Taariikhda Aids-ka | wadada Halaaga , Khatar Miyaan Ugu Jirnaa .

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 сен 2022
  • Ilaha aan kasoo xigtay :
    data.unaids.org/publications/...
    www.medicalnewstoday.com/arti...
    www.citypopulation.de/en/worl...
    canfar.com/awareness/about-hi....
    www.mayoclinic.org/ar/disease...
    www.who.int/data/gho/data/the....
    news.un.org/ar/story/2012/10/...
    www.who.int/ar/news-room/fact...
    arabic.cnn.com/health/article....
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 514

  • @ibnumohamud6626
    @ibnumohamud6626 Год назад +188

    اللهم انت ربي لا اله الا انت، خلقتنى وانا عبدك، وانا على عهدك ووعدك مااستطعت،اعو بك من شر ما صنعت،ابوءلك بنعمتك علي ،وابوء لك بذنبي فاغفرلي،فانه لا يغفر الذنوب الا انت

  • @cabdiwahaabjamac3459
    @cabdiwahaabjamac3459 Год назад +15

    Ilahow sino iga badbaadi ilahow wakubqryaye iga badbadi aamiin amiin ya allah

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Год назад +82

    Subxanalh ilahay wixii muslim allah haka badbaadiyo 😓🌹

  • @Somaliboy
    @Somaliboy Год назад +91

    The best person in this world 🌎 prophet Mohamed Scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @mascuudjaamacaadan9234
      @mascuudjaamacaadan9234 Год назад +2

      صلى الله عليه و سلم

    • @fardwsa123axmed5
      @fardwsa123axmed5 Год назад +1

      Salalahu caleyhi wasalam

    • @bigman4135
      @bigman4135 Год назад +1

      Scw

    • @Somaliboy
      @Somaliboy Год назад +2

      Subscribe isaara Saxibayaal

    • @ayaanlecabdikariin7538
      @ayaanlecabdikariin7538 Год назад

      scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️💓💓💓💓💓💓❤️💓❤️❤️💓💓

  • @deeqosalaad1463
    @deeqosalaad1463 Год назад +38

    (لم تظهر الفاحشة في قوم قطُّ حتى يعلنوا بها، إلا فشا فيهم الطاعون والأوجاع التي لم تكن في أسلافهم الذين مضوا)، صدق رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @Haykal5
    @Haykal5 Год назад +107

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️

  • @kiicadde2157
    @kiicadde2157 Год назад +107

    [اللهم احرمني لذة معصيتك، وار زقني لذة طاعتك]
    Ilahow iga xarim macaan ka Macsiyada, Iguna Arzaaq Macaan ka Daacaddaada

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 Год назад +21

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 Год назад +40

    Subxnallah 😭🥺 aduunka waxlasheego AIDS unecbahay ilaahow adaan kaamagan galnay, 😭

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Год назад +8

    Subhanalah ilaahayow naga badbaadi Aid’s ka 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼adigoo dhawrsoon ayaa lagu qaad siin karaa,

  • @abdallaali5312
    @abdallaali5312 Год назад +16

    اللهم ارزقنا حسن الخاتمة 🤲

  • @hakiimzack9320
    @hakiimzack9320 Год назад +6

    Markan wax yalahan oo kle arko ayaan Soo xasuusta nimcadan rabigem weynaha nogu deeqay Bina Adam diciif Alow ada ka magan galay xanunadan iyo wixi la mida ❤️🥰

  • @sulubmaxamed46
    @sulubmaxamed46 Год назад +7

    Ilaahayow adan kaa magan galney cudur walba oo nafta dhib u keenaya
    allow kuwa uu hayana ka dulqaad adaa qaadiru ramaane😥🤲
    yaa allah😥🤲

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 Год назад +20

    Ilaahay ha inaga badbaadiyo .....waa shocking siduu u kordhayo xanuunkan..waana darsi ilaahay umadiisa ugu talagalay 😔

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 Год назад +9

    allaahu masali calaa nabiyuna muxamad scw😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 اللهم احفظنا من كل اسقام اامين

    • @Haffyy
      @Haffyy Год назад

      Amen ya Allah

  • @khaalidmawliid8003
    @khaalidmawliid8003 Год назад +31

    احفظنا يا رب العالمين🤲🤲❤️💛

  • @axmedakram8058
    @axmedakram8058 Год назад +51

    Alloow naga badbaadi cudurada wax halaaga oo dhan.🤲
    Amiin.

  • @shaaficicade2816
    @shaaficicade2816 Год назад +7

    Hadaa u jeedo magaca Nabigeen❤️Muhammad ❤️scw❤️
    like sara🥰❤️🤲

  • @saamicade7382
    @saamicade7382 Год назад +38

    Waa Cudur gaalada Halaag ku ah lkn Qofka islaamkaa Canaan u ah.
    YAA ALLAAH SALIM🕌🙌

    • @AMUU252
      @AMUU252 Год назад

      Wll Subscribe igu caawi mahadsanid

    • @queenb1003
      @queenb1003 Год назад +1

      Salallahu Caleyhi Wasalam

  • @kawakawa4726
    @kawakawa4726 7 месяцев назад +1

    Allow ku caafiyo walaalkey iyo waalaalaha kale ee qabo.
    anagana Allow naga kori aamiin

  • @fatimamohamed7076
    @fatimamohamed7076 Год назад +10

    الحمدلله على نعمة الاسلام 🥰

  • @SahankaAdduunka
    @SahankaAdduunka Год назад +5

    Ilaahay hanaga badbaadiyo macsiyada iyo xumaanta dhamaanteed hana nagu hanuuniyo dhaacada iyo cibaado suuban

  • @ezmaahmed127
    @ezmaahmed127 Год назад +7

    Ilaahay miskiin Kaa Ha ugar gaaro 🥲

  • @foziaali1728
    @foziaali1728 Год назад +38

    shukran 📝✒✒📚✒📚📚✒📚
    اذا مات القلب ذھبت الرحمه
    واذا مات العقل ذھبت الحکمة
    واذا مات الضمير ذھب کل شيٕ

  • @eng.hassanahmed9823
    @eng.hassanahmed9823 Год назад +19

    لا اله الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين
    اللهم احفظنا من كل شير

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 3 месяца назад

    Gaaladu Caqlli Xumaa Waxaa ficilkaa xun Ee Khaniisnimada Ee xanuunkan Sababay Ayey u doodadayaan Wali Subxaanalaah Thnks Omer inshaar❤❤

  • @sumayamohamed9240
    @sumayamohamed9240 Год назад +12

    Been mahan heyadaha ayagaa maal galiyo kuna dhiira galiyo inuu guursado qof aan qabin lacagana ku siiyo qofka asagon xuman sameyn wuu uso gudbi karaa waa in aad iska baartaa qofka aad gursaneyso☝

  • @zaafiofficial3658
    @zaafiofficial3658 Год назад +5

    Ilahayow waligay ma zinayzan waligay imikana aanan zinayzan subxanallah

  • @iimaanhassan8095
    @iimaanhassan8095 Год назад +4

    Subxanallh ilahay hana badbadiyo aniga iyo wixii muslim ah mahadsanid ustaad

  • @maxamuudgamta4276
    @maxamuudgamta4276 Год назад +2

    alle haka badbaadiyo dadka asturan dadka kale ee ila meerasada ah waxan leeyahy alle ku xidhnaada

  • @walalmohamed
    @walalmohamed Год назад +6

    axwasha ilahay ha ino wanajiyo😢😢😢

  • @ridwanmustafe5994
    @ridwanmustafe5994 Год назад +6

    Ilahay ha inaga ilaaliyo dhamaanteenba 😓🥺🤲🤲

  • @aliahmedalhaadii7048
    @aliahmedalhaadii7048 Год назад +6

    Omar nin aat u wanaagsan youtubeka ugu wanaagsan
    Faaido maahane qasaaro laga arak
    Hormar ,dhiiragalin iyo qalbi qaboojis loogu imaado waxaan kugu xiranahay ayaa intaasi ah mashaAllaah
    ALLAHA KUSHARFO احبك يا اخي.
    Guul iyo gobonimo ayaan kuu rajeynaya InshaAllah ,,Allah ha cizzak

  • @khuzaam7762
    @khuzaam7762 Год назад +14

    سبحان الله العظيم اللهم أصلح خاتمتنا

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi Год назад +14

    iLaahaY Hanaga BadbaadiYo Dhamaanteenba 🙏🙏🙏

  • @justforidea1282
    @justforidea1282 Год назад +11

    Mid Ka mid ah cusbitaalada ku yaal hargeisa ayan Ka wada shaqayn jirnay nin African ah, wuxu yidhi 3 years ayaan shaybaadhka joogay weli ma arag qof HIV positive ah, why? Wuxu yidhi anaga gabdhaha yar yar ayaa laga helaa inta badan , wuxu aad u jeclaa hablaha somalida, siday nadiifta u yihiin, alxamdullialh

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye369 Год назад +21

    Allaahumma najinaa HIV & wa zinaaa🤲

  • @abdulbarimiyir4740
    @abdulbarimiyir4740 Год назад +4

    Iska baaar qofka guursanaysid waligaa hadane markale is baara 3 bilood kadib. Wiilkaasne Alle hauqalbi dhayo waa xanun wlhi.

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Год назад +5

    ‎﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @sakariyehassen6354
    @sakariyehassen6354 Год назад +1

    Alleha Inaga Badbaadiyo Xanunkas

  • @apdefetahkheir6929
    @apdefetahkheir6929 Год назад +5

    M.a Allah ku sharfo sxb iyo macalin

  • @abshircalinorcali3070
    @abshircalinorcali3070 Год назад +3

    subxana Laah ,Allah ayaa ku mahadsan oo umad muslimin nagadhigey alx lax alx alx

  • @jumlotv2756
    @jumlotv2756 Год назад +7

    Wll iidadaal alaha kuxifdiyo alaha cimrigaada dheereeyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ezlam___zeo9972
    @ezlam___zeo9972 Год назад +14

    الحمد الله على نعمة الإسلام

  • @mustafqalbi_dacadchannel7740
    @mustafqalbi_dacadchannel7740 Год назад +4

    Allah subxanahu watacaala ayan kamagangalay xumaan rabina waxan weydiisanaya anu muslim khalis ah rabi ha iga kaxeeyo dunidaan

  • @geeleofficial8488
    @geeleofficial8488 Год назад +6

    Allah ha ka ilaaliyo Muslimiinta tan ka qaramada midoow iyaga ayaa ka qaybkhaata faafida hiv ogaanshe sxp allah ku Sharfo waxaa tahay nin muhiim inoo ah.

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 Год назад +1

    SHUKRAN Omar inshaar OGAANSHO channel ♥️♥️🌹👏

  • @xamsefarxaan4558
    @xamsefarxaan4558 Год назад +1

    اللهم ثبتنا

  • @quenisquen7184
    @quenisquen7184 Год назад +4

    Allah ha caafiyo insha allah anagana allah hanga bad badiyo

  • @maxamed19ib
    @maxamed19ib Год назад +2

    Allaah akbar
    Allow na bad baadi

  • @alipelley142
    @alipelley142 Год назад +2

    Thanks wllkeni omar inshar

  • @fahammedia3445
    @fahammedia3445 Год назад +3

    Masha Allah ilaahey ajir hakaa siiyo wacyi gelintada

  • @ahmedaamiin8669
    @ahmedaamiin8669 Год назад

    Allaa ilaaha ilaa anta subxanka inii kuntu mina daalimiin ilaahow adaanu kaa magan galney👏👏👏🤲🤲🤲

  • @araabooy4079
    @araabooy4079 Год назад +3

    Omar Thnks mi____beat teacher .... Realy Dar alle Ayan ku jcelhy🧣❣️

  • @abdiqafarmahamud3571
    @abdiqafarmahamud3571 Год назад +8

    Waa mowduuc muhimi noo aha hadi ana nahay dhalinyarda samankan ustaada ustaad Omar role modle baa noo tahay the youth of this century🙏🙏🙏

  • @abdifatahali6255
    @abdifatahali6255 Год назад +4

    Thanks teacher

  • @cabdicise6495
    @cabdicise6495 Год назад +4

    Diinteenu waa macaan wlhi allahu akbar

  • @abdullahicalijamac2433
    @abdullahicalijamac2433 Год назад +1

    Ilaahay hana badbaadsho

  • @abdirisakhusseingallaydh3965
    @abdirisakhusseingallaydh3965 Год назад +3

    Mahadsanid wllo❤️💯❤️

  • @_wll____
    @_wll____ Год назад +1

    Ilaahow naga badbaadi🤲

  • @AhmedHassan-hy8jk
    @AhmedHassan-hy8jk Год назад +2

    Allah hanaga badbaadiyo Allow Aaaamin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdullahialiomar6575
    @abdullahialiomar6575 Год назад

    Subxanaaalh Allah ha nagaqabto 🇸🇴🤲

  • @qalbi_M
    @qalbi_M Год назад +5

    الحمد لله على كل حال ❤

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Год назад

    Subxaanala ilaahay banka magan galay sino xaarana yaa alaah

  • @kaartoos6551
    @kaartoos6551 Год назад

    Mahadsanid My teacher

  • @nuuryare7883
    @nuuryare7883 Год назад +17

    Waan ku slaamy ustaad inshaar
    Suaal baan ku waydiin
    Sidee ujoogteeya wax akhriska waa dhibaato ihaysata ani iyo ibadan oo asxaabtaada ah fadlan fakar ama qodobo lagu jogten karo ila wadaag ama muqaal noga soo duub

    • @mohaakram2780
      @mohaakram2780 Год назад

      Vide badan u kasameya jiro daawo sxb

  • @cxamiidmaxamed9103
    @cxamiidmaxamed9103 Год назад

    شكرا استاذ عمر 🥰🥰

  • @zeyfi_700
    @zeyfi_700 Год назад +4

    700k Coming 🔜 insha allH 🎥

  • @nuradinshukri4997
    @nuradinshukri4997 Год назад +3

    Keep GoinG🥰🥰😇

  • @ShaficiShow0
    @ShaficiShow0 Год назад +2

    Legendry go forward

  • @user-jd1ds5di9c
    @user-jd1ds5di9c Год назад +2

    Illahay SWT hanaga badbaadiyo.

  • @Duceysne
    @Duceysne Год назад +6

    Ilahow dhamanten naga badbadi 🤲

  • @ilyaazizmail9622
    @ilyaazizmail9622 Год назад

    Thanks jazaakallah wll

  • @sumayacabdulle9949
    @sumayacabdulle9949 Год назад

    Bro i really support you

  • @ahmedabdi4396
    @ahmedabdi4396 Год назад

    Allah ha naga badbaadiyo

  • @nimcoxuseenmaxamed2893
    @nimcoxuseenmaxamed2893 Год назад

    صدقت الله یشفیه

  • @amirsheikh691
    @amirsheikh691 Год назад

    Subxanallah allow naga kori musibadaan

  • @caishasheekoxariiro1792
    @caishasheekoxariiro1792 Год назад

    Hablahaygii iyo caruurtoodiii igu xidhna waan soolaabtay youtube kii hore walayga xidhay Kan ayan iskala soconayna insha allah isoo booqda I

  • @cabdisalankhadarmaxamed6257
    @cabdisalankhadarmaxamed6257 Год назад +3

    Allah hanaga badbaadiyo dhamaanten

  • @Themansuuri
    @Themansuuri Год назад +1

    Alle yashfik wll 😥😥

  • @AMTARALI
    @AMTARALI Год назад

    Masha allah Cumar Sii wad Bernaamijyadaan Kuwa Sii xiisa lehno soo bandhig

  • @sakariyemahbuub6001
    @sakariyemahbuub6001 Год назад +2

    Keep going

  • @CODEYGAMER
    @CODEYGAMER Год назад +23

    Golden Voice🥰

  • @Cilmidoonxaaji
    @Cilmidoonxaaji Год назад +1

    Cumar I inshaar aad baan kuu taageeraa. Waa iga codsi fadlan ka soo hadal taariikhda boqortooyada itoobiya gaar ahaan boqor menelk labaad.

  • @ropleapdiofficial6756
    @ropleapdiofficial6756 Год назад +1

    Alxamdullilah ilahygii islaam naga dhigay ilahayow adigaan kaa magan galnay❤

  • @cabdisalaammaxamedsulubabd2891

    M,a ustaad

  • @abdifitahalishafi3975
    @abdifitahalishafi3975 Год назад

    Omar inshaar zxb ninkan mar hure ayu xanunka u dhintay alah ha u naxariisto

  • @balaragmedia1829
    @balaragmedia1829 Год назад

    Ustaad omar hambalyo 700k coming soon insha'allah

  • @munirahmed3231
    @munirahmed3231 Год назад +2

    Walaal omar aad ayaan kuu tageera barnamijkaga aad ayaan ogu xiranahay mnshll

  • @ciiltire509
    @ciiltire509 Год назад +1

    Maasha Allaah brother

    • @AMUU252
      @AMUU252 Год назад

      Wll Subscribe igu caawi mahadsanid

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame260 Год назад

    Allaha Naga badbaadiyo subxanallaah😰

  • @maryanmohamed7400
    @maryanmohamed7400 Год назад

    Illahow shartooda inaga qabo yaa rabbi.

  • @cabdishakuursalepan1656
    @cabdishakuursalepan1656 Год назад

    Alle ha nabad gelyo dhamaan umada islaamka😍

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Год назад

    Mahadsanid wll

  • @salebanaliadem9810
    @salebanaliadem9810 Год назад +1

    Ilahayo gees igamari🙏🙏

  • @abdidayibxasan1021
    @abdidayibxasan1021 Год назад +2

    الحمد لله علی نعمة الاسلام

  • @mubarakhaahiulisow7068
    @mubarakhaahiulisow7068 Год назад

    Mhadasanid omer inshaar

  • @abdishakurhussein9598
    @abdishakurhussein9598 Год назад +2

    Aamiin yaa Allah 🤲

  • @ibraahim.abdulle
    @ibraahim.abdulle Год назад

    Omarow thnkz✊

  • @xidighanuniye3452
    @xidighanuniye3452 Год назад

    Ilahaw adaan kaa magan galney cudurkaas ilahaw adaan shartiisa kaa magan galney Aamiin Aamiin Aamiin