WAA KUMA YAXYA SINWAR, HOGGAAMIYAHA AY XAMAAS DOORATAY? | QUBANAHA VOA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 61

  • @امناصر-ق9خ
    @امناصر-ق9خ 2 месяца назад +5

    الف مبروك عليك يارب العالمين لف مبروك عليك يارب العالمين لف لف مبروك

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 2 месяца назад

    Waa wariye dhexdhexaad ah

    • @CabdirahmaanAxmed-s2k
      @CabdirahmaanAxmed-s2k 2 месяца назад

      Markahoore dakanaN balobahanyahaay befor allwases we has longa

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 месяца назад

    Mahadsant walaalkey VoA ❤❤❤❤

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 2 месяца назад +2

    👋 Weriye Sandheere.

  • @OS-db8um
    @OS-db8um 2 месяца назад +8

    Wariyayash VOA wararka Falastin sida dadka kaso horjeda ayay uga hadlan si sax ah ugama hadlan

    • @issarashid9585
      @issarashid9585 2 месяца назад +2

      VOA wa cada qatayal wexeyna bubuniyan hadalada yuhuda

  • @abdiahmed484
    @abdiahmed484 2 месяца назад +7

    الــســـلام عـــلــــيــــكــــم ورحــــمـــــة الله وبــــــــركــــــــاتــــــــة🍁

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 месяца назад +1

    Viva Falastin insha Allah

  • @AhmedYare123p
    @AhmedYare123p 2 месяца назад

    asc

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 2 месяца назад

    Scw.scw.scw.❤❤❤❤❤

  • @MaxamedFaraxtalan-j1c
    @MaxamedFaraxtalan-j1c 2 месяца назад +4

    Maskaxdi ka dambaysay weraarki 7 October wa sheegasho ay warbahinta Israel iyo saxibadeed isticmaasha

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 месяца назад +2

    Kamalla haris weey soo bexeysaa

  • @Abdullahyare-p2e
    @Abdullahyare-p2e 2 месяца назад

    halo yelo

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 2 месяца назад +1

    Nidaam xumaa somalidu may fidhiistaan oo ay is dhagaystaan

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 месяца назад +1

    Ictiraaf bay ku waalateye ,ilaahay ha sahlo😊

  • @IltiredoualePort
    @IltiredoualePort 2 месяца назад +1

    Salam alekum Moxamed mcajirto ?

  • @nasserabdi2630
    @nasserabdi2630 2 месяца назад

    No DPworld no MoU for Wadani

  • @CaaQilHamse
    @CaaQilHamse 2 месяца назад

    Soodhawaw maxamaw xilka ala hakugu asturo

  • @nastehoinaboda
    @nastehoinaboda 2 месяца назад

    Maxaalasinaan isagiibaa qabyaalad wadaba imikee oole waa abtiyaaladay masuulbatahee abti iyo tol ito sxb waxa hala ima nin

  • @hajialiabdulahi40
    @hajialiabdulahi40 2 месяца назад

    He is in a dream 😂😂😂 Confession miyuu
    Yidhi Gooja diiday

  • @CaaQilHamse
    @CaaQilHamse 2 месяца назад

    Asc bahda fiyaw ee waanidin saamay

  • @DaahirYuusuf-o3l
    @DaahirYuusuf-o3l 2 месяца назад

    Maxakamadaas sey umeer mere xaqa heer falastiin
    Waxaan ufilaa markuu baqtiyo
    Yatanyaahu iney kuxukunto boqolsano😂😂

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 месяца назад +1

    WCS VOA

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 2 месяца назад +1

    walz should learn the word madaxaa na furan 6:04

  • @cabdulahicabdikarim8010
    @cabdulahicabdikarim8010 2 месяца назад

    Saxar diid waa caaqil lkn caqligiisu soland nimuu ku koobay somali wayn iyo kor ubax ustaad

  • @zhaammediapro3115
    @zhaammediapro3115 2 месяца назад

    7:15
    Qurba Joogtu Way Ku Mahadsanyihiin Inay Maalgashadaan Dalka Lkn Maalgashiga Waxa Loo Eegaa In Meesha La Maalgalinayaa Nabad Tahay Iyo In Kale Markaa Waa Dhaqaale Burbur Uun Ayaan U Arkaa Ee Waxaan Soo Jeedin Lahaa Marka Hore in Dhaqalahaa Shabaab Lagaga Sifeeyo Dalka Hadhawna La Maal Gashado.

  • @Axmed-gs8vr
    @Axmed-gs8vr 2 месяца назад

    Wara wuxi uku qabtey sheeg 😮😮😮😮

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p 2 месяца назад

    Somali doorashada mareykanka
    Waxba kuma kordhin karan
    Codkodu tuulo yar ma dhama

  • @NASRICABDIMATAAN-ed1re
    @NASRICABDIMATAAN-ed1re 2 месяца назад

    😂😂😂😂

  • @caligaraad1799
    @caligaraad1799 2 месяца назад

    wararka voa kama haynu

  • @abdiraxmanabdilahi793
    @abdiraxmanabdilahi793 2 месяца назад +1

    Waanu idin fahanay halkaad ka hadlaysaan waa London meel dhaanta u shaqa taga hadii kale yuhuuda walaalo tihiin qiyaamaha???????????

    • @joyaiyc
      @joyaiyc 2 месяца назад

      @@abdiraxmanabdilahi793 kkk yuhuuda iyo xamaas iyagaaba walaalaabmeesha waxaa lugu halaagaa wwa reer be fastiin

  • @AdanIdow-sy4hv
    @AdanIdow-sy4hv 2 месяца назад

    Yuhuud iyo amerca alaha jibiyo insha alah waa argagixisda caalamka lkn wy eedayan

  • @FjrjrAsr
    @FjrjrAsr 2 месяца назад

    Kuwaan mamul goboleed ka walan ma jiro

  • @seynabalihasan629
    @seynabalihasan629 2 месяца назад

    What is going on how many time your saying umada jamhuriyada somali land 🥺

  • @Axmedibrahim-e9b
    @Axmedibrahim-e9b 2 месяца назад

    maxay maalgashadan dadkii ayaaba lagu xasuuqayaaye wax walba waxaa ka horeeye in abni la helo oo dadka shacabku kacdoon sameeyo sidii khawaariijta laooga xorayn lahaa dawlad aan shacabkeedii la shaqaynin waxba qaban mayso

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 месяца назад

    💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯👨‍🦯👨‍🦯👨‍🦯👨‍🦯👨‍🦯👨‍🦯VIOE VIOE WAAA BEEENAAALE YAAAL VIOE VIOE 🤼🤼🤼🦍🦍🦍🦍🤼🤼🤼🦍🦍🦍🤼🤼🦍🦍

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 2 месяца назад

    Somali madax yariis maxay fikrad ahoo heesa

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 2 месяца назад

    Amnigoda yaa dabanad qadaya

  • @cabdiwali2375
    @cabdiwali2375 2 месяца назад

    Lacag iyo dhaqaala doon weeye soomaalidu kuligood mustaqbal caruurtooda maba u jeedaan

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 2 месяца назад

    Xixbigaan wadani
    Meel cidla ah ayuu
    Wax aan jitin ka goobaayaan
    Cid aan rabin ayey isku dhajinaayaan
    Hhh

  • @abdiwaliosman4706
    @abdiwaliosman4706 2 месяца назад

    Yahye sinwar ma dhuumalaysanayo waa xaqudirir dalkiisa rabo in uuw xornimo helo 70 sano

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 2 месяца назад

    Wadani hanoqdo jsl ama reerxamarka is qarxiya

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 2 месяца назад

    10 YEAR BEFORE BAA IIGU DANBEYSAY IN AAN DHAGAYSTO VOA IYO BBC, MAANTA ANIGOO HORUFADHI TV DHAGAYSANA UUN BUU SOO GASHAY VOA WAXAABAN ARKEY MEEL AY YEELATEY GOONI GOOSATADA CALANKII REERKAASAY BA XAYAYSIINAYAAN , WAY U SII DHAMAATEY.

  • @Qorane-y7r
    @Qorane-y7r 2 месяца назад

    Ictiraafbay raadinayaa waxa dhaqaalahana meysameynin wax ay boo baan mooyee kuwani waa somali cadowgooda

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 2 месяца назад

    Xukuumada dilaal qaran ?
    Ya aminaya niman shaqadodu
    Tahay siden wx u dhacnaa

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 2 месяца назад

    Dameer hadlaya weeye kani

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 2 месяца назад

    VOA FOX NEWS awr-kiraale beenta reer galbeedka iyo Israel baahiya , marka walba oo Falastiin ay soo qaadan waxay ku celceliyaan todobada oktoobar iyo xasuuq waa afkii yuhuuda , ma sheegi karaan waxa loo geystay maatida reer Falastiin. Kuwani waa calooshood u shaqaystayaal.

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 2 месяца назад

    Wadani ma uruniyo dalka taladiisa,waa beentii aqoonsiga way kasoo horjeedaan

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 2 месяца назад

    Wadani cadawga gudaha .midnimada hoyadiin ha wasto

    • @MohamedQooje
      @MohamedQooje 2 месяца назад

      Gabar ayad thy cayduna ma fcn

  • @boodhleelectrical6453
    @boodhleelectrical6453 2 месяца назад

    Haku dhimanin beenta.
    It is embarrassing to spread lies and uncertain news

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 месяца назад

    🦍🦍🦍🦍🤼🦍🤼🦍🤼🦍🤼🦍🤼🦍🤼🦍VIOE VIOE FAKIN FAKIN VIOE FAQASH TO QOXOOTI DABO DHILIF GAAAL WARIYE DABO DHILIF FAKIN 🛌🛌🛌🛌🦍🦍🦍🦍🦍🤼🤼🤼🤼🤼

  • @joyaiyc
    @joyaiyc 2 месяца назад

    xamaas waxaa samestay sirdonka israel

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 месяца назад

    VIOE VIOE FAKIN FAKIN OO FAQASH TO OO QOXOOTI OO DOBA DHILIF OO OOO BEEENAAALE YAAAL VIOE VIOE FAQASH OO FAKIN 🤣

    • @abdifatahmuhudin2273
      @abdifatahmuhudin2273 2 месяца назад

      Wll miyaadan school gelin bisinkoo horta wax soo baro wah