Qubanaha VOA | VOA Somali

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 окт 2024
  • Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo.
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Si aaad u hesho muuqaallada cusub, fadlan subscribe www.youtube.co...
    🟠 Muuqaallo kale oo dheeraad ah ka daawo halkan: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey kala soco: www.voasomali....
    🟠 Ka mid noqo saaxiibadeena Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.

Комментарии • 7

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 7 месяцев назад +2

    Mahadsant walaashey falstn VOA ❤❤❤❤

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 7 месяцев назад

    Jumuuriyada di mooriyaanta somaalia ayaa xaliga kajaray gurigii bililaqada÷÷÷÷÷÷÷somali maa jirto 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 7 месяцев назад

    Kuwo dambiileyaal ah ayaa iska dhigaaya Somali, waana second citizen lamana yaqaanno meel ay ka soo jeedaan. Dalka waa in shuruuc loo sameeyaa si kuwo xaqa u leh & kuwo aan la aqoonin ee magaca hab abtinimo loo siiyey.

  • @ruqiyamohamoud6108
    @ruqiyamohamoud6108 Месяц назад

    ,,,,,,,,

  • @saidkahiye8406
    @saidkahiye8406 7 месяцев назад

    Somali hanolado

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 7 месяцев назад +1

    👋 Weriye Iimaan.