyeed waa la ambaday! Mudo Korodhsi iyo Doorasho Qof iyo Cod ah uu Shalay diiday buu maanta Rabaa!

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 2 часа назад +3

    Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan, Oo Ruugcadaaga Ah Legend Journalist, Geylan, Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Mahadsanid Guuleyso Adeer Inshaallah

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 2 часа назад +2

    Mr gayland adoo aad muhadsan codkaaga smooth maahan

  • @HindaMaxamuud-y7j
    @HindaMaxamuud-y7j 2 часа назад +1

    Axmed madoobe nin adag from dhulbahante

  • @siciidelmi5769
    @siciidelmi5769 2 часа назад +1

    Good News

  • @khada917
    @khada917 Час назад +2

    Qof iyo cod maahane qof iyo qarax iyo mudo kororsi weeye dadka caqligooda ma caayi karo shakhsi xayawaana.

  • @abobasement346
    @abobasement346 Час назад

    Alxamdulilah hadi u burburay shirkih iri samaleh Good news

  • @kiinabdi680
    @kiinabdi680 Час назад

    Ahmed Madoobe guul

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 часа назад +2

    Waa Markii koowaad ee aan Axmed Madoobe taageero

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 часа назад +1

    Axmed madoobe iyo lafta gareen ayey maanta gacantooda ku jirtaa badbaadinta dalku

  • @aj1478
    @aj1478 57 минут назад

    Ninkaan waaba ugu baxdaa kala taga somaliya iyo qilaafka umada somaliyeed

  • @mohamedarale2780
    @mohamedarale2780 Час назад

    GUUL & GOBANIMO::::AHMED ISLAAN (MODOW).
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    HASSAN XAARAN CUNE....MAGACAA BA'A
    ADDUUNKANA HOOG ALLA KUGU IRSAAQ...AAKHIRANA
    HAAWIYA & JAXIIMO :: GURIGAADA ALLA KA DHIG, NAXARIIS LAAWE.....ALLA KUUMA NAXARIISTO.

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 12 минут назад +1

    Sayid Ka madow axmed maxamed Islam. Sifacan ayu dhulka ula jaray xassan munafaq gurgurte WA qof ducufa ah😮

  • @MRGABOWAbdi
    @MRGABOWAbdi 3 часа назад +1

    Waa Madax wada qaniisiin ah 😂😢😮😅😊😅😮😢😂😂😂😂

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 Час назад

    Keep going brother

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 Час назад

    Rabi subxaanahu watacaalaa waxaan ka baryeynaa inuu axmed xassan shiiq iyodenni iyo inta lamidkaa oo dhan soomaali ha ka qabto waa jaajuusiin dulmigii ay shalay isku bahaysteen maantaisku haysta

  • @AbdiGabre-y3c
    @AbdiGabre-y3c 53 минуты назад

    Geesi geesi dhalay dheh ❤❤❤❤

  • @MohamedAli-rd7rn
    @MohamedAli-rd7rn Час назад

    Haddi Dan guuud laga shaqeeyo ,laba,isqabato lama arkeen .ileen siyaasado waa hogaan umadeedeed siyaasiguna shaqaale ama hool fuleye, u adeege umadeedeed. Lankse haddi tantaada aad ka hormariso danta qaranka. Waxaa imaaneeyo tanno kale jug jug meeshada joog. 34 sano kadib.
    May Allah the Almighty forgive us all and have a mercy upon us.
    May Allah send a pious leader who wants to be number one for those who will rest under the throne of Allah in the day of resurrection or judgment.

  • @alishirwa1453
    @alishirwa1453 40 минут назад

    *JUG JUG MEESHAADA JOOG*

  • @husseinjeilani5220
    @husseinjeilani5220 2 часа назад +1

    Mirihii shalay la beertay yaaan la diidin in maanta la gurto😂😂😂😂😂😂😂

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 Час назад

    ❤❤❤❤❤guul guul

  • @agnicali3121
    @agnicali3121 3 часа назад

    Subax wanagsan

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 2 часа назад +1

    Hassen shiikhaa waa Qalebia ciyaal
    Walhiiye waliagey maa arkian Qof Kaa liitaa😂😂😂 aw bad bade Qareen ciidan😂😂

  • @CabdimalikCabdikhalaq
    @CabdimalikCabdikhalaq 3 часа назад +2

    Danta Guud ee dayacan inaan cidna dan ka lahayn ayaad garanaysaa kolkaad aragto dhaqanka xun ee ay ku dhaqmayaan madax ku sheega somaliya
    Danta guud cidna kuma kala tagto
    Mudo kororsi macno u samyn maayo xasan shiikh isbedel wayn oo uu ku sameeyay somaliya laguna doortana ma muuqdo!!

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 58 минут назад

    xasan sheekh ilaahay wadanka hakaqabto wuu bur buriyay war ninkas wa khaiinuul wadan qabyaalad dilootay ee madaxweyne qaran maaha ileen puntland iyo ssc ba wadanka wuu kasaaray

  • @maxmuudAdamafey
    @maxmuudAdamafey 2 часа назад

    war asxaabe ninkaan axmad madow mahn waan kashiky

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 Час назад

    Xasan sheekh madaxweyne ma ahan waa kaabo qabiil, somali isku dira si uu danihiisa u gaaro.

  • @kiinabdi680
    @kiinabdi680 Час назад

    Xasan diirato dalka Allaha nooga qabto

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 2 часа назад

    Muda kororsiga ma ISKA socaa yaabadanaa shacabka gobolada lama weydiinaayo xasan sheekh hadii waxa la sheegaayo run tahey illaahey umada dag dag Allaha ku dhaafiyo

  • @CiiseHussein-tb4nv
    @CiiseHussein-tb4nv 36 секунд назад

    Gaylan media maal mahaan sara kac xoogan ayuu sameyey 3 hours 17k of people

  • @SumeyaDahir-wq8od
    @SumeyaDahir-wq8od 2 часа назад +1

    😂😂😂😂😂 XASAN nabsigii uu gaaleey baa hoor yaala ee haaguurto Ahmed madowbe XASAN usacabatumaye shaley marku iskucaano shuubaaye isaagaa oo kuxumeeynaayo mw Farmaajo XASAN before you XASAN After😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 Час назад

    Somalia waa ay kala tagtay xaqiidiii

  • @mumadabdi2107
    @mumadabdi2107 20 минут назад

    😮 hayay subxanka hadii madaxdenii ay katalinayaan hor mar la,aan macquul maaha iney danta dadka dadka dalka iyo diintaba katalinayeen😢

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 Час назад

    Axmed Madobe Hawiye Akshan Gorob(Hawiye Action Group) iyo Irir Samaal iyo....lafihii ...ee Darood uu Xamze hii uu dhisay ugu xoreeyo. wu iska difacay?

  • @issanoornoordakat3070
    @issanoornoordakat3070 5 минут назад

    Hadaa ayaanba jeclaaday mr madoobe.

  • @injinerdhaqane8843
    @injinerdhaqane8843 3 часа назад +2

    Madaxweynaha haduu maamulka madaxweyne ee loo idmaday kasoo bixi karin haisaga dego xilka
    Tankale maamul goboleed yada awoodaa dowladaa uyeeshy ayadaana kaqaadi karto
    Ragaa waa in dawlada umuujisaa dalka inuu leyhy madaxweyne kaliya
    Taasoo micnaheedu yahy dalka inuu leyhy hal hogaan
    Salaama soomaaliweyn

    • @faizaaliabdallah5731
      @faizaaliabdallah5731 2 часа назад

      Bilcakis dowlad goboledyada la’aanted xasan iyo midkale ba madaxweyne ma noqdeen. wadanku waa federal, federal ayuu ahanayaa si umadan aan is rabin u kala nabad gasho. Dowladnimadu waa awooda oo la qeybsadaa ee ma ahan, emotinal issue adiga kuu gaar ah in aad wadanka ku mamusho. Umadana iska wada hor keento. Dowlad dhexe ma jirto xasan isagaa wadanka kala direy. Beeni raad ma leh. barlamanka handaad, lalush iyo guno dheerada xildhibano qaasa u qor. Si aad u caburiso xildhibano kale, oo taada kugu fusho. Sheekada xamar taal dowladnimo lama dhihi karo.

    • @AbunawafAljabarty
      @AbunawafAljabarty Час назад

      DALXARAASHE XILKII LOO IGMADAY MA GUDAN ASAGANA KURSIGA HAA LAGA TUURO.

  • @abkaofficialchanel
    @abkaofficialchanel 2 часа назад +2

    Qabka beryahan muqalada uso gudbiso waa ka bedeshey .
    Sidii hore usoo duub muqalada adigoo luguu jedin ❤

    • @abmoh9216
      @abmoh9216 2 часа назад

      Ma muuqaalkiisaa ku dhibaya

    • @abkaofficialchanel
      @abkaofficialchanel 2 часа назад

      Mya muqalkisa ima dhibo wa Suxufi mid ugu wngsn ban dhihi kraa manta ninkan wa legend lkn Markuu codkiisa io vidio ga isdulsaro waa so qurxiya lkn marku cadi lo arkayo Edit Fcn Ma maryo

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 Час назад

    Ilaah ayaa ka hashiiyey Axmed madoobe madax furasho ayuu u haystaa kismaayo 18 sano ayuu joogaa haka tago jubaland

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 Час назад

    U

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 Час назад

    Meesha siday u muuqato Arsenal aya la wareegaysa trump marku yimado na lacagta jareerta wuu jaraya

  • @abdialinur1548
    @abdialinur1548 2 часа назад

    Sayid soomali ahmed mahamed islam waa nin mowqif le

  • @CowHiiray
    @CowHiiray 2 часа назад

    Somalia ha is cunto soo dhow

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 3 часа назад +1

    Dal baoow yaa ku leh allow noo gargaar afkiibaa juuqda gabey

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Час назад

    🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏💯🎉

  • @adanhasan1897
    @adanhasan1897 2 часа назад +1

    Ahmed Madoobe wuxuu diiday Loojojin maayo waana kusaxanyahay

  • @Ahmed-hg8gq
    @Ahmed-hg8gq 2 часа назад

    Ssc mad afka uga ilalinaysa mise ciil qabayasha ayad kamidtahay weriye ssc way kaculas badantahy butlan iyo jubalan lasoco cunsuri ciilqaba ayad tahy

  • @MohamedAbdisulop
    @MohamedAbdisulop Час назад

    Bro codka gaylan media codka shucaac ayaa kuduran sxb

  • @Idriss-f6v
    @Idriss-f6v 2 часа назад

    Axmed madoobe is not easy 👍👍🇸🇴🇸🇴

  • @lulali8651
    @lulali8651 2 часа назад

    Horta somaliyeed ninkaan yaakeeney xasan shiikh ladhaho ,waxa keeney beesha xalanee degen ,oo loogu yeero beesha 6aad,markii horena xalanee xasan shiikh baa dejiyeey, abagaal waa musiibada somaliya ku habasateey.

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 51 минуту назад

    Waxaan hubaa in Hassan shiikh inuu joogayo 2028
    Ahmed madoobe maxaa ka yaal Muqdisho
    Sida Deni ku maqan yahay ayuu ku maqnanaaa Hassan Gobolka Banaadir maamul ha u sameeyo ileyn ninkastaa magaladisii ayuu yiri anigaa lehe Darood Dawladnimo diid

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 2 часа назад

    Axmed islaam soomaali way barandoonaan hal adeegiisa inkastoo uu ka sheegay caleemosaarkii xasan sheekh hadafkiisa waa nin jabhad ah oo aan ogolayn dulmi soomaali loo geysto axmed godane ayuu ka diiday dulmi loo geysto deegaanadiisa xasan sheekhna waa isdaalinayaa,waxaa la sheegaa in waqtigii farmaajo uu fahad yaasiin qarsoodi ugu yimaaday kismaayo isaga oo ka rabay in uu la shaqeeyo waana uu ka diiday qorshahaa ,axmed islaam wax aan soomaali u dhamayn ma qaato ogaada ,

  • @engxaldoon
    @engxaldoon 42 минуты назад

    Madiidinee 1sano buu yasay 5sano hadii la dhihi lahaa wuu aqbalo lahaa😂

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 33 минуты назад

    Soomaliya xalkeedu wa in la dumiyo dowlad goboledyada

  • @iskanderabdi5272
    @iskanderabdi5272 2 часа назад

    galayn sxb codkaagu ma fiinca ee bal iska hubi xaga codka ama dhagayso video gaga intdan sii dayn goooox baa ku jira 6 cishee ugu dambaysay

  • @saacidyasin9865
    @saacidyasin9865 2 часа назад

    Aaaaaaax codka naga hagaaji gaylan sxb

  • @Aaaaaaa-c7y
    @Aaaaaaa-c7y 2 часа назад

    Waxba is ma dhaamaan 2 duba waxa ay isku hayaan danahooda dano somali kuma jirto

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 56 минут назад

    Xasan xariif ma ahan inuu xiro ayaa la rabay

  • @cukaashahmed6114
    @cukaashahmed6114 2 часа назад

    Imaratku balantiil uu kasoo qaday axmad madobe wuu fuliyay lacagtiisan hada xalal u uthy imaratkana hada wxay dhise ispaheysi ay hogaminayan danni iyo axmed kuna mid yihiin mucaradka mogdisho kusugan

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 2 часа назад

    Microphone ka
    Naga hagaaji SXB

  • @warsamemayele
    @warsamemayele Час назад

    Axmed madoobe waxa uu diday waxa hal dhinac ka raran loo jojin mayo

  • @ahmedjamac8421
    @ahmedjamac8421 Час назад

    2026 isbadal cusub loo bahan yahay

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 Час назад

    Waxay uga dhigan tahay inaanay Hal Xaraana Nirig Xalaala dhalin

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 50 минут назад

    dowlada daarood wakaga saaray war nimankan daarood ee marna idoor kusoo duulayo mar hawiye maxay la hurdan war dowlad sameysta ileen hawiye dowladnimo marabe maxa idin dabo dhigay

  • @nuurcaaqil722
    @nuurcaaqil722 2 часа назад

    Codka iska hagaaji masuul

  • @kayseduale1771
    @kayseduale1771 22 минуты назад

    Juba land waa dawlad madaxbanaan iyo putland ba wax fadaraal la yidhaa ma jirto ,waa saxiix walawayntu ku dawarsataa oo keliya ,wxii Somalia la odhan jiray beri horay burburtay

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 2 часа назад

    Madaxweeyne Hassan Shikh wadadii uu qaaday markii uu ahaa mucaaradkii Madaxweeyne Mohamed Farmaajo baa maanta kudhacday,sidaas darteed Madaxweeyne Ahmed Islaan hadii uu kadiiday ujeedkii uu kalahaaa Doorashooyinka Hassan Shiikh wax layaab leh ma’ahan. Madaxweeyne Hassan Shiikh waxaan leeyahay halkudhigii Abwaan Maki Haji Banaadir ee ahaa bacda dhiiqsoo yaan lagaa boojeeyne Kkkkkkkkkkkkkkk.

  • @endoferagoat2393
    @endoferagoat2393 2 часа назад

    Sxb codka kaa xun

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 2 часа назад

    Axmed geedo naar asagu meeqa sano
    Ayuu kismaanyo ka yahay madaxweye kkkkkkkk

    • @Hasuni675
      @Hasuni675 2 часа назад

      Ina adeer nin qori caaradii kuyimi oo shabaab oo kismaanyo haysta Ka xoraysatay xilaadkiisii kuwaayay hadana samayn tii jubaland oo hawiye iyo raxwayn iyo maxeeran oo Bari hiiraale Wata iswalba uladaakameen kana reeyag Sharif iyo xasan hore farmajo iyo xasan hada ah intaba wuu kareeyay

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 45 минут назад

    Axmed madobe waa qabqable
    dagaal siyaasi maahan
    Wuxuu ka carooday
    inadiyaano booska uu
    kufariistay
    Xasan iyo axmed
    waxay isku
    ogaayeen
    Wixii daarood xilal la siinayo
    In isaga lagalatashado
    Xasan balankii koobaad oo u
    Kabaxo taliyaha booliska ayaa
    Noqday xasan iyo A.madoobe
    Waxay burburiyeen dhamaan
    shuruucdii fadaraalka
    A.madoobe wu sixiixay waxkasta oo lidi ku ah nimaka
    Fadaraaliga ah xitaa wuxuu
    Sixiixay madaxwayne awood
    leh
    siyaasina maahan
    Waa shaqsi khilaafka vila
    somaaliya iyo PL ka dhex
    ugaarsada weeye
    Waa shakhsi lamiisaan iyo maqaam ah
    xasan D aways ,godane,
    roobow cayrow
    Lkn waa laandheere mj iyo
    maxamed summer iska
    dhaleen habaynkiina sida mjda
    Ayuu u shaqeeyaa maalintina
    sida maxamed subeer buu
    Udagaalamaa
    Isku sooduub odaga huteelkii
    Uu Nairobi ka dhistay haku
    sodhaweeyeen wahabiyadiisii
    Sida umal ,xisaan, iyo shibili
    Fiqi tolki kama jana tago

  • @abdinasirdahir5398
    @abdinasirdahir5398 3 часа назад

    Axmed jubbland jeebka ku sitaa waxaanse ka cabsi qabaa inuu Aakhirana usii qaato. Waxaani xukun waa dhaftay guri nin lee yahay ayay noqotay Somalida maxaad ku sheegeeda oo dhan. Wabilaahi Towfiiq

  • @abdialinur1548
    @abdialinur1548 2 часа назад

    Sayid soomali ahmed mahamed islam waa nin mowqif le

  • @injinerdhaqane8843
    @injinerdhaqane8843 3 часа назад

    Madaxweynaha haduu maamulka madaxweyne ee loo idmaday kasoo bixi karin haisaga dego xilka
    Tankale maamul goboleed yada awoodaa dowladaa uyeeshy ayadaana kaqaadi karto
    Ragaa waa in dawlada umuujisaa dalka inuu leyhy madaxweyne kaliya
    Taasoo micnaheedu yahy dalka inuu leyhy hal hogaan
    Salaama soomaaliweyn

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 3 часа назад

    Dal baoow yaa ku leh allow noo gargaar afkiibaa juuqda gabey

    • @SharifAbdul-in3cu
      @SharifAbdul-in3cu 2 минуты назад

      Inta aay Muqdisho Caasimad kuu tahay Soomaaliya khayr ha ka filin!