DEG DEG SHIRKII OO LAGU KALA TAGAY & AHMED MADOBE OO KA DUULAYA AADAN CADE.XAMSA OO SHIRQOOLAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 36

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 4 часа назад +2

    Axmed madoobe iyo lafta gareen ayey maanta gacantooda ku jirtaa badbaadinta dalku

  • @mbadi818
    @mbadi818 6 часов назад +1

    Waryaa
    Naga dhaaf beenta aad daldaleeysi Ahemed M Beriito Ayu Baxaa

  • @xagardheerbulacley5047
    @xagardheerbulacley5047 4 часа назад +1

    Waa Ethiopian alshabab inuu meel Somalia maamulo waa qalad

    • @IbrahimOsman-p6p
      @IbrahimOsman-p6p 4 часа назад

      Xagardheer orod shabab kaxore dumarkaga wa kuwa haben badhkii lasexiye masaga wa iyo galcad nacas

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 6 часов назад +1

    War beenta dadka ka daa

  • @ibrahimshanfool
    @ibrahimshanfool 6 часов назад +2

    Hadii caqligu uu shaqeyn waayo waxaa shaqeyn doono xaqiiqada runta ah xasan shiikh wuxuu ku xad gudbayaa macnaha hogaamineed ee uu dal yeelan karo runtii xaq uma lahan inuu xanibaad ku sameeyo madaxweynaha jubaland hadaba xasan iyo xamse midna awood uma lahan waayo dadku waxbuu isku darsaday ee axmed xasan waxba uma uusan dhiiban ama sidaan anigu rabo samee ama dacaayad iyo cay iyo waxbaan xiri taasi meelna sharciga kama soo galeyso rabitaanka xasan shiikh ma ahan sharci balse waxaan leeyahay cimrigaaga ha dadajin xasan shiikh

    • @aliguleed6748
      @aliguleed6748 16 минут назад

      Hadii Axmed madoobe diido danta umada somaliyed waa in la xiraa oo uusan xamar kabixin laguna ciqaabo inuusan xamar kabixin

  • @guutaleboono5281
    @guutaleboono5281 6 часов назад

    Adig yaa kuu sheegay in ey waxaan ey ka hadleen labada masuul oo kaligood ah mala awaalka jooji

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 6 часов назад

    Axmed .madoowe .waa Alshabaab

  • @MohamedNur-p2b
    @MohamedNur-p2b 3 часа назад

    Ahmed madobe iyo Deni haday ku qabtaan layma qaban ha odhan

  • @xagardheerbulacley5047
    @xagardheerbulacley5047 4 часа назад

    Loo joojinmaayo tareenka

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 6 часов назад

    Teer cadill baa qaraacii abgaalee😂😂😂😂 haday iskudayaan in Ahmed ladhibaateeyoo😂😂😂😂😂

  • @naasircawaale5555
    @naasircawaale5555 6 часов назад

    Axmed maxamed islaam waageesi dhiigiiso shaqaynayo shirka loomdhana mee ptl iyo ssc dhulka waa lawadaleeyahay

  • @mohamedrabaax5429
    @mohamedrabaax5429 5 часов назад

    War😂😂😂 anagaa yaab aragney.waa nin dhinac ka raran balo ku cayaadhey 😂 🤣 😅😅

  • @hassanjama6447
    @hassanjama6447 6 часов назад

    Waa.beenta

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 6 часов назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ciddii keentay bay u taal

  • @sahraAli-e9h
    @sahraAli-e9h 5 часов назад

    Xasan Sheekh waaba qalad inuu ahmed madoowe barbaryo waa tuug dhulka uu xumo mana u dhalay waaba nin xoog ku haysta sida alshabab halaga xoreeyo

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 6 часов назад

    Rer cabdill

  • @saladsaidmuse-xc4wj
    @saladsaidmuse-xc4wj 4 часа назад

    Ahmed waa diidey yes mann inuu noqdo 🎉🎉dalka taladisa cidna gaar uma aha🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 13 минут назад

    Xamso waa xirikaraa wayo axmed madoobe hub uu ku dagalamo mahaysto marka waa in talaabo laga qaado si dag dag ah

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 6 часов назад +4

    Daarood lacag kuma iibsadaan xiniin yahooda !!! Danta umadda somaliyeed waxay ku jirtaa in xasan laga qabto umadda somaliyeed sidii looga qabtay farmaajo ?????

  • @user-mo2mg5io8q
    @user-mo2mg5io8q Час назад

    like kuma saaraayo beenloow iyo naceybka qabiileysan ayaanan kugu sareyn tuug lacag kaga qaato youtube

  • @yahyemohamed4007
    @yahyemohamed4007 6 часов назад

    Waabaxyay waaa danbaysaaa

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 7 часов назад +1

    Ciidanka masar miyaa lagu cabudhin dadka somaliyeed !!???

  • @saladsaidmuse-xc4wj
    @saladsaidmuse-xc4wj 4 часа назад

    Xasan waa khaldanyahay 🎉maata iyo shalayba 🎉🎉🎉🎉

  • @AliGeeljire
    @AliGeeljire 6 часов назад

    Teendhada

  • @AliGeeljire
    @AliGeeljire 6 часов назад

    Waxaa furan 1 jid oo kaliya.waana afisyoone

  • @yahyemohamed4007
    @yahyemohamed4007 6 часов назад

    Waxaa furan afisooni

  • @jaamacmjaamac814
    @jaamacmjaamac814 6 часов назад

    wadanka ma hawiye kaliya ayuu noqqdey .hawiye kaliya ha is doortaan ileyyn dowladii Somalia ayaga ku qarabtee

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 6 часов назад

    ha ku tashan lafta garen marku tago beydhabo wuu hadlaya wana kabaxaya taliye shub waxa ka weyn mamulka koofur gslbeed

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 6 часов назад

    Daaya haduulo kadibna waa in laga soo qabto jubalan kadibna sharciga lagu qaado daaya dhiig miiradka

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 6 часов назад

    Axmed madobe waa nin xun laakiin waxa kasii xun xasan sheekh oo qabyaladiste ah oo soomali kala eryey iskuna diray qabiiladii wada degana

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 7 часов назад

    Miskiin adeer axmed ma aha nin dhaqaale iyo wax la mid ah
    Axmed qadiyadda somaliyed kuma iibsan karo !!????
    Hawiyaha iyo raxan waynta ayaa lacag laga siiyaa xiniin yahooda
    Lacag maxay tahay ???