Dadka soomali way hurdaan Muxaadro cusub Sheekh Mustafe

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 60

  • @user-fk2pz3sd5s
    @user-fk2pz3sd5s Месяц назад +4

    Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam

  • @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
    @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 8 месяцев назад +11

    ♥️ALLAH AKBAR ♥️
    ♥️Sallallahu alayh wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayh wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayh wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayh wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayh wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayh wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayh wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayh wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayh wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayh wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayh wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayh wasalam♥️

  • @aadanmohamedxeyle3922
    @aadanmohamedxeyle3922 7 месяцев назад +7

    Ilahay ha xifdiyo sh mustafa

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 8 месяцев назад +3

    Shiikh mustafa jazakallah kheirn midnimadii soomaaliweyn waa inla soo nooleeyaa.

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er 8 месяцев назад +2

    Mashaa Allah asc wll shiikh mustafow jazaaka Allah khayral jazaa

  • @sadiaibrahim8179
    @sadiaibrahim8179 8 месяцев назад +3

    Masha allahaa seeqa allaaha ku xifadiyo

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 8 месяцев назад +3

    Sheekh Mustafe waa hogaamiye sare oo hogaamin kara 5ta soomaaliyeed...

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 7 месяцев назад

      Ar sheekhan ma hogaamiye noqonkara maxuu dagaalkii laascanood uga hadli wayey ee 8 bilood socday haduu sheekh yahay idoor uun buu noqday lakiin Wuu fashilmay oo muuse juudaan buu ka baqayaa Inuu xabsiga liinta ku siiyo 😂 sheekh somali oo dhan muxaadara diisa lama dhagayso idoor ilmo qawma luudh uun buu u biyo shubtay 😂😂😂😂😂 no more sheekh Mustafe waxaba ma kala oga culumada waa wayn baa u dhaarsan sida sheekh Umal , sheekh Cabdirishiid sheekh Cali Sufi , sheekh shibili , sheekh kenyawi iyo khaar kale war Muxaadarada hayso darood muxadarada marabo idoor reer Abaarso uf 😂😂😂😂😂😂😂 I 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
      Iska amus khayaamaha hadaad Taqanid xaqdaradii dagaalkii laascanood baad ka hadli lahayd fulay baa tahay muuse juudaan ka baqaya ilahay ka baq ama iska amus😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waxba ha noo sheegin u sheeg muxadarada ilmo qawma luudh idoor wagaash 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂ilmo Abaarso 😂😂😂😂😂😂😂😂 midnimaba adigu raadi😂😂😂😂😂😂😂 adigaa xanuunsan oo xanuun darood qaba😂😂😂😂😂😂😂

    • @HiboNoura-yi1og
      @HiboNoura-yi1og 3 месяца назад

      ​@@farhiamursal7256adigu muslim ba ma tihidee maxad afka huradda le ugu tagii culimadda somaliyeed muslimka ah . Qabyallada culimadeena ma samayn ila in yar o shadhka culimadda xidhay. Lakin awliyyo daqqutka dhaman ka taliya somali o dhan aya culimadeena dagal ku hayssa .

  • @user-kc1pq5hu6l
    @user-kc1pq5hu6l 8 месяцев назад +1

    War sifiican udhuuxa muxaadarada Shikha si and uga guuleysaan cadawga Islaamka si sahlan

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 7 месяцев назад +1

    WAAR SHEIKH MUSTAFE WAA
    HADYAD ILLAHAY IDIIN SOO DIRAY EE HA QOSLINA EE SI FIICAN U FAHMA WUXUU IDIN SHEEGAYO OO DIBINTA QANIINA MARKA FAHAMTAAN
    DACIIFNIMADIINA.

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 7 месяцев назад +1

    ILLAHAYOW NAGU ANFAC OO NAGA DHIG KUWA MAQLAH HADAKA EE RAACAH SIDA UGU FIICNA.
    AAMIIN YAA WADUUD AAMIIN YAA RABBI AAMIIN YAA RAHMAAN

  • @maxamedaxmed563
    @maxamedaxmed563 8 месяцев назад +3

    Wcs SHEEKH mustafe xaji ismaciil harun alaha barakeyo ilahy ayaa ciilmi ugu deqay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdlkadirilmi9417
    @abdlkadirilmi9417 6 месяцев назад +1

    Macha allah chaikhana , waxan layabay arinka minority dadka aah aya dadka u taliya wlhi waa ruun wayo , aqonyahan loma okolo umadan , qabyaladaystee jahila moyeee.

  • @MaxamedAbukar-su7jf
    @MaxamedAbukar-su7jf 26 дней назад +1

    Maashaa alaah alaahu akbar ❤❤❤❤❤❤😂

  • @SiyaadCabdiraxman
    @SiyaadCabdiraxman 27 дней назад +1

    Shiiq must

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 7 месяцев назад +1

    MAYA EE WALAAHI WANU DAYACANAHAY.
    EE ILLAHAY AAYNU BARINO
    INUU INO DANBI DHAAFO.
    ILLAHAYOW NOO NAXARIISO OO NOO DANBI DHAAF.
    AAMIIN YAA WADUUD AAMIIN YAA RABBI AAMIIN YAA RAHMAAN.

  • @user-lr3cd9mi6z
    @user-lr3cd9mi6z 7 месяцев назад +2

    Waa sax

  • @AnfacD
    @AnfacD 8 месяцев назад +9

    Masha Allah waa Muxaadaro qiima leh Sh. Mustafe waa dhagaystaa in cilmi labarto maadi & diini waa muhiim. Allaha Nagu Anfaco Muxaadarada qiimaha badan. Sh. Mustafe Mahadsanid.

  • @rahmaabdullah6820
    @rahmaabdullah6820 8 месяцев назад +2

    Allaha cimriga hakuudheeriyo cafimaat iyo cibaadi leh

  • @user-se9jl8jv8l
    @user-se9jl8jv8l 8 месяцев назад +3

    ❤❤❤sallahu calayhi wasalam❤❤❤

  • @yoonisfarey3069
    @yoonisfarey3069 7 месяцев назад +1

    masha allah❤❤

  • @user-zv8ef5lq7o
    @user-zv8ef5lq7o 8 месяцев назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Allah akbar 😊😊😊😊

  • @sacidocabdi5101
    @sacidocabdi5101 8 месяцев назад +2

    Jazakal laah

  • @CcasiisCwaaxid
    @CcasiisCwaaxid 8 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤Sallahu calayhi wasalam❤❤❤❤

  • @CapdituusufCapdi-jb8sb
    @CapdituusufCapdi-jb8sb 7 месяцев назад +1

    maxamed siciid

  • @kingMoha707
    @kingMoha707 8 месяцев назад +1

    M.a jazakalaaaaah

  • @sahromaxamedaxmed2529
    @sahromaxamedaxmed2529 4 месяца назад

    Jasakalah

  • @user-fi4ui2ox6m
    @user-fi4ui2ox6m 7 месяцев назад

    Masha allah ❤

  • @sacdiyomohamedabdi9205
    @sacdiyomohamedabdi9205 8 месяцев назад

    Masha Allah

  • @user-to9eu3ke3h
    @user-to9eu3ke3h 8 месяцев назад

    Distoorka dalkaasi somaliya waxa ugu qo

  • @DaudAbdillahi
    @DaudAbdillahi 7 месяцев назад

    Mouse cumar

  • @abdisamedmohamoud146
    @abdisamedmohamoud146 8 месяцев назад

    Scw scw scw❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤

  • @Suldanmusseali
    @Suldanmusseali 7 месяцев назад

    Divide and rule isticmaarka lahaa weli way socotaaye.

  • @Suldanmusseali
    @Suldanmusseali 7 месяцев назад +1

    Somali weyn rabba weyne laysku dey way se socon weydey socona mayso aragtidaye ha la kala go'.

  • @user-to9eu3ke3h
    @user-to9eu3ke3h 8 месяцев назад

    Horta reer sh isaxaaq midee .reerkina iyo habarjeclo ee ceel af weyn u gurmo oo nabada ka shaqee.hoygaaga hanuuni inta aanad ummado kale oi aanad isku keeni karin aad ku habsamayso.

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 8 месяцев назад

      Jaahilad jiran baa tahaye ee sheekha af'kaada kala bax...

  • @deeqodeeqo-dx7sn
    @deeqodeeqo-dx7sn 7 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @user-du5be1kb1y
    @user-du5be1kb1y 7 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumocali1302
    @fadumocali1302 7 месяцев назад

    😢

  • @user-to9eu3ke3h
    @user-to9eu3ke3h 8 месяцев назад

    Axmaaro iyo oromo oo af somaaliga ku hadlaaba waa somaali ee sidaasi ula soco oo dadkaad somali u taqaanay way korodhay oo axmaar iyo oromo iyo denkeli intuba waa somaali.

  • @maxameddaqare126
    @maxameddaqare126 8 месяцев назад

    Jassaa.allaahhu
    Khaaayr
    Amiin.
    ........ehellukhaayr
    ....................................
    Scwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscw
    ...............................................

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 7 месяцев назад

    SHEIKH MUSTAFOW TILMANTA AAD BIXISAY IYO DADKANAY WAY KALA FOGYIHIIN OO WAXA KALA FOGEEYAY,
    LAMABA EGO INTABADA,
    QOFKAN MASULIADA LA SAARAY INTUU AQOON U LEYAHAY HAWSHAN?
    EE WAXA LAGU DIRA, WAA REER BANAA IYO WAA REER BUREED.
    MARKU KHARIBANA LALAMA XISAABTAMO.
    ILAHAYBA WAYNE

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v 8 месяцев назад

    bal horta dumarka dhaxalka ilaahay siiyey aad u diidaan bal siiya! cabacdina aan ka hadalno soomaalida huruda aad sheegayso.

    • @samowade1300
      @samowade1300 8 месяцев назад

      Waxa loo diiday muxuu yahay ? Bal wax ka sheeg.

  • @user-jo9iu2cm8c
    @user-jo9iu2cm8c 8 месяцев назад

    SHEEKH MUSTAFA IIDOORKA HURDA WAX U SHEEG ADIGOO WAX KALE KA HADLIN. KOLEY ANIGA MA AAMINSANI IIDOOR AYAA SHEEKH KA DHASHAY

    • @awilnasir
      @awilnasir 8 месяцев назад

      Diintu qolo maaha nacaybka iska saar

    • @samowade1300
      @samowade1300 8 месяцев назад

      ​@@awilnasir
      احسنت الرد

    • @xamseshire4446
      @xamseshire4446 8 месяцев назад

      Adigu waad cilaantahy

    • @ahmedhussein4923
      @ahmedhussein4923 8 месяцев назад

      Subxaana Allaah waar Culimada uun bal ka xishooda. Diinta Iidoor iyo Cagdheerba Ilaahay wuu kumanneysteye.

    • @ahmedhussein4923
      @ahmedhussein4923 8 месяцев назад

      Waa runtaa Nacaybkii qabyaaladda ayaa maskaxdaa daxal kudabooshey. Bogsan meysid intaad Iidoorka kuhayso.

  • @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
    @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 8 месяцев назад +3

    ♥️ALLAH AKBAR ♥️
    ♥️Sallallahu alayh wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayh wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayh wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayh wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayh wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayh wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayh wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayh wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayh wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayh wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayh wasalam♥️
    ♥️Sallallahu alayh wasalam♥️

  • @CapdituusufCapdi-jb8sb
    @CapdituusufCapdi-jb8sb 7 месяцев назад

    maxamed siciid