Qisada Sirta Horumarka Wadanka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 дек 2022

Комментарии • 243

  • @bashirosman8406
    @bashirosman8406 Год назад +27

    Sh.mustafa waa shikha kaliya ee umada caqligooda la hadla, allaha ku barakeeyo sh.

  • @laandhereqooqoocalijibraah4676
    @laandhereqooqoocalijibraah4676 Год назад +12

    M.A Alle Hanoo Kaa Daayo Macalinkeena iyo Shiikheena Aan Haysanaan Tahay Macalin Aqoonyahan Shiikh Mustafe Xaaji ismaaciil 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @MotivationRight1
    @MotivationRight1 3 дня назад

    Masha Allah wllahi sheekh Mustafa waxaa ka buuxa cilmi wanaagsan alle ha barakeeyo❤🥰🥰🥰🥰

  • @MohiedinAAli
    @MohiedinAAli Год назад +22

    Cilmigaaga iyo cimrigaagaba allah kuu barakeeyo sheekh mustafa 🤲🤲🤲💌💌💌

  • @aadanxuseendaauud7824
    @aadanxuseendaauud7824 Год назад +20

    Masha Allah Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Caalim Soomaaliyeed. Alle Ha Xiftiyo Sheekha Aakhira iyo Adduunkaba. Aamiin Aamiin Aamiin.
    🤲🤲🤲💘

  • @hassanyuusuf
    @hassanyuusuf Год назад +11

    Masha Allah ilahay cimriga iyo caqligaba haku barakeyo

  • @user-yy1vw4yj1p
    @user-yy1vw4yj1p Год назад +20

    He is a scholar indeed تبارك الله الرحمن

  • @lifewriter5946
    @lifewriter5946 Год назад +3

    Intaad sheekh noshahay Aduun io akhiraba Wacdigooda adigaa iga kafiyay allah ku barakeeyo xanuun io geerina allah ima maqashiiyo

  • @farahahmed9555
    @farahahmed9555 Год назад +5

    mashaa allah sheek madaxwane u tartan aan ku dooranee

  • @AnasMohamed-xj6ih
    @AnasMohamed-xj6ih 8 дней назад

    M.sh. Allah
    Jazaa kallaahu khayr

  • @nasserpokie
    @nasserpokie Год назад +7

    Asaga oo kale hadduu ummada hogaamiyo meel fiican bay gaadhi lahayd, waa Real scholar/feylsuuf hogaamiye ah

  • @cawilmahamud4250
    @cawilmahamud4250 Год назад +6

    Ilaahy waxaan kabaryayaa inaan maalin kulakulmo Sh.mustaphe

  • @nadraali0448
    @nadraali0448 28 дней назад +1

    Masha Allah Allah ha barakeeyo shekhena🎉

  • @soumeya-zb8rp
    @soumeya-zb8rp 6 месяцев назад +1

    ትልቅ ሰው ትልቅ ትምህርታቸውን ለሕብ ይሰጥሃል አላህ ይባርከቻው ❤

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 13 дней назад

    Maansha allaha sheekh Mustfe runtii macalin buuku fiicanyhey cilmi kast ah

  • @naciimohuseen9587
    @naciimohuseen9587 Год назад +6

    Sh.ibraahim sh.xuseen sh.mustaf.waasheeq yaa sha an maxaadirooyin kuuda mar walbo an dhegeesto allah haxafido inti nooso gudbisay maxadirooyin kooda allah waxaan kabar yaa in oow naku kul miyo janadiisa

  • @xasanyarexaajixasan869
    @xasanyarexaajixasan869 3 месяца назад

    Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar falilaahi xamdu alow shekh mustafe ookale noobadi insha allaah

  • @mohamedosman2655
    @mohamedosman2655 Год назад +4

    Masha allah
    Sheikh mustafa
    Illahay ha kaa abaal mariyo

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 Год назад +8

    Cadowga ugu wayni waa (Jahli) Somali waxa halkaas dhigay wax hala barto Hadal looma baahna.
    Lkn waxaan oghy waxaas oo dhan Hogaan baa loo bhnyhy aragti leh .
    Looma bahna Reer qudhac iyo Reer Qansax.

    • @mustafejahaad7182
      @mustafejahaad7182 Год назад

      Hadaynu helno hogaan dhab ah
      ama halyey gadhwaden ino noqoda
      Qofkasi umadda 1% ayu ka yahy waana kaligi hadiiba la helo dad garab-galana waa hubaaloo waa lahelayaaye
      WAxa jira boqolaal iyo kumaankum luga kaga maran oo hoos usol jiidaya
      xalku muxu yahy marakaa?

    • @liban.2249
      @liban.2249 Год назад

      jaahilnimada iyo munaafaqnimada ku faan, taasi waa dhibaatada ugu weyn ee dalkan haysata

  • @Khadarmahadmaxamuud9475
    @Khadarmahadmaxamuud9475 Год назад +5

    Sheekh mustafe adiga aanu kudooranee sh noo fikir dadkani ku wo fikirayaa maahee

  • @cumarxasan9902
    @cumarxasan9902 Год назад +1

    Allah SWT Miisaanka xasanaadka ha kuu saaro Aamiin yaa Rabi Allah ha ku xafido

  • @nasrudinmohamud7546
    @nasrudinmohamud7546 Год назад

    Sheekh mustafe ismaacil haarun Alle weyne cimriga Cilmiga iyo CaQliga ba hakuu barakeeyo

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 Год назад +2

    AQOONTII OO QOF AH WEEYE SHEEKH MUSTAFE X ISMAACIIL HAARUUN

  • @abdirahman2546
    @abdirahman2546 Год назад +2

    Ma sha Allah.
    Ilaho kubarake

  • @FAAD21
    @FAAD21 Год назад +2

    Allaha barakeyo Sheikh Mustafa

  • @dr.talyaanitalyaani4357
    @dr.talyaanitalyaani4357 Год назад

    M.a shiikha keliya ee dadka dhiiri geliya alle haku sharfo akhiro & adduunba

  • @nashaadcalifarax8481
    @nashaadcalifarax8481 Год назад +2

    muxadaradn waxn ka mid aha dadka kaqeybgaly Alle iwaa fajiyey Alxm🥰😘

  • @zeynabakar4439
    @zeynabakar4439 Месяц назад

    Ilaah ha ku xafido

  • @shijo2055
    @shijo2055 Год назад +9

    اللهم يا مغيّر الأحوال غيّر حالنا إلى أحسن حال، و سخر لنا من حظوظ الدنيا ما تعلم أنه خير لنا و اصرف عنا كل ما هو شر لنا إنك على كل شيءٍ قدير.٢٠٢٣🤍✨🤲

  • @mohammedzaki4
    @mohammedzaki4 Год назад +2

    Masha allaha sh mustafe alle ha xiftiyo

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Год назад

    Ala ha ku xifdiyo rabi ha ku ilaaliyo Aamiin

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np Год назад +3

    Jasaakallaahu khayr wll

  • @soumeya-zb8rp
    @soumeya-zb8rp 6 месяцев назад

    Muhadis professor Doctor kuli iskuwat ❤❤❤

  • @bilaal04
    @bilaal04 Год назад +1

    walhi sheeqa waa la socdaa aduunka iyo isbadalkiisa masha allah
    0:45

  • @MaxamedFaaraxKaahin
    @MaxamedFaaraxKaahin Месяц назад

    الله اكبر ماشاء الله الحمدلله سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ❤❤❤❤❤❤

  • @ziyadhassenadan7328
    @ziyadhassenadan7328 Год назад

    Jazaka Allah khayr

  • @aminajibril1549
    @aminajibril1549 Год назад +1

    بوركت جزاك آلله كل خير اللهم صلي وسلم على سيدنا محمد وآل سيدنا محمد

  • @mahad2214
    @mahad2214 Год назад

    جزاك الله خير الجزاء

  • @feisal6592
    @feisal6592 Год назад

    Mashallah Barak my Shukh shukran

  • @Warsame00Warsame-on1sq
    @Warsame00Warsame-on1sq 18 дней назад

    Jaamacada nool ee lugaysa sheekh mustafe

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane Год назад +2

    Ilaahay haku xafido sheekhanaa❤

  • @islamcompletefavourfromall5701
    @islamcompletefavourfromall5701 Год назад +2

    Waxaa mahadleh allahii cilmigaas naafica baray walaahi ninkaaan wuiga yaabsadaa ....

  • @user-pv4xj3ts2m
    @user-pv4xj3ts2m 15 дней назад

    Waa sheekh aan runta usheegin s,l'an beesha dhexe

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 13 дней назад

      Sheekh wuu ku hadley waxuu yadhi msulin muslin dilya tahiin akhira janno ku gali maysan

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 Год назад

    Jazakalah kheyr

  • @hoodohoodo9532
    @hoodohoodo9532 Год назад +2

    Somaalidu macalasaf qorshe iyo nidaam iyo in la fikiro malaha intooda badan. Mana jecla intooda badan iney kala danbeeyaan oy is maqlaan. Siiba raga somaaliyed waxoodu ba wa hadal iyo qabyaalad iyo in lays xaasido that's it!

    • @liban.2249
      @liban.2249 Год назад

      Marka hore dhiig iyo sharaf ha helaan ka dib waxbarasho iyo waddaniyad iyo waxbarasho,

  • @mustafecali6148
    @mustafecali6148 Год назад +1

    Baaraka Allah fiik

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Год назад +1

    Jazakalaah sheekh

  • @ayuushqali2038
    @ayuushqali2038 Год назад

    ManshaAllah jasakallah khayr

  • @abasibrahim9018
    @abasibrahim9018 Год назад +3

    I'm just telling you ur country needs you

  • @cabdiqanisuufi6132
    @cabdiqanisuufi6132 Год назад

    Macha allah xabibul malayin

  • @SN-bm2km
    @SN-bm2km Год назад +2

    Maasha Allah

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Год назад +1

    Waad naga hiilisey ee ilaahey ha kaa hiiliyo if iyo aakhiro labadaba

  • @maahirjamaal5488
    @maahirjamaal5488 Год назад

    Sayidii Salaaaman🖐

  • @user-ri9sd6pt1b
    @user-ri9sd6pt1b 12 дней назад +1

    ❤❤❤❤

  • @cabdulahidubad2018
    @cabdulahidubad2018 Год назад +1

    Alle haku xifdiyo

  • @user-pv4xj3ts2m
    @user-pv4xj3ts2m 15 дней назад

    Sababto ah uuka dhashay

  • @kariyesoomaaliye9642
    @kariyesoomaaliye9642 Год назад +1

    Waa nin dhab ah shiekh ducaysan ee yaa maqlaya ma dadka isjalfinaya oo burburka ku fanaya

  • @wadiaden
    @wadiaden Год назад +1

    Sheekh khayr Allah ha ku siiyo e Taiwan iyo maraykan iyo shiine toona waxba inagama geline ummaddan baaba'san wax anfaca u sheeg

    • @liban.2249
      @liban.2249 Год назад

      waa inaan wax ka baranaa wadamada horumaray ama faqri ayaynu ku dambayn doonnaa

    • @user-kh8cf1tp9m
      @user-kh8cf1tp9m 7 месяцев назад

      An kudayano Taiwan adeer si an uhormarno

    • @QalbyMotmaen-231
      @QalbyMotmaen-231 15 дней назад

      Sawkaa kuu sheegaya qisoonyinka cibraa lagu qaata umad halkay kaso bilawday ilaa halky gaadhay buu kaaga sheekeyay e macnaha fahan

  • @ABHICOFM28
    @ABHICOFM28 Год назад

    Ya sheikh Mustafa madax weyna mar qura nogadigo

  • @AlladiiPodcast
    @AlladiiPodcast Год назад

    Alle haku dhawro sheekh.

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 Год назад +4

    ❤️❤️❤️

  • @jamaalahmed363
    @jamaalahmed363 Год назад

    Dawladaha horumarka naga tageera waa caadooyinka xun xun ee gayigeena iyo madaxdeeda ka jira

  • @King_Daud
    @King_Daud Год назад

    Masha Allah

  • @sairahaslam7821
    @sairahaslam7821 Год назад

    Ilhow cumrigada
    Dhery

  • @tawbakeen250
    @tawbakeen250 Год назад +1

    Sheekhan halkeen kala xidhiidhaa please

  • @user-yp2qi4rr2s
    @user-yp2qi4rr2s 4 месяца назад

    SAW SCWS CSW MCN MCN🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

    • @user-yp2qi4rr2s
      @user-yp2qi4rr2s 4 месяца назад

      😂😂❤❤❤❤😢🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪

  • @Call_God_Alone
    @Call_God_Alone Год назад

    All Somalis need to listen to the last 3 minutes what the Sh. is saying. Jaahilnimo, xaasidnimo iyo maangaabnimo ayey Somali isku darsatay.

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm Месяц назад +1

    Somalia hada nahay waxaan ku mashquul sanahay qabyaalad reer hebal. Iyo Rati weyne. Haloo bixiyaa xaafadaan.

  • @saynudinfozi6525
    @saynudinfozi6525 Год назад +3

    Sheikh wadankaa ku baahan xaqiiqdii 😢

    • @aliabdi8347
      @aliabdi8347 Год назад

      Maxaad ka wadda, Soo sheiykhu waddanka majoogo!

  • @hassanrobleali6494
    @hassanrobleali6494 Год назад

    Allahi hadal sax kahadashy sida madaxda soomali udhaqmaan.

  • @muusaguled4250
    @muusaguled4250 Год назад +1

    Mudo 4 sano kadib ccr ayaa 1949 ayaa chaina ccr la aqoonsaday taiwana laga saaray.
    1965ki waxa somaliya noogu soo siyaartay Juun inlaay mweynihi chaina

  • @Al.jabarti
    @Al.jabarti Год назад +3

    📍خطبة عن"نعمة الإسلام والفرح بها د. عبد العزيز الريس"
    ruclips.net/video/apAMl-cfuWY/видео.html
    📌خطبة عن"ضرورة العلم الشرعي وبعض التنبيهات || د. عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/2t4mgaQNY_A/видео.html
    📌"خطبة عن ضرورة التوحيد وتعلمه ||
    د.عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/Qrnn7NWS1mQ/видео.html
    📌خطبة عن"قواعد أربع في التوحيد ||
    د. عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/tn7BZaEZ5uw/видео.html
    📌"شروط لا إله إلا الله وبعض مهماتها | د.عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/fear05aRAU8/видео.html
    📌خطبة عن"ما يهمك من سمات الفرقة الناجية | د.عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/RGQAVEIPhok/видео.html
    📌خطبة عن"السبيل إلى العز والتمكين بنصرة النبي اللصادق الأمين | د.عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/9xKz37na7DE/видео.html
    📌خطبة عن"بعض المهمات في التفرق المذموم في الأبدان والأديان د. عبدالعزيز الريس"
    ruclips.net/video/jA7buwbVx0g/видео.html
    📌خطبة عن"دعوة الإمام محمد بن عبدالوهاب في دقائق | د.عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/wIuGIZVlIaQ/видео.html
    📌" خطبة "بين ذنوبنا والرجوع إلى الله في دقائق" د.عبدالعزيز الريس
    ruclips.net/video/C70XFpn_Xq0/видео.html
    📌" خطبة عن"من شؤم الذنوب والمعاصي || د. عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/l-w1KQXn604/видео.html
    📌" خطبة عن"نعيم الجنة وطرق الوصول إليها د. عبد العزيز الريس"
    ruclips.net/video/k6rsdtbZQ-4/видео.html
    📌خطبة عن "التخويف من النار" د.عبدالعزيز الريس
    ruclips.net/video/FGL7mnbJZXA/видео.html
    📌"خطبة جوامع في النصح | د.عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/ezptyef57JM/видео.html
    📌خطبة عن"بدعة المولد النبوي | د.عبدالعزيـز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/A-RiOfcGxq0/видео.html
    📌" خطبة عن "البراهين العلمية على حرمة الأغاني الموسيقية | د.عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/vZOEtqLPs5g/видео.html
    📌" خطبة عن "الدنيا بين الحقيقة والوهم" د.عبدالعزيز الريس"
    ruclips.net/video/4Lz7L2qCOyk/видео.html
    📌"خطبة عن قطاع الطريق على وحدة الصف | د.عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/0B-zLSlfGrM/видео.html
    📌" خطبة "براءة السلفية من الإرهاب || د. عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/AeTC4wtpFq4/видео.html
    📌" خطبة عن"لماذا جماعة التبليغ؟ | د.عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/VMOuP0uxa1Y/видео.html
    📌خطبة عن"جرائم الإخوان المسلمين عقديًا وإرهابيًا | د.عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/a6fN-RYiVjA/видео.html
    📌"خطبة: حقائق عن داعش والنصرة | د.عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/GS5yXemGQa0/видео.html
    📌خطبة عن"الحزب السروري الثوري في كلمات || د. عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/Dd7bRk6SeAA/видео.html
    📌خطبة "الترحم على الكفار ومخالفته للعقيدة | د.عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/9YtZ2MtyNfk/видео.html
    📌خطبة "إشارات وتنبيهات حول الهجمة على الدولة السعودية | د.عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/mmG75aYMBp4/видео.html
    📌خطبة "صد العدوان الإعلامي عن الشريعة المحمدية || د.عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/kcoz2_azfqI/видео.html
    📌خطبة عن "الحرية بين ضبط الشريعة وغلو الحركيين والليبراليين"
    ruclips.net/video/GPQ_WDgMSio/видео.html
    📌خطبة "فتنة الدجال وسبل الوقاية منها . د. عبدالعزيز الريس"
    ruclips.net/video/1KLaZlcrMls/видео.html
    📌خطبة "الغباء العلماني والليبرالي في دقائق" د.عبدالعزيز الريس
    ruclips.net/video/5gAHpG-6CNQ/видео.html
    📌خطبة "مخالفات شائعة تناقض "لا إله إلا الله" | د.عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/_oC1FWjfjjk/видео.html
    📌خطبة "التحذير من صور الشرك المعاصرة || د. عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/9lngXnZFhm4/видео.html
    📌خطبة "المختصر المفيد في أحكام المسح على الخفين"
    ruclips.net/video/cjwVw6eQliI/видео.html
    📌 خطبة .."المختصر في أحكام المطر"
    ruclips.net/video/PrTCm3aFAaE/видео.html
    📌 "خطبة من أسباب نجاح الأسرة والدولة"
    ruclips.net/video/9sfwAFl8dlg/видео.html
    📌 خطبة "ضلال الاعتقاد في الأبراج كبرج الثور والحوت"
    ruclips.net/video/76lNsdVtGwc/видео.html
    📌خطبة "المختصر في أحكام البيع للبشر | د.عبدالعزيز بن ريس الريس" على RUclips
    ruclips.net/video/MxFUIIHY02I/видео.html
    📌خطبة "من البيوع المحرمة شرعًا | د.عبدالعزيز بن ريس الريس" على RUclips
    ruclips.net/video/C5XocYPnLwg/видео.html
    📌 خطبة "رسالة للمسلمين في بيان خطر الحوثيين || د.عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/cB_mmYreH0A/видео.html
    📌 "خطبة.. مكانة أبي بكر الصديق، وحال منتقصيه ومنتقص الصحابة || د. عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/UtsJgZxOQBQ/видео.html
    📌"خطبة فروض الوضوء || د. عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/iDdMC4OIa4E/видео.html
    📌خطبة عن"شروط الصلاة وبعض الأخطاء فيها | د.عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/-h4scqd_4zw/видео.html
    📌خطبة عن"أركان الصلاة وبعض الأخطاء فيها | د.عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/XJK2HvCogBg/видео.html
    📌- فروض الوضوء د.الريس"
    ruclips.net/video/OACgDqndhnU/видео.html
    📌- أركان الصلاة - د.الريس"
    ruclips.net/video/-cgfvJCb4rw/видео.html
    📌- شروط الصلاة - د.الريس"
    ruclips.net/video/Jfz29hVi2vg/видео.html
    📍"متى يكون الرجل حزبيا ؟ د.عبدالعزيز الريس .للفائدة 👇🏼"
    ruclips.net/video/i2gqxHqhmb0/видео.html
    📌"كشف الشبهات حول الدعوة السلفية" || د.عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/0yaHr5HwIAE/видео.html
    📍 "تنبيهات ومهمات في البدع | د.عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/2Zys-1v9UlQ/видео.html
    📍"معالم في طلب العلم"
    ruclips.net/video/FDDFfa0L8wc/видео.html
    📍 ‏تأصيل العقيدة حماية من الانحرافات الفكرية || د.عبدالعزيز الريس"
    ruclips.net/video/A4UraYzVrlA/видео.html
    📍"منارات في منهج السلف | د.عبدالعزيز بن ريس الريس" على
    ruclips.net/video/0lBWbAmLhNc/видео.html
    📍"تحريف الخوارج و الدواعش لكلام شيخ الإسلام بن تيمية رحمه الله من تبديل وتشربع وإلتزام للشيخ د.عبدالعزيز الريس"
    ruclips.net/video/_dJ9l3b1J1Q/видео.html
    📌"حوار مع خارجي || د. عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/r_iSPxHyBDs/видео.html
    📌"حوار مع المرجئة || د. عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/S4zUPDs7RaI/видео.html
    📌" حوار مع الأشاعرة || د. عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/0NpWWSuNkFs/видео.html
    📌"حوار مع مُجيزي الاحتفال بالمولد النبوي || د. عبدالعزيز بن ريس الريس"
    ruclips.net/video/zeid76WDIEw/видео.html
    📌"براءة دعوة الإمام المجدد محمد بن عبدالوهاب من داعش والنصرة | د.عبدالعزيز الريس"
    ruclips.net/video/DviHK6zanl4/видео.html
    📍" رسالة إلى ملحد" || د.عبدالعزيز الريس
    ruclips.net/video/Qj4cBzGj4ys/видео.html
    📌"شرح رسالة حكاية المباحثة مع علماء مكة عن دعوة شيخ الإسلام محمد بن عبد الوهاب || د. عبدالعزيز الريس"
    ruclips.net/video/_Yzee-dZNsc/видео.html
    📍"التعليقات على رسالة شرح حديث الافتراق لشيخ الإسلام ابن تيمية - د.عبدالعزيز الريس"
    ruclips.net/video/9GVSjnK5vK4/видео.html
    📌شرح كتاب التوحيد حق الله على العبيد في خمسة دروس .
    للشيخ عبدالعزيز بن ريس الريس
    📍 "الدرس الاول
    من شرح كتاب التوحيد للشيخ د. عبد العزيز الريس"
    ruclips.net/video/K16-5mtuaVg/видео.html
    📍"الدرس الثاني
    من شرح كتاب التوحيد للشيخ د. عبد العزيز الريس"
    ruclips.net/video/fAVEfwpRQC4/видео.html
    📍"الدرس الثالث
    من شرح كتاب التوحيد للشيخ د.عبد العزيز الريس"
    ruclips.net/video/-WQkkrTl-Xc/видео.html
    📍 "الدرس الرابع
    من شرح كتاب التوحيد للشيخ د.عبد العزيز الريس"
    ruclips.net/video/hCL6-KO-blw/видео.html
    📍"الدرس الخامس
    من شرح كتاب التوحيد للشيخ د.عبد العزيز الريس"
    ruclips.net/video/BxmlbyQ9y68/видео.html
    📌"شرح (الأصول الستة) لشيخ الإسلام محمد بن عبدالوهاب -رحمه الله- || د. عبدالعزيز بن ريس الريس" 1443
    ruclips.net/video/zPjr5VtlGMs/видео.html
    📌شرح رسالة (فضل الإسلام)
    لشيخ الإسلام محمد بن عبدالوهاب 1443هـ"
    ruclips.net/p/PL3ayyeRFSRXkEOcD0slCVWxydsbvft8gt
    📌"شرح لمعة الاعتقاد لابن قدامة || د. عبدالعزيز بن ريس الريس" 1443
    ruclips.net/video/Z7F8l30nMkU/видео.html

    • @abuucizsoomali4279
      @abuucizsoomali4279 Год назад

      عبد العزيز هذا جهي، وعاذري، وأحذية للطواغيت

    • @Al.jabarti
      @Al.jabarti Год назад

      @@abuucizsoomali4279
      ياهذا هداك الله
      الله يقول( واذا قلتم فاعدلوا..)
      ويقول أيضا ( يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِن جَاءَكُمْ فَاسِقٌ بِنَبَإٍ فَتَبَيَّنُوا أَن تُصِيبُوا قَوْمًا بِجَهَالَةٍ فَتُصْبِحُوا عَلَىٰ مَا فَعَلْتُمْ نَادِمِينَ ) وفي قراءة قتثبتوا
      أمامك دروس وخطب الشيخ عبدالعزيز الريس فاسمعه بنفسك وتثبت قبل ان تحكم وتتعجل في الحكم هات شيئا خالف فيه السلف ،
      ويجب أن يكون الحكم والمرجع في كل شيء القرآن والسنة بفهم السلف .وكتب السلف بيننا،
      ومعاملة الحاكم وطريقة نصحه وكيفية التعامل مع منكرات الحاكم قد يبنها النبي في أحاديث كثيرة بحمد الله
      فالدين واضح ومنهج السلف واضح لمن أراد الله به خيرا
      - عن عياض بن غنم عن النبي أنه قال ( مَن كانت عندَهُ نصيحةٌ لِذي سُلطانٍ فليأخذْ بيدِهِ فلْيخلُ فليخلوا الصواب فلْيخلُ بهِ فإن قبلَها قبلَها وإن ردَّها كانَ قد أدّى الَّذي عليهِ.)
      الألباني (ت ١٤٢٠)، تخريج كتاب السنة ١٠٩٨ • صحيح
      انظر في طريقة النصح للحاكم لم يقل قم وافضحه في المنابر ومن خلفه او قم بالمظاهرات والمسيرات والهتافات ارحل ارحل ..
      عن حذيفة بن اليمان: قُلتُ: يا رَسولَ اللهِ، إنّا كُنّا بشَرٍّ، فَجاءَ اللهُ بخَيْرٍ، فَنَحْنُ فِيهِ، فَهلْ مِن وراءِ هذا الخَيْرِ شَرٌّ؟ قالَ: نَعَمْ، قُلتُ: هلْ وراءَ ذلكَ الشَّرِّ خَيْرٌ؟ قالَ: نَعَمْ، قُلتُ: فَهلْ وراءَ ذلكَ الخَيْرِ شَرٌّ؟ قالَ: نَعَمْ، قُلتُ: كيفَ؟ قالَ: يَكونُ بَعْدِي أئِمَّةٌ لا يَهْتَدُونَ بهُدايَ، ولا يَسْتَنُّونَ بسُنَّتِي، وسَيَقُومُ فيهم رِجالٌ قُلُوبُهُمْ قُلُوبُ الشَّياطِينِ في جُثْمانِ إنْسٍ، قالَ: قُلتُ: كيفَ أصْنَعُ يا رَسولَ اللهِ، إنْ أدْرَكْتُ ذلكَ؟ قالَ: تَسْمَعُ وتُطِيعُ لِلأَمِيرِ، وإنْ ضُرِبَ ظَهْرُكَ، وأُخِذَ مالُكَ، فاسْمَعْ وأَطِعْ..
      مسلم (ت ٢٦١)، صحيح مسلم ١٨٤٧ • [صحيح]
      وانظر هذا التوجيه النبوية في كيفية التعامل مع الحاكم فهل الرسول من عاذري الطواغيت على فهمك السقيم ياهذا
      - الحاكم - منصبٌ ديني شرعي، تعبَّد الله الأمةَ برعاية حُرمته، وأداء حقوقه، والنصيحة له، والصبر على جَوْر مَن يكون فيه، وظلمه وأثرته، كما تُؤدَّى حقوق الوالد وذي الرحم والجار والشريك، بحسب حاله، وبغضِّ النظر عن شخصه وجِنسه، ودِينه وتعامله، بل على وَفق شريعة الله تعالى وهَدْي نبيه - صلَّى الله عليه وسلَّم - وفي ذلك مِن تحقيق المصالح وتكميلها، وتقليل المفاسد وتعطيلها، ودفع الشرور، واتقاء المصائب، وغلق أبواب الفتن، ما لا يحصيه إلا اللهُ تعالى، فيجب أن تُؤدَّى حقوق الولاة إليهم في جميعِ الأحوال على قدْر الطاقة؛ دِيانةً لله تعالى، وامتثالاً لأمر رسول الله - صلَّى الله عليه وسلَّم - وتأسِّيًا بالسلف الصالح في معاملتهم لولاة الأمور.
      وجوب تعظيم منصب الولاية والوالي، وجمْع الناس عليه؛ قال القرطبي رحمه الله (5/260): قال سهل بن عبدالله التُّستَريُّ - رحمه الله تعالى -: لا يزال الناس بخيرٍ ما عظَّموا السلطان والعلماء، فإن عظموا هذين أصْلَح الله دنياهم وأخراهم، وإن استخفوا بهذين أفسدوا دُنياهم وأُخراهم.
      وقال الشيخ محمد بن عثيمين - رحمه الله -: "فاللهَ اللهَ في فَهْم منهج السلف الصالح في التعامُل مع السلطان، وألاَّ يتخذ من أخطاء السلطان سبيلٌ لإثارة الناس، وإلى تنفير القلوب مِن ولاة الأمور، فهذا عين المفسدة، وأحد الأسس التي تحصل بها الفِتنة بين الناس" ا.هـ، من "رسالة حقوق الراعي والرعية".
      لا تجوز مبايعة أحد من الرعية والحاكم العام موجود قائم بصلاحياته، قال شيخ الإسلام ابنُ تيمية - رحمه الله - في "منهاج السنة": "إنَّ النبي - صلَّى الله عليه وسلَّم - أمَر بطاعة الأئمَّة - يعني: الحكام - الموجودين المعلومين، الذين لهم سلطان يَقدِرون به على سياسة الناس لا بطاعةِ معدوم ولا مجهول، ولا مَن ليس له سلطان ولا قُدرة على شيء أصلاً، فمَن نزل نفسه منزلةَ وليِّ الأمر الذي له القُدرة والسلطان على سياسة الناس، فدعا جماعةً للسمع والطاعة له، أو أعطَتْه تلك الجماعة بيعةً تسمع وتطيع له بموجبها، وولي الأمر قائمٌ ظاهر فقد حادَّ الله ورسوله، وخالف نصوصَ الشريعة. ا.هـ.
      تحريم السعي في خلْع السلطان وإثارة العامَّة على التظاهر عليه.
      فائدة: قال شيخُ الإسلام ابن تيمية: "وأما أهل العِلم والدِّين والفضل، فلا يرخصون لأحد فيما نهى الله عنه من معصيةِ ولاة الأمور وغشِّهم، والخروج عليهم بوجهٍ من الوجوه، كما قد عُرِف من عادات أهل السنة والجماعة والدين قديمًا وحديثًا ومِن سيرة غيرهم.
      وقال الإمام النوويُّ في شرحه لمسلم: "وأما الخروج عليهم - يعني: الأئمة - وقتالهم فحرامٌ بإجماع المسلمين، وإن كانوا فَسقةً ظالمين"، ونقل ابن حجر في "فتح الباري" عن ابن بطَّال قوله: "وقد أجْمَع الفقهاء على وجوبِ طاعة السلطان المتغلِّب والجهاد معه، وأن َّطاعته خيرٌ من الخروج عليه؛ لِما في ذلك من حقْن الدماء وتسكين الدهماء". ا.هـ.
      وقال الشيخ عبداللطيف بن عبدالرحمن بن حسن آل الشيخ - رحمه الله - في التحذير مِن السعي في إسقاطِ الحاكم مِن أجل فساده، وبيان أن ذلك خلاف منهاج السلف الصالح: "ولم يدرِ هؤلاء المفتونون أنَّ أكثر ولاة أهل الإسلام منذُ عهد يزيد بن معاوية - حاشا عمر بن عبدالعزيز ومَن شاء الله من بني أمية - قد وقَع منهم مِن الجرأة والحوادث العِظام، والخروج والفساد في ولاية الإسلام - يعني: الشيء العظيم والكثير - فسيرة الأئمَّة الأعلام، والسادة العظام معهم معروفة مشهورة؛ لا يَنزعون يدًا من طاعة فيما أمَر الله به ورسولُه مِن شرائع الإسلام وواجبات الدِّين، ثم ضرب مثلاً بالحجَّاج مع ظلمه وغُشْمه وقتْله ساداتِ الأمة، ومع ذلك كان مَن أدركه من الصحابة كابن عمر وغيره ومِن التابعين كابن المسيَّب وابن سيرين، والحسن وإبراهيم التيمي، لا يُنازعونه ولا يمتنعون مِن طاعته.
      قلت: وذَكَر الخلال - رحمه الله تعالى - حادثةً وقعَتْ زمن الإمام أحمد - رحمه الله - قال: "اجتمع فُقهاءُ بغداد - في عهد الخليفة العباسي الواثِق - إلى الإمام أحمد بن حنبل، وقالوا له: إنَّ الأمر قد تفاقم وفشَا - يعنون إظهارَ القول بخَلْق القرآن وغير ذلك - ولا نرضى بإمارتِه ولا سلطانه، فناظَرَهم في ذلك، وقال: عليكم بالإنكار في قلوبِكم ولا تخلعوا يدًا من طاعةٍ، ولا تشقُّوا عصا المسلمين، ولا تسفكوا دماءَكم ودماءَ المسلمين معكم، وانظروا في عاقبةِ أمركم، واصبروا حتى يستريح بَرٌّ ويُستراح من فاجر، وقال: ليس هذا - يعني: نزْع أيديهم من طاعته والخروج عليه والسعي في خلْعه - صوابًا، هذا خلاف الآثار - يعني: نصوص الكتاب والسنة وما عليه سلف الأمة".
      فراجع عقيدتك وزنها بميزان السلف .

  • @habiibchannel
    @habiibchannel Год назад +1

    Sheikhan in uu masaajidka bis ah
    Ka qudbadeeya
    Waxaa ka wanaagsan in uu noqda
    Macalim arday so saara
    Si cilmigiisa looga faideeysta

  • @Al.jabarti
    @Al.jabarti Год назад +2

    📍Wadooyinka Ay Gaaladu U Maraan Luminta Muslimiinta || Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi
    ruclips.net/video/CI_Z6eWoE2Q/видео.html

  • @AhmedHassan-yu2oy
    @AhmedHassan-yu2oy Год назад +1

    Soomaalina qabiil

  • @Al.jabarti
    @Al.jabarti Год назад +1

    ( لَا يَغُرَّنَّكَ تَقَلُّبُ الَّذِينَ كَفَرُوا فِي الْبِلَادِ )
    آل عمران (196)
    شرح
    لا تغتر -أيها الرسول- بما عليه أهل الكفر بالله من بسطة في العيش، وسَعَة في الرزق، وانتقالهم من مكان إلى مكان للتجارات وطلب الأرباح والأموال، فعمَّا قليل يزول هذا كلُّه عنهم، ويصبحون مرتهنين بأعمالهم السيئة.
    ( مَتَاعٌ قَلِيلٌ ثُمَّ مَأْوَاهُمْ جَهَنَّمُ ۚ وَبِئْسَ الْمِهَادُ )
    آل عمران (197)
    شرح
    متاع قليل زائل، ثم يكون مصيرهم يوم القيامة إلى النار، وبئس الفراش.
    ( وَمَن يَبْتَغِ غَيْرَ الْإِسْلَامِ دِينًا فَلَن يُقْبَلَ مِنْهُ وَهُوَ فِي الْآخِرَةِ مِنَ الْخَاسِرِينَ )
    آل عمران (85)
    شرح
    ومن يطلب دينًا غير دين الإسلام الذي هو الاستسلام لله بالتوحيد والانقياد له بالطاعة، والعبودية، ولرسوله النبي الخاتم محمد صلى الله عليه وسلم بالإيمان به وبمتابعته ومحبته ظاهرًا وباطنًا، فلن يُقبل منه ذلك، وهو في الآخرة من الخاسرين الذين بخسوا أنفسهم حظوظها.
    ( كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ۗ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ ۖ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ ۗ وَمَا الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلَّا مَتَاعُ الْغُرُورِ )
    آل عمران (185)
    شرح
    كل نفس لا بدَّ أن تذوق الموت، وبهذا يرجع جميع الخلق إلى ربهم؛ ليحاسبهم. وإنما تُوفَّون أجوركم على أعمالكم وافية غير منقوصة يوم القيامة، فمن أكرمه ربه ونجَّاه من النار وأدخله الجنة فقد نال غاية ما يطلب. وما الحياة الدنيا إلا متعة زائلة، فلا تغترُّوا بها.
    ( لَتُبْلَوُنَّ فِي أَمْوَالِكُمْ وَأَنفُسِكُمْ وَلَتَسْمَعُنَّ مِنَ الَّذِينَ أُوتُوا الْكِتَابَ مِن قَبْلِكُمْ وَمِنَ الَّذِينَ أَشْرَكُوا أَذًى كَثِيرًا ۚ وَإِن تَصْبِرُوا وَتَتَّقُوا فَإِنَّ ذَٰلِكَ مِنْ عَزْمِ الْأُمُورِ )
    آل عمران (186)
    شرح
    لَتُخْتَبَرُنَّ -أيها المؤمنون- في أموالكم بإخراج النفقات الواجبة والمستحبَّة، وبالجوائح التي تصيبها، وفي أنفسكم بما يجب عليكم من الطاعات، وما يحلُّ بكم من جراح أو قتل وفَقْد للأحباب، وذلك حتى يتميَّز المؤمن الصادق من غيره. ولتَسمعُنَّ من اليهود والنصارى والمشركين ما يؤذي أسماعكم من ألفاظ الشرك والطعن في دينكم. وإن تصبروا -أيها المؤمنون- على ذلك كله، وتتقوا الله بلزوم طاعته واجتناب معصيته، فإن ذلك من الأمور التي يُعزم عليها، وينافس فيها.

    • @khalidsheikh3466
      @khalidsheikh3466 Год назад

      miskiin qufulan,aduun iyo aakhirab yaa kuu diiday inaad kudagaalanto.

    • @Al.jabarti
      @Al.jabarti Год назад

      @@khalidsheikh3466 usheeg mustafa xaaji asaga gaalo aduunka lasiiyay ay lawayn tahaye oo ku amaanaya
      Saas darteed ayaan aayadaha u keenaya
      Waa hadaad wax fahmaysid
      Maskiinyahaw

  • @sahrohussen8663
    @sahrohussen8663 Год назад

    Alle hakaa abaal mariyo shiiq waad hadashay,balse somali maaha dad waxmaqla ama fahma

    • @liban.2249
      @liban.2249 Год назад

      jaahilnimada iyo munaafaqnimada ku faan, taasi waa dhibaatada ugu weyn ee dalkan haysata

  • @soumeya-zb8rp
    @soumeya-zb8rp 6 месяцев назад

    የሶማሊያ መሪ መሆን ይችለሉ ሼኪ ሙስጣፌ

  • @ameino698
    @ameino698 Год назад +1

    12:13

  • @TORRESCADE111
    @TORRESCADE111 День назад

    Mazul meel aan kala soo xariira rabaa hadey surtagal thy

  • @fadumotahliil940
    @fadumotahliil940 Год назад

    M.a

  • @XasanXayle-po9ed
    @XasanXayle-po9ed 5 дней назад

    OG

  • @cabdalayasin5832
    @cabdalayasin5832 Год назад

    16:18

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 Год назад +3

    I Understand chip and chip technology sheekh

    • @liban.2249
      @liban.2249 Год назад

      su'aashu waxay tahay ma samayn kartaa 7mm chips?

  • @nani230193
    @nani230193 Год назад

    Sheekh Ascw Wa ku bahnay inte kaka soxarir Ascw

  • @Akramkeey26
    @Akramkeey26 Год назад

    Allah hakuu denbi dhaafo shiikh kula mida abid ma dhageysan Allah janada hanagu mideeyo

  • @hamseali6434
    @hamseali6434 2 месяца назад

    ta ugu wayn ee horumarka taiwan waa inaanay muslim ahayn haday Muslims ahaan lahayn kaliya ibnu kasiir iyo ibnu cabaas uun bay iska wareysan lahayn horumarna may gaadheen

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj Год назад +2

    silikoon faaluu ii macneeya maxaa la yiraahdaa

    • @adowahmed9447
      @adowahmed9447 Год назад +1

      waaa xafada ku taala kalaforniya mareynkan waxaa degan shirkada aduunkan maamulle qaasatan sillicon ka

    • @somalierdogan1987
      @somalierdogan1987 Год назад

      Wll SILICON VALLEY wa goob ku taala koonfurta xeebta San Francisco ee gobolka California.
      Waxay goobtaasu kulmisa shirkadaha caalamka ugu waa weyn e technology-ga sida :
      - Apple
      - Facebook
      - Google iwm ....
      Waxay dhamaantood kambalka ku hayaan jaamacada Stanford ee Palo Alto ku taal

  • @budulaliabdi417
    @budulaliabdi417 11 дней назад

    No he is not somaliland, he is just somali scholar

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali Год назад

    U sheeg inaadeer waa siday tahaye.

  • @leopard060
    @leopard060 Год назад +1

    MUSTAFA XAAJI WA U KA WEYN YAHAY QABIIL. AFKIISA IYO ACTIONKISA AYAA LAGA HAYAA.

  • @ahmednaasir
    @ahmednaasir Год назад

    Aqoonyahan Dhanwalba ka dhisan

  • @awalisaac2082
    @awalisaac2082 Год назад

    Somaliland needs those ideas m jazaak’Allhu khaire ya sheikh 🎊.

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Год назад +2

    Shiinuhu abaal maleh dawlada Taiwan iyadaa infra structure ka technology a China dhistay iyagaa lacag Trillion dollar geliyey halka maanta uu joogana gaadhsiiyey, waxa China ku nool ilaa 5 million oo Taiwanese ah oo wershado ku leh waxay China ku galaan ID card ka Taiwan kadibna warqad kale ayey siiyaan markay ka soo dhoofayaana way u celiyaan. Sida Sheikhu sheegay waxa la yidhaa hadii Taiwan dhulgariir ama Tsunami ama dagaal ka dhaco technology ga caalma 40% percent ayaa istaagaya. Shirkada TCMC ee chips ka samaysa waxay noqotay halka Maraykanku iminka ka cunaqabateeyo China wuu u diiday in uu xataa kuwa ay soo saaraan Maraykanku sida Intel oo kale oo kale in uu ka iibiyo ta TCMC Iyana waa loo diiday taas oo China aad uga cadhaysiisay liano missiles kii dayax gacmeedyadii technology ga cusub wuxuu u baahanyahay chips kaa cusub ee TCMS iyo Maraykanku soo saaraan, shirkada kale ee la ASML oo Holland leedahay waxay soo saaraan alaab la yidhaa Lithography machines oo chips ka ku buufinaysa laser oo kale oo yaraynaya chips ka ay soo saaraan si ay wax badan u xambaarto shirkadaa ASML waxay farac ku leedahay California Maraykanku wuxuu kula heshiiyey in aanay qalabkaa ay soo saarto ee cusub aanay ka iibin China heshiisna way la galeen laakiin noocii hore ay ka iibiyaan markaa waad aragtaa cunaqabataynta la saaray China waxaas oo dhana waxa u sabab ah cilmi waxbarasho baadhis iyo dadaal markaa dhalinyarooy waxbarashada tayada leh ku dadaala inshallah. Chips dagaalkiisu halkaa gaadhay waxa laga sameeyaa ciida dhulka taala badhkeed oo marta marxalado badan ilaa ay gaadho heerkaa Chip ka.

    • @abdoa7191
      @abdoa7191 Год назад

      Waxay Somaliland xidhiika fiican ula yeelatay Taiwan waa horuumarka sare ee ay gaadhay ee waxan rajaynayaa Jamhuuriyada Taiwan iyo Jamhuuriyada Somaliland inay wada yeeshaan iskaashi balaadhan oo wax ku ool ah oo dan u ah labada dal.

    • @user-kh8cf1tp9m
      @user-kh8cf1tp9m 7 месяцев назад

      Xaqiiq saaxib

  • @hassanrobleali6494
    @hassanrobleali6494 Год назад +1

    Fikrada qabiilka goorme kabaxeyna?

    • @abdoa7191
      @abdoa7191 Год назад

      Waxa qabiilku baxayaa marka fikirka faqashta laga tirtiro shanta Soomaaliyeed.

  • @user-zt2ml5gh4y
    @user-zt2ml5gh4y 9 месяцев назад

    Days 😊😊😊😊😢😢😮🎉😂❤❤❤❤😂😅😅

  • @muusaguled4250
    @muusaguled4250 Год назад +1

    Shiikhoow run sheeg Chaina waxay gashay UN 1945ki
    1971 waxay noqotay 5 dowladood ee Vito isticmaala mid kamida.
    Muslimiinta maanta waxay ka hormari waayeen waa wadaado hadal iyo kalaqetbin muslin meelwalba lasoo taagan.

    • @somalierdogan1987
      @somalierdogan1987 Год назад

      Waar xishood nacas yahow iska hadlaya.
      Bal adigu meesha soo fadhiiso waxad noo sheegto aanu dhagaysane mise wa xasad waxa ka hadlinaya.
      Hadayna shiico ku soo diran

    • @cashawarsame6213
      @cashawarsame6213 Год назад

      China laba ayuu u kala jabay taariikh ba lama socotid

    • @hawadleshow3022
      @hawadleshow3022 Год назад

      Hh aduu dib u badh sxb waa sax chine un wuxuu galay 45kii lkn chine waqtigaas hal wadan buu ahaa oo may jirin taiwan gooni u taagan, ka dib waxaa dhacay in dawladii jabhad ku kacdo oo shuuciguna taageersanhyh jabhadaasi waxay qabsaty dhulka chine ee imika naqaaano, dawladii ka talin jirtayna waxay iskugu soo hadhay taiwanta aynu imika naqaano hadaba UN ka waqtigaas waxaa sii fadhiyay taiwan oo ku doodaysay in chine oo dhan ay matasho, 71kii baa taiwan laga saaray UNka chine galay

    • @IdilCabdi-he3zl
      @IdilCabdi-he3zl 4 месяца назад

      1945 roc oo taiwan ah ayaa un kursiga Chinese ka ku fadhiyay 1971 waxaa laga soo tuuray roc oo taiwan oo lagu badalay prc oo china ah ee sheekha ha u gafin wll taariikhda raadi oo wax hubso kadib hadal sheekh mustafe alle hanoo xafido aamiin aamiin aamiin

    • @IdilCabdi-he3zl
      @IdilCabdi-he3zl 4 месяца назад

      Hubi intaadan hadlin

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali Год назад

    Munaajayn tolow mayga erey cusubaa waa baan is idhee waa say dhacdaaye ha u qaadan wax weyn!!!

  • @imthecaptainnow6446
    @imthecaptainnow6446 Год назад

    Odaygan waa SNM

    • @abdarazaksulayman5195
      @abdarazaksulayman5195 Год назад

      Waad cuqdadaysantahay waxbana kaqaadi maysid قل موتو بغيطكم

    • @osmanshorts7443
      @osmanshorts7443 Год назад

      Mabay ahayn in dad caqligaaga oo kale leh ay sheekha dhagaystan orodoo kabtan ayuub iyo dahir alasow dhagayso kuwaasa laguugu talo galee maxaa meeshan ku keenay

  • @hassanrobleali6494
    @hassanrobleali6494 Год назад +1

    Anaga heer kaas goorme gaareyna
    Soomali?

    • @liban.2249
      @liban.2249 Год назад

      jaahilnimada iyo munaafaqnimada ku faan, taasi waa dhibaatada ugu weyn ee dalkan haysata