Heshiiska Turkey iyo Mareykanka, Xuutiyiinta oo gantaal ku dhuftay markab | Qubanaha VOA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 июл 2024
  • Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah, Turkiga iyo Mareykanka oo gaaray heshiis la xiriira F-16, dalalka G-7 oo lacagtii laga xayiray Ruushka amaahinaya Ukraine, xuutiyiinta oo gantaal ku dhuftay Markab ganacsi iyo qodobo kale.
    00:00 Furitaanka
    01:06 Turkiga iyo Mareykanka oo heshiis culus gaaray
    03:19 Maxkamada Yurub oo ganaaxday dalka Hungary
    05:42 Britain: Dad loo tarxiili lahaa Rwanda oo la daayey
    11:27 Dalalka G-7 oo lacagtii Ruushka siinaya Ukraine
    18:24 Xuutiyiinta oo gantaal ku dhuftay Markab ganacsi
    20:31 Ruushka oo Markab dagaal u soo diray Cuba
    23:29 Soomaaliya oo laga xusay maalinta Albinooska
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
    🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
    🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 42

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 Месяц назад +16

    Helow voa❤

  • @MuqtaarmacalinIsmaciil
    @MuqtaarmacalinIsmaciil Месяц назад +15

    Thinks Falastiin Axmed Iimaan

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Месяц назад +5

    HABEEN WACN O WANGSAN BULSH DA SOOMALIYEED SOMALIA 🇸🇴 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdirahmanismailabdi4671
    @abdirahmanismailabdi4671 Месяц назад +1

    ASC.Mansha Allah Madale Walalkey Suleyman Xaashi waa saad ukala dhigdhigtey siyasadan khariban ee uu wadan kenu ku socdo wax walba oo wadankena ubahan ama faido ahan logu radin lahaa oo dhan dhulka ayaa lala somey oo ay kamacashen Allow wadanka badbadi Amiin Wabilahi tawfiq

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Месяц назад +1

    👋 Weriye Max,d Colaad Xasan.

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Месяц назад +1

    👋 Weriye Sandheere.

  • @user-wj9vh3nj9d
    @user-wj9vh3nj9d Месяц назад +1

    Aadbaan idin salaam voa

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Месяц назад +1

    👋 Weriye Iimaan.

  • @mawledyusuf5810
    @mawledyusuf5810 Месяц назад +1

    Abdixaafid wuu gaboobey

  • @user-wj9vh3nj9d
    @user-wj9vh3nj9d Месяц назад +4

    ❤❤❤❤❤❤❤voa

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Месяц назад +2

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Falastiin salan sare 🎉🎉🎉🎉

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Месяц назад +2

    TURKEY 🇹🇷 HA ISWASO OO HA ISWATHOH OO HA..!

  • @aliabdi14
    @aliabdi14 Месяц назад +1

    Thnks

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Месяц назад +2

    Wamaxay sababta ayruwanda racfan ugaqadanayso dacwada udhaxaysa UNHCR iyo UK kunasabsan dadka magangalyodonka ah E.UK ruwanda maxakaquseya hadilokeno iyo hadanlokeninba?

  • @user-nw2su1lw3v
    @user-nw2su1lw3v Месяц назад +2

    Turkiga waa in ay ka ceeyrisa Saldhigs Mareykanka 😅😅😢😂😢😅😢😂

  • @user-lp8ix7vh9n
    @user-lp8ix7vh9n Месяц назад

    Thinks huno falastin

  • @Zakariya0070
    @Zakariya0070 Месяц назад +3

    Turkiga oo heshiis la ah dowlada ah cadowga islamka ayey soomaalida hantidooda qaran ayey ku aaminern

    • @abdiazizugaazka6525
      @abdiazizugaazka6525 Месяц назад +1

      Somaliya Horay u socod maha
      Diintana kuma Dhaqman ee Qabiil aye ku dhaqma
      Turkey Danahiisa Qaaska ah ayu Raacay
      40 xabo f16 ah iyo sido kale Diyaarado Dib Dayac tiris ah
      Turkey Faaido wu Heesta

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o Месяц назад +1

    Uuum maantoo qamiis ah iyo aaaadaaa u mahadsantahay miyaa

  • @Nahnah-un2cb
    @Nahnah-un2cb Месяц назад +1

  • @Xaajisacadismaciil
    @Xaajisacadismaciil 20 дней назад

    Tageraha voa

  • @mustafemaxamed6877
    @mustafemaxamed6877 Месяц назад +1

    Ha iska baadhan in ay ku xidhan yihiin qalab basaas nimo iyo hana iska badalaan software engine systems GPS lacation ka intaasi waa rayigayga gaaban

  • @hassanosman4236
    @hassanosman4236 Месяц назад +1

    Waankaxumahay.turkigu sithuu kuaminay marekanka

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o Месяц назад +1

    Voa waad khaldan tihiin baras ha ku odhanina

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Месяц назад +1

    Reer galbeed way caydhoobeen sidaa darteed lacagtii lagu aaminay ayey dhaceen

  • @abdullahihassanhirsi-gs7kq
    @abdullahihassanhirsi-gs7kq Месяц назад +1

    Turkish was saaxiibka koowaad ee umada doomaaliyeed waàyo saaxiib waxtar leh..waa turkiga

  • @user-nw2su1lw3v
    @user-nw2su1lw3v Месяц назад +2

    Aad baan uga,xumahay in Qaxootiga la damiintay aan la geeynin Ruwanda😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 Месяц назад +1

    Kuuba oo mudo dheer xulufo la ahayd dawlada Maraykanka???.

  • @hasansudi9404
    @hasansudi9404 Месяц назад +2

    25:23 Adigiba usoo dawarsi Doonte Maxa Lagugu Falaya 😳 Kalay Ma Dad Cawana Ayaan Nahay Hooyada maamulku wase Jareeryow
    Ta Kale Ma Cawanka Aad Ka dhalatay iyo deganka aad ku dhalatay ee Dadka Cawanka Ku Nool Yhn ayaa Burco iyo somaliland Ku khaldaysa Hooyadi Jareerka Ahayd w*se

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r Месяц назад +1

    WARIYE SARE FALASTIIN AXMED IIMAAN GULEEYSO KUSOCO WARARKA

  • @cabdiwali2375
    @cabdiwali2375 Месяц назад +1

    Su aal baan weydiin voa somalia lacagta ruushka ku xayiran ee G7 baa yukreyn la siin ok see looga soo qaada ruushka ileyn isna tiisii bey heystaan siina mayaan

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 Месяц назад +1

    VOA AWR-KIRAALE .

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 Месяц назад +1

    War dad ka beenta kadaadhe biinaha waa layaqaanaaye

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Месяц назад +1

    Turkey yaanuu isku halayn reer galbeedka gaar ahaan maraykan waayo waa cadawga koowaad ee islaamka

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Месяц назад +2

    VIOE BEEENAAALE YAAAL VIOE FAQASH TO BEEENAAALE YAAAL WER BADAN VIOE FAQASH TO 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-fy1vv6ui3f
    @user-fy1vv6ui3f 27 дней назад

    F

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 Месяц назад +1

    Turkigu ma Jin buu kula dagaalamayaa dayaaradaha, ileen waa Kan ka baqday inuu Qasa wax ka celiyee.

    • @mahamoudbeni
      @mahamoudbeni Месяц назад +1

      Etoobiya
      Iyu ku laa daga lamaya

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 16 дней назад

      @@mahamoudbeni umaleyn maayo inuu kula dagaalami xataa haddii Ethiopia Xamar qabsato.

  • @mahamoudbeni
    @mahamoudbeni Месяц назад

    Ortaa falastin malaQaba

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Месяц назад

    AYAA WAR INI GABAAAHAN VIOE FAQASH TO QOXOOTI DABO DHILIF YAAAL LASHA QEEYA CADOWGA SHISHEEYE 😂😂😂😂😂😂VIOE VIOE 📣 🐏 VIOE FAQASH TO QOXOOTI DABO DHILIF YAAAL 😂😂😂😂😂