qadiyadii Galkyo, by: Sheikh Aadan Qudubi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 50

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 3 года назад +3

    Waad khasaarteen suufiyo kutubta ibnu taymiya iyo sh.muxamedbcabdil wahaab waa la akhrinayaa,waana lafaafinayaa ,ku dhimo cuqdaada ku hayso,yaa zindiiq.

    • @زينةمحمد-ق8ي
      @زينةمحمد-ق8ي 3 года назад

      ما شاء الله
      جزاك الله خير الجزاء

    • @زينةمحمد-ق8ي
      @زينةمحمد-ق8ي 3 года назад

      نعم علمائنا شيخ الاسلام ابن تيمية وابن قيم ومحمد بن عبد الوهاب

  • @fadumozahra650
    @fadumozahra650 2 года назад

    Manshall Allaah haku xafido sheekhunaa guul wcn

  • @weproduction1804
    @weproduction1804 3 года назад +1

    Ma qof dhahay adan idhibo iyo masjid qimo igu mafadhiyo ma qil igu radine ma ada isharxayo o qaburi ah war ada wano ubahan

  • @abdikarimismail6431
    @abdikarimismail6431 3 года назад

    Allah yaa cizak sheikh qudubi fi dareyn

  • @boqorkaduurka7804
    @boqorkaduurka7804 3 года назад +1

    Sheikh wad mahadsantahay wlhi kugu fikir aya ahaa wa ku farxay sida ad uga hadashay qof uga hadlo wa sugayay

  • @الأوزاعيالأثري
    @الأوزاعيالأثري 3 года назад +3

    Ninkaan shiica waaye somaaliyey iska ilaaliya

    • @samowade1300
      @samowade1300 3 года назад

      Waa runtaa , waa nin dhiiciya

    • @jamacjees4277
      @jamacjees4277 3 года назад +1

      Shiicadu waa walaalaheen, waa ahlul qibla

    • @samowade1300
      @samowade1300 3 года назад

      @@jamacjees4277 ma taqaan shiico , yey yihiin inta aadan dhihin waa walaalo . Mise magacaa uun baad heysaa ?

    • @samirzain7212
      @samirzain7212 3 года назад

      Bro shiici meehee waa takfiiri shiicadu wxy gaaleysiiyeen abubakar iyo cumar kan lkn wuxuu gaaleysiiye mucaawiye rc

    • @ahmeddanan4618
      @ahmeddanan4618 3 года назад

      Nio shiico ma ahan Ilaahayna dhulkayaga ma keeno lkn Waa Qabuuriyo ama suufiyo

  • @alcamirialcamiri5343
    @alcamirialcamiri5343 3 года назад +1

    Aadan Qudubi... Shiici abtirsaday....
    Beer jileec yaan lagaa dareemin, umada soomaliyed wa suni ka ab ka ab, Rafidha culumana uma yaqaanaan dhagna jalaq umasiyaan...
    Calaacalkan tolkaadii iiraaniyinta la aad..
    Ayagaa khuraafaadka jecel e..

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 3 года назад +1

      Sheikhaan ma Shiici baa.... Maasha hadal wanaagsanaa.... Shiicadu waa dad degen oo aqoon leh.

    • @SFrh77
      @SFrh77 3 года назад +2

      Shiicada haday runta sheegayan waa ay naga fiican yihiin

    • @samowade1300
      @samowade1300 3 года назад

      Intaan dihi Rabay adaa tiri , waad wanaajisay

  • @sahroxasan9413
    @sahroxasan9413 3 года назад

    بارك الله فيك ياشيخي طول الله عمرك

  • @boqorkaduurka7804
    @boqorkaduurka7804 3 года назад +1

    Shiikh ayantan wa lagu waayay ma nabad qabtaa

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 года назад +2

    Mhdsnid wlal.. Runtaad sheegtey... Umal Shabaab waxba ugama duwana waayo waa kii lahaa... Masaajidada Suufiyada yaan Jinaasada la geynin waayo waa Mushrikiin...

  • @hakeemhassan9294
    @hakeemhassan9294 3 года назад +2

    Mashaallah....
    بارك الله فيك وزادك الله علمًا ...و كثر الله من امثالك.....👍👍👍

  • @abdinasirfidow3156
    @abdinasirfidow3156 2 года назад

    Walle shikhnimo iyo tawxiid kaafog

  • @samrocket4759
    @samrocket4759 3 года назад

    Gaaaaaaal sanyare

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan4618 3 года назад +1

    Qiil u raadi Ninka Diinta u gafay

  • @fadumozahra650
    @fadumozahra650 2 года назад

    Manshall sheekh Adam allaah haku xafido

  • @boqorkaduurka7804
    @boqorkaduurka7804 3 года назад +1

    Sheikh ma nabad qabta ayantan wax casharo ah ma adan so dhigin

  • @farahosmaan961
    @farahosmaan961 3 года назад +1

    Qoodhey iyo xeredey inaad runta kasheegtay ayaan kaaga marag kacayaa

  • @haruunhusseinshuriye6400
    @haruunhusseinshuriye6400 3 года назад +1

    sh aasam qudubi waalagu wayay shiicay xun islaamka ayaad necebtahay

  • @saalimhassan9958
    @saalimhassan9958 3 года назад +1

    إتق الله يا رجل

  • @kplzakiikaziz3637
    @kplzakiikaziz3637 3 года назад +1

    Ninkaan reer galkacyo wax qalad ah ma uu sheegin.masjidka waa dhagax loo dhisay in ilaah lagu caabudo.lakiin hadii dadka muslim ka dhiigiisa lagu daadiyo waxuu noqonaayaa criminal home.ama guri xun

  • @axmddsheeelh4046
    @axmddsheeelh4046 3 года назад +1

    Adan qudubi

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 года назад +2

    Wahaabidu iney dhib Ummadda ku hayaan wey cadahy... Kahadal kaliyana wax tari maayo....Dadkii Qaraxa, Madax Duubka, iyo Hanti burburka uu soo gaarey... .. Xaq bey u leeyihiin iney Dowlada ka codsadaan in buugaagta iyo madarasooyinka Wahaabida laga madnuuco... Dalka... Waa sida kaliya ee wax looga qaban karo.... Fikirkaas Cadowga ah.

  • @samirzain7212
    @samirzain7212 3 года назад +1

    Adigaaba mucaawiye gaalnimo kushektee takfiiryahow mxd dadka usheegi

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 3 года назад +2

    Beenale waligay nin ka been badan ma arkin.

  • @axmddsheeelh4046
    @axmddsheeelh4046 3 года назад

    Asc

  • @hiilculumomediachanel7078
    @hiilculumomediachanel7078 3 года назад

    Takfir ya ubadan ashaciro alhlu xadith sh shibli ka dhageyso
    ruclips.net/video/01tikMpzTIg/видео.html

  • @AhmedHassan-r9n
    @AhmedHassan-r9n 10 месяцев назад

    Xarakada siigada ayuu mufti u yahay 😅

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 3 года назад +1

    Duufiyada kan hadlayo uu ka mid yahay lama waydiinayo,masaa'isha ku saabsan iimaanka,tan kale ninkaan waa khurai suufi ah,salafiyada nacayb ayuu u qabaa,marka hadalkiisa qabsho malaha.

  • @hajibaash571
    @hajibaash571 3 года назад

    siduu yidh waa sidaa qalbigiisa ayaa loo xisaabay Alle lln waa inuu u cadeeya hadalkiisa marka uu hadalayo

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan4618 3 года назад +1

    Dislike ta halgu badiyo Suufigaan aaan Waxba la xishoon Ee taageeray Ninka u gafay

  • @samowade1300
    @samowade1300 3 года назад

    Aadan shiici oo soo hadlay .

  • @boqorkaduurka7804
    @boqorkaduurka7804 3 года назад

    Wa kula socday ayantan wax maso dhigin marka xaalkaga igawaran

  • @xarbi6318
    @xarbi6318 3 года назад

    aad baad u mahadsantahay wana sax shiikhii culumadu wahaabidu mabaweydiyaan shaqsigu wardh maxaad kuhadashay ee weey gaalesiiiyaan dhiigiisa way baneystaan

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 3 года назад +1

    Adiga magarnaysid waxa lagu gaaloobo,dhibka ku haysto waa aqoon darro kaa haysata waxa lagu gaaloobo iyo waxaan lagu gaaloobin,marka waad la yaabi ,maxaa yeelay jaahil bada tahay,ninka mabadigaa u dhahayo wuxuusan dhihin.

  • @aadanbaari2343
    @aadanbaari2343 3 года назад

    Kitaabta wahaabiyada halaga saaro dalka