Axmed madoobe ma ahan nin u shaqeeyo data iyo dalka soomaali waxaa uu u shaqeeyaa itoobi iyo imaaraad waa faashil ee si deg deg ah ha loo xiro waa shabaab
Xamse ma leeyahay Awood uu ku horistaago Axmed Madoobe inuu ku noqdo Kismaayo! XAMSE miyuu soo noolaaday. XAMSE Waraabe utaag >>>> ma wuxuu isu bedelay Baadiste sida Gangsters ka camal!
M. Biixi gar buu yeeshay.. dadka koonfurto hogaan ku sheeg.. Hadiiba sax iyo qaladba waxey tahayba..lakala saarikin.. maxkamad kala saari kartaa aynba jirin.. walalayaalow Dadakaasi Somaaliland yaan waqti lagasii lumin ee hala fasax..
Guul sxb suldnaka Tv
Alxidhocidida
4
Wllhi Waxa So Ifbaxay Wuxu Sheegijiray Fahad Yaasin Subxaanaka al Cadiim ☝️🙄🙄🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Taasi waa afduub Waa arin la filayey xamar waa in laga badalo caasimada waa meel bahalo galeen ah.
Indha adayg waxaas baa la dhahaa😂😂😂😂😂😂😂😂
Adeer xamse ma dhihi karo ma bixi karo Axmed madoobe ee sheeg ninka dhihi karo hadalkaa xanibaada
😢😢subxaana allaah
Xasan tuug xamar ha ga qabto Somali badbadi ahmedow
Axmad Islan wssaxan yahay
Hawiye midnimo ma rabo, waxay raadinayaan inay boqortooyo samaystaan somalina sidaa ugu taliyaan
Hamsow ada la hayste ah
Magici kuu baxay aya kugu cadaaday
Hamse waa doqon aan danimadiisa aqoo n
XOOG IYO XAMAASAD SOOMAALIYA LAGUMA WEDIKARO EE XASAN SIDEE RABAA ???
Xasan sh haeryo xamse doorood kaniximaayee
YAA II SHEEGI KARA MIDNNIMADA HAWIYE RAADIYYO SOMALIDUNA RABIN HADII LAKALA TAGO DOLOW MAKA LIIDANA INTA KALE
ogaden alla aamin weeyo waa ilayskii noloshe allahayow nabadgali amaano yeelo isha xaasifintiyo kailaali ibleysyada aafaday wadaan allahayow kaamagan ogadenow iskuwada tashado abeesyada kucunaya ehel hamoodinoo waligaa ha aaminin afmisharka kafogow waa abris kucunaye nanaba ha aaminin alle talada sartoo xaqa kuadkado aayo katashi ogsonow aakharana xasuusnow ehelkii qureeshtiyo isirkagu waa gobe aayahagu waa guul abaalkagu waa sharaf uumiyaha dhamantood usareeya waligiin ogadeen wadaniyow guuul🤲🤲🇬🇲🇬🇲🦁🦁💪💪💪🔥♥️♥️♥️🇬🇲🦁🦁💪💪🔥♥️♥️👍👍✌️🙏
Suldaanka TV su.aal
Midnimada SOOMAALI waa muqadis IYO butland loo joojinmaayayo jubaland loo joojinmaayayo is waafiji
Buntiland oo qura maaha ee ciddii waddani somaaleed oo ulajeedda bugta aan lahayn oo dhan ayaa taageersan axmad madoobe
Shikaan imarat iyo Ethiopia gadaal
U fadhiyo.
Waxa meesha ka muuqdas qabiil qeybsan.. midkasta agendigiisa ay ku dhegan yahay.. dad-umadeed meesha majirtoo..
Waxan leeyahay midkasta meeshiisa haku noqdo...halagu kala tago...
Axmed madoobe ma ahan nin u shaqeeyo data iyo dalka soomaali waxaa uu u shaqeeyaa itoobi iyo imaaraad waa faashil ee si deg deg ah ha loo xiro waa shabaab
Axmed mdone Hadudidoalxdho
Jihadakalema axamad madoobe haqsbo xasansh baa waayaabe
Sidee wax wanaagsan u dhici karaa hadday madaxdu is ixtiraami waayaan oo la is-fahmi waayo?
Dhaqanka saxaafada ma taqaan,
Xamse ma leeyahay Awood uu ku horistaago Axmed Madoobe inuu ku noqdo Kismaayo!
XAMSE miyuu soo noolaaday.
XAMSE Waraabe utaag >>>> ma wuxuu isu bedelay Baadiste sida Gangsters ka camal!
Xasan sh waasidaanrabpiiyeelaxmadmadoobow meesha madanta xasansh baaqasabamise masiirka somaaaliyeed
Faan badanaa yaa axmed xanibi kara
M. Biixi gar buu yeeshay.. dadka koonfurto hogaan ku sheeg.. Hadiiba sax iyo qaladba waxey tahayba..lakala saarikin.. maxkamad kala saari kartaa aynba jirin.. walalayaalow
Dadakaasi Somaaliland yaan waqti lagasii lumin ee hala fasax..
Qofkasta oosoomaali ah cadaan kaa waxay ugutalagaleen lacago siibacaruunta laamiyaal isuulo isbitaal tababar beero qalabkabeerahalagufalo guryo ladhoho xalkawaara baabuur curyaan hub fiisooyin intaa ooaad ubadan oodadkasoomaaliqaysadalayirilacag badan oocadaankunasiiyoxasanloodhiibo xamarmasoodhaafto
L