Ma Ogtahay (3) by Sheikh mohamed Ali Al-Jabarti

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 май 2020

Комментарии • 19

  • @cebloguuled6800
    @cebloguuled6800 2 месяца назад

    Nabiga scw xuyir sidad aduguba adtiri cidkasto idiintalisa adeeca xabashiba ha ahade madama ay isjeclayeen afartub waxa idinka fadusha karabtiin

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 4 года назад +1

    Jzklaahu khayr wax badan AYAAD noo faaidaysay runtii iqra weeye diintu aayadi u horaysay..ninkii aan waxba soo akhriyayn afkuun wax LAGA sheego cilmi noqon wayday..
    Sheekhuna ILAAHAY denbigaaga ha dhaafo IYO kii waalidkaaba

  • @user-so7gn3of2y
    @user-so7gn3of2y 6 месяцев назад +1

    Shiico sharaf leh

  • @user-og6nq8ed4h
    @user-og6nq8ed4h 4 года назад +1

    Masha Allah الله يحفظك

  • @munaridwan3739
    @munaridwan3739 3 месяца назад

    قال علي ابن ابي طالب رضي الله عنه لو ان كل جاهل سكت ما حدث في الا سلام فتنة

    • @munaridwan3739
      @munaridwan3739 3 месяца назад

      Islaamba ma tihid ee maxaa shico laga dhageysan Afarta madhaba wey idin fogeyene benaale kadaab ah ayaa tahee umada ka fadhiiso murtatyahowni ninyahowni mey ree boole mey kudilaan dibjirbad tahee doraadban ku arkihiyay ano islahaa kucibadeyso ayaa laiga ka dhax gele murtatyahowni xili kale in sha allh wan ku arki donaa 15:45 ❤😂 15:45 15:45

  • @coasttradingcompany3032
    @coasttradingcompany3032 4 года назад

    Masha Allah Sheikh

  • @HG-os8dl
    @HG-os8dl Месяц назад

    waad khasaartay yaa shiiici.
    Cida ay khulafaau raashidiin
    ahaayeen adga oo shiici lunsan ah maa noo sheegaa 1400 oo sano kadib

  • @weproduction1804
    @weproduction1804 3 года назад

    Tag gal batahee tug ALLAH ka furtey

  • @jamalqaadi9807
    @jamalqaadi9807 4 года назад

    Luqada aad saxaabadada aad kaga hadasho oo dhan waxay u muuqataa akhlaaq ahaan in aadan cidna ixtiraamayn oo aad tahay nin kibir iyo islaweyni iyo aflagaado layaable Ku hadlayo balse waxaad ogaataa akhlaaqda aad nuujisatay ma arag ilaaa cilmaanitiinta iyo mushrikiin keliyaa Ka maqlaa waana wax iska caadi ah in laga raadiyo in magac laga dayo waxaan akhiradada Ku bedelanayso aduunyadaada illahay na waa ogyahay xaqa iyo cida wada shiicadana illahay iyo rasuulkiisuba waa Ka beri waa dadkii islaamka u gaystay dhibaatooyin aan taariikgdu qori Karin waana cajiib in dadka diin looga dhigo maanta caqiidadii dab caabudida ee beershitiinta

  • @hoodosaeed6064
    @hoodosaeed6064 4 года назад

    Manabiga sala llaahu calayhi wasalam oojooga ayaa waxlaqarinayay taasi wabeenxad

  • @Dafqboom380
    @Dafqboom380 4 года назад +1

    walo baahna xaqiiqada meshaas ka siiwad shiikh

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 2 месяца назад

    Balaayo buuweeso bogga ha kaa gasho yaa shiici majuusi khaniis dawoole

  • @jamalqaadi9807
    @jamalqaadi9807 4 года назад

    Shiicadu xagay Ka timid ma jireen waqtigii nebiga S C xagey joogeen waqtigaa maxaana la odhan jiray haday jireen bal noo sheeg

  • @hoodosaeed6064
    @hoodosaeed6064 4 года назад +1

    Khulfada cumar baakujira waankugaranayaa markaad cumar maqashid ayuu cudur kugudhacaa kuwan allaah haso hanuuniyo

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 4 года назад +2

    Qulufaraashiidan Abubakar r.a cumar r.a cusman r.a Ali r.a waa 4taa
    إسماء العشرت المشرين باجنة
    ابو بكر الصديق رضي الله عنه
    عمر ابن الخظاب رضي الله عنه
    عثان ابن عفان رضي الله عنه
    علي ابن ابي طالب رضي الله عنه
    سعد ابن ابي وقص رضي الله عنه
    سعيد ابن زيد رضي الله عنه
    زبير ابن عوم رضي الله عنه
    طلحه بن عبيد الله رضي الله عنه
    ابو عبيد عمر ابن جراح رضي الله عنه
    عبد الرحمن ابن عفان

  • @zamawadeadem3690
    @zamawadeadem3690 4 года назад

    Sheekhow anu dhwr su,aalood ayaan wataa
    Su,aasha Koobaad
    1- Waxaad ii sheegtaaa xadiithkaan aad hadda sheegtay wxa ku cad inay Dhmantood qureesh yihiin
    Xagee ka keenay Madhabka shiicada eed Ka tirsan thy Qaydka ah inuu faadhimi yhy ??
    2 - Xagay ka keeneen tacyiinka ah inay 12 imaam tiriyaan oo magacyadodi sheegan hba isku khilaafen ithnaa-cashariyada iyo ismaciliyada'e ??
    3- Adiga ahaantaa Mala aaminsanthy Tacaaliimtooda kuwa ugu caansan ithnacashariyada sida :-
    * Cismada a'imada
    * At-taqiyah
    * iyo inay dhehen cali inu imam yhy waxay kamid thy imaanka ilaahy oo Qofku haduu dhinto isagon imaamada cali aamin sanayn inu Gaalnimo ku dhintay
    Iyo wixii lamidka aha
    Jwbteeda aan kaa sugayaa

  • @caliaxmedmaxamed292
    @caliaxmedmaxamed292 4 года назад +1

    ilahay haku hanuuniyo hadii hanuun ku qornyay hadi kale allaha nakaa dhaafiyo asxaabta ad ku dhagantahay adoorkoodi waay qaateen aduunkana way katageen maxad ugu mashquulee zabanka adjoogtid maxad dinta uqabatay kumashquul iyo maxa u xala akhiradaada iyo adunkaga asxaabta ad carabka ku hayso ahhiradoodi way lakumeen xisaabtoodana way heleen mxa adiga kaagalay

    • @ducaaleducaale1431
      @ducaaleducaale1431 4 года назад

      یاشیخ ماالفرق بین خلفاءالرّاشدین وساٸر الصَّحابة،بارك الله فیك؟