@@ogaansho nin yahow wax muhiih ah ayaa hil maahi oo ah like vedioga gadaashiisa like saar dheh badi dadka iyagoo saari lahaa ayay dhaafaan ... youtuber ka layiraahdo livinho pubg fiiri vedio kasta wuxuu ku xisaab tamaa like only why . !!!!!!!!!
Mahadsanid walaal wax kale oo aan ku dhaha ma lahan. Alaha ku darajeeyo insha alaah. Ninka ugu codka macaanaa taariqda somalia mansha alaah. Hadal jiidista kala dhigdhigista sida loo famhmaayo mansha alaah.
@@abdifatahfarahhamud6426 ولن ترضي عنك اليهوذ ولن النصري حتي تتبع ملتهم ilhey ba ku shegy yahuud ama naasaro rali kma ahan ila ayga dintoda qadto side kaga haleysa nabiga scw galadii heer quresh is dagalen yahuudi balanka ka bxdey so raacdey galdii heer quresh nabiga scw ilahey wxushegy so tan manta argten
Wcs wrb walaall cumar waa muu qaal aad uqiimo badan , waxakaloon kaa codsan lahaa in aad mar kahadasho (( akhlaaqda wanaagsan iyo qiimaha wayn ee uu islaamku siiyay )) insha alaah أهمية الأخلاق في الإسلام وفوائدها Waayo waxa aynu arkaynaa in dhalinyaradeenii ay akhlaaqdu ka sii dhimanayso in kamida, baraha bulshadana ay si xun u istic maalayaan
Mahadsanid cumar waxaan jeclaan alahaa in aad wax nooga soo diyaarisit barashada kuliyada cafimaadka (MEDCINE) ee dalka kuuba iyo qaabka lagu heli karo mahadsanid .
*400 subscribe* Congratulations coming soon bro 🇸🇴🦁💙🙏💪 waxan school wada dhigan jirnay mid ka yimi Kuba 🇨🇺 balse Somalia 🇸🇴 yaqana xita wuxu iga shekeyey marki kuba 🇨🇺 Somalia ku so duushay ✌️🇩🇪
Ogaansho wuxuu hayaa Jidkii sh mustafe oo kale Khayr allaha ku siiyo omer Kaliya wxn kugu dari lahaa Dhalinyarta waxyaalo caawinaya Sida aqoonta , dhaqaalaha , diinta Barnaamijyo U soo samee inzha allah
Maanta iigu horeysa channel kaaga.Dalka Cuba war-bixinta ka diyaarisay dadaal baad u gashay balse waxaad mooda in aad 7 sano ka danbeysid waaqica, Cuba gaari cusub waa laga helaa muqaalkaaga laga dhex arkaa. ATM machine waa buux aniga asset soona arkay. Plus Cuba has the best doctors in the globe
Omar inshaar inta Jecel in cimriga alle ubarakeeyo like hayla dhaafin❤👇 Adeer Omar inshaar waxaa Tahay qofka kaliya ee aan RUclips kaTaageero ma Rumaysanlahayd adeero❤❤❤❤💉👇
Dadka dhif iyo naadirka ee RUclips ka somalida ku jira ayaad ka mid tahay mawduucyadaduna waa kuwo qofka aqoon iyo khibrad usoo kordhinya ayaad usoo gudbisa waa sababta aan video kasto aad soo galiso udaawado
Waad mahadsan tahay brother
waan ku farxay commentigaada in badan , mahadsanid
Waa hdal xaqiiqo ah💯💯💯
Waa run
Waa run
@@ogaansho nin yahow wax muhiih ah ayaa hil maahi oo ah like vedioga gadaashiisa like saar dheh badi dadka iyagoo saari lahaa ayay dhaafaan ... youtuber ka layiraahdo livinho pubg fiiri vedio kasta wuxuu ku xisaab tamaa like only why . !!!!!!!!!
We need more videos like this bro 🙏 and tnks
War meeshan Somali ba isugu timaade Somali mxa ku diiday inaso qortid mase English ina ku hdasha qrux u qabta?!!
@@cabdiwaliasad5183
Don't be upset i will wrote 🙂 next time bro tnks
@@xusnigacal hhhhhhhhhhhhh!!
@@cabdiwaliasad5183 English ban ku hdlaa bu leyhy😂😂😂
@@najibali2919 hadhaw wxay oran donan maskaxda nalagama gumaysto....Iyago ku faanaya afkan foosha xun!!
Mashaa Allaah waa xasuus Loobahanyey waxayna ku xasuusinaysa sida xasusteeni soomaaliya Ee waayo waayo Shukran Cumar
Mahadsanid walaal wax kale oo aan ku dhaha ma lahan. Alaha ku darajeeyo insha alaah. Ninka ugu codka macaanaa taariqda somalia mansha alaah. Hadal jiidista kala dhigdhigista sida loo famhmaayo mansha alaah.
Inta markii hore ogeed inay cadawgayna garabsiiyeen kuba farta taaga ismuujiya like saara cadawgaynii ethopia
kuuba cadaw inooma ahayn eewaxaa cadaw ahaa rajiimkii dadka dagaal geliyay kkkk
Qof kast Somali ahi wa oo tariikhdisa wax ka qayaan wuu ogyahay in ay cadowgena garabsiiyeen yemen baa xataa ka mid ahyd meel fogba haka eegin
@@sharmarkejamac18 yemen ma xagaasay iga soo gashay
Sorry !
Inay sidaasi dhacdo
Haa ay weeji hamadhato
Asc ogaansho Waxaan rabaa inaan arko qoraalka qoraalka af soomaaliga ee hoose captions,Maxaa yeelay waxaan Ahay wiil dhega la' codkaaga ma maqli karo.. Fadlan ku dar qoraalka soomaali 🙏🙏❤️ full respect 💗
Qofkii ugu horeeyay ee daawada ayaan ahay muuqaalkan caawa Alxamdu lillaah, aad baad umahad santay walaal Cumar ishaar waan ku taageeraa Allah haku taageero ❤❤❤
Ogaansho waxaan ku xidhanahay ilaa bilawgii 2018, waana kaa ga mahad calinayaa aad oo wayn wax kasta oo aan kaa faa’iiday. Waxaa tahay walaal aan aad iyo aad ugu baahanahay! Inshaa allah guul wanaagsan!
Waa shaqadiisa mahadcelint ka dhaafso
Qof ku xaataa haduu shaqadiisa sifiican u qabto waa laagu mahadceliyaa!
Haa soo samee video badan òo saa oo kale ah tnx macalin
Cuba waa dalkii inooga hiiliyay ethiopia.
Colbaan.la.ahay anigu shakhsiyan.
Qofka ugu horeeyay saalan sare maclin cumar...liketa dhac kusiii
Aad ayaad u mahadsantahay wll qiimo badan cumar inshar noo soo badi muuqaalada noocan ah
نحتاج إلى المزيد من مقاطع الفيديو مثل هذا وإخوانه وشكرًا
Macalin cumar inshar Mansha Allah macalin waxa aan kaa codsanayana muuqaal 2aad in aad cuba ka soo diyaariso insha allah
Yup we need many videos kama hii
Inoo soo samee macalin, wadamo badan oonan waxba ka ogeyn oo layable ayaa jire, waad mahadsantey best teacher
Kuuba waa wadamada ugu wacan aduunka , qofka ,cafimadkisa waxbarashadiisa,gurigiisa ,biilkisaba waxa bixisa dawlada,waxa ka jira nidaam cajiib ah 💯muwadiniinta maraykankuna aad bay u jecel yihiin✅💯🙏
Qadar sido kale
Maaaha alllh wd mahadaantahy omar macluumadkan ma ogayn noosowad muuqalada noocano kale ah mahadsanis
Kuba Soo Dalkii Ethiopia Nooga hiiliyey Ma ahan😡😡
Inta Neceb Dalkaan Like Iisaara☝️
gaal maa adga kuso tagyeeri lhaa
@@abdirahmanhusien6174 hadii Nasri aan ka helno madiideynaa, alle wuu naga siin karaa
😂😂😂😂😂
@@abdifatahfarahhamud6426
ولن ترضي عنك اليهوذ ولن النصري حتي تتبع ملتهم
ilhey ba ku shegy yahuud ama naasaro rali kma ahan ila ayga dintoda qadto side kaga haleysa nabiga scw galadii heer quresh is dagalen yahuudi balanka ka bxdey so raacdey galdii heer quresh nabiga scw ilahey wxushegy so tan manta argten
@@abdirahmanhusien6174 mhdsnd waxbdn baa iga sxdy mhdsnd allena ajar hakaa siiyo wanaagaaa
Cuba 🇨🇺 waa cadawgeena 1 baad taas oogaada ilaahay gaajada idinkama saaro dheh
Like 👍 igu caawi hadaa igu raacsan tahay
Waa mowduuc wanaagsan macalin omar faysal.
Wcs wrb walaall cumar waa muu qaal aad uqiimo badan , waxakaloon kaa codsan lahaa in aad mar kahadasho (( akhlaaqda wanaagsan iyo qiimaha wayn ee uu islaamku siiyay )) insha alaah
أهمية الأخلاق في الإسلام وفوائدها
Waayo waxa aynu arkaynaa in dhalinyaradeenii ay akhlaaqdu ka sii dhimanayso in kamida, baraha bulshadana ay si xun u istic maalayaan
Si dabiiciya ayaan unibcahay
CUBA NAASDHEER.
Mahadsanid cumar waxaan jeclaan alahaa in aad wax nooga soo diyaarisit barashada kuliyada cafimaadka (MEDCINE) ee dalka kuuba iyo qaabka lagu heli karo mahadsanid .
Macalin Cumar inshar ino so badi faa'ido badan ayan ka baranay aad u mahadsan tahay macalimu ✊🏾
*400 subscribe* Congratulations coming soon bro 🇸🇴🦁💙🙏💪 waxan school wada dhigan jirnay mid ka yimi Kuba 🇨🇺 balse Somalia 🇸🇴 yaqana xita wuxu iga shekeyey marki kuba 🇨🇺 Somalia ku so duushay ✌️🇩🇪
Channelka aan ugu jeclahay channelada Somalida
keep going bro👍✌️😍😎 Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega booqato from eritrea 🇪🇷🇪🇷🇪🇷❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Luqadeena yaa ku baray
Waanku faraxsannahay muuqaalka noocaani.ah.mahadasanid
Barnamishyo sirdoon ino so gudbi walaal😍😍😍
Shukran wll qaali Omar inshar
Wll asc illah hakuxafidee
Waxbarashada cuba macluumaad managa siinkartaa maadaama oo raqiis kusheegtay shukrn
Thank u walaal omer muuqaaladaan no bade oo nucaan camal because wax badan badan baa laga faa idaaa ade elahay aku xafedo.
Ogaansho wuxuu hayaa
Jidkii sh mustafe oo kale
Khayr allaha ku siiyo omer
Kaliya wxn kugu dari lahaa
Dhalinyarta waxyaalo caawinaya
Sida aqoonta , dhaqaalaha , diinta
Barnaamijyo U soo samee inzha allah
Aad iyo aad wn kahely muqalkan soo badi muqalada nocano kale ah
ماشاء اللة عجبني المقظع sobadi wall شكرا لك
Ogow qofka imika ku sugan CUBA ee gacanta ku haysta lacag $30 waa hantiile.
Haddii $100 laguu dhiibana maxay noqoneysa😁
Masha allah walal cumar aad ayan u jeclhay muuqalada taariikhaha ah no so badi in dhamnteena isla jclnhy u malyna walalaha kale ku xiran kanaalka🙏🙏
Ustaad cumar inshaari Alle ha kaa Ajar siiyo sidaad ugu adeegaysid umada soomaaliyeed barnaamijyada wacyi galineed oo aad soo galisid bartaada waxaan ku taxnaa chanalkaaga 2018-2021
Thanks ustaad
Omer inshar Thanks bro
Only RUclips aan Ku xidhanhy
Big respect 🙏
cumar no so badi muqalada nuucan oo kale ah thnks
Masha'Allah soo badi muuqaaladan oo kale mahadsanid
Yes qofki ugu horeeye daawado
Thanks brother😇👑
القصة كانت حلوة بس قصيرة شكرا على جهدك اخى
جزاك الله
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin // JZK Kheyr
Ogaansho Omar Iinshaar ❤
waa barmaamij wanaagsan oo wacan
Noosoo badi sxb aad baan uga helay farta taaga cidi kale oo soo dhaweenayso.
Mahadsanid mudane Inshar
MOWDUUC QURUX BADAN WAXNA AAN KA FAA IDNAY MACALIN OMAR MAHADSANID🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Waan layaabay oo waan ka xanaaqay markii hore, lakiin Ethiopia ay garab kusiisay dagaalkii Somalia iyo Ethiopia markaan maqlay waan ku farxay go'doonkay ku jiraan "
Libya haka iloobin.
Waan idin salamay asxaabta inshaar.
First cwa waa aniga Asxaabey cwa like iigu bdned iigu cimaadama. 🙏
🎭1977 cadowgey no jabiyen
Waku macdahy cunuqabtaynta yalaga qadin waligood 🇨🇺👎👎
Wll aad tageero allaha ku barakeeYo
Muuqaal aan ku ogaanay xogo cusub oo aanan horey u maqal , mahadsanid Walaal Omer....
.
.
Waa muqaal aad u xiiso badan muqaalada joocan oo kale ah inoo soo badi
Cuba hore waan u maqli blse waligey kuma fakirin in xalad noocaas ah eeey ku nool yihiin dadkeeda dal soo maraayo 1960🤣🤣🤣🤣
Wee ku nolyihin waliba mar ayaa larabay in laga qado somaliya ayana ka mid ah dadkii ka so horjestay farmajo diday
Macluumaad fiican weeji walaal Mhdsanid
Mahadsanid wll nooso badi muuqaladan 👍👍👍
maheli karnaa 1o qof oo janalkeena soo booqda from Eritrea 🇪🇷🇪🇷❤️🇸🇴🇸🇴🙏
Wll ma eritrea joogta wall
Elettaria ma soo mali baa ku nool
@@nejibhassan4881 haa somaali mel joogin majirto qaarba talabiib dagan
Waa eritrea mahan somali 😁
@@filsanmohamed1763 eleteria kawda wxa kmaqan lwo erey kliya
Aad iyo aad waa ka hely gudoomiye 🥰
Maanta iigu horeysa channel kaaga.Dalka Cuba war-bixinta ka diyaarisay dadaal baad u gashay balse waxaad mooda in aad 7 sano ka danbeysid waaqica, Cuba gaari cusub waa laga helaa muqaalkaaga laga dhex arkaa. ATM machine waa buux aniga asset soona arkay. Plus Cuba has the best doctors in the globe
Jabuti ayaa dhakhaatiir arday.wax barasho ah u.dirijirtay.Cuba,
we really neeed this videos sxb soo badi video yaashan
Walaahi kanaalkan wax badann ayaan ka faaiiday ma ahan sida kanaalada qaar micno la,aanta ah❤💯
Fadlan! soo badi barnaamujyo noocanoo kala ah. Thanks
Inoo soo badi ustaaad umar wadamo kale
Mahadsanid sxb omar dadaaal wacan insha allaaaah
haaa wuu i cajabiyay sxb ani waxa nuucaan oo kale ah baa ka helaa sxb noo badi insha allah
Asc walal aad baad ugu mahad santahay dadaalka aad galisay muqaal saan uqiima badan
Wadamada muuhimka ah in laga so hadlo noo soobadi thanks Alot 💖
waxaan ka mid ahay dadka muuqaalada aa soo dhiigeesid suga 💯
MashAlh ❤️💯✔️🤳
Aad iyo aad ayuu noo cajabiyy Ustaad Omar muqalkaan
Aad ban runtii ugu raja weyna inaan wax ka ogaado Cuba
Noosoobadi InshAlh
Mahdsnd inbdn 💞♥️🙏💯
Ogaansho chanal waxbadan umadiisa u tara ilaahay Somali cadowgeeda ha jabiyo iyo cadowga dhexdeeda yaalaba
Walalahey aniga fanka waan kabaxay ilaahe ba iga madobeyey chenelkega wakan ee 1k oo subscribed igaarsiya abaayo ama abowe mahadsan oo pls 1k weya
Waan u baahanhy muuqalada noocaan ah mahadsanid cumar👍
waan ka helnay wll
Go forward
waa youteber kaliya aan ku xirnaa 2017 ila 2021 horumar wacan
Maashallah omarow inta aad ka sheekteyba waa dhab qeyr Allah haku siiyo waxaa wax iiga taataabtey mid cuban ah oo Dr ah oo aan magaalada wada joogno lkn sidaan iiguma balaadhinin inuusan wadanka horey usocod laheyne isaga ii sheegey
Mahadsanid
I like the old intro but still your videos are getting better
We need episode 2 ustaad inshaar
Noo Soo badi Omar inshaar mahadsnid
Qeer Allah kusiiyo wll nooga Soo dadaal garabkaa Allah galo
fadlan ustaad inooso badi muqalada wadamada qaar sida cuuba mahadsanid
Noo soo badi boss
Habaarkii somalida heshay ee ay itoobiya ugu soo hiiliyeen
Somaliyey muqalka like saara waqtiyaa kubaxay 🔥🔥❤❤🙏
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin // JZK Kheyr
Omar inshaar inta Jecel in cimriga alle ubarakeeyo like hayla dhaafin❤👇
Adeer Omar inshaar waxaa Tahay qofka kaliya ee aan RUclips kaTaageero ma Rumaysanlahayd adeero❤❤❤❤💉👇
Insha allah waan tagaya cupa sannadkan inta lagu jiro
شكرا اخي عمر انشار 🥰🥰🥰
Mahadsanid omar inzhar
Waad ku mahadsan tahay ino so badi walal
Soo badi muuqaaladan❤
Manta ana ugu horeyo waligee 5 like xita lima sarine 10 like iisaara
Aad baad u mahadsantahay wall cumar
Talk Djibouti look like Cuba 🇨🇺
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin // JZK Kheyr
mahadsanid macalin
Soo badi walal muqaladano cml mahadsanid
Aad baad u mahadsantahay.
Marka koowaad kuba markaan maqlo waxan soo xasuustaa 1977 kuuba wadan jeclaa intaa taariikhda laga waayo balse nasiib wanaag waabataa dhiban 😓😓
Cupar kaliya maaheyn waxaa itopia uhiilyey ee sovietka nafterkiis wuu kujirey