Ma Ogtahay(14) by: Sheikh Mohammed Ali Al jabarti

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe aljabartimedia dhagsii ||
    👇👇👇👇👇
    🎬RUclips www.youtube.co...
    :👤facebook : / ​
    📱Telegram :t.me/alfikir​
    👤Twitter :‏ Mj...
    🌍:imamjafar.org/​
    Shiico​@
    #sunna​
    #Somali​
    #Diin​
    #Jabarti​
    #Shiico
    #Sunno
    #Madaahib
    #Aqoon

Комментарии • 24

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 года назад +3

    Mujrimiintii Islaamka Afduubtey waa hore... Takfiirin, dhiig daadin iyo Dumar Adoonsi baan ku ogeyne... Salaadiina ma badaleen... Yaa Illaahii. Sheikh Alle ha ku Barakeeyee bal noo sheeg waxa laga badaley Salaada...ama meel naga tus....

  • @hassanalikessani1726
    @hassanalikessani1726 3 года назад +2

    It’s very true. Too much mischiefs were added in without doubt. If a true believer, Muslim; needs to verify this should not miss a place where only Shia of Ahlul Bayt are concerned. After looking in deeply no one can find any deeds from Ahlul Bayt are seen against Quran and Islam itself. Thanks to Allah that Allah preserved Islam only in Ahlul Bayt but very few knows. Jazakallah Shaikh Jabarati for specifically describing to us the True Message.

  • @asagure7593
    @asagure7593 3 года назад +2

    Sheekh mahad sanid wax hala baaro waa talo wanaagsan masha allah

  • @xaq-doon1609
    @xaq-doon1609 3 года назад +2

    Waa sax hadalkaas salaadda waxyaabo badan ayaa laga badalay
    Waxa kamid ah waysada oo uu cuthmaan tii qur,aanka iyo rasuulkaba mid khilaafsan keenay
    Waxa kamid ah in ficillo majuuz ka imaaday uu cumar ku daray
    Mahadsanid ustaad sidaad noogusoo gudbisay

    • @alcamirialcamiri5343
      @alcamirialcamiri5343 3 года назад

      Idinka raafiddada ah salaadiina saxaabada nabiga lagu dhaxcaayo bal keena Quraanka ama axadithta taa dalilka u aj..

  • @hakeemhassan9294
    @hakeemhassan9294 3 года назад +1

    ماشاالله .. بارك الله فيك .... وكثرالله من أمثالك

  • @hudahaji8669
    @hudahaji8669 3 года назад +1

    Jizaka Allah qeyran waad mahadsan tahay

  • @lipanfaarah9508
    @lipanfaarah9508 3 года назад

    Ustaad jabarti noo ifi wrxii naga qarsoon

  • @abdirahmanadam8074
    @abdirahmanadam8074 2 месяца назад

    Muslimiintu sidii rasuulku amray ayay tukada alxamdulilaah marka laga reebo shiicada si aan rusuulku amrin bay sameeyaan salaad aan jirin shiicada u sheeg

  • @JaamacDeeq-mm7gd
    @JaamacDeeq-mm7gd 2 месяца назад

    Ninkan muslim maaha waa gaal shiici alle iyo rasuulba beeniyay

  • @mustafemaxamed2916
    @mustafemaxamed2916 2 месяца назад

    صلاة الشيعة خلاف صلاة النبي صلى الله عليه وسلم

  • @ahmedjees2320
    @ahmedjees2320 2 года назад

    Shiicadu waa duulaan lagu soo qaaday diinta islaamka

  • @hurre_008.
    @hurre_008. 3 года назад

    Shiici shakisan
    Anagu yaqiinbaan ku suganee
    Beetaada waxba kasoo qaadi mayno hadaalin

  • @hudahaji8669
    @hudahaji8669 3 года назад +1

    Yaa sheekh noo sheeg ama na tusi sida saxda ah adiga oo tukanaaya

  • @boqorkaduurka7804
    @boqorkaduurka7804 3 года назад

    Maxa lagu so kordhiyay ama laga reebay sheikh no faidii

  • @kaaftoonmedia8391
    @kaaftoonmedia8391 3 года назад

    Shiici waaye waxuuna isticmaalaa tuqyaa oo macnaheedu tahay innkays qariyo

  • @ksharif1564
    @ksharif1564 3 года назад

    Upgrading updates marka lagu samaynaayo salaada inay lumayso sunihii nabi Muhammed scw daah igama saarno ee waa inaan xaqiijiyaa jizakallahu khayr wll

  • @kaaftoonmedia8391
    @kaaftoonmedia8391 3 года назад

    Yoo idin baadiyeeyin

  • @mustafemaxamed2916
    @mustafemaxamed2916 2 месяца назад

    Waxaan ku odhanlahaa kutubta aad axdiista ka akhriyayso sharaxooda daalaco waxaad tahay jaahil shiicada lacag aysiiso