ilahay ha idinka daweyo wayo ilahay baa sheegay in cudurkasa inu dawadiisa keenay oo ay talo lakin weli wan la helin inasha Allah wa la heli ilahayna ha idinka siiyo ajar wayn inta wacyi gelisen umada walalahiin islamka somalida dhamantooda waaxan leeyahay is badha intydan is guursan qofka kaga cadhoonaya ha kaga xishoon waayo waa nolashadii ilahow anagana naga badabdi iyoaga ka dawee runtiilabadan nin midna hadu iga soo hor baxo ma modeen inay wax qaban gabadhan ila shaqynaysay galao waxya ii sheegtay in saxiibkeed qabatya mudo 23 labatan snao ku dhow
Dhunkashada ama shumiska waa lagu qaada marki eey saliva ama candhufta eey is gaarto sida deep tongue ama French kiss ilaahey hanaga najeeyo hanaga asturo cudurkaan Mansha Allah alle ha idinka dulqaado ajarna ha idinka siiyo
Walhi aaqiro waa iga qosliyay Kulahaa baagbaa igu xamatay rag hortood , marrkaabaa ku idhi naa ma is baadhay sowtaan wada qayili jirnay ,qosolbaa la fuuray walahi ala kilyaha
Aakhiro Waa Oday Qalbi Wacan Iyo Taliyahuba Illaahay Haku Dulqaado Iyaga Iyo Wixii Islaamee Xanuun La Nool Aamiin
Wuxu mabeeen baaa mise waaa sx sxb diraac
Waa cudur halisa alle haka dulqaado waaaa walal somaliyed oo muslim ah allow caafi adoomahaaga😭😭😭
Allah haydin caafiyo idinka iyo Intii Muslima oo La nool xanuunka illahow ka dul qaad
Diraac waa wiil qalbi fcn waana daacad wlhi qofkale haduu ahan lahaa saan maba yelen
ماشاالله جزاكم الله خير الجزاء وجعلها في ميزان حسناتكم ويشفيكم شفاء لايغادر سقما
Aakhiro wan aqaan waa reer Gaalkacyo Allah haka dulqaado rabi baa awood badan
Sorry ilahay ha inacaafiyo aderky Bashiir iyo odagakaleba iyo intii umada islaanka ah ayaguna lanool
ilahay ha idinka daweyo wayo ilahay baa sheegay in cudurkasa inu dawadiisa keenay oo ay talo lakin weli wan la helin inasha Allah wa la heli ilahayna ha idinka siiyo ajar wayn inta wacyi gelisen umada walalahiin islamka
somalida dhamantooda waaxan leeyahay is badha intydan is guursan qofka kaga cadhoonaya ha kaga xishoon waayo waa nolashadii ilahow anagana naga badabdi iyoaga ka dawee runtiilabadan nin midna hadu iga soo hor baxo ma modeen inay wax qaban
gabadhan ila shaqynaysay galao waxya ii sheegtay in saxiibkeed qabatya mudo 23 labatan snao ku dhow
Aqoon iyo cilmi baan ka faaiiday Alaha caafimaad taam ah hasiiyo Aaboyaashan
waxaan kaa cod sanyaa inaay badii yaaansaltu laaylka allaah haadin caafiyo aaamin yaa allaaah alloow cafid idiin siii aamin yaa allaaah
Ilhy hydinka dulqado amin amin amin amin 😓😓😓
Rabi cafimad taam ah hasiyo hadey dintana jannatul Firdous allah kawarabiyo
Dhunkashada ama shumiska waa lagu qaada marki eey saliva ama candhufta eey is gaarto sida deep tongue ama French kiss ilaahey hanaga najeeyo hanaga asturo cudurkaan Mansha Allah alle ha idinka dulqaado ajarna ha idinka siiyo
@Rodajano channel hadi u qofka qabo dawada qato luma kala qado miya
Masha allaah ilaahay wanaagiina haydinku caafiyo waa rag iimaan iyo kartiba leh
Allow cafimaad sii yarabiii amiiin amiiiin amiiiin🤲🤲🤲🤲
waa Rag qalbi fiican ILAHEYna iimaan xoogleh siiyey
Alle ha caafiyo 🤲iyaga iyo kuwa kaleba anagana alle ha naga bad baadiyo insha allaah
Allow caafi yaraball caallamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲😭 subxaanallaah ‼️
Ilahay hacaafiyo dhamaantood hana kadulqaado amiin
Eebe ha idinka dulqaado idinka io intii qabta inta klana alle ha ka bad badiyo aamin
Ilaahay ha caafiyo waa dad qalbi fiican oo diin leh
Allaha idin caafiyo kudayashaad mudan tihiin
Wacyi galintu aad bay muhiim utahay lkn umada soomaaliyeed dhankaas aad bay uga liitaan
Laandheere laba mahaan wllhi abe kaa fiican ma arag
Ilahy hacafiyo rabi haka dulqaado
rabi caafimad ha siiyo
Wareysigan wax baddn ayan ka bartay. Oddayga kheyr Allaha siiyo
Ilaahay haydinka dulqaado caafimaad sareecan ah inta uukudhacay dembi dhaaf ilaahay hawga dhigo
Inta aan qabina ilaahay haja fogeeyo
Allaah kaidinka caafiyo taliyuhu miyaanu awood u laheyn dadka cusurka fidinaya inuu sooxiroh si bulshadu ubadbaayo
Ilaahow caafimaad sariica sii
Allaha idin caafiyo walalayaal
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤maasha Allaah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Alllaha cafimad kamila siiyo
ilahay cafimaad ha siiyo dhamaan inta la nool
😭😭😭😭😭😭
Diraac official🤤
Asc diraac sxb taliyaha banarkiisa isoo dir siyaan u caaawiyo
Waa sheeko cajiibah
Ilahy caafimaad hana idin siiyo
Allah haku dul qaado
Ilahy ha caafio
Ilahay ha ku caafiyo dhamntood ita qabtah
Aakhiro waan garanayaa gabar aan adeer u ahay ayuu qabi jiray.
Wayna dhimatay.
Ar sxp alle hawnaxariisto
D iraac sxb horey usoco
Alle Xanuunka Haydinka Dulqaado Cafimaadna Haydinku badalo
Muqdisho xaafada liido waxaa kutaalo meel ladhaho xasan xaayoow oo gabdho yaryar lagu iibiyo ninkii rabo 20 dolar ayaa laga siiyaa 1 mar waa 20 dolar marka meeshaas dowlada wax mey kaqabayo wiilal disembark ayaa yimaada iyo askar sare
Ilahay ha idin cafiyo 😭😭
Diraac wa wiil qalbi fican masha allh horay usoc bro ilahy ha cafiyo taliye bashir iyo inti xanusas
Alow caafi aamin
Walhi aaqiro waa iga qosliyay
Kulahaa baagbaa igu xamatay rag hortood , marrkaabaa ku idhi naa ma is baadhay sowtaan wada qayili jirnay ,qosolbaa la fuuray walahi ala kilyaha
Amiin
Ilhay hadinka dulqaado idinka iyo kuwa kle ee uu hayoba 😭😭
MashaAIiah nolow taliye
MashaAIiah bro Dirac
Allh ku cafiyo adi io dadka qaba o dhan
Allha cafiyo
Ilaahay ha caafiyo
somalida itoopiya iyo keenya ka keeneen disease kan iyo oromada iska soo galeeyso niman iyo naago qabo
Alle ha caafiyo
Rabi idin cafiyo
Aamiin inta aan qabina allaha cafio😢
Allah ha idin caafiyo
War taliye kusoo dhawoow burco anaa kugu soo dhaweynaya
Dadka isguursanaya waa inay isbaadhan intayna is guursan ka hor
Ilahay haka dulqaado subxaana laah
Facebook arab news luqada carabiga ah oo hooyo suudaan adhalaty cudurka ku dhacay ninkeda oo askari aha ayaay ka qaaday tirada dadka qaba cudurka oo sudan ah wa labo boqol oo kun almost rubac malayan waaye because sudan tirada shaacabka wa 30 melyan ka badan hoyada cudurkaas uu ku dhahay waxay dhahday markaan tagaayo isbitaalka nalugu daaweeyo waxaan arkaa tido cusub oo qaba HIV Oo malin weliba 1 qof malin walba ama ilaa 3 wiigina 12 😂 allaah idin xafido dhamaan really
Haypasim.maxa ka wada xanuun.noo
ce ayri safari laga isfilato miyaa
Ilahay haka caafiyo dhamaantood
Who can asist mi with the number of taliyah
Ilhy ha cafiyo
Ilay ha in cafiyo
Diraac boeh horay usoco
DADKA YALA TAKOORiN SiWANAASAN HALOOLA DHAQMO DADKANA HA iSKAARO
Allow Cafimad tama idinsii. Idinka. Iyo. INta. Kalo. Xanunsaba
Ale ha caafiyo ayaga iyo dadka kale o qaba xanunkan 😭
Aaaamiiiin
ilaahow caafi dhamaantoda
Eee eee eee badanaa
Alle haydinka dulqaado isagaa awood leh
Ilahaw ka cafimadii
Laakiin waxaan moodi jiray in candhuufta lagu kala qaato
Candhuufta laguma kala qaado walaal
Dhiig in meelaha ilkaha lagu saaro ama timaha lagu jaro ama Galmada intaas baa lagu kala qadaa
walalayal ilahay haa iidiin cafiyo
Alow umada bad baadi
Asc wll run ahanti waa dhab qofka admiga ah waa la cawiya ee inte lagu so hagajin kara
allaha ha idin caafiyo
Allaha haka kor qado
😂😂😂😂😂😂
Somalidu wa dad xun dadka qalbigay ka dilan ilaahay ha idin gargaaro
Wxaan ubaahanhy taliye baahiir lnbrkiisa wxaan hyaa dhakhtar khabiira fadlan ilasoo xidhiidhiya
Email Adresse kaga ma isiin kartaa aniga taliyaha kula xariirinaaye
Nio saxib waan ku baaahna
@@sportschennelsxpow shaki iigu jiro xal miyd isiin kartaa
Ma iska heshey sxb😢@@nourithirtyfour9494
Waraa reervmahad miyaa
Haa akhiro wuuyahay reer magacley ina ilguuyo
Alle hanagabadbadiyo intuuhayo allehakucafiyo
Allow.naga.dul.qaad.
Waadmahadsantihin dhamaantina!!!!
😭😭😭😭😭😭