QOYS SOMALIYEED OO UU HALEELAY HIV MURUGO XANUUN BADAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025

Комментарии • 47

  • @amaniroble7190
    @amaniroble7190 2 года назад +12

    Walaal muqdisho uugu imoow waxwalba anaa kusiinaya cunto dharkaaga meel aa seexato

  • @Ifrah.m
    @Ifrah.m 2 года назад +11

    Plz wiilka cuuntadiisa meel aan saarno plzz 😭😭😭😭😭🤯

  • @aragsanimansan2454
    @aragsanimansan2454 4 года назад +9

    ninkan ilahey hacafiyo an uwada duceno likeda isar

  • @hammdihasan813
    @hammdihasan813 2 года назад +1

    Nin kariim ah rabigii iyo dadkiisuba jecelyihiin baad u egtahay wllo janadii allah gacantiisa ku dhisay allaha kuugu badalo insha allah

  • @munoabdinur4015
    @munoabdinur4015 2 года назад +2

    Allah ha caafiyo rerkan soomaliyed xaqodana allah ha u so dhiciyo

  • @ApdiraxmaanMuuse-k6k
    @ApdiraxmaanMuuse-k6k Год назад +1

    Allaah hakucaafiyo wllo waa imtixaane❤ sabir dadka sabruu Allaah lajiraaye

  • @samiiromohamed9497
    @samiiromohamed9497 3 года назад +2

    Ilahey cafimad tam ah haku siiyo insha alah

  • @BilanAbshir-m2b
    @BilanAbshir-m2b Год назад

    Awalba askari inuu dowlad u dhinto ama u dhaawacmo soow ugu ma shaqeeyo😢😢😢😢😢😢😢😢😢 niyadaada hakuu wanaagsanaato wll ilahay ku xirnoow kaliya

  • @armaandoomar2840
    @armaandoomar2840 4 года назад +3

    Soorry wll Allah haku caafiyo 😭😭😭

  • @amaniroble7190
    @amaniroble7190 2 года назад +1

    Wiilkan ilaahay hacaafiyo wuuna quruxbadanyahay yaa isoronaya wuu xanuunsanyay subxaana allah

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 2 года назад +1

    rabiyoow kuugar gaar yaawaduud🤚✋🤚✋✋✋🤚😢😢😢

  • @abuukarcaddeofficial3048
    @abuukarcaddeofficial3048 2 года назад +1

    rabi cafimaad taam ah haku siiyo

  • @jowharamohed5856
    @jowharamohed5856 4 года назад +2

    Illahayo rabiyo raxmaanow ka dulqaad illahayow cafimaadkisi usoceli oo kadulqaad dulmi ayaa yaa la soomaaliyaa

  • @saadoducale8636
    @saadoducale8636 4 года назад +4

    Allahayow miskiinkaaga kaga farxi caafimaad degdega rabboow sii waad awoodo waxkasta yaa rabbi.
    Dad badan ba jira sidayn wada ognahay siyaabo kala duwan bukaan socoda dadka wa in qalbigooda la ilaaliyo loo naxariisto lasoo dhaweeyo illeen qadarba kudhacay maysoo iibsan cudurka lagu takooro

  • @NasraEsa
    @NasraEsa Год назад +1

    Alaah kariim😢😢😢😢😢😢

  • @haaruunmacalincusmaan9289
    @haaruunmacalincusmaan9289 2 года назад +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭alle haku caafiyo walaal

  • @miiramohamed5490
    @miiramohamed5490 2 года назад +1

    Ilahay caafimad hakusiiyo

  • @mohamedaatif1532
    @mohamedaatif1532 Год назад

    Allah haku caafiyo bowe sorry bowe wax kastaa waa ilaahey qadartiisa ayey ku timaada qadarka ilaahey ku samir.

  • @qalihajjiguled2230
    @qalihajjiguled2230 4 года назад +2

    Ax allah cafiyo

  • @shamsadii
    @shamsadii Год назад +1

    Alaah ha caafiyo

  • @hudakhadar3185
    @hudakhadar3185 Год назад

    Allh ha ku caafiyo wll

  • @zaytum
    @zaytum 2 года назад +2

    Tuugo tuugo ah ayaa dowlad noqotey ilaahow caawi umada dhiban amin

  • @CaddeYare-z8b
    @CaddeYare-z8b 11 месяцев назад

    Alle ha caafiyo Aamiin Aamiin Aamiin

  • @user-vu9es1we8y
    @user-vu9es1we8y 11 месяцев назад

    Inalilah wa inna ileyhi raji’un. Walal ilahay cafimad tama haku siyo

  • @qadanmuuse9361
    @qadanmuuse9361 Год назад

    Ilaahy haku caafiyo wllo

  • @khadromohamud6491
    @khadromohamud6491 4 года назад +2

    Wan ka xumahay ilahay ha ku cafiyo

  • @nuuraiiman6521
    @nuuraiiman6521 3 года назад +1

    Ilaahay haku caafiyo

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 4 года назад +2

    Allaha Caafiyo

  • @sadiahussen8608
    @sadiahussen8608 2 года назад

    Ameeen

  • @munojamaal2195
    @munojamaal2195 3 года назад +1

    ilaahay caafimaad sareecana ha siiyo

  • @hiiliya9175
    @hiiliya9175 Год назад

    Alle ha caafiyo 😢

  • @user-vu9es1we8y
    @user-vu9es1we8y 11 месяцев назад

    Halke ugala xirirna telka mesha ad kuso qoreysid whatsapp maba kuma xirna.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 года назад

    Ilaahow ku caafi

  • @ciiltireaadan4013
    @ciiltireaadan4013 Год назад

    Allah HakU CaafiYo Wlla😢

  • @user-vu9es1we8y
    @user-vu9es1we8y 11 месяцев назад

    Ya Rabbi 😭

  • @KhadroMohamed-g3h
    @KhadroMohamed-g3h 2 месяца назад

    Wlle gabadha adii laga helay i yada is qaba

  • @daarood9835
    @daarood9835 Год назад

    SHAME WALAAHI PUNTLAND WAR ASKARTA SIDA U DHAAMA WAA KA XUNAHAY

  • @umumicraajchannel1623
    @umumicraajchannel1623 4 года назад +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdirizakali9626
    @abdirizakali9626 4 года назад +1

    allaw caafi 😭😭😭

  • @kiinciise
    @kiinciise 7 месяцев назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂allahacaafiyo 😂😂😂😂😂😂😂i

    • @QaaaliQurux
      @QaaaliQurux 7 месяцев назад

      Allah ku dooriye maxadku qosli

  • @XasanDaahir-i4q
    @XasanDaahir-i4q Год назад

    Alla.ku.cafiyo😅😅😅😅😅😂😂😂😂

  • @khadraabdillahi3741
    @khadraabdillahi3741 2 года назад

    Alle ha ka duqaado xanuunka fatajna ka kuu futo

  • @mohamednur561
    @mohamednur561 4 года назад +2

    Alow cafi

  • @fardawsaismailali178
    @fardawsaismailali178 3 года назад

    😭😭😭😭

  • @Ifrah.m
    @Ifrah.m 2 года назад +2

    😭😭😭😭