Dowladda oo xirtay Calinuur Salaad, doorashooyin ka dhacay Puntland | Qubanaha VOA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 33

  • @AhmedFarah-l6i
    @AhmedFarah-l6i 2 месяца назад +5

    Waa guul iyo hormar puntland waxay Caan ku tahay dimuquraadiyada hormarka amniga iyo nawad kuwada noolashaha

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 месяца назад +1

    Guul Dowlada dhexe e Somaliya insha Allah

  • @nuraali5514
    @nuraali5514 2 месяца назад

    ❤️Puntland❤️

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 месяца назад +1

    Guul Dowlada dhexe e Somaliya e Dan Qaran insha Allah

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 месяца назад +1

    Mahadsant walaalkey maxad cabdi VOA ❤❤❤❤

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 2 месяца назад +2

    Ha la xidho mid weliba isagoo aan saxafad waxba ka gareneyn ayuu yidhi weriyaan ahay

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 2 месяца назад

    👋 Weriye Sandheere.

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 2 месяца назад +1

    Saxaafada Madax-banaan madax ha laga garaaco waa kuwa wadanka iyo ummada isku jabiya iyo wararka qabiileeya.

  • @Faadhigo1
    @Faadhigo1 2 месяца назад +2

    Waxaan rajeynaa in meshaaa abiy ka heli doono badii uu ku qafiifay

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 2 месяца назад +1

    Qaabka aad uga howl gashaan dalkeena maaha qaab na anfacayo waayo isku dir iyo hadba wax iska soohorjeeda ayaa raadisaan oo wliba gabasha laàaa

  • @caaqilodawaa8794
    @caaqilodawaa8794 2 месяца назад

    M.Xasan shikh Kaligi taliye musuq masuq kucanbaxay wana lagaranaya waxa uu kudanbeynayo Tarikh xun iyo Dulinmo adunyo iyo Aqiradisba

    • @m-deeq6043
      @m-deeq6043 2 месяца назад

      Waxa saas kaaga hadalsiinaya aadna ugu gafeeysay ma cudurka dilaaga ahaa ee Qabyaaladda,mise waa caqlixumi ku haysa amase waxa aadba tahay qof xanuunsan oo hadana waalan,war qofka aad ka hadleeysid waa qofka adiga iyo ehelkaadaba ka masuulka ah caaqow ee ha u gafin madaxda qaranka dulli baa tahee shit

  • @nuraali5514
    @nuraali5514 2 месяца назад

    Soomaaliya, guul ayaan Ilaahey uga baryayaa!
    Cadowga Soomaaliweyn, Ilaahey ha baabi’iyo!
    Madaxweyne Xasan Sheekh (Dalxoreeye) iyo ra’iisalwasaaraheeyna Xamse guul ayaan Ilaahey uga baryayaa!
    Mudane Aadan madoobe iyo mudane Madaale guuleeysta idanka Alle.
    Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee kala duwan, ee xoreeynta Soomaaliya iyo sharaf soo celinteeda u taagan, habeen iyo maalin, jano Allaha ugu bedelo!
    Aamiin yaa Allah.
    Daba dhilif, jaajuus iyo cadowga Soomaaliweyn, ha dhaco!
    ❤️💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽🇸🇴🇩🇯❤️
    🔓Soomaaliya, Soomaaliweyn baa leh 👍🔐💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽🤝🇸🇴🇩🇯🥨🔓

  • @et9055
    @et9055 2 месяца назад

    Asc voa maku hadli karta waxaye donto adunka majirto xaafad anlakontoroline.

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 2 месяца назад

    La xidho waa eey. Aad u akhlaaq xun Wan dhageystay dhaliisha laakin ma ahayn dhaliil. Xerada xalane laga soo diray

  • @AxmedGaagaale
    @AxmedGaagaale 2 месяца назад

    Waxaad nagabaratee. In aad wax doorataan waana tusaale fiican. Cidii laga heelo. Ha hanaynso. Hanbalyo

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 2 месяца назад

      boobki codadka ee dhiigu ku taatay ma la xaliyey?

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 месяца назад

    Itobiya hada Dowlada kama jirto aya la Oran kara

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 месяца назад +1

    CALI NUUR HADII LA XIREY UMADA LA XIRO MIYUU KA DUWAN YAHAY SOW BASHAR MAAHA SOW SHARCI MA QABTO RUUXII DENI LAHEYN SHARCIGA IYO XAQA AYAA U HIILINAYA

  • @YUUSUFMuuse-h4f
    @YUUSUFMuuse-h4f 2 месяца назад

    Muu waso

  • @CawaaleXasan-y9t
    @CawaaleXasan-y9t 2 месяца назад +1

    Runta hasheegin ayaa lagu xidhayaa

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre2024 2 месяца назад +1

    Runti ninkaan wiriyaha ah runbuu shegey oo larabay in wiriyasha somaliyed odhan shegan

  • @ZeroSumgame-vo4uh
    @ZeroSumgame-vo4uh 2 месяца назад +1

    Dhulkka ha nii go’oo itoopiyan Nacala ku taalo

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl 2 месяца назад +1

    Wariyayaasha waa argagixiso halaxirxiro 🐕🐕🐕🐕🐕🐕ey da damadhilifyada

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 2 месяца назад +1

    Mohamed osman mohamuod

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 2 месяца назад

    ALLA HAWIYE WAA NA CEEBEEYEY, DAWLADNIMADII WAQTIGII FARMAAJO GEELA LOO QALANAAYEY, MA SIDAASAY KU DANBEYSAY, IN AQLIGA BEESHA HAWIYE GARAN WAYDO NINKA WANAAGSAN EE MADAXWAYNE NOQON KARA IYO KAN IYAGA LAYNAYA, HADANA XIDH XIDHAYA. WAXAY NOQDEEN ISLAANTII AWRKA CIRKA ARAGTEY EE AWRKEEDIINA JARKA KA TUURTEY, IMISAAN LAHAYN AAR FARMAAJO INOO DAAYA. TAN MAANTA XAMAR KU JIRTAA WAA DHAXALKA QABYAALADA. GURTA MIDHAHEEDA WAAD HAYSAANE. HASSANOOW KA SHAQAYSO MUUSE BIIXIBA LANDTUU KA SHAQAYSTAAYE.

    • @m-deeq6043
      @m-deeq6043 2 месяца назад

      Caaq baa tahee wax ku wasa raado qaxbaa ku dhashee kaane

  • @AbdullahiAbdulle-u1c
    @AbdullahiAbdulle-u1c 2 месяца назад

    In ciidanku waaran watay iyo inkale ma hubtaan mise wariye lama xiri karo miyaa

  • @ConfusedNorthernLights-dr9wo
    @ConfusedNorthernLights-dr9wo 2 месяца назад

    👍💞💞💞🎉🎉🎉

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 2 месяца назад

    Somaliya ciidamada Boliska meletariga xogga sharcigii dektaternimadii dowladdii siyad barre ayey weli ku shaqeyan wa in sharuuc logu sameya sida hayadda nissa oo kale logu sameyey wa in barlamanka la geya ka dib markey wasiirada ay u gudbiyan wayo waxa dhib ku ah boliska iney 2 xaraf ay qoran u yerid bolis qofka la edeyey wa in sharucda la dabaqa

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 месяца назад

    Dawlada waa ku qaldanyahay wariyayaasha la xir xirayo,wariyayaasha waa iftiinka keliya ee somali u haray,dawlada yaynan u dhaqmib sidii Dawlad Gangester ah

  • @AhmedFarah-l6i
    @AhmedFarah-l6i 2 месяца назад

    Ardeyda mareykanka iyo 🇨🇦 canada iyo guud ahaan waqooyiga America haku tartamaan Quranka intii aay isdili laheen oo dambiyo waayen iyo daroogo aay noloshooda baa bin laheed dowladaha mareykanka iyo canada waa ineey dhisaan gudi iyo hayado muslimiinta leeyihiin oo maamulo xarumo dadka daroogada isticmaala lagu dhaqan celiyo oo Quran ka lagu baro xirfado aay ku shaqeysan la baro si aysan dambe dambiyadii ugu laaban guud ahaan daroogada iyo xashiishka waa in laga mamnuuca mareykanka iyo canada daroogada iyo xashiishka waa waxa ugu badan oo fal dambiyeedka sababa , waa ineey Quran ka iyo cilmiga ku tartamaan inteey xuman ku tartami lahaayeen waa arin wanaagsan oo ku dasho mudan waayno soo dhaweyneynaa ardeydas ilaahey haka dhigo kuwii waxay barteen Diin Quran iyo maadi ba kuwii walidkood anfaca dalkooda iyo dadkooda iyo diintoda anfa oo shaqeysta oo hormar gaara ilaahey haka dhigo , ilaahey haku xamdiyaan oo ha u mahad naqaan fursadaha aay heestan dad badan oo asagood ah baa maanta heeysan marka fursadii hadii aay heleen waa ineey uga faaideyan oo ay ku anfacaan dalka iyo dadka madaama ay dalal hore maray joogan waxbey baran karaan waay shaqeysan karaan fursadahaas haka faaideystan oo heeyna qasaarin oo yeeyna niyad jabin dalkooda iyo dadkooda iyo diintooda iyo walidkood baa sugeeye yeeyna niyad jabin inshallah waxay barteen waxa rajeyna ineey dalkooda dadkooda walidkood iyo naftooda ku anfacaan oo aay ugu shaqeeyan

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 месяца назад

    Free Cali Nur madaxwayne in lagaala hadlo xoriyada wariyayaasha waa kugu ceeb