Xasan Sheekh oo barida dhulka loogu dhuftay iyo Soomaaliya oo guuleysatay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024

Комментарии • 79

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 часа назад +8

    Hambalyo mar haddii Xasan Soomaali Xumeeye Badhida dhulka Loogu dhuftay

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 часа назад +9

    Ciidwanaagsan Abwaan Kabayare Guuleyso Abtigaa Ahmed Madoobe Guuleystay❤❤❤

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 Час назад +4

    Xilka iska wareeji xasanow
    Xasan xamaalo faagte.
    Xasan xaraashe.
    Xasan qaran dumis.
    Hala badbaadiyo Qaranka❤

  • @dahirCade-u5i
    @dahirCade-u5i 2 часа назад +4

    Geeesi somaaliyeed dantaadi iyo tayadi labaduba wad ino bad baadisay guuuuuuuul sayid axmad❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 часа назад +6

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 maashaa allaah habo guulayso geesi qaran baad tahay

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 2 часа назад +3

    Sayid Axmed madoobe waa nin dhiig leh. Hal dhagax ayuu laba shimbir ku dilay wuu danaystay wuuna noo danbeeyey. Masha Allah guul.

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q Час назад +4

    Xassan nunafàq. Gurgurte Barida dhulka logu dhigtay

  • @qoraneqorane8484
    @qoraneqorane8484 2 часа назад +4

    Abwaan Kabayare Soo daa warkii xaqiiqada ah EE lagaaga bartay.

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 2 часа назад +2

    Masha allah ❤❤❤guul inta wanaaga jecel hambalyo ❤❤❤❤❤

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 часа назад +5

    Hambalyo hambalyo abwaan❤❤❤❤

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 43 минуты назад +2

    Xasan sheekh waa Basaas lagu abuuray soomaaliya faracii labaad ka biloow aabahiis waqtigii soomaaliya iyo itobiya isku muuqdeen aabahiis sheegtay soomaali siiba qabiilka abgaal oo waa gaas aan siyaasada ku badnayn itobiya miraheeda ka aragtay ilaa madaxweyne uu ka noqday hadeerna Rabo in uu soomaaliya gacanta u geliyo itooiya waa kaa ka hadlaya waqti korarsi iyo keligii taliye uu Rabo in uu ku maamulo soomaaliya.

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 Час назад +3

    XASAN WUXUU RABAY IN UU JABUUTI OO KALE NOQDO BOQOR AAN DHICIN. TUUGSIGA BEESHA CAALAMKANA MUQDISHO U FARIISTO. TAASNA SOOMAALI KA SUURTOOBI MAYSO OO WAA DIIDAY.

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan139 2 часа назад +3

    HAMBALYO MUDANE CIID WANAAGSAN

  • @AbshirAbshir-100
    @AbshirAbshir-100 Час назад +1

    Sayid Axmed Madoobe Islaan mahadsanid..

  • @aesse7702
    @aesse7702 51 минуту назад +1

    Sayid Axmed Maxamed Islaam ✌️✌️✌️

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 2 часа назад +2

    EBER MIYAA EBER MIYAA HAWSHEYNII EBER MIYAA

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 Час назад +1

    Mahasani walaal.
    Guul Ahmed Islaam

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Час назад +1

    Guul mw jubland ahmed madobe wa geesi libax waxu birada dhulka ugu dhufdey odeyga 80jrka xasan gorgurde marxun xamza horgalada doqn argixisada damajid

  • @Somfox1
    @Somfox1 Час назад +1

    Hada Sheekh Sharif miyuu yidhaahdo " Suma Walahi, Suma Walahi" miyuu ku Daro Ciidankii Badbaado Qaran!

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 2 часа назад +4

    GODKII UU QODAAYAY AYUU KU DHACAY

  • @qoraneqorane8484
    @qoraneqorane8484 2 часа назад +3

    Howl way dambaysàa oo aad ka wadid xasan teendhadii baad adigoo qof caadi ah baad ka bixi doontaa

  • @SomaliPeaceAssociation
    @SomaliPeaceAssociation 22 минуты назад

    Soomaaliyey ILaah baavl Mahad leh waa Baraarugsan tihiin Qof iyo Cod marnaba yaa lanoo keenin. Waa Khaa'in aan idiin keeno iyo cid aan la aqoon. Waa idin Salaamay. Shukran.

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Час назад

    ASC Masha Allah Ahmed Madoobe he play new game 5 Somalida just need UNITY qasaab ayeey maamul goboleed ku tahay. Hassan dhiiqo waa nin oo xanuunsan.

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 32 минуты назад +1

    Hanbalyo habo ❤❤❤❤🦁🦁🦁

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Час назад +2

    Geele iyo xasan kadare walee lagu fahmay

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 2 часа назад +2

    ULULULULUL❤❤❤❤❤

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder Час назад

    Hadal qiimabadan iyo tabin qiimabadan abwaan Kabayare ❤❤❤

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 35 минут назад +1

    Xasan Maxaa Cunaa Kaligeey Ummada Allah Ka Qabto Madaxweyne Ahmed Madoobe Badbaadiyihii Somalia 🇸🇴 Noqday Mar Hadii Uu Xasan Dhiiqo Ka Badbaadshay In Uh Sii Dhaco Hantida Ummada Soomaliyeed Waa Guul !!

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 54 минуты назад

    Allaahu ma aamiin🤲🤲🤲🤲

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Час назад

    Masha allaha axmed munafiqmaaha waligiis

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 45 минут назад

    Waayaab Xalku meeshuu jiraaba lagama raadin, Xittaa Waa in Soomaalind laraadshaa

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Час назад

    Abti
    Kabayare
    Shirib ayad so gudbisay
    Guleyso abtti
    😂😂😂😂
    🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin

  • @saynabaadam6882
    @saynabaadam6882 Час назад

    Aamiin hagar yar kaba yare

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Час назад +1

    Anaa kuumada ah xamse waa ninkii naceebeyay

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 41 минуту назад

    Abwaan kabayare caadi maahid

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur Час назад

    Abti gul aya somali gartY😊

  • @MohamedmuuseJilacow
    @MohamedmuuseJilacow 24 минуты назад

    Waligiin xassan baa idin xukumi ama ooya ama qeyliya wadanka waa qof iyo cod

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Час назад

    Abti
    Wa ino tendhadii afisyoni😂😂😂
    Odeygii gargurte barida dhulka ugu dhufatay waxii hanti ubobay xisab Aya ka dambeysa
    Guleysta
    😂😂😂😂
    🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin

  • @seidserar9966
    @seidserar9966 56 минут назад

    Guul

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w Час назад +1

    qasab weeye in teendhadii lagunoqdaa

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Час назад

    asc habaryar waa guuleysaney munaafaqiintii madharga yaashaha waaka guuleysaney munaafiqiintii waa ooyayan waana udhamaatay halyey axmed qurux halyey somaliyed weeye somalu uhiiliyey waad kumahad santahay saad ukala dhigdhigtay munafaqiinta

  • @KhadarDahir-mm7xc
    @KhadarDahir-mm7xc Час назад

    Hambalyo

  • @NajiibAlfa-fp4om
    @NajiibAlfa-fp4om 20 минут назад

    Villada waxaa kafuran makhaayad khamrida laga fuudo means laga cabo marka soomaaliya baarkaas ayaa laga xukumaa

  • @jibrilculusow5413
    @jibrilculusow5413 Час назад

    Murusade Walaidin ogyahay Halkaad kasocotaan Qucqdad

  • @Heimatar
    @Heimatar 58 минут назад

    Daarood ayaa guuleestay ee umada Soomaaliya dib u dhac ayee galeen Daarood iyo Hawiye dartood 90kii illaa hada

  • @saynabaadam6882
    @saynabaadam6882 Час назад

    Geesi geesi dhalaY

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 2 часа назад +3

    War.kuwaas.mamatalaan.beesha.kuumade.wa.caadqaatayal howsha kaweyn kuumade waxay taagantahay daarood iyo urur samaale

  • @seidserar9966
    @seidserar9966 56 минут назад

    Gobonimo

  • @mohamedahmed2675
    @mohamedahmed2675 23 минуты назад

    Inan gumeed

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 Час назад

    Yaa lagu fiirini sandman dambe kuwa dhashada saran horan u sragnee

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder Час назад

    Hogaan xumo musuqmaasuq iyo dib u dhac umada somaaliyeed waa ka dharagtay maanta wax aan wadar ogol iyo sax ahayn waa maya.

  • @MohamudMuse-x4k
    @MohamudMuse-x4k 2 часа назад +3

    Teendhadii waa lama huraan.

  • @fareyAbdulahi
    @fareyAbdulahi Час назад

    Hasan cali mawaxaa rajo qabtaa in aw madaxweybe noqso

  • @saynabaadam6882
    @saynabaadam6882 Час назад

    Xasan gurguurte alaha naga qabto

  • @NajiibAlfa-fp4om
    @NajiibAlfa-fp4om 21 минуту назад

    Waxaan umalaynayaa in villadu cabtooy tahay sababtoo ah waxay ku istiimeen iyagoo markale ladoortay bal iswaydiiyamaxaa maxamad siyaad villaada kacayrshay

  • @seidserar9966
    @seidserar9966 46 минут назад

    Kkkkkk tendhadan keeyndoonaaaaa

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Час назад

    habalyo habo caabuqii waa larogmatey munafnimadii 😂😂😂😂😂

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 37 минут назад

    LABO JAGO AYUU QAATAY OO AH TII DAAROOD IYO MID SOOMAALIYEED

  • @mohamedengland8187
    @mohamedengland8187 Час назад

    Kkk

    • @Nadifo-gm4dr
      @Nadifo-gm4dr Час назад

      Asc habo alhu ma aamiin wax kakhayro9n soomaliya ha is raacdo aamiiinmaaanaaaaasn

  • @fareyAbdulahi
    @fareyAbdulahi Час назад

    Somali waxa an facayo waa xasuuq qabsado waa tuugmo malahan

  • @quruxgerikmb6572
    @quruxgerikmb6572 47 минут назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk teendhadiiiiii, isiiiiiiii sisinta iimey kusoco libaax 😊😅

  • @ahmedabdi-ll5qh
    @ahmedabdi-ll5qh Час назад

    abti kkk caadi matihi

  • @AbdixakinMohamoud
    @AbdixakinMohamoud 50 минут назад

    Xasan gaalo u rakuucow xilka noo dhig

  • @maxamedcabdisalaan7496
    @maxamedcabdisalaan7496 32 минуты назад

    Xasan cudurka ku jira ilaahoow hana galinin

  • @BoonkaSaney
    @BoonkaSaney 45 минут назад

    Dalxureye xasan sh maxamud guul guul

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel Час назад

    ❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @AbukarAbdullahi-o8i
    @AbukarAbdullahi-o8i Час назад

    Kkkkkkkk. Taadiba. Gaarkaba. Ha. U badnaatee. Axmadoow. Teenaaa. Ku. Dhex aragnaa. Miyaa. Tiri. Kabayare. Kklkklkkkkk

  • @shairabdi
    @shairabdi Час назад

    Taloow hebel kabayare ma heblaayo kabayare beey walaala yihiin?

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 25 минут назад

      Farxiya kabayare walalkeed

    • @shairabdi
      @shairabdi 15 минут назад

      @@FatumaOsmn mahadsanid faay

  • @shairabdi
    @shairabdi Час назад

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @SamayoSaciid
    @SamayoSaciid 44 минуты назад

    Nabsi weeye markuu farmaajo tunka hayay xasan sheekh iyo sheekh shariif ayaa u oynaayay Kkkkkkkk nabsi lama daraabsado

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 Час назад

    Amiin😂😂😂😂

  • @حليمهسعديهمحمد
    @حليمهسعديهمحمد 18 минут назад

    😛👎