Axmed Madoobe oo ka tagay shirka Golaha Wadatashiga Qaran. Dagaal mise waji dad-basho?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024

Комментарии • 42

  • @burhanmohamed2622
    @burhanmohamed2622 2 часа назад +3

    Shalay, Maanta u Ekaa.

  • @siraajdiin7185
    @siraajdiin7185 Час назад +2

    Xasan sheikh asaga axmed moodebe kismaayo kucaleemasaarey Manta kacabo eeey guul madoobe

  • @C.shkauurCumar
    @C.shkauurCumar 2 часа назад +1

    Wariye waan kusalamay❤❤❤❤

  • @caaficusmaan2451
    @caaficusmaan2451 2 часа назад +1

    M.allah guuul somsliya

  • @AhmedHassan-lg2pp
    @AhmedHassan-lg2pp 2 часа назад +1

    Xasan.awal.wuxuurraadinayay.wax.aansuuragal.aheyn.doorasho.qof.iyo
    Cod.ah

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 56 минут назад

    Waa Mahadsan Yahay Axmed Madoobe mar haddii uu Xasan Dal Xoreeye ka hor istaagey Bur burinta dawladnimada Soomaaliya

  • @AbdixakinMohamoud
    @AbdixakinMohamoud 2 часа назад +1

    Guuuuuuuul axmed madoobe halyey qaran ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamuudFarax-f8g
    @MaxamuudFarax-f8g Час назад +2

    Adeer siyaasada somaliya
    Waxaa mayalka
    Uhaya daarood

  • @khaliifmohamoiudHussein
    @khaliifmohamoiudHussein Час назад +1

    This issue need his family of Ogaden Decission

  • @AxmedKuraade
    @AxmedKuraade Час назад +1

    Cabdulaahiyow ii sheeg hal wax oo lagu taageero inta joogto shirka iyo inta ka maqan iyo walina siyaasinta daalan ee diba joogo hal wax oo maslaxad soomaliyeed ah oo aan tooda ahayn ninyahow liketada iska guro iyo hadii xooga laguu laabo umadan alle ayaa u maqan hadan toobad kenaan alle belayadan waa ka dul wereejinaya hadii kale 40 kle ku sii jirayaan

  • @YasirYassin18
    @YasirYassin18 2 часа назад +2

    Madaxda somalida waxa moda in shaqada lo igmaday ay tahay oo kaliya inay doorasho isku jiidjiitaan dalkaba inuu dayacan yhy ma moodaan inay japan maamulaan baa moodaa

  • @CismaanCeydaruus
    @CismaanCeydaruus 2 часа назад +1

    Def waabooday 😮😢😢😢

  • @FarabiyoDiiriye
    @FarabiyoDiiriye 2 часа назад +1

    🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🙏🏻🙏🏻🙏🏻🌹♥️

  • @_22260
    @_22260 42 минуты назад

    Xasan shiikh owalba dan somaaliyeed kama shaqeeyneeyn dantiisa buu kashaqeeynayey waana lagu diidey

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 2 часа назад +1

    Hassan sheikh wixi shalay Farmajo kadiiday sidu u rabba in laga ogolaado waddankuna wa 4.5 siyasaduna wa barasho wada ogol Hassan sheikh dictatoriadbu wadda annu garaneyn sidi lo hoggamin lahaa

  • @AxmedKuraade
    @AxmedKuraade Час назад +1

    🎉😮😊😢😢😢😢😢😢

  • @xaamidbilexasan8182
    @xaamidbilexasan8182 2 часа назад +3

    Khaatumo away

    • @qeysqeys8736
      @qeysqeys8736 21 минуту назад

      Qaatumo waa loo sheegay adinka iyo puntland soo kala baxa oo dhibac isu raaca ayaa ladhahay welibe ma eeysan dhicin

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 2 часа назад +1

    Waa khalad in la dhaho wax waliba ajnebi ayaa ka danbeeya anigu waxaan U arkaa khaladka oo dhan waa xasan shiikh waayo soomaali 1991 ayey Kala tagtay wax baa la isku yabyaabaye wixii buu sii Kala tuuray sabab waa Kursi jacayl dastuur beddelo hadana Ku feker muddo kororsi dalkii Kala furfur qabiiladii waa isdilayaan mana ka nabadoonaynmaayo xabashi ayaan la dagaalamayaa ayuu leedahay haddana wuu wataa xaggee U socda bal adigu noo sheeg haddaad fahmayso waa nin wareersan tali ma hayo

  • @abshir5782
    @abshir5782 Час назад +1

    Ethiopian imaaradka dhib ba an ku haaye somalia

  • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
    @Falanqeynta_musalsalada_Somali 2 часа назад +2

    Ithopia iyo kenya 🇰🇪 dad u adeegaya yaan loo joojin shirka

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 Час назад

      Maya hawiye qof ushaqeynayo yaan loojojin sheekada caatada aah meelaha lawaregeysan mesha kalataga kaligood wadaniga ah .marna koonfur galbed wa ethiopian marna jubaland ba uadeegeyso kenya iyo ethiopia ..waxaas wakhtigi laiskumaawelin jire lasodhaaf cidwaliba danteydey katashaneysa somaali israbto majirte aayar gurigiina hanigufilnaado hawiyow

  • @abdullahimohamed5544
    @abdullahimohamed5544 2 часа назад +2

    Wariyow Waxaad kamid Noqotey Kuwa Xasan Gargurte Kutaarego Qalad Kasta Taasina waad Ku fashilintaan markasta Xasan Dhiiiqo Hurdada iyo riyo maalmedja Kujir Habarkii shacabkaa Kugu dhacey.

  • @Junanilll
    @Junanilll Час назад +1

    Cunugan wariyaha ah waxan xasuusta wagi badbaado qaran siduu utageri jiray xasan sheikh iyo badbaado qaran waxii lagu shegi jiray 😂😂😂.

  • @YuusufCusmaan-cy5ms
    @YuusufCusmaan-cy5ms 2 часа назад +1

    aniga waxey ilatahay iney kulugodba dhuuniyaal yihiin waxeyna isku dagalayan .waxan wadanka aan kulaheen laakiin qiyaamaha lagula xisab tamayaa haduw ala idmo insha alah

  • @IbrahimAli-f9g3n
    @IbrahimAli-f9g3n 2 часа назад +1

    😅😅😅

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 Час назад +1

    Awa hadkii soomaali heshiis ah dunidana sheshiis a ah maanta
    Daroor doonta masaarnee

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 Час назад

      Somaali heshiish ah majirte adeer qofwaliba meeshisa hadeeqdo meshani lugu kala tag e

  • @abdikfilabile270
    @abdikfilabile270 2 часа назад +1

    Madoobe hadii dagaal wax looga Qaadikaro farmaaja wax uga qaadilahaaaa

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 2 часа назад +2

    Wad carootay miyaa ayaantaan wad amustaye

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 7 минут назад

    2022 Ciidankii baadbadoo Qarne maye
    Janaraladi buuugatahaa meeya islaawayniide hawiye Xamaraaleha madee ninkastaa Tuuladiisa ciraaka halaaa aadoo sidee kurdiidia ciraaqa sayria Tuurakiga iraan Dariiqakaliaye loo diiyaarshaa UNka sidaa laydku talianaya soamali 2027😢

  • @abdirizackmohamed9173
    @abdirizackmohamed9173 5 минут назад

    Qabiilkii kuqaaday kumadigo

  • @AxmedKuraade
    @AxmedKuraade Час назад +1

    Maxay ahaan lahayd awalba huu haa ayaa meesha laysugu keenay ma wax maslaxad umadeed ayaa yaalay in umada soomaliya lasii ceejiyaa yaashay aderow naga dhaaf sheeko cabdi cabdigaan soomaalidu ku baabaday 30 sano ee lasoo dhaafay qax qarax barac kac tahriib qabiil qoleysan eex dulmi maxaa u dhiman dalkan iyo dadkaan aan ka ahayn iney sidii kuridiyiintii dalalka derisku qoloba qolo ku biirto

  • @abdifatahbashir-cr2lj
    @abdifatahbashir-cr2lj 2 часа назад +1

    Cali guudlaawe iyo qoorqoor hayska ag gadhiyo awalba oday Hawiye unbuu ahaaye

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman9582 2 часа назад +1

    War soo dani in uu kismaayo tago lama guboo naanin war xasan albabkii geele ufuray kam soo xirmin daaroot loo joojin maayo natijadeeda waa tan yuu kula dagaa lami xasan axmed ma mareexanka buundooyinki gedo ka go an yihiinbaa. Kkkk

  • @KadarOmer-m5m
    @KadarOmer-m5m 2 часа назад +1

    Shaley imisan idin lahyn wa faragalin shiisheye mashruca deni iyo madobe ma maanta shegeysaa hhhh

  • @JacfarCalixusen
    @JacfarCalixusen Час назад +1

    Y😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 Час назад +1

    Xasan sh 💀 bye bye 😂

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 Час назад

    Federalkii Somalia ma sidanbaa u dambaysay😄😃
    Saan miyaa jacaylka san miyaa
    Saan miyaa Federalka saan miyaaa😄😄😃😃😀😀
    War dastuurka si dagdag ah haloo dhamaystiro awooduhuna hala kala saaro hadii kale sidanlee waaye nooh😃😃

  • @MaxamuudFarax-f8g
    @MaxamuudFarax-f8g Час назад +1

    Axmad madoobe waa libaax libaax dhalay

  • @Dhiirigaliyeec8cq
    @Dhiirigaliyeec8cq Час назад

    Aniga waxa ay ila tahay in ay maamuladan ay ethiopia hoos kawado hadii saan sii socoto oo aan ethipianka xoog looga saaran wadan wxaa dhicidoonata waxii ka dhacay falstiin 1948 hadii ay maa mulada ay didaan wadahadal waa in ay dowlada somaliyeed dagal kaga hortagtaaa waa qasab taas

  • @osmanahmed3512
    @osmanahmed3512 26 минут назад

    Xasan dhiqo xaran cunu cid la shqayn karta ma jirto wa tuug