Cidlada | in aad kaligaa noolaato | Faa'iido iyo Xanuun | waa waxa qofka kaa dhigaayo |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 653

  • @salmanjama6663
    @salmanjama6663 3 года назад +66

    Xiliyada nolosha igu adkaato, wxn dhagaysta codkaaga wxn qaata talooyinkaaga, waxaan ku jeclahay Alle dartii omar inshar

  • @Nassinsoraan
    @Nassinsoraan 3 года назад +98

    Hal sxb baan leeyahay waana allaah
    Waxan jeclahay intoon cidla tago inaan la shekaysto baryo gacmahana hoos dhigo
    Cidlada sababtaas baan udortay ilaa yarantaydii cidlada waan jecla
    Imika laga yaba in fanku dad badan isukaya keeno lkn markii hore hadan cid shekaysanayno allah kasokow waxan la shakaysan jiray hoyaday bas salaamulaah ogaansho
    Waan jeclahay barnaamij yadaada
    Kuna xidhanay chanelkaaga
    Sido kale codkaaga waxa uu leyahay hibo iyo siiqad loo xiisay0 taasna allah ugu mahad naq salaamulaah

    • @ogaansho
      @ogaansho  3 года назад +20

      waad mahadsantahay Al fanaan Qamar Suugaani.

    • @fadumoahmedhassan7969
      @fadumoahmedhassan7969 3 года назад +10

      @@ogaansho mxad isga uguso reply grynysa kliya ma inu fanan yhypa cajiip wxzo dad ah miynu la sineyn soomalina wxza ku ncey dadka wa wda tagerda wada sin

    • @cabdishakuraxmedm
      @cabdishakuraxmedm 2 года назад

      @@fadumoahmedhassan7969 hadalka cadi kaash kama dhaco 😀

    • @zopiermohamed3436
      @zopiermohamed3436 2 года назад

      Alle haku soo hadeeyo dembi wayn ayad madaxa kula jirta wll
      Alle jacaylkiisana waa inad amaamirtisa qadata
      Dhamanteenba.

    • @pdf5_
      @pdf5_ 2 года назад

      @@fadumoahmedhassan7969 🥺Nafsi Ahan ilahay haku daweyo
      waa Heer uu garay weeye gaar adna 😅

  • @B72_____
    @B72_____ 3 года назад +193

    From Hargeisa gacantu waa qalfoofe qalbigan idinka Salm TEAM ogaansho

    • @geeleisse4406
      @geeleisse4406 3 года назад +8

      gacanta qalfoof maaha waa qeeb muhiima jirka

    • @SN-bm2km
      @SN-bm2km 3 года назад +3

      Beenta kala yaree

    • @mrpirate3020
      @mrpirate3020 3 года назад +8

      Indhuhu way Arkaan qoralkaga balse Qalpigan kaga qadney Salanta wll

    • @mrhanad8148
      @mrhanad8148 3 года назад +2

      @@geeleisse4406 usheeg wll jaahilkaan

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 года назад +1

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin
      "JZK Khayr"

  • @husseinmgaate2154
    @husseinmgaate2154 3 года назад +17

    Masha Allah
    Ogaansho markaan muuqaladeeda daawanayo maskaxdeyda oo dhan way soo xaadirtaa si aan waxkastoo Ustaad-ka sheegaayo aan u fahmo
    Mahadsanid Ustaadow

  • @zhakiip.8.x75
    @zhakiip.8.x75 3 года назад +31

    6:25
    Allow dawladeena
    Noo hagaaji
    Oo naga dhig kuwa
    Adduunka islaamnimi
    Iyo dhaqan wanaag
    Ku hogaamiya

  • @ahmedcabdalle5286
    @ahmedcabdalle5286 3 года назад +34

    Markaan keli ahay waxaan dareema nafis
    Keli ahaw intii aad la noolanlahayd dad aan ku jeclayn💔🙂

  • @wlloscar4458
    @wlloscar4458 3 года назад +76

    The first one☝️

    • @liibaansiyaaso1397
      @liibaansiyaaso1397 3 года назад +6

      @Fanproj Studio HD kajoog , allan kugu dhaarshe gabdho qaawan iyo music ayaa filimada kujira ; wll adoo naaaaar ugu yeeraya ayay lamidtahay

    • @macluumaad9810
      @macluumaad9810 3 года назад +2

      Markaana😂😂

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 года назад +1

      @Fanproj Studio HD Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin
      "JZK Khayr"

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 года назад +1

      @@liibaansiyaaso1397 Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin
      "JZK Khayr"

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 года назад +1

      @@macluumaad9810 Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin
      "JZK Khayr"

  • @mohadearuiz6763
    @mohadearuiz6763 3 года назад +13

    Ustaad Omar inzhar wxaan umaleynayaa in aad aniga iga hadleysid mahadsanid naseexada aan mar waliba kaa helo wxaad ii tahay qof I markay caqawad igu timaado iga xaliyo ustaad Omar

    • @hormarinbulsheed7729
      @hormarinbulsheed7729 3 года назад +1

      Dsj

    • @farahinaururabdullahi5175
      @farahinaururabdullahi5175 2 года назад

      Aniga xata waxan joga somali galbed markii iigu horaysay een maqlo codka cumar waxay ahayd 2018
      Talefan xata malahay sababta oo ah wn iska yara tiifiiga ayn ka daawday
      Markiibana codkiisa io waxa uu so gudbinayo ayan ka helay walibana wuxu ka hadlayay parnamij dhalin yarda waxa saas ah ka hadlayo
      Ilahay ha xifiyo wllken illahy dartii bn ujecelhay inan mar uun arki donan wn jaraynayaa yaa allah

  • @sundusabdiaadan
    @sundusabdiaadan 3 года назад +7

    Wallaalayaal Caawa awoowgay baa iga dhintay fadlan iigu soo duceeya
    Waa intaas oo ducadiin illaaahay ugu naxariiste
    Awoowe alle haku naxariisto

  • @hargeisawiofficial1686
    @hargeisawiofficial1686 3 года назад +52

    7 sano kaliday ayaan daganahay, qof haduu hal habeen ila joogo waaban diqadodaa. kalinimada hadaa laqabsato waa balwad walahi 😢😢

  • @queensamaravlogs5147
    @queensamaravlogs5147 3 года назад +4

    Waxaan ku nolahay wadanka garmany wlhi waxaa daganahy kaligey micnaha somaliba anigaa ka dagan meshaan cidlada ma ficna runtii thanks for everything Omar

  • @Anasbuler
    @Anasbuler 3 года назад +1

    Aniga aya ka mid ah dadka kaligii nool oo dadka ka dhexbaxay si iskeyga ah runti wxn darema farxad wlh jawi mcn kali iska arag cibado iyo allla kacabsi iyo wax yabaha diinta aya dhegesta wax bdn tafsir wcdi dhanka kle haga hdlka xoga wa arky lkn farxada andaremayo aya ka bdn bini adamka imbadan sharkisa bdn khasatan qurbaha ogansho mahadsanid mawducan aniga isku heesty wlh blh😁👏 thnks asxabta like isara si top comment unoqdo ustad omar u arko shukran

  • @Mudane.
    @Mudane. 3 года назад +7

    Xigamadaha IYo Muuqalada Xigmada Badan Ayaan Kugu jecelnahay Comar inshaar❤from Somaligalbeed

  • @adamalpha7881
    @adamalpha7881 3 года назад +16

    ‏لم يعد العمر يتسع للمزيد من الأشخاص الخطأ
    - دويستوفيسكي❤

  • @jamhuuriyadasomaliland2030
    @jamhuuriyadasomaliland2030 3 года назад +11

    Qofkii koobaad ayaan ahay mansha allah xitaa qofkii koobaad ee like saara ayaan ahay

  • @user-lz8xz2wt4w
    @user-lz8xz2wt4w 3 года назад +30

    Ani ahaanteyda waan jeclahay being alone ama ugu badnaan laba saaxiib aan ku noolaano meelaha jawiga Dagan aan buuqa laheyn 😁

    • @khadra40
      @khadra40 3 года назад

      Dhibmaha waad halaysa wadna kashalay because inaga sasa aha but not good idea

  • @sheikabdinasir7616
    @sheikabdinasir7616 3 года назад +8

    I think you are Two steps ahead of us

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 года назад +10

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا

  • @xamseidiris9375
    @xamseidiris9375 3 года назад +2

    Xaqiiqatan waaad isheegtay saaxiibo malihi taaan awaxaan moodayaa iney tahay allah oo caqli igu maneystay sidaa ay umada dhalinta macalimiinta ey iiarkaaan ana aan ba isu aaminsanahay inaan imbadan caqli allah isiiyey

  • @gicilo386
    @gicilo386 3 года назад +26

    6:35 meeshas aa sifiican ii taabatay wlh mararka qaar waxaan is dhahaa cumamrow amow dhiikar kugu dhacaa markaan warka caalmka dhageeysa naayo kan Somalia waan gudbiyaa

    • @sumiyanuura4621
      @sumiyanuura4621 3 года назад +2

      Wa runtaa aduunka wax la dhageyto waxa ugu necbahy newska somalia iyo siyaasi Somali ah o qudbenaayo ama la waresanaayo 🤮

    • @Khaatumo411
      @Khaatumo411 3 года назад +1

      Especially negative-ga ama xumanta badan ee la dhageysto waxaa laga qada depression iyo niyad jab

    • @yahyeabdiahmed9793
      @yahyeabdiahmed9793 3 года назад

      anaa kula mida sxb waana iska daayay oo waxkle ku badashay sida filinan zombie ah iyo ruwayado kle
      i got angry and stressful when i hear somali news

  • @mohanke447
    @mohanke447 3 года назад +9

    Mn.allh Wllky Omar Inzhaar Hormar Wacan🔥🔥🔥🔥

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf 3 года назад +10

    Ilahay cidlo nama dhigo cidladu waa murugo anigu lkn ma jecli mana jeclaaan doono saxiibtinimada waxaa aminsanahay sxb hada rabto walaaka ka dhigo walahi walalaha hada sxiibo ka dhigato wax ka wangsan malaha

    • @AhmedadanAli
      @AhmedadanAli 3 года назад +1

      Absuletly waqti dheer kadib iyo waaya aragnimo badan kadib baan ogaaday arintaa thanks

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 3 года назад +4

    Somalia illahay baa u MQan Dalkeena 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cabdiwahaab4882
    @cabdiwahaab4882 3 года назад +2

    aad ayan ujeclahy inan kali nolaado intan caqliga yeshay kali ayan ahyn go'ankas waxan qatay ano ilmo yara... 100% aad ayn ugu farxsanhy.... waxbadan o an qorshaystayna wn helay for the sake of allah... wax badana hadan ku guda jiraa... "lonely is best strategy for everyone who dreams"

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 10 месяцев назад +1

    Axax 😢wan xasustah mar aan kali nolaanjiray kaligey hooyo abo dhinteyn sanado kadida alxamdulilah anaba hooyo alow shugran 🤲♥️cidladiyh ale waigabixiye

  • @farhanige2733
    @farhanige2733 3 года назад +6

    Haa waa xaqiiq weeye waxan cumar sheegayo
    From Germany

  • @hodanmohamed3204
    @hodanmohamed3204 3 года назад +10

    Kalinimada wax ka fiican ma jirto Buuq la'aan xan la'aan, Maxaa yeelay dadka waqtigaan joogo wax badan lagama faa'ido.

  • @osmanhussein8315
    @osmanhussein8315 3 года назад +6

    Wlh Midas ben ma ana balse Allah u keno xaal somaliya 😔🙏

  • @nuurcabdisalaamaxmed562
    @nuurcabdisalaamaxmed562 2 года назад +1

    Aboowe Cumar Mahadsanid 100% Balse waxaan Jeclaan lahaa in aad ii sheegto waxa laha wado Feylasuuf! inta badana waan ku arkaa Taariikhda! Marka iga Caawi Fadlan 🥰💯

  • @AhmedadanAli
    @AhmedadanAli 3 года назад +2

    Wonderfull.
    Alle hakaa abaal mariyo wanaagga aad
    Soo gudbisay....

  • @houdoublenagueyeh9746
    @houdoublenagueyeh9746 3 года назад +76

    You don't imagine how you change my live my brother

  • @abdifitahmoalim5246
    @abdifitahmoalim5246 3 года назад +15

    Waxbadn baan nagusoo kordhisaa adigoon wax badal ah naweydiin
    Allaha kaa abaal mariyo sxp

  • @Royalshorts76
    @Royalshorts76 3 года назад +6

    6sano kahor bay ahayd markii uu burburay xiriir jeceyl oo Gabar naga dhaxeeyey markaas kadib waxaan doortan in aanan xiriir danbe samayn go'aankas waxaan ka dhaxlay Arrimo badan Sido kale waxaan iska yareyey Sxbaha farabadan iyo lasocodkooda Iyo Social media oo aan aad ugu waalna siba FB waxaan ku badashay inan wax Akhriyo markaan firaaqo ahay inaad kali noolaati dhabtii waa waxan dhayal lagu gaari karin
    Dhibta Keliya ee aan kala kulmo waxay tahay in qofka aanan 15daqiiqo kabadan waddo hadli karin

    • @deeqaabdi.j3136
      @deeqaabdi.j3136 3 года назад +3

      Aad io aad qaabka hadalka xataa waad ilaaweysaa madama inta bdn aadan sheekeyn waana dhankeeda xun

    • @Royalshorts76
      @Royalshorts76 3 года назад +1

      @@deeqaabdi.j3136 Absolutely

    • @maryamadam6932
      @maryamadam6932 3 года назад +1

      @@deeqaabdi.j3136 wlhi waa runtaa waa wax jira.

  • @deqafarah4039
    @deqafarah4039 3 года назад +2

    Xaajigayga ayaa sxb ah Alxm

  • @ibroosbinibrahim7003
    @ibroosbinibrahim7003 3 года назад +1

    Thanks Omar inshaar
    Iyo dhammaan bahweynta ku xiran channel ka OGAANSHO
    waxaan idinka soo salaamaya magaalada ugu taariikhda dheer Soomaaliya ee AFGOOYE LOWER SHABEELLE

  • @nukat7433
    @nukat7433 3 года назад +10

    عمر انشار ومواضعه المشوقة:نشرك على بذل جهدك لنا ثقفتنا ثقفك الله

  • @saidkadarmouse2645
    @saidkadarmouse2645 3 года назад +26

    Asc wll cumar iishar Ilaahay haka abal mariyo wanagaga ad adka u haysao
    Fidiywyadad kama bixiyo comment lkn waxan manta u qoray ayah inan mudo dheer kugu xidhanahay .
    Wll koley adunku wa ayamo ee dhanka diinta u badi barnamij yadada si hadad halakan ka faaruqdo uu ajirku kugu socdo.
    جزاك الله خيرا

    • @abdulweliahmed8832
      @abdulweliahmed8832 3 года назад +2

      Aad iyo aad wll dhankaas ayeeyba kusaleysanyihiin barnamijadu,
      Waa qof qiimo noogu fadhiyo diinteena iyo gobonimadeeda marwalba nadarensiiyo,
      Ilaahay hanoo barakeeyo Ummadana haku anfaco

  • @user-ih9lt1kf7n
    @user-ih9lt1kf7n 9 месяцев назад +1

    Waxaan shay dhalinyaro 18jir ah thuruuf ayaana igu kalifteey inaan keligay noolaayi ii soo duceeya in rabbi iga saaro
    Halee kaalay soo xiriiraa omar xaalkeyga ma fududa.

  • @badpoi667
    @badpoi667 3 года назад +50

    Waxan Layapay Dadkan Dislike Dhahayo Vediogan Wllyalow Wax Xun Maba Lagahadloye Se Rptan Yap Wlhi🤔😂😂😂

    • @RandaAbdi
      @RandaAbdi 3 года назад +3

      Wllhy anaa sas islaha

    • @mohamedjamaomar3597
      @mohamedjamaomar3597 3 года назад +3

      Waa dad qalbiga kabuko LKN hada waa 16 qof oo kali ah Waxaan leeyahay Allah ha caafiyo aamiin

    • @sharukhan2234
      @sharukhan2234 3 года назад +2

      Wax garad......😊

    • @Khaatumo411
      @Khaatumo411 3 года назад +5

      Ama video-ga si rogrog ah (upside down) ayey ku daawanayaan

    • @marwaanyare7277
      @marwaanyare7277 3 года назад +3

      Ma'arkin miyaa dad oo qur'anka Dslike saaraya kan waaba hadal xigmad lee ehe dadkan meel looga badbaadayo maleh

  • @Beesjeel
    @Beesjeel 3 года назад +1

    Cajiib, si ashqaraar leh ayaad u sharraxdey runtii, wax badan ayaan ka faa,iidey. Aniguna waxaan aad u jeclaa kelinimada, laakiin caawa ayaan ogaadey, cillada i heysato ay aheyd, kellinimada.
    Mahadsanid ustaad.

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 3 года назад +4

    Muuqal Aad U Qiimo badan , mahadsanid Ustaad omar, sida aad marwalba noogu dedaasho....

  • @edystudio6501
    @edystudio6501 3 года назад +11

    maheli karnaa 1o qof oo janalkeena soo booqda from Eritrea 🇪🇷🇪🇷❤️🇸🇴🇸🇴🙏

  • @nimcoomar7611
    @nimcoomar7611 3 года назад +15

    a sc waxaan ahey qof kaligeed yurub shaqeysta alxumdulaalhi ehel iyo walaal midna iima joogo lakiin waxaan barta quraanka kitaabada cilm9ga alxumduliihi inaga jecleystey waqtiga walaaahi ma daeemayo ilahey waxaan ka baryey in ilahwy xusnulqaatamo ayan ilahey waydiista dadka xiriir waa la lweyaheyy lakiin waa dadka aan cilmiga diinta ku bartey oo kuawa hooyadey dhashey qalaahi iiga fiican dar ilahey ii xiriiroyo

  • @mohedrashed8403
    @mohedrashed8403 3 года назад +4

    Masha allah ustaad Omar inshar ilahay cimriga hakuu dheereeyo

  • @salahudinsheikhmohamed7692
    @salahudinsheikhmohamed7692 3 года назад +18

    Mahadsanid ustaad waan ku jeclahay ilaahey dartiis

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 года назад +1

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin
      "JZK Khayr"

  • @sumayamaxamed7938
    @sumayamaxamed7938 3 года назад +14

    Mzha allh am the first watching this video

  • @abaasbo9694
    @abaasbo9694 3 года назад +16

    400k
    10k aya noga dhiman
    Markii lagaro 400k special vedio ayan kasuga ani❤❤

  • @apdiaziizileeye4739
    @apdiaziizileeye4739 3 года назад +2

    run ahaantii markaan dawady Videogani waxbadanbaa iska kay badaly kalinimo inbadan ayaankusoo noolaa micnaha waxaan ahaa qof dadka dhex galin lahadal shaqo kudarsan wax iyadoo walipa ii siidhertahy inan ahyn qof wax akriska ku fican taaasina waxay igu keenty inaan noqdo wax soosaarba lahyn qof isku kalsoonyn qof jcylnba inuu wax noqdo qof caajis badan qof noloshiusa malaayacni kupixiya lkn maanta waxaan go.aanku gaadhy inaan waxbadan iskabedeli doono inchaa alh

  • @aarkadhulpante7889
    @aarkadhulpante7889 3 года назад +40

    Hadi aad Kali Socod thy
    Sidayda No Saxib No Jcyl No Buuq like ta isar❤👊

    • @ToxOp7
      @ToxOp7 3 года назад +1

      Waaxid nimadu waali maaha👌Wan kuraaheystaa nolasha 💯🙏

    • @quenmaria7524
      @quenmaria7524 3 года назад

      🥰🥰🥰💯❤

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty3268 3 года назад +1

    masha allah mawaadiic wax inootaraaya soo gudbisaa.
    balse waxa aan jeclaanlahaa inaad wax inooga sharaxdo"mindset"ama fixed mind.isagoo kutaab ah ayaa jira ayaan filayaa omar inshaar si aan wax uga fahano

  • @ayaancabdullaahi9655
    @ayaancabdullaahi9655 3 года назад +2

    Ustaad cumar ilaahey danbigaaga hadhaafo🤲🤲🤲🤲

  • @yasminmohamoud9281
    @yasminmohamoud9281 3 года назад +1

    waa dhab wlhi saaxiibtinimo khaastan ta dumarka midho dhal fcn maba laha keliya waa inad walaltinimo fcn kula dhaqanta danahaaga gaarka ah waqti badan galisaa cidna aanad dhibaateyn ALLAHna isku xidha se dumar isdaba guura oo xata haday mid suuq tagayso takale la'aanteed tagi karin riwaayadban u aqaan

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 3 года назад +1

    Waxaa iigula yaab badnayd.
    100 laal kun qofood ano dhex lugeynaayo oo an Cidlo aad u daran Dareemaayo.
    Qurbo wa wasaq aan u qalmen In lagu noolaado.
    In aan lagula hadlin waa Cadaab imtixaan,
    3 Saxaabi ayaa mudo 50 maal mood Dadki ka amuseen ilaa ay Nolishii ka quusten. Oo Aayad quran ah Soo Dagto Tauba (ayada 118) Rabi ku cafiyay.

    • @abdiosman7763
      @abdiosman7763 3 года назад +1

      Aad iyo aad sxb qurbo xanuuno badan ayaa yaala oo maskaxiyana

  • @cabdulaahicabdi167
    @cabdulaahicabdi167 3 года назад +4

    Mahadsanid best educational channel reality

  • @OGSOOR
    @OGSOOR Год назад

    Thanks Ustaad

  • @abdinasirdiiriye1631
    @abdinasirdiiriye1631 3 года назад +9

    Maalin dhoweed islaan waayeel ah oo derkeyga ah ayaa gurigeeda ku dhex dhimatay
    Mana ogeyn Ilaa aan ka war helay police
    Gurigii jebinaya.

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 года назад

      Boolis ✅ boliis ✅

  • @heblaayomohamed3364
    @heblaayomohamed3364 2 года назад

    Maashaa Allaah, waa mawduuc wanaagsan.
    Aniga mostly inaan kaligey ahay baan jeclahay oo aanan dadka ku milmin waan ku dhibtoodaa meelaha dadka ku badanyihiin.

  • @riyaadullhcabdi8765
    @riyaadullhcabdi8765 3 года назад +8

    390K 🌟✨✨✨❤️❤️❤️❤️❤️❤️Ogaaansho Hore usoco wishing you to be The best RUclipsr in somali 🤚❤️❤️❤️❤️

  • @Annaatti
    @Annaatti 3 года назад

    Cumaroow ani kow ka ah dadka cidlada jecel. Waliba wxn rajeyna buuraleyda lagalo qoyskeyga InshaAllah

  • @ahmednaasir7165
    @ahmednaasir7165 3 года назад +7

    Best Channel Keep Going omer inshaar💟

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 3 года назад +1

    Aniga wxn necbahay buuqa badan iyo dadka aan isfahmeenin. Inaa kaligeey mee iska tago jeclahay.

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 3 года назад

    Runtii mowduuca aad ka hadashay waa mid aad u muhiim ah wax badan ayaa lagala dhex bixi karaa
    mahadsanid walaal Cumar Inshaar bahda ku xirana waan salaamayaa barakooba

  • @malang6398
    @malang6398 3 года назад +5

    Asc Macalin Nolosha Kali Nimada Ah Wa Mida Manta Wakhti Xadirkan An Rabo ina u Go’o Wyo La Nolaashaha Dadka kale Ad ayey u Xanun Badan Tahay 😭😞 Si waliba ad u Jeceshahay inanad Bulshada Ka Dhex Bixin 🙏 Alone life is the best Life ❤️ Germany Aya ku Noolahay!!

  • @mukhtarabdurahman4352
    @mukhtarabdurahman4352 3 года назад +2

    Mahadsanid ustaad 🙏🙏❤️❤️❤️

  • @zumea3240
    @zumea3240 3 года назад

    Wlhi aniga aad baan ujeclahay kali nolashaha 😊 waxa kaligeyka meel ku nolahay mudo aad udheer wax dhib eh kuma qabo waku faraxsanahay alhamdulilah

  • @edystudio6501
    @edystudio6501 3 года назад +2

    keep going bro👍✌️😍😎 Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega booqato from eritrea 🇪🇷🇪🇷🇪🇷❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nimcaanbashiir6467
    @nimcaanbashiir6467 3 года назад +1

    ilaahay haunaxariisto ciraaq suuriya afgaaanistaan iyo keenaba

  • @janadoon1397
    @janadoon1397 3 года назад +1

    Omar inshar, baraka llaH wll, may only inspirator 👑

  • @user-um8oo6yh3z
    @user-um8oo6yh3z 3 года назад +1

    جزك الله خير الجزاء

  • @sahalduale7531
    @sahalduale7531 3 года назад +1

    Ustaadh I ♥️♥️ U

  • @abdullahihussein3808
    @abdullahihussein3808 3 года назад

    Aad ayaad ugu mahadsantahay omar inshaar mackumdka qiimaha badan ee aad wakhtiga badan Galiso si aan uga faaidaysano

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 3 года назад +2

    Ani cidlaa aduunka ugu necbahay illahay cidlo ima dhigo.
    Asxaabtayda waqtiyada yar aan kulano farxad ayaan ka qaada.

  • @faadumobashiir9303
    @faadumobashiir9303 3 года назад

    Mahadsanid ustaad Omar Inshar

  • @bashiirteesto4466
    @bashiirteesto4466 3 года назад

    Waa kalanalka kaliya si dhaba aan ugu xiranahay guul sxbka ogaansho cumar inshaar

  • @abdifatahabdullahi3692
    @abdifatahabdullahi3692 3 года назад +1

    Somali ayan ahay Like isiyaa

  • @claahimaxamed377
    @claahimaxamed377 3 года назад +1

    OMAR INSHAR ZHP NOLOSHU KUMA XUMAYSO♥️

  • @abdimalikmohdabdisalam8464
    @abdimalikmohdabdisalam8464 3 года назад +3

    Wc’s Ustaad omar

  • @kederoz9312
    @kederoz9312 3 года назад +6

    Omer inshaar aad paan u jecLahy markad Video Noocan ah soo dhigto✌

  • @mahamedmawlid2272
    @mahamedmawlid2272 3 года назад +1

    Run ahaanti arday ahay wa so nooladay kali cidna kulma taliyeen inay kali nolaadan asxaap samysta wangsn
    Kelinimo stress iyo depression moye wx kle fairo mle xtta wxa halis ugu jirta barashada cadoyin xum oo sigaarka oo kle mrka asxap wngsn smyso

  • @abdiasismohamed4286
    @abdiasismohamed4286 3 года назад

    Wlal naga dhaaf wararka ee barnaamijyadeyda kuwaan oo kle wye ee iiguso roonaaw jazakallah

  • @mohamedbashiir8562
    @mohamedbashiir8562 3 года назад +4

    ogaansho hormar wacan sxp macaan 🙏❤

  • @sergiogufo6534
    @sergiogufo6534 3 года назад

    MashaAllah Runtii caani kaali nolo cayaan yaix tantax igukilifti waa waxan jogca meil kalaa aay kubathantay waxan uuu joga shaqo aaskari lakin waxban aqriyaa iyo wacn qoraa alxm acqli haan waan kopcaaiy wadsalmad baxdah ogansho🙏🏻🇸🇴💪🏻❤🇰🇪

  • @zimpa1433
    @zimpa1433 3 года назад +1

    Kali noolashaha aya macan dinida 💯

    • @awesomegamer9693
      @awesomegamer9693 3 года назад

      Haa sxb laakin Internet yaan just qaata bigo love app

  • @dahirahmed572
    @dahirahmed572 3 года назад

    Maqaan inay jirto cidkaloo nalamida lakin ustaad cumar inshaar waan is shaabahnaa inbadan.

  • @ynskooooo336
    @ynskooooo336 Год назад +1

    Thanks brother

  • @MOHAMEDAHMED-wp4ow
    @MOHAMEDAHMED-wp4ow 3 года назад +4

    Thanks bro 👍👍 that's right alone has two side effects benefits and loss

  • @ifrahabdullah7136
    @ifrahabdullah7136 5 месяцев назад

    Wllhi cidladu wa xanuun waxa daremi kara qofay ku dhacday😢

  • @shariifmaxamed4830
    @shariifmaxamed4830 3 месяца назад

    masha Allah mulayso

  • @wardaothman2529
    @wardaothman2529 3 года назад +4

    Kalinimo waa karaahiyo 🥺

    • @geeleisse4406
      @geeleisse4406 3 года назад

      🙄

    • @munaisse6560
      @munaisse6560 3 года назад +1

      Waxay ku xirantahay kalinimada sidaa u isticmaashid,hadaa illaahay ku xirantahay kali matihid Allaha kula jira dhib maleh.

    • @geeleisse4406
      @geeleisse4406 3 года назад

      @@munaisse6560 ani kali baan ahay gabar ifahantana waan waaye🥺

  • @abdinasirxasan6858
    @abdinasirxasan6858 3 года назад +1

    Tan iyo markii aan bilaaway Ka harida warka siyaasada Somali waxaa dareemay xasilooni nafsiyan eh Alxamdulilah 26/4/2020 waa maalintii aan calamaka buuqa badan ee siyaasada Somalida Ka dhaxbaxy

  • @cabdullahimmohamud6031
    @cabdullahimmohamud6031 3 года назад +1

    Mida aaad ka tiri dhanka siyaasada somaliya Wlhy waa run macalin.

  • @stadiumcity2908
    @stadiumcity2908 2 года назад +1

    Hal midbaan ku xazuuzin Lahaa Wll timaha DumarKu waa Cawro Wll Ee Qaar asturan Kuzoo badal

  • @ismalura7314
    @ismalura7314 3 года назад

    Alleh ha ku barakeeyow mar walba aan ku dhagaysto wax baa ka faaiida

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Год назад

    Xujatul islaam. cali cisat. Sheekhul islaam ibnu taymiyah alle ha u naxariisto dhamaantood

  • @sadamadar8770
    @sadamadar8770 3 года назад +1

    Marka Koobaad Mahadsanid Omar Inshaar. Sidoo Kale Shacabka Ku Xidhan. Waxaan Qabaa Rajo Ah Soomalidu In'ay Hormuud U Noqon Doonto Africa & Caalam Kaba Hadii Intan Oo Dhalin Yar ah Wanaaga Faafiso Naftooda & Dadkoodana Wanaaga Faraan. From Jijiga ❤🙏

  • @juujuuqueen1354
    @juujuuqueen1354 3 года назад +3

    Omar inshaar keep going bro🥰

  • @saynabsomalia9555
    @saynabsomalia9555 3 года назад +1

    Masha Allah war runta mahadsanid bro

  • @aybeksansee6456
    @aybeksansee6456 2 года назад +2

    Haa aniga kaligeyga noolahay waana ku faraxsanahay maxaa yeelay saaxiib waan lahaa lakin faa'ido iima laheen waxaan go'aansaday inaa gooyo xiriirka bani, aadamka kaliya hooyadeyda ayaan wacaa xitaa waan joojiyay jecelka

  • @nimaabdullahi3125
    @nimaabdullahi3125 3 года назад +2

    Asc runtii ogansho waxuu shegay waa run aniga waxaan ahay gabadh dhalinyaro ah waxaana kunoolahay cidlo yacnii kaligay baa nool ilaa 14 kaygi iyo hada oo aan ahay 19 waxaan dareemijiray xanuun cidlo inaan qof haysanin aan lahadlo murug stress and depreesion 16 until 18 kaygii xataa waxaa iga lumay hadalkii somaligii iyo laxiriika qofka yacnii sida qof loola xariiro. bas Ahmadulillah waxaan bilaabay inaan waxbarto waxbarashadayda ku mashquulo markaan mashqulay waxiidhanaa way iga yaradeen waxaan dareemay isbadal wayn ilaa hada marmar waan dareema cidlo lkn sidii hore maha Alhamdulillah. Marka hadalkayga waxaan oooga jeeda hadaad cidlo tahay ama kunoshahay ismashquli education or work ama waxakhris wax qor markas wad fiicnaan hadii kale way kudhamanaysaa so kudadaal inaad ismashquliso😊