Xaqiiqooyin ku saabsan xanuunka HIV/AIDS

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 дек 2021
  • Xaqiiqooyin ku saabsan xanuunka HIV/AIDS
    Dr.Cabdicasiis Shoombe
    Cudurada guud iyo Cudurada faafa

Комментарии • 20

  • @c.xamiidmaxamuudmaxamad941
    @c.xamiidmaxamuudmaxamad941 Год назад +8

    Allaha caafiyo inta qabta inta aan qabina alle uma keeno 🤲🤲🤲🤲

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad Год назад +2

    Prof Doctor Cabdicasiis Shoombe waa dhaqtar Waayo arag ah in ka baddan 30 sanno dalka iyo dibadiis ka soo shaqeeyay wuxuu heystaa darajada ugu sareyso ee Cuduradda Guud allaah hala garab kalo garab istaag oo isku xilqaamay inuu u adeego dadkiis iyo dalkiis hooyo Somalia 🇸🇴

  • @abdiqanimohamud2736
    @abdiqanimohamud2736 2 года назад +9

    Intuu kudhacay ALLAH hacaafiyo asagaa wax walba hayee intii caafimaad qabtana ALLAH ha uziyaadiyo amiin yaa RABI

  • @user-is8nk9lq5n
    @user-is8nk9lq5n Месяц назад

    Inta Qawna illaahy ha ka cafiyo inta Qawn. Illaahy ha caafiyo

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud 9 месяцев назад +2

    M.A great interview and information 👍🏽

  • @alisalaad2668
    @alisalaad2668 5 месяцев назад +3

    Asc. Walalaha dhamaan idin allah HIV daawadiisa waxa waaye xabadsoodo shiidan oo lala isticmaalo malab saafi ah & liindhanaan la iskudarey sababto ah xabadsoodo daawo iney cudurwalba utahay nabiga scw aya nosheegey malabkana ayaad quraan ah bu allah noogusheegey inu daawo uyahay dadka mida sadexaad liinta ekfishinka ayey uroontahay walaalaha ladhiban cudurkan HIV intaas ha isticmaalan kidibna dhiigoda habaaran insha allah weyka caafimaadi

  • @ayaanmaxamed1531
    @ayaanmaxamed1531 2 года назад +8

    Sadax sano miyaaa jiraa allaha naka haayo inta qabto allaha ka caafiyo🤲🤲🤲

  • @user-ne1dc7sg5j
    @user-ne1dc7sg5j 10 месяцев назад

    Allaahnagabadbaadiyo

  • @AhmedMohaamed-mf5ln
    @AhmedMohaamed-mf5ln Месяц назад

    My brother guuleyso wallkie 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-ul2ju6iv9b
    @user-ul2ju6iv9b 5 месяцев назад

    Raabi haa cafiyo

  • @abdimuktar9692
    @abdimuktar9692 Год назад +1

    Dad qaba kas dadka ugu qariyo ayaa jiro kuwas mxaa lagu sameylahaa