Kulanka Jabarti(4) Taariikhda islaamka ee Geeska Africa & Ururada islaamiyiinta.By Nadiir Sayid Nuur

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 апр 2021

Комментарии • 19

  • @xagaltube6872
    @xagaltube6872 3 года назад +4

    Mashaa alaah sayidii cilmigaaga ilaahay haa nagu anfoco

  • @Eeboh1
    @Eeboh1 7 месяцев назад

    Maasha alah taariikh la diimeeyy ayaa soomaali lagu lugooyey yaa sayadii soomaalida taariilh ahaan fahankooda wax uga sheeg si ay wax u ogaadaan

  • @Eeboh1
    @Eeboh1 7 месяцев назад

    Maasha alah

  • @najiibtube1146
    @najiibtube1146 3 года назад +1

    Maansha allh sayidiin alle ha ku barakeeyo

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 года назад +2

    Rabbi ha idin sharfo... Labo Sheikh oo waxaad tihiin wakhti badan geliyey Amuuraha Islaamka... Bulshadana uga faa, iideeya. Mahadsanidin.

  • @boqorkaduurka7804
    @boqorkaduurka7804 3 года назад +1

    Masha allah jazakallah kheyr kheyr

  • @lipanfaarah9508
    @lipanfaarah9508 3 года назад +2

    Waxaad tihiin laba caalim oo u tafaxaytay inay wax noo faaiideeyaan oo cilmi taabagal ah nabaraan .allow kheyr waara idin sii

  • @mohamedabdi1376
    @mohamedabdi1376 3 года назад

    ما شاء الله تبارك الله اللهم صل على محمد وآل محمد الطيبين الطاهرين وعجل فرجهم جمعة مباركة علينا وعليكم احسنتم سيد نذير والأستاذ شيخ محمد علي بارك الله فيكما ونفعنا بكم. محمد سليمان معكم. عملت لايك وسبسكرايب

  • @yussufmire4761
    @yussufmire4761 3 года назад +2

    Sh jabartiyoow meel fog baan wax kakeenayee yaan dib naloo celinin sheekhow

  • @xaq-doon1609
    @xaq-doon1609 3 года назад

    Masha allah
    Ilaahay ha idin xafido culimadaydi

  • @nasroali7764
    @nasroali7764 3 года назад

    ما شاء الله تبارك الله

  • @saylirobleh5698
    @saylirobleh5698 3 года назад

    Masha Allah

  • @aliflammimlamalif2898
    @aliflammimlamalif2898 3 года назад

    Very good

  • @HG-os8dl
    @HG-os8dl Месяц назад

    LAA BAARAKALLAHU FIIKA. waxaad rabtaa inaad naga gado mad hab lagu caayo saxaabada iyo xaasaskii nebiga scw qeyb kamida Allaha kusoo hanuuniyo waad lunsantahaye

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 года назад +1

    Cajiib... Kooxaha Muslimiintu waligoodba wey badnaayeen... Aniguse waxan isku dayaa in aanan Mad_hab gaara raacin... Oon dhexdhexaad ka ahaado... Koox kastana meeshey ku fiican tahy aan kaga deydo... Sida Muslimiinta Shiicada ah oon u arko dad caqli furan oo cilmi baarayaal ah.

  • @engineerxidig4661
    @engineerxidig4661 3 года назад

    Wlh waxaad wado hadaaka joojin weesid somali shiicadaan aad wataan rabi aan kudhaartaye runtiina banaanka baan keenayaa iyo lacagtad qaadataan waad ogtahay inaad kufashilan tahay wacitaanki aad soo wacday ashraf qariibi dadkana inaad qarxisaana waalasoo bandhiga gaalayahay

  • @jalbisgeelqaad984
    @jalbisgeelqaad984 2 года назад

    Taariikhda beenta ah meel ma gaarto kutub xaqiiqada ka hadlayso waa la heli karaa waana badan yihiin wixiise caama ayaa ka dhow wax is burinaya

  • @yussufmire4761
    @yussufmire4761 3 года назад

    Armay fiicnaan lahayd inuu sayidku u yara weecdo dhinaca xoraynta dalka