Maasha allah walaahi bilaahi ninkaas sheekha su aasha waydiiye aad buu ii soo jiitay waa ahlu diin arfis jahaad qabo ilaahow kuu naxariiso hadaad dhimatay hadaad nooshahayne cimri iyo camal wanaagsan ku sii ciil badnaa Somali dhan diin jaceyl kaas iyo gaal naceybkaas ku wada beero meel nagala Soo galo gaal ma heleen
@@Nuurcalaanuur3710 Waa kuwa doonaya inay wadanka xoog ku xukumaan dhawr xadiis bay soo barteen waxay Moodayaan inay iyaga oo kali ah xaq u leeyihiin inay dalka xukumaan aan ogolayn doorasho iyo dawlad dadku doortay Waa kuwa aaminsan in isagu haduu gadh dheer leeyahay dadka kale na doonaya inuu ku khasbo inay gadh dheer yeeshaan iyagoo Shareeco ku gabanaya Kuwa aaminsan weeye in Dalka SOMALI da Muslim oo dhan wada leeyahay 👊 Miyaan kuu tiriyaa xagjiriinta afkaartooda
@@saacidomar8752 Walaal arintaada waa khatar ilaah u towbad keen wax Allah Soo dajiyay inaan isku xukuno noogu Soo dajiyay inaad dhahdo xagjir nimaan u arkaa walaahi waa arin dhibkeeda leh . Qofka haduu zineysto oona horay usoo guursaday ama Soo dhoorsaday waxaa lagu dilaa dhagax waa xukun rabaani allihii na abuuray ayaa xukunkaasi Soo dajiyay waxayna u tahay kafaala gud tii aakhirada ayaa loogu naxriisana qofka fulinaayo waa dowlad ama madax dadka u taliya . Mida kale waan kuu sheegay wax waliba diinta amartay waa wanaag wanaaguna qofka waala amaraa xijaabka waa wanaag nabiga ayaa lagu yiri amar gabdhaha muslimiinta ah inay xijaabtaan gadhkuna waa wanaag salaada in la amaro waa wanaag wax waliba diinta fartay dadka in la faro waaye hadii aad maamul u tahay qofkaasi haduu diido waa lagu canaananaa waa lagu idbinaa sida inaad aabo u tahay ama hadii madaxweyne u tahay ama inaad xil u hayso gddoomiye iwm Marka walaal islaamka xukun ayuu Soo dajiyay xukunka waxa loo Soo dajiyay waa in lagu dhaqmo dadkana lagu dhaqo dowlad hadii yihiin iyo hadii shacab yihiin waxyaalo qaarna dowlad ayaa laga rabaa sida dhagax in lagu dilo kii zineystay asigoo horayna usoo dhoorsaday in gacanta la gooyo kii wax xado oona gaarto lacagta uu xaday xadka gacan goynta in la jeedalo kii zineystay oon Soo guursan iwm Walaal waxaasi xagjirnima ma aha shuruuc adag way tahay sharci dajiye Allah weeye shuruucdaasi adag waxaa lagu fulinaa kii la imaaday waxaasi oo fuxshiga ah islaamkana qofka xumaantaasi lagu Soo arkay marqaati ayay u shardi yeeshay inta lagu fulinin xadka ay sheegaan sida wax u suubiyay oo afar ah waxa la mid ah kan rag u tagay ayigiina dhagax in lagu dilo oo loogu daro meel sare in laga Soo tuuro waxaasi dhan waxaa ku jira badbaadnlaneyna waxaasi xukun ah hadii aynu fulinin waxaa nagu dhacaayo qowmamkii horay halaagii ku dhacay
Maansha allah tabaaraka laah sh mustafe xaaji ismacil haruun alle jannada ta usaraysa haku geeyo aaaamiin cil migaagana ku Wii ku waana qaata hanaga yeelo
Muxaadara daan waa 1994 inta 2024 daawa neyso liketa hayla dhaafin waxaa kasoo wareegatay 30 sano barakallah sheikh Mustafa ❤
1/1/2025😢Ayaan dawanaya
Muxaadaradan waa 1994 waxa ka so waregtay 27 sano cidi daawaatay 2021 like saar!🙂🙋♂️Alle ha xafido sh MustafE io dhamanten.♥️
Anigu majirin waagaa sanad kabacdi ayaan dhashay inagoo aduunba warkahayn ayuu Alle inakeenay allaahu akbar
Muxadris ana ba jogay
@@xidigchannel5826 allaah Akbar intee ayaad ayaad jirtay
Viii
Masha allah ilahy baa mahadleh xiligas adunkaba majogin
Muxaadaradan waa 1994 waxaa kasoo wareegatay 30 sano.
2024 inta daawan doonto Like👍
Whose is watching 2024
Me pro
انا
Me
Me
Aniga
Jawaab saliim ah buu siiyay Oo caqli iyo xigmadeysan.
Sheikh mustafa wuu Qurux badan yahay ilaa iyo hada uu waqti ka soo waregtay.
Caqli ,cilmi iwm masha Allah.
Waxa kaliya aduun iyo Akhiro lagu badbaadaya waa Alle ka cabsi.
أحسنت القول
Haa wlhi
❤❤❤❤❤❤❤
Muxadaradan waa 1994 waxa kaso wareegaty 25 sano inta 2019 dawaty like isaara
Walahi aad bey umacatahy
Marks waxan moray 1 sano
Hadal iima banaano bcz October 1994 ayn dhashay, maxanba dhahaa!!??🤔🤔🤔🙄🙄🙄🙄 So 1994 ayay ahyd hadiiba ay tahay 🙄🙄 muxaadarda
@@lailamuhammed8965 25 jirba thy miya
@@khadaraxmad9966 😌😌
mansha allah sheekh mustafe oo aad u yar cilmigiisu ayuuuu arag ti dheeer lahaaaa allah hku xifdiyo 😭😭😢😢😢
Amin
1994 Wixii uu Sh Mustafa arkayey ayaa hadda oo 2020 ah aysan weli Dad badan fahamsaneen 😭
inta shekha jecel ee 2021 daawaneyso kheyr inaad soo raadiseen shaki kuma jiro😍 ismuujiya ❤
Xaqiiq hadan dawanaya wana bilbarakaysan
Muxaaradaan waa 1994 waxaa kasoo wareegatay 26 sano rabac qarni inta iladaawaneeso 2020 like iisaara
Lkn mesha wa halke
alla run badanaa shiikh mustafa ilaahayoow xafid.
Mshalh
Masha alaah
Wiilkan walaallkeen u caadifad hadalay sheekhuna jawaaab caqli gal ah ayu ku jawaaby waxana fahmi kara kii fikiraya
Jazakalahu khyaran sheekhana
Muxadaradan waxa uu jediyay Sh/Mustafa
1994 waxa daawaday 2022
Waxana ka Soo wareeytay 28
Inta ila Daawatay like saara fariintaan
1995 ayan dhashay imagine after 27years ayan dawanayaa
1992 adunkaba man joogin anigu masha Allah sheekhu ilaa yaraan tiisi Sheekh ayuu ahaa show rabina cilmi iyo cimri dherer iyo cibaado suuban ayuu siiyay masha allah rabi ha barakeeyo shekhena ❤ anagana rabi saaso oo kale hana dhigo isaga raxiime
M A incha Allah 😍
Amiin yaa rabi barakallah
Allahuma amiin
Anyone watching this in Nov 2023
Me
I'm watching December 2023❤
Still watching 2024❤❤❤
Sbti, March 9/3/2024
I watching March 2024❤
sheikh mustafa oo yar quruxlow waaye masha allah
Qurucdise Laguma dirsanin
@@abusuheyba😂
muxadaradan waa 1994 waxa ka so waregaty 30 years m.a waxan dawanaaya 10/9/2024 1:4pm qofki iga dambeyo like isaar🙏😢
ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك في الدنيا والآخرة شيخ مصطفى حاج إسماعيل أو هارون
“Garo ama garwaaqso goortad dagalamayso iyo kan Aad ladagalamayso”
Jawab xikmadaaysan oo cilmiyaysan
mashaaa allh sheikh mustaf allah hakugu bishaareeyo janatulfirdowsa
Aamiin
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Aamiin
Muxaadiradani waxay ahayd 1994 imimkana waa galaynaa 2023 marka waxaa kasoo wareegay 28 sano ka hor
Ilahay ha xifdiyo sheikh mustafe aduun iyo akhiraba 🌎❤️waa aqoon dhamaystiran
Kamaso wareegi wakabadantahy😂
Mashaa alaah sheikha cimrigiisa alaha dheereya alaha barakeeya
Masha Allah Alleh haku xafido sheekh mustafe ilaahy cilmiga iyo aqliga iyo cimrigaba alleh haku xafido Aamiiiin yaarabi
Any one watching 1 August 2024😭😅
2 August 😂😂😂
Here
20 August 😂😂
21😂
1 September
Maasha allah walaahi bilaahi ninkaas sheekha su aasha waydiiye aad buu ii soo jiitay waa ahlu diin arfis jahaad qabo ilaahow kuu naxariiso hadaad dhimatay hadaad nooshahayne cimri iyo camal wanaagsan ku sii ciil badnaa Somali dhan diin jaceyl kaas iyo gaal naceybkaas ku wada beero meel nagala Soo galo gaal ma heleen
قال الشيخ الحسن البصري رحمه الله: الفتن إذا أقبلت عرفها كل عالم وإذا أدبرت عرفها كل جاهل.
Mashalh shekho ilaahe dartis Ayan kuneclayhy
Masha Allah sheikh Mustafa
masha allaah
alle haku dhowro sheikh mustaf
cilmigaad alle hakui ziyaadiyo
Muxaadarada inta daawatay 2020 like hanala dhaafina
Masha Allah Dar alaan u jeclay shiekh mustafe
Shiikhu suu uyaraa mashallah intaa fiin buuku gaadhay ilaahoow barakee Oo jandaada gee Isaga iyo Culumada kaleba ee sheekh Umal shibli Cabdinasir Xaaji Maxamed Rashaad iwm ay kamid yihiin
Msha Allah .allaha no xifdiyo sheikh wa jawaab ku qanci karaa wilka suallay
Muxadaradini waa 1994 waxa ka soo wareegay 25 sano qofka daawanaya 2019 like ii saar halkan
Whose is watching 2025😅
Sheikh Mustafa Harun 1994 ilaa hada Hadalka Waa sidii iyo fahanka guud mashlh Waa heybad Allah xifdiyo inbadan
Mashaa allah jasaa kumu Allahu qeyr jasaa dhamaantiin war ninkaan su.aasha sheekha weydiinayo hadda ma nool yahay waa laahi waa libaax ilaahey cimri dheer hasiiyo dhamaan inta xaqqa fahansan yaarabi
2021 daawanayaa after 27 years
M.a
Maasha Allaah sheekh Mustafe....جزاك الله خيرا.....
Muaxadaradan waa 1994 waxa kasoo wareegty 31 inta dawanaysa 2025 like sar. Sheekh Mustafa allah Haku barakeeyo❤
Masha Allah sheikh mustafa wxuu fahme 1994 ayeey 2007 fahmeen
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Mashalah '''''Shekh''''''Mustafe''''''Wa'''''Caaqil'''''Cilmi'''''Lehhh''''Ooo''''Wax''''Ufirsada'''''Dhacdhac'''''Iyo'''''Iska'''''Hadall''''Aqonin''''''Lakiiin'''''Ninkan'''''Hadalyo''''Iyo''''Shekh'''''Isku''''''Ekaaaaa
Sheekh allaah ha ka raalinoqdo aduun iyo aaqiraba
Sh mustafa alle ha xifdiyo 1994 wuxuu arkay yay wadaado badan 2007 fahmeen waa aragti uu dheer yahay culimo badan
Maku fahminee ma iisheki kartaa si aan ufahmo
جزاك الله خيرياشيخنا
Ala sheeq marku Yara ba alh ka dhigay qof diinta ku bar bary oo cilmi leh alh ku xafido ano dhalan bad sheq eheed😢😢❤
2024 ayaynu soo wada galnay😂😊
Shiikh .mustafe abtigey jeeceliyaa ilaahow janada gee xisaab la aan
qaali ladan abti wngsna❤️
@@yusufabubakar3112 abtinimo ayadoon ba iga ahey culimada ayaan ugu jeceley
Wa wax aad uwanagsan in ehedlkada jeclato walal
Nasiib ayad leedahyba haduu sheekh mustafe abitgaa yahay mash allah
Masha allh cilmiga allha kuu siyadsho sh. Mustafe jcliya wcdigiisa
الله يحفظك يا شيخنا الفاضل
Muxadaradan waa 1994 waxa ka soo waregtay 29 sano cidi dawatay 2023 lek iisar
Mnsh Allh sheikh cimri dheer iyo cafimadsan
Maansha Allh Sheikh Mustafe Xaaji Illaahay Cimriga iyo Caafimaad ka haw siyaadiyo
Sh mustafa aadban u tageera alle ha daaye
Masha Allah sheekh mustafa ilaahey ha ku xifdiyo
Sheekh mustafe ilaah janada hakuku bishareyo seeflabootkan cml AYAA SOMALIDA LAYEY AQOONI WATAAS MASHA AALAH
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤machallah tabarak allah
Masha Allah ilaahey xaku xifdiyo sheeq mustafa xaaji
Maasha allh sheekh Cimri dheeryo caafimaad ban kuuugu duceeyey
Midka ugu qaalisan umada somaliyeed maadi iyo diini ba wad naga kaafisay sh mustafe❤
Mnshallah Sheekh Mustafe alle ha ku xifdiyo ♥️
Xagjiriinta waligood waa soo jireen
Xagjir noo qeex bal ilaah kheyr haku siiyo
@@Nuurcalaanuur3710
Waa kuwa doonaya inay wadanka xoog ku xukumaan dhawr xadiis bay soo barteen waxay Moodayaan inay iyaga oo kali ah xaq u leeyihiin inay dalka xukumaan aan ogolayn doorasho iyo dawlad dadku doortay
Waa kuwa aaminsan in isagu haduu gadh dheer leeyahay dadka kale na doonaya inuu ku khasbo inay gadh dheer yeeshaan iyagoo Shareeco ku gabanaya
Kuwa aaminsan weeye in Dalka SOMALI da Muslim oo dhan wada leeyahay 👊
Miyaan kuu tiriyaa xagjiriinta afkaartooda
@@saacidomar8752
Waxaad ku sheegtay hadii aan kuu koobo
1-dad haya cilmi yar oo hadana raba inay maamulaan dalka
2-dad aan rabin inay dadka sameystaan dowlad dowlada waxay doonta ha ahaatee
3-dad gadh daystay dadkuna la rabaan inay gadh daystaan
Qeexid Kuma aadan sheegin ee wax adiga aad rabto ayaad iska sheegtay horta qof cilmi yari hayso waxa fiican culimada inuu wehel ka dhigto ninka aan rabin maamul oo nadaam leh oo diinta umada ugu kaxeyneysa waa nin wax ka qaldan lkn adiga gadhka maxaa kugu diray gadhka Allah ayaa loogu dhawaanaa qofka daystayna waa in uu la jeclaadaa kan gadh xiirka ah inuu gadhka daysto uu amaro ileyn wanaaga waalis amaraayee gadh xiirnimadana waa faasiq nimo
@@Nuurcalaanuur3710
1) Dawlad iyo Maamul waaa rabaa anaaba u dagaalamaya lkn dawlad democratic ah oo shacbi ah democracy xad leh oo qiyamka guud ee islaamka ilaalinaysa sida Inaan qoomuluud iyo Ribo iyo waxaas la keenin dalka inaan macaasi la faafin karin iwm oo aan waxtarka lahayn
2) lkn waxaan diidanahay waa
shuruucda adagee ah naag
baa sinaysataye dhagax ha
lagu dilo iyo Gabar baa
xijaaban wayday jeedal la
dhaca iwm waxaas xagjirnimo
waaye ilaahay baa aakhiro
Dadka xisaabin inaad adi
dadka xisaabiso laguuma
dirsan
Dadka nabad gali diintana dadka haku khasbin adigana cid ku khasbi mayso hadaad siyaasad iyo xukun doonaysaana nimankina wadaadada ah kaalayoo tartama oo waxaad qaban kartaan soo bandhiga
@@saacidomar8752
Walaal arintaada waa khatar ilaah u towbad keen wax Allah Soo dajiyay inaan isku xukuno noogu Soo dajiyay inaad dhahdo xagjir nimaan u arkaa walaahi waa arin dhibkeeda leh .
Qofka haduu zineysto oona horay usoo guursaday ama Soo dhoorsaday waxaa lagu dilaa dhagax waa xukun rabaani allihii na abuuray ayaa xukunkaasi Soo dajiyay waxayna u tahay kafaala gud tii aakhirada ayaa loogu naxriisana qofka fulinaayo waa dowlad ama madax dadka u taliya .
Mida kale waan kuu sheegay wax waliba diinta amartay waa wanaag wanaaguna qofka waala amaraa xijaabka waa wanaag nabiga ayaa lagu yiri amar gabdhaha muslimiinta ah inay xijaabtaan gadhkuna waa wanaag salaada in la amaro waa wanaag wax waliba diinta fartay dadka in la faro waaye hadii aad maamul u tahay qofkaasi haduu diido waa lagu canaananaa waa lagu idbinaa sida inaad aabo u tahay ama hadii madaxweyne u tahay ama inaad xil u hayso gddoomiye iwm
Marka walaal islaamka xukun ayuu Soo dajiyay xukunka waxa loo Soo dajiyay waa in lagu dhaqmo dadkana lagu dhaqo dowlad hadii yihiin iyo hadii shacab yihiin waxyaalo qaarna dowlad ayaa laga rabaa sida dhagax in lagu dilo kii zineystay asigoo horayna usoo dhoorsaday in gacanta la gooyo kii wax xado oona gaarto lacagta uu xaday xadka gacan goynta in la jeedalo kii zineystay oon Soo guursan iwm
Walaal waxaasi xagjirnima ma aha shuruuc adag way tahay sharci dajiye Allah weeye shuruucdaasi adag waxaa lagu fulinaa kii la imaaday waxaasi oo fuxshiga ah islaamkana qofka xumaantaasi lagu Soo arkay marqaati ayay u shardi yeeshay inta lagu fulinin xadka ay sheegaan sida wax u suubiyay oo afar ah waxa la mid ah kan rag u tagay ayigiina dhagax in lagu dilo oo loogu daro meel sare in laga Soo tuuro waxaasi dhan waxaa ku jira badbaadnlaneyna waxaasi xukun ah hadii aynu fulinin waxaa nagu dhacaayo qowmamkii horay halaagii ku dhacay
Manshaallh sh.musdafe oo yar hdna cilmigisa wuu da'awyn yhy ilahow dhow, cilmigna uziyadi....waa hdal yr oo cilmi bdn kobay m.a .... cimri dheer iyo cibadha sn ilahow sii iyo culimada islamka dhn Inshaallh
Masha Allah sheekh Allha barakeyo
Mashaa allh jazaakalaahu khayral jazaa tani waxay cadayn utahay shekhu inuu waligiibo dacwada iyo diinta kashaqaynayay isla markaana uu waligiibo kafakar wanaagsanaa dhamaan ururadii soomaray wadanka oo waligiibo uu ahaa mufakar muthaqaf ah
Ilaahey ha xifdiyo sh mustafa ma walba sawaabkuu ala wafajiyaa qof
SHIIKH MUSTAFA ALLAHA KU XIFDIYO CILMIGAAGA ALLE HA DHEEREYE SHUBAH BADAN TOOSH WAA KUDAAR TAY .
Mansh allh jawaab sax ah shiikh mustafe ilhy khyr kusii
Masha Allah. Sheekha Allaha xifdiyo waa runtaa waa Sheekh cajiib ah.
اللهم أصلح بلادنا وألف بين قلوبنا وأصلح حالنا 🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🫂🫂🫂😇🥺🥺
Manchlh shiikh mustafe❤☝
Masha allah shekh aragti dheer eebbe ha xifdiyo aammin💙🧡💜💚
Masha allaha sheikh mustafa allaha xifdiyo
Ilahay ha kubarakeeyo sheikheena qaligaa
Inta daawaneysa 2024 like saara 😊
جزاك الله خير الجزاء ياشيخ بارك الله
Waxaan Dawaaday 2023 ilaahay Shiekh Mustafe Ha xifdiyo
Umaddu haday khalkhasho oo ay meel usucuto garan waydo qof jiheeya ayuu ilaahay kasoo dhex saaraa. Markaa waxaan filayaa inuu ilaahay sh. Mustafe ku asturay ummadda barigaa.
1994 xiligii aan dashay waaye. Alhamdulilah licumrii
mashallah sheekhanaa mustafa waa jawaab waafi ah
Whose watching 2024/5/12
Sheekh mustafe xaji ismaciil aw haaruun aw yuusuf waa haldoorka umada soomaliyeed caafimaadka cimriga iyo cilmigaba ilaahay haw barakeeyo
Mash.allah sida wcn uu jwbta ubixiyay ayan ladhacay alle haku xafido
inta laa dawanaysa 2021 farta taaga
Masha Allah Jawaab cilmi diini ah baa looga jawaabey baq baqdii alshabaabka meeshan ayey kusoo afjarantay allaha ku barakeeyo sheikh mustafe haaruun
جزاكم الله خيرا
2022da Dawanaaya Anigo itaxaad baaritaankooda wado Shiekh mustafa Wa qof adag wle ماشاء الله تبارك الله
Itixaad ku waayona wll
mansha allllllah alllllle haku xifidiyo
allow ku dhowr shekh mustafe
Waa sacaashamseyihii iyo Norwey.waa sh mustafe oo dhalinyaro ah
Aqoon yari + mucaskaraad + khibrad yari = waali . , sheikh mustafe allaha barakeeyo ufuq wayn buu wax ka arkaa .
==waali 🤣🤣🤣🤣
Mansha allah😙 alle ha barakeyo
Masha Allah wa sheeq aad ugu kalsoonhy
1994 Waa Barigaan Dhashay Allah ha barakeyo Sh mustafe
barakkllah sheikh mustafe
Masha Allah ❤❤❤
Kher Allah siyo shikh
m.a shiqmus dhafa allha kuxafido😇🔃
Opportunity is very expensive
Wlhi masha allh.
Waa isla asagii
Isma badalin daganaanta.
Maanshaa allaah Alle ha xafido sheekha
Mshaallh sheikh mustafe alle cimriga hakuu barakeeyo
Maansha allah tabaaraka laah sh mustafe xaaji ismacil haruun alle jannada ta usaraysa haku geeyo aaaamiin cil migaagana ku Wii ku waana qaata hanaga yeelo