069 | 27 | Siyaad Barre siduu kacaanka ku abuuray.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024
  • Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
    RUclips: / @sahanka97
    Podcast: / @sahanpodcast97
    Facebook Page: www.facebook.c...
    X (Twitter): Aa...
    Instagram: / aadan_sahan
    Snapchat: www.snapchat.c...
    TikTok: www.tiktok.com...
    Buugteenna soo baxday:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
    3- Loollan.
    4- Faca koraya.
    5- casariye.
    6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
    7- Waayaha Daanyeerta.
    8- Ismalure.
    Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
    1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
    2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
    3- Hadhkii Madoobaa.
    4- الإسلام بين الشرق والغرب
    5- بروتوكولات حكماء الصهيون
    6- المؤامرة الكبرى
    7- الشيطان يحكم
    8- اعترافات عشاق
    9- في الحب والحياة
    10- إسرائيل البداية والنهاية
    11- وبالحق أنزلناه

Комментарии • 95

  • @AbdihafidMahmud-rz7sb
    @AbdihafidMahmud-rz7sb 5 месяцев назад +14

    Maashaalaah walaal sahan cilmiga ale ha kuu barakeeyo

  • @shijo2055
    @shijo2055 4 месяца назад +2

    اللهم أصلح بلادنا والبلاد مسلمين ولا ومسليمات أجمعين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🤲🇸🇴🤲🇸🇴🤲🇸🇴🤲🤲

  • @kingMoha707
    @kingMoha707 4 месяца назад +12

    Alaah AUN aamin abo major general jalle Mohamed Siad Barre halyay geesi ah buu ahaa oo mar soomaray aduunkan dibna loo Heli maayo janatul fardaws alaah hageeeeyo❤🩸🤲🤲🤲✊

    • @jirdemaxamed6206
      @jirdemaxamed6206 4 месяца назад +2

      Ilaahay naarta haku fogeeyo afweyne.

    • @kingMoha707
      @kingMoha707 4 месяца назад

      @@jirdemaxamed6206 hooyadaana alaah haku fogeeeyo

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 4 месяца назад

      @@jirdemaxamed6206Ameen yarab ilaahay cadaabta haka’daba geeyo Hassan Sheekh, Muuse biixi, Geele, Dani, Faysal Cali, Ahmed Madoobe, Cigaal, Cali Mahdi, Cagjar, Ilay, Farmaajo, Geedi, C/lahi Yusuf, Faroole, Siilaanyo, Riyaale iyo inta wadanka cadowga u adeegaya oo shicibka dhibaateeyey ilaahaybaan kabarinay Afwayne naarta kama saaro iyo intii lasoo shaqaysay ee wadanka burburka u horseeday yarab yaakariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Ilaahow diinteena, dhulkeena hawadeena iyo baddaheena Somaliya ilaahow noo badbaadi oo ilaahow shicibka 5ta Somaliyeed miday oo cadowgeena dhulka afka u gali yarab oo halaag ku rig kulligooda oo ilaahow Alshabaab kuwa maalgaliya ee Yuhuuda & ReerGalbeedka ilaahow isku dir oo yaga ay isdilaan oo xalane iyo ballidoogle ay dhulka dhigaan yarab oo ilaahow walaaheen Diinta saxda ah iyo Somalinimada soo jeclaysii yarab oo ilaahow Cadowgeena dhulka Somaliya ku sugan ilaahow midna haka badbaadin oo qabrigooda Somaliya kadhig baddana lagu’qubaa bakhtigooda siiba Xalane kuwa fadhiya yarab quwaddeenii ilaahow sooceli oo quliubteena naxariis iyo isjaceel kuwada abuur yarab🤲🏼🇸🇴💪🏼💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @user-bi6rb3bh8m
      @user-bi6rb3bh8m 2 месяца назад

      ​@@jirdemaxamed6206adiga narta allaha kugu fogeyo ha habarin sayidka Mel xun ka dhece

  • @user-qj2rw2eh9i
    @user-qj2rw2eh9i 4 месяца назад +4

    Waxaan ❤❤❤ku xirnahay❤❤❤janalka aaadan saxan❤❤❤waxaan ka bartaa❤❤❤ wixii ilahay uu baray❤❤❤wuu noo soo ❤❤❤gudbiyaa❤❤❤masha alaah aadan

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 5 месяцев назад +6

    Allah yaaraxma Siyaad barre loogam Dan'beyan Soomaalida marka runta la isku sheego imka la Suma cad Xumaaya 🙏🙏🙏🙏🙏🤔

    • @mushtaqismail4112
      @mushtaqismail4112 4 месяца назад

      Wa run oo imka ragan wadnaka maamula wa shisheeye kal kaal iyo caloshod u shaqaystayaal

  • @DeeqaAxmed-ts8bb
    @DeeqaAxmed-ts8bb 4 месяца назад +5

    Adrerkay maxamed ziyaad barre llaah yarxamuu❤❤😢

    • @Mohammedr4646
      @Mohammedr4646 4 месяца назад

      Naarta alla ha Ku fogeeyo

    • @DeeqaAxmed-ts8bb
      @DeeqaAxmed-ts8bb 4 месяца назад

      @@Mohammedr4646 ilsa hel athuu 😂😂nimuu ciil badaa caacleeya😂

    • @manshaallhmohamed7881
      @manshaallhmohamed7881 4 месяца назад

      ​@@Mohammedr4646naarta ma adiga haya qasiisa ku dhashaye

  • @user-gs5df4zl3s
    @user-gs5df4zl3s 5 месяцев назад +18

    Wlllhi buugan sharaxadiisa saan. Ubilaabay siyaasidweyn baan noqday dhanka siyaasada waanba ka War wareegi jiree😢😢wallow aan social ahy lkn wll adanow. Siyaasiyad weyn baad iga dhigetey😅😅😅😅adi iyo buuguba😢😢😢

    • @user-fo6xn5rh7j
      @user-fo6xn5rh7j 5 месяцев назад +1

      Buuga magici zxp

    • @MahadJr-
      @MahadJr- 5 месяцев назад

      @@user-fo6xn5rh7j48ta xeer ee awooda

    • @yaxyecali5232
      @yaxyecali5232 5 месяцев назад

      ​​@@user-fo6xn5rh7j48law of power

    • @S0MAALI__KING
      @S0MAALI__KING 4 месяца назад

      48 laws of power 💀​@@user-fo6xn5rh7j

    • @suleymaancalichannel2720
      @suleymaancalichannel2720 4 месяца назад +1

      Siyaasiyada guriga ayaan kuugu codeynayaa, si ey gurigaaga uga soo baxan rag siyaasiyiin ah oo dalka badbaadiya😊.

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 5 месяцев назад +3

    Somalidu illaa manta ma jiro siyaasi caanaha iyo biyaha kala saari siyad bare Allah haunaxaristo

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 4 месяца назад

      Ilaahay Naarta ha ku fogeeyo ma Ninka diintii Islaamka dagaalka ku qaaday ee Culimaddii laayay ee waliba maydkoodii gubay wuxuu ahaa Xanuun halisa oo Soomaliya ku dhacay waa taa Ilaa hadda ka soo kaban la dhibkuu gaystay Waxay heshiin la dahay waxa kaw ka ah Jaahilkaagaa oo miidhan wali u dagaalamaya sidii uu xukunkiisii ama mid la midi u soo laaban lahaa iyo mid diidan thats it

  • @user-ue6jw3xl8j
    @user-ue6jw3xl8j 5 месяцев назад +4

    Thank you very much 🎉🎉🎉

  • @maxamedcasayr291
    @maxamedcasayr291 5 месяцев назад +5

    Alle ha unaxariisto jaalle siyaad bare wuxuu ahaa halyey qaran .

  • @alijama6723
    @alijama6723 4 месяца назад +1

    Marxuunkii afsomaliga ku baray maxaad ugu ducayn weeydey Allah haw naxariisto Inan dhalin yada aan aad u dhegesto baad ka mitahay wax badana waad ogtahay

  • @MaryanCkariin-nt7ry
    @MaryanCkariin-nt7ry 4 месяца назад +1

    Masha Allah ilahay ha xifdiyo dhalintan ookale baa dalka badbadinkara

  • @user-qj2rw2eh9i
    @user-qj2rw2eh9i 4 месяца назад +2

    Aadan maasha alaah ❤❤❤aadan saxan❤❤❤ khabiir

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 5 месяцев назад +1

    Baaraka Allahu

  • @nadarnuu8759
    @nadarnuu8759 4 месяца назад +1

    Thanks my teacher

  • @sekeriyemadar4728
    @sekeriyemadar4728 4 месяца назад +1

    Legend aadan sahan

  • @XamseAbdirahmaan
    @XamseAbdirahmaan 5 месяцев назад +1

    رمضان كريم

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 4 месяца назад +1

    Siyaad Barre xukunka waa loo dhiibay oo raga barnaamijka watay waa uu ka wada weynaa waxaana ay aaminsanaayeen in ay ka qaadan karaan laakiin da'da uu jiray qibrada uu lahaa ayuu ka hoos bixiyay waana ay yasi jireen maadaama xiligaas tirada reerka Siyaad ama siyaasiyiinta reerkiisa aaney wax weyn ka aheyn siyaasadii Soomaaliya ee waagaas laakiin jinsiyadii Soomaaliyeed waxa uu dhaxal siiyay in loo arko qabiilka in uu yahay halka lagu baxsado laguna bad-baadayo oo ummaddi waxa uu ka dilay Soomaalinimadii waana uu ka qoomameeyay sida rag arkay markii ay sheegeen waliba intaa kuma ekaan asaga oo qoyskiisi wata ayuu is yiri xukunkii dib ugu laabo raacdeyntii danbena waaka NIGERIA galay kuna dhintay. Indhaha maanta Soomaali leedahay asaga ayaa u yeelay oo dal iyo diinba aan xushmeyn. Waa taa maanta jinsiyadii soomaaliyeed qabiil iyo qoys hoose mooye ka dhaamaan la', dhaqan xun oo daawadiisu ay adagtahay ayuu ka tagay. Waanu aragnaa Soomalidii in ay is-aamini la'dahay madaxiisa ALLE haka shubo

    • @SUHAYB_SAED
      @SUHAYB_SAED 4 месяца назад

      Horta hadaad indho fiyow ku eegtay sooyalka dalka intaas maadan tiraahden 1= Soomaali Qabiil iyo qurun in lagu dhaqmo oo laysku yaso gumaysta keenay , in oday dhaqameed mushaar la siiyo gumaysta keenay 2 = siyaad xukunka markuu lawareegayey qabiilka iyo nacaybka reeraysigu meel xun ayuu maraye 3= Awooda dalka 10 sano tacbaan ayey ahayd oo Ethiopia inaty xuduud beenadkii soo dhaafaty ayey intii madaxa banaaneyd soo hawayasatay OK intaas kadib maxaa Dhcay 🤔
      Soomaaliya Awood military mid dhaqaale mid siyaadaded mid wax soo saar mid Caafimad mid waxbarasho iyo mid siyaasaded mid dhaqan iyo mid diimeed intaba waa u horumartay
      Heer wuxuu dalku gaaray aan qofka reerkiisa lagu qiimayn ee maxaad taqaan lagu qaato dalkuna dhanaksta waa ka horumaray 😃intaas kadib calooshod u shaqaystayaal soomaali sh ayaa dadkii qaribay oo damac shisheeye fuliyey
      Maanata 30 sano yaa laga jooga geeridiisii ee maxaa ka dambeeyey ❓️kuwii riday hadaysan xal u hayn maxay u rideen❓️ waa su'aalo jawaab uga baahan ragas 🫵🏽aduun iyo aakhiroba 👋🏼

  • @abdidahir9365
    @abdidahir9365 5 месяцев назад +1

    Mahadsanid ❤

  • @nimcoabdikariin
    @nimcoabdikariin 5 месяцев назад +2

    Adan khadar cali ❤💯

  • @user-qj2rw2eh9i
    @user-qj2rw2eh9i 4 месяца назад +1

    Asc aadan

  • @Football-fans327
    @Football-fans327 4 месяца назад

    M.a hormar wcn ayaan kuu rajeynaa wllky

  • @saabirinkhaliif
    @saabirinkhaliif 4 месяца назад +8

    thnks adan⁉️

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 4 месяца назад

    Ilaahay Afwayne naarta hagaliyo ilaahayna cadaabta haka’daba geeyo Hassan Sheekh, Muuse Biixi, Geele, Dani, Faysal Cali, Ahmed Madoobe, Cigaal, Cali Mahdi, Cagjar, Ilay, Farmaajo, Geedi, C/lahi Yusuf, Faroole, Cabdi Wali, Siilaanyo, Riyaale iyo inta wadanka cadowga u adeegaya ama u adeegay ee shicibka dhibaateeyey ilaahaybaan kabarinay Afwayne naarta kama saaro iyo intii lasoo shaqaysay ee wadanka burburka u horseeday yarab yaakariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
    Ilaahow diinteena 100% Islaamka ah, dhulkeena hawadeena iyo baddaheena Somaliya ilaahow cadowga nooga badbaadi iyo kabaqaad kooda oo ilaahow shicibka 5ta Somaliyeed miday oo cadowgeena dhulka afka u gali yarab oo halaag kuwada rig kulligooda oo ilaahow Alshabaab kuwa maalgaliya ee Yuhuuda & ReerGalbeedka ilaahow isku dir oo yaga ay isdilaan oo xalane iyo ballidoogle ay dhulka dhigaan yarab oo ilaahow walaaheen Diinta saxda ah iyo Somalinimada soo jeclaysii yarab oo ilaahow Cadowgeena dhulka Somaliya ku sugan ilaahow midna haka badbaadin oo wadkooda Somaliya kadhig baddana lagu’qubaa bakhtigooda siiba Xalane kuwa fadhiya yarab🤲🏼 Ilaahow quwaddeenii sooceli oo quluubteena naxariis iyo isjaceel kuwada abuur yarab ilaahow Somaliya iyo Somalidaba guusha nasii yarab 🤲🏼🇸🇴💪🏼💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @Mahadyare-no7gc
    @Mahadyare-no7gc 5 месяцев назад

    Sahanka waka tagera my idol kayga tahy

  • @MahamuodAbdikariin
    @MahamuodAbdikariin 5 месяцев назад +1

    M.a

  • @Mohammedr4646
    @Mohammedr4646 4 месяца назад

    Ilaahay Naarta Jaxiima Haku Fogeeyo Gaalkii Afwayne ahaa

    • @odayroy3099
      @odayroy3099 4 месяца назад

      Ninkas 30 sano ayuu mootan yahay hadana wali wax ka liita ayaa aragnaa

  • @jirdemaxamed6206
    @jirdemaxamed6206 4 месяца назад

    Ilaahay naarta haku fogeeyo afweyne.

    • @abdidiirye2332
      @abdidiirye2332 4 месяца назад +1

      Jano iyo naar midna adigu ma haayside ee adigu naftaada u nax eeboow.

  • @cabdixaredmohamedharun5656
    @cabdixaredmohamedharun5656 5 месяцев назад

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @deproudmuslimah
    @deproudmuslimah 4 месяца назад +1

    Markaan arke Mr sahan inuu bilaawaayo buuga maxaan goansade inaan 48lawsga ansooakhriyo I analysed for maself & decided to listen to his analysis after ansoobogey buuga perhaps he might have an advanced understanding of it compared to how I understood.. hope next maxaa kadigidontaa atomic habits, alchemist, don't give it a fuck& 7 habits of highly effective people

  • @hudiefireeradam9812
    @hudiefireeradam9812 5 месяцев назад

    Aden sahan from 19 up to now

  • @mohafadal2112
    @mohafadal2112 5 месяцев назад

    GUUUUUUUULAYSO USTAAD

  • @khayreachraf312
    @khayreachraf312 5 месяцев назад

    O'Day somaliyed sahan🎉

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 5 месяцев назад

    Sababtoo allah hadii iskeen tuso cidiba ma diideen lkn imtixaan buu inoo diray

  • @horseedmedia5456
    @horseedmedia5456 3 месяца назад

    Muuse Biixi, ka soo hadal adeer.

  • @Boye-t3m
    @Boye-t3m 5 месяцев назад

    Arimaha miyiga noosoo badi saxiib.

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 4 месяца назад

    Hada Kadib waan Kugu sii Xirnaan i.a.Tariikh Dalka Lee kaso hadal

  • @sharifduale2768
    @sharifduale2768 5 месяцев назад

    Maxaad si tartiib ugu hadli waysay,si loo fahmo.
    Mar marka qaarkood,adigo fikradii hore,ku mashquulsan,baad midii ku xigtay,si xawli kuu d0haaftay.
    Marka bal isku day inaad dalabka dhageystayaalkaaga aad higelisid.
    Mahadsanid

  • @user-lq3hm4yu5p
    @user-lq3hm4yu5p 4 месяца назад

    ❤️❤️❤️

  • @Layla_wareeriso
    @Layla_wareeriso 4 месяца назад

    😊

  • @mahamadhilmi6499
    @mahamadhilmi6499 3 месяца назад

    waligey wax ka macna daro badan ma dhageeysan wlhi

  • @safiyomursal2847
    @safiyomursal2847 5 месяцев назад +1

    Miisaanka culus 😂😂😂😂😂

  • @CabdiAwale
    @CabdiAwale 4 месяца назад

    Asc wll adan sahan waxan qoraa lkn xladaha igu gadaaman ayaa hortaagin waxan qorey dhowr buug oon gacanta ku qorey lkn talo ayaan kaga baahna

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 4 месяца назад

    War aadan kugaraac bro

  • @abdiahmed4717
    @abdiahmed4717 5 месяцев назад

    Issaq power.

  • @JiiniyasTravel
    @JiiniyasTravel 4 месяца назад

    Ninkan dhalin yarada Runtii Waa Xidig, lkn Nasiib darro waxan lenaha dad illahay cilmi iyo aqoon siiyay lkn Juhalo aya na matasha Somali🥲

  • @zupermario1246
    @zupermario1246 4 месяца назад

    Fikrada kacaanka maheyn wax uu maxamed siyaad keenay ee midowgi Soviet bu kaso min guuriyay

    • @baafo1
      @baafo1 3 месяца назад

      Xaqiiq aragtida shuuciyadda ay Ku dhisanyd buu qaatay

  • @user-cm3eo8zu6y
    @user-cm3eo8zu6y 5 месяцев назад +5

    Siyaad barre markaan arkay waan kusoo dag dagay

  • @afraahmuusan
    @afraahmuusan 5 месяцев назад +2

    War niyaw inantan war kaga dhegey snaaye anoo mudo Madan ku taxnaa kanalkaaga markad ka had layso daarod ma isaaq wax an garan waaye sababta aad nimaka daarod haldor kooda markad ka had layso sabat aad hadalka ugu dhibriso isaaqna aad unbto bal noosheeg

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 4 месяца назад

    Barnaamijka Sahan Iyo Wiilka Daadihinaya Runtii Silayaab Leh Buu Ii Soojiitay Wiilkana Waan U Mahadcelinayaa Dadaalkiisa Intaas La’Eg Uu Sameeyay Waxaan Leeyahay Horay U Soco.

    • @user-ju8ee5tg3d
      @user-ju8ee5tg3d 4 месяца назад

      Wiil wiiil maaahanee aadan ayaa magaciiza la dhahaa ugu wac ama aamuz Sxb

    • @user-hs4cd3ij3z
      @user-hs4cd3ij3z 3 месяца назад

      ​@@user-ju8ee5tg3dcome on man ninkaan hadalkiisa wax qaldan kuma jiro wiil in la dhahane qalad ma ahan waa wiil aadan sahanka aad sheegeysid

  • @NadeerFantastic-jm6wd
    @NadeerFantastic-jm6wd 5 месяцев назад +1

    Ilaahay waryaa ma fariisto waa Sifo makhluuq fariisasho

    • @MohamedDeek-im9bj
      @MohamedDeek-im9bj 5 месяцев назад

      Hhhh tu saalahana waxbaad ka soo dhex saaraysaan ala maxan kA yaabay dadkaan casharada siwacan udhagaysta amaba buuqa kala taga dadka

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 5 месяцев назад

    Miskiin yar 😂😂😂😂

  • @user-kq2wz4wd2n
    @user-kq2wz4wd2n 4 месяца назад

    Shiicadu waa kala darajo

  • @HodanmahamouthMahamed-xd3sv
    @HodanmahamouthMahamed-xd3sv 5 месяцев назад

    Huwan ilaa huwan😂😂

  • @nasteexoqalanjo4891
    @nasteexoqalanjo4891 4 месяца назад

    Shaarbuhu waa Xaaraan walale iska Xiir

    • @AbaanduuleZaki
      @AbaanduuleZaki 4 месяца назад

      Adiga miyaa xaaran ka dhigay
      Wll wax aadan cilmi ulahayn haka hadlin

  • @houskeymattanmanchaftyoutu29
    @houskeymattanmanchaftyoutu29 4 месяца назад

    Hadal siidheeba dishay Hanabadinin

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c 5 месяцев назад +1

    Ninkii ugu horeeyay ee reer daahir ee huwan noqda 😂😂😂😂

    • @HodanmahamouthMahamed-xd3sv
      @HodanmahamouthMahamed-xd3sv 5 месяцев назад +1

      Ma aragta😂😂

    • @MohamedDeek-im9bj
      @MohamedDeek-im9bj 5 месяцев назад +1

      Yaa huwana horta mar labaad wllo aadan maaha nin qabiil ee waa aqoonyahan qaran wax walbana qaranimadaa kawayn mar saddexaadka nimankaad huwan ku sheegayso ma taqanaa waxay dagaan dulka somaliland 40/100 hadii cidi muwaadin sheeganaysana iyaga ayaa xaq uleh

    • @user-zw6wl9hc7c
      @user-zw6wl9hc7c 5 месяцев назад

      Nin qabiil maah
      Aqoonyahanku kama madaxbanana aragtida iyo qiyamka umadiisa
      Mida kale qaranka Somaliland baanu nahay
      Ee huwanta caasiyiinta ee somalia
      U jibaysan baad tahay sxb

    • @user-zw6wl9hc7c
      @user-zw6wl9hc7c 5 месяцев назад

      Huwan waa bulsho badow ah oo somalia u jibaysan oo xoola dhaqato ah
      Xamarna ku jeclaaday rag daarood baa beri madax ka noqday
      Hhhhhh hawiye oo toosay baa xamar kaga horeeya wasiirka kaluumaysiga beri dhaw uu idiin soo wad 😆😆😆😆😆😆😆💰💰

  • @user-br4xn8sm8i
    @user-br4xn8sm8i 5 месяцев назад

    Haduu ilaahay naiskeen tusi lahaa qofwalba Rumayn lahaa markaana aduunku manoqdeen meel itixaan

  • @khada917
    @khada917 5 месяцев назад

    Kacaanka siyaad ma fakarin ee waa silsilad taxan ilaa Ruushka halkaas oo kacaankii belshefiga ay ku asaaseen Rag uu liilan hor kacayo sanadii 1917 markaa somalidu bayco ayay la galeen Hantiwadaagi caalamiga ahaa.

  • @maxamed8923
    @maxamed8923 3 месяца назад

    Haddaad number kaa badan oo isku fira la saaxiibto, oo aad la qaadato waqti badan, waxa ku gali doona fikirkooga si aadan dhaadanayn.
    Aadan Sahan Fikirkii Faqashta ayaa dhex galay, waxa uu yahay immika Nin aan is ogayn weeyi oo naf kale oo faqash ahi Gashay.

  • @ahmedabdiqani6243
    @ahmedabdiqani6243 4 месяца назад

    TOBigiiba waad ka baxday

  • @MohamedYusuf2000s
    @MohamedYusuf2000s 4 месяца назад

    Aadanow la taliye madaxweyne ayaa ku wacan tahay

  • @SuhaybCabdi-ku3re
    @SuhaybCabdi-ku3re 5 месяцев назад +1

    Horgal bad noqotay aadanow

  • @goudhassanaden4627
    @goudhassanaden4627 4 месяца назад

    Siyaad Barre waxba ma Abuurin ee Afkaartii Marx iyo Linin ayuu fuliyay Waxaanay ahayd wax diinta Islaamka ku lidi ah ama ka hor Imanaysa