Ma Ogtahay (11) by: Sheikh Mohammed Ali Jabarti

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 окт 2020

Комментарии • 72

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 года назад +6

    Macaawiye wuxuu galey
    Oo geystey waa hore
    Gurigiisi Aakhiro iyo
    Godkiisuu la joogaa
    Anna gees walbaba dayey
    Oo Amaantiisu ima galin.
    Aniga maalinkuu caruurtii Nabiga uu Diley bey Mucaawiye iiga dhamaataye... ee ninkii doonaa hadaba cararo.

  • @moyabarow5163
    @moyabarow5163 3 года назад +5

    Ilaahw shiicaa kaa .mgan galy

  • @mohamedileye7870
    @mohamedileye7870 3 года назад +3

    My dear brother I love you you make the best videos God bless you

  • @xassanali5663
    @xassanali5663 2 года назад +2

    وَالسَّابِقُونَ الْأَوَّلُونَ مِنَ الْمُهَاجِرِينَ وَالْأَنصَارِ وَالَّذِينَ اتَّبَعُوهُم بِإِحْسَانٍ رَّضِيَ اللَّهُ عَنْهُمْ وَرَضُوا عَنْهُ وَأَعَدَّ لَهُمْ جَنَّاتٍ تَجْرِي تَحْتَهَا الْأَنْهَارُ خَالِدِينَ فِيهَا أَبَدًا ۚ ذَٰلِكَ الْفَوْزُ الْعَظِيمُ aayada hakala jarjarin oo Caamda haku khalidin mise waxad aamin santahay sida saaxiibada in quraanka wax lagu daray subxana Allah

  • @abdulhakimsamater7309
    @abdulhakimsamater7309 13 дней назад

    Mashaallah…👍👍👍

  • @abdiqafarmohamed8676
    @abdiqafarmohamed8676 2 года назад +3

    اللهم اهدنا علي عقيدة اهل سنة والجماع

    • @abdiqafarmohamed8676
      @abdiqafarmohamed8676 2 года назад +1

      Sheikh Salah Maalin Abdullahi he is great somali sheikh he have to respect saxib sheikh durka hakaxagini ee hadad run shegi hoor imad

  • @fadumozahra650
    @fadumozahra650 Год назад +1

    Mansha allaah sheekh salax allaah haku xafido sheekhunaa ❤️

  • @user-ct9dd8tb7e
    @user-ct9dd8tb7e 8 месяцев назад

    Maansha Allah guulayso xaqiiqo ayaad ka hadashay

  • @kaaffuu
    @kaaffuu Год назад

    Jzkllh sheikh illaah haku barakiyo

  • @AbdillahiAhmed-sc7hf
    @AbdillahiAhmed-sc7hf 3 месяца назад

    Allah halacnado shicada

  • @AbdillahiAhmed-sc7hf
    @AbdillahiAhmed-sc7hf 3 месяца назад

    Allah hababio 🙊🙊🙊🙊🙊🙊🙊🙊🙊 tuugbaatahay

  • @hassanalikessani1726
    @hassanalikessani1726 3 года назад +4

    Please subtitle your beautiful lecture in English / Arabic so that everyone should read and understand to enter into True Islam that Holy Prophet SAWW brought and finalised in Ghadheer

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 6 месяцев назад

    Waa shiici sheydaana kalbi

  • @cabdiqoslaay
    @cabdiqoslaay Год назад +1

    اللهم اهدنا عقيدة أهل السنة والجماعة الا شعرية

  • @calimaxamud9533
    @calimaxamud9533 2 года назад

    maansha allaah sheekh saalax illaahy cimiriga ha kuu barkeeyo

  • @hudahaji8669
    @hudahaji8669 3 года назад +1

    Allah ya cisak , dintsa Saxda ah

  • @AbdillahiAhmed-sc7hf
    @AbdillahiAhmed-sc7hf 3 месяца назад

    Waa kufaar waa baynalayal

  • @xaq-doon1609
    @xaq-doon1609 3 года назад +1

    Ilaahay inuu ka dhaafay wixi ka dhacay xagee ku ogaaday bal siduu ilaahay ugu been abuurto dhagaysta wadaadkaas

  • @rabiicamaxamad855
    @rabiicamaxamad855 Год назад

    Ilaahay dhariiqa saxda ah ha kutuso
    قال إبن رسلان في الزبد
    وماجرى بين الصحاب نسكت. ونثبت أجرى الاجتهاد نثبت

  • @hassanalikessani1726
    @hassanalikessani1726 3 года назад +3

    Already one seen thumbs down proving truth has no value! Standing with majority won’t lead anyone to success of getting in Heavens. The shaytan has done this in first stance and today majority doing the same mistake which already done by shaytan. Think and listen carefully and judge

  • @heegabomedia9644
    @heegabomedia9644 7 дней назад

    Waa xaqiiq mucawiye iyo kuwa lamid ka ah in la qaryo waa dambi

  • @fadumozahra650
    @fadumozahra650 Год назад

    Kan waa shiico

  • @muxyadiinmaxamedkhaliif6880
    @muxyadiinmaxamedkhaliif6880 8 месяцев назад

    Jabartiyow sheydaan nimo baa kaa muuqato ee waxaa ka heshid waxaba iga siinin danbigaagana ilahay namassaro

  • @abidikarim5442
    @abidikarim5442 3 года назад +1

    محمد علي الجبرتي

  • @boqorkaduurka7804
    @boqorkaduurka7804 3 года назад +2

    Jazakallah kheyr shiekh

  • @cebloguuled6800
    @cebloguuled6800 3 года назад +1

    Marka inlasheega mawaxay daliil unokhon in lacayo oo lanaclado cayse madiinba mase waa waxa fican oo sokorninaya diin Allah nasaturo musliminta oo dhan

  • @sayidomarmacalin9883
    @sayidomarmacalin9883 3 года назад +1

    Akhii sheikh maxamed waa run adigu ma jeceshahay in ladabagalo asxaabaha oo lasooqufu wixii kadhacay waa runtaa khalad waygaleen lkn dee waa in iskadhaafo ilaahay baa og suu kujazaynayo

    • @hudahaji8669
      @hudahaji8669 3 года назад

      Waa inaan. Saxaabada xun xun la raacin oo looga digaa dadka

    • @sayidomarmacalin9883
      @sayidomarmacalin9883 3 года назад

      @@hudahaji8669 lkn madhihikarno asxaabadu way ku qaldanaayeen dagaalkii kadhexdhacay waa inay naga amaan helaan sax waayo sikastaba way naga fiicnaayee marka anigu maqalo in lasheego qof marhore ilaahay lahortakay camalkiisii in ladhibo in amaan lasiiyo baan qabaa

  • @cabdiqoslaay
    @cabdiqoslaay Год назад

    ونسكت ما جري بين الصحابة
    Waan ka aamuseynaa saxaabada dhaxdooda wixii dhacay

  • @AbdillahiAhmed-sc7hf
    @AbdillahiAhmed-sc7hf 3 месяца назад

    Abayo kaniwakaafir shici ah wax ba yanlagadhaygaysan

  • @alcamirialcamiri5343
    @alcamirialcamiri5343 3 года назад +2

    Wuxu yiri Ilaahay suu ugu dhaafi kara?!
    Oo adi ma Allah baad ka wakiil baad tahay?..
    Maanta waxaad taagantahay Ilahay uma dhaafi karo saxaabada wixi dhax maray.. Kadibna waxaad ku calaacali wahabiya dad gaaleysiyay.. 😂😂😂
    Nacnacle.. Ceebtaada wa la ogaday..
    Laakiin ninki damiirlehbay ceebtu dhibtaa...

  • @yahyeaden7495
    @yahyeaden7495 2 года назад

    دينون رحما و الحب و الرفق
    الضحبة كلهم عدل

  • @MohamedAbdi-bs1qz
    @MohamedAbdi-bs1qz 2 года назад

    Social media shico aya kabuxsantii

  • @maxamedmire1434
    @maxamedmire1434 6 дней назад

    مردو ليس بالتشديد وهي بالتخفيف baro quraanka shiiciyo mujrimka

  • @abdisaiid9481
    @abdisaiid9481 3 года назад +2

    اللهم نجنامن عقيدة الشيعة

  • @mohmednoor2608
    @mohmednoor2608 3 года назад

    Shiicadu waa gaalo shaydiin ah

  • @xassanqalif6086
    @xassanqalif6086 3 года назад +1

    Benale adiga xitaa fahan
    Wuxuu dahayy dadaka kuwii ogu qerbadnaa

  • @zovarano9280
    @zovarano9280 3 года назад

    in ahlul beytka mansabkooda laga hooseesiyo oo misana dhagartooda la dhayal sado si bay u khadhaadhay 1 oo shiico inay raacaan raadkooda garawsiiyona ka muujiyaan waa wax fiican balse waxaa iyana khadhaadh kale ah in asxaabta la naclado weliba kuwii ugu dhawaa rasuulka CSW
    Anigoo ah Suni kuma taageersani Suniga in La dhayalsado Ahlulbeytka si la mid ah sida aanan ugu taageersanayn Shiicada in Asxaabta rasuulka Iyo Umahaatul mu miniin in la Naclado

  • @user-du7yj4yy1y
    @user-du7yj4yy1y 3 года назад +3

    اللهم نجنا من فتنة الشيعة

  • @hudahaji8669
    @hudahaji8669 3 года назад +5

    Sheekh maxamed waa loo Baahnaa sheekh soomaaliyeed oo diinta saxda ah u sheega soomaalida la lumiyay oo xaqiiqada laga qariyay

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 3 года назад +3

      Huda Haji... Maashaa Allah Run baad sheegtey wlalo, oo waa loo baahnaa culimo Somaliyeed oo faafisa Fikirka Islaamka Saxda ah. Waxaase kale oo loo baahan yahay dad garab Istaaga Culimadaas xag dhaqaale iyo xag Talo siinba... Si Fikirkaasi uu dad badan iyo meelo badan uu u gaaro.

    • @hudahaji8669
      @hudahaji8669 3 года назад +2

      @@fouzianuura2327
      Inshaa allah waanu garab istaagi doonaa

    • @boqorkaduurka7804
      @boqorkaduurka7804 3 года назад +2

      Haa wlhi shekhan xaqiiqoyin sida qoraxda u cad ayu ka hadalaya

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 3 года назад

      @@boqorkaduurka7804 Runtaa wlalo... Inaan taageerno kuligeed saw ma fiicana... Oon Alle ugu dhawaano Faafinta Islaamka Saxda Ah.

    • @boqorkaduurka7804
      @boqorkaduurka7804 3 года назад

      Waba wada hooshas dadka qaar way igula dagaalan so ma ahan hadan ka hadlo آل سيدنا محمد ( اللهمصل علي سيدنامحمدوعلي آل سيدنامحمد)

  • @MohamedAbdi-bs1qz
    @MohamedAbdi-bs1qz 2 года назад

    نعوذ بالله من شر الشيعه

  • @abukarhappy3000
    @abukarhappy3000 6 месяцев назад

    Gaalka dhagaxa kaniisadda u dhex yaalo ee yiri dhagax ma caabudo oo ma aaminsane inow Ilaahey ii yahay ee waa sawirkii ciise oo mathal ah okey qofkii salaada kacbada xageeda aan ula jeesan lagama aqbalayo kacbaduna waa dhagax iyo dheyman maxaa farqi OO u dhaxeya yaa iga jawaabi karo sababta dhagax lee loo dabo joogo

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 3 месяца назад

    Beenaale uraa ok dhuuni raaf ah baad tahay uraaye

  • @mahadhussein9115
    @mahadhussein9115 3 года назад +1

    نعود بالله من عقية الشيعة

  • @abdirahman8213
    @abdirahman8213 3 года назад +1

    shiicoy taarikh beenedka ad wada haku dambeeye hal meel o shiico dinta ugu gargartay ama nin taliya noqday oo gaala iska dhiciyay ma jira , hada xabibkeeni aya la dhaleecayneya khudbadan loma baahnayn dheer ee waxa laga sugayay hiilka nebigena scw iyo iran tad eyga u tahay waxay ka qabto mise sacabkay utumayan caydiisa sida miyaa been beenta iska oohin jirtay