Dib u Soocelinta Asnaamta Mar kale | Taariikhda Asnaamta |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 окт 2022
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 440

  • @qoraneofficial3613
    @qoraneofficial3613 Год назад +41

    ma hindida musliminta sidaa aragtay ula dhaqma naceybkaas weyn u qabo mey u ogaladen allaaw noo naxariiso khatumadane noo wanaaj🤲

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Год назад +19

    Nabi Muxumad CsW Wuxuu Ku soo Dhabar Jabay Afaratiisii Khulufo iyo Khaalid Bini waliid Iyo Dhamaan Geesiyadii Islaamka Miyaa Maanta Si fudud Dhululka Islaamka Loogu dabaal dagayaa😭💔Ayaan daranaa😭💔

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 Год назад +30

    Wacadayn tanu carabtu in ay kuhawlan yihiin dib ulaabasho lakiin waku khasaari in sha allaahu waana burburin doona insha allaah aamiin iidhaha walalayaa

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 Год назад +10

    ما شاء الله تبارك الله بارك الله فيك

  • @Yaasircaafi
    @Yaasircaafi Год назад +20

    Aduun iyo aakhiro rabbi haku cizeeyo walal omar inshaar ❤️🫂

  • @NordinMohamed-m7y
    @NordinMohamed-m7y Год назад +20

    اللهم اهدنا الصراط المستقيم واهد نساء المسلمين واهد أئمة المسلمين علي طريق الصلاح والحق
    اللهم اكفنا شر أعداء الدين الحق الإسلامية
    اللهم انصر اخواننا في الهند وغيرهم من المسلمين
    يا رب العالمين 🤲🤲🤲🤲

  • @haawomaxamed7408
    @haawomaxamed7408 Год назад +8

    Waa wax lalayaabo waxyaabaha ay ku kacaan imaaraatka lkn way dhadhamin maalinkale waa nimanka yahuud soo dhawaystay Muslimka kalena cadow u arka sida dalkeyna soomalia waan ogayn 9milyan rabeen in wadanku burburo ya Allah adaa qalbiyada babbadalee nagu sug diintayna wadanka noo badbaadi ameen ameen♥️♥️🤲🤲

  • @daadirelmi1408
    @daadirelmi1408 Год назад +71

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا علي دينك 😢🤲

  • @isseissuemohamed2032
    @isseissuemohamed2032 Год назад +11

    اللهم نجنا من الفتن ما ظهر منها وما بطن

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 Год назад +10

    Emaraadka sharkooda ALLAH naga qabto

  • @abdirizaqarare7822
    @abdirizaqarare7822 Год назад +7

    Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar ilaahow noo gargaar ilaahoow dadka kadambeeya in jasiirul carab maanta shaydaan lagu caabudo ilaahow cuqubadaada ku soo dadaji xanuunana kurid aamiin aamiin aamiin

  • @khalidpuntlander11
    @khalidpuntlander11 Год назад +18

    subaxanaallaah yaa allaah allow khaatumada khayr noogu khatin Amiin yaa allaah 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🥹

  • @NeymarJR-km7hw
    @NeymarJR-km7hw Год назад +24

    We love you our somali journalist ❤

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki Год назад +50

    The besst person Ever The Most Knowledge Able & The most shine all created prophet Muhamed Scw Scw ﷺﷺ🥺💔🕋☝️

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 Год назад

      ❤️❤️❤️صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 Год назад

      ❤❤❤الله أكبر ❤❤❤

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 Год назад

      ❤️❤️❤️صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️

    • @abdulqaniaden3175
      @abdulqaniaden3175 Год назад

      اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد!

  • @mohamedhassansir-gullet152
    @mohamedhassansir-gullet152 Год назад +25

    Waa duni macaanka Ka dhamaaday, allow taqwada nagu dil. 👐

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 Год назад

      Aamiin yaa rabilcaalamiin ilaahaay ha noo naxariisto dhamaanteen inta baadida ahna ilaahaay hasoo hadeeyo hadii kale ilaahaay baa nooga gargaari dhibka aay diinta ku burburinaayaan ilaahaay baa diintiisa xafidayo.

    • @fatiima476
      @fatiima476 Год назад

      Aaamiin

  • @jibriilmohamad3428
    @jibriilmohamad3428 Год назад +5

    3 sec ogo iyado talo ina comnt kazo bixiyo wa herkale cumar inshar full respect love ka ana leg❣🙏

  • @hanadcishqi5902
    @hanadcishqi5902 Год назад +3

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين وأذل الشرك والمشركين

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 Год назад +11

    ولا تحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمون انما يؤخرهم ليوم تشخص فيه الا بصار

  • @axmedcali2415
    @axmedcali2415 Год назад +6

    M. Binu salmaan aduunka Alle hakutuso dhibka iyo sharaf darada uu ugaysanaayo diinteena sharafta bdn 💖😢😢

  • @mrmoney170
    @mrmoney170 Год назад +10

    Bal fikirkayga dadow ila eega ma ku saxsanhay aniga waxan qaba inuuyahay hogmiya dhabta ah ee somali u baahantahay inu yahay cumar inshar wlhi waa waxa tahay ninka kaliya ee somali ku hogaamin kara wadada goosha wayo wn ka daalnay odayal waa wayn oo ana waxa cilmi ah lahay somaliya waxay u bahan tahay nin sida cumar inshar oo kale waxa garad oo ilbaxnimo u saxiib fadlan cumar inshar hadi aad argtay fariintayda waxan ka codsanya inaad sidagan inta aad u fadhisato aad ka fikirto figradayda waxana kukula talinya inaad so gashid siyasada oo aad badbadiso dadkaga iyo dalkagba anigu adiga waxan ka dhex arka mustaqbal ifaya wana marki igu horaysay ee aan waxa ku so qoro muda afar sano oon kuku xidhna ka fiirso figrada oo ha dhaylsan waayo adiga waxa tahay nin aad u fahansan waxay dadku u bahan yihiin good luck cumar inshar 🧑‍⚖️👊🙏♥️

  • @qaalidumar9605
    @qaalidumar9605 Год назад +7

    Subxanallah yaa Allah na badbaaadi oo qalbigena diinta ku sug nagu dil jid toosan 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @bilalcollege
    @bilalcollege Год назад +4

    Masha Allah Ustaad Cumar

  • @MohamedIbrahim-sn6wt
    @MohamedIbrahim-sn6wt Год назад +99

    Asc Omar Inshar🇸🇴🖐🖐🖐

  • @mukhtarahmedmuhammed2103
    @mukhtarahmedmuhammed2103 Год назад +21

    Noloshyda waxa aad ka badhashy lama soo koobi karo wlky qaliya cumar maxamed inshar waxan rajaynayaa lakulankaaga Waxaan daawadaa muqaaladada ku dhawaad 4 sano dhaman video yadada wan dawday thanks wllky

  • @sihammohamud493
    @sihammohamud493 Год назад +29

    Subxanallah Muslim gacantoda isku baabinaya illahow umada muslimka soo hanuni😏🤲

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 Год назад +1

      Aamiin yaa rabilcaalamiin ilaahaay iimaanka hanagu sugo caqligana hanoo xifdiyo.

  • @nadiramohamed44
    @nadiramohamed44 Год назад +6

    Subxaanallah 😥allah umada Muslim ha u gargaaro

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Год назад +5

    Asc.alle mahadii weye omar inshaar alle haku xiftiyo hormar iyo xfimadna alle haku siyadiyo

  • @sahankacaalamka2727
    @sahankacaalamka2727 Год назад +2

    Wll omar inshar alle ha ku xafido anigoo qalbiga kaa duceynaayo wll iyo intii muslimiin ahbo aamiin

  • @maxamedcali8555
    @maxamedcali8555 Год назад +2

    Ustad cumar inshar alle haku xifdio ❤️❤️❤️❤️

  • @sukiiahmed5079
    @sukiiahmed5079 Год назад +1

    Ma hindida la ogaa siday muslimiinta ugasho oo udisho miyy wadnkooda sanbta kula caabudayn wallhi waa wx lga xumaado allow na naxariisto🥲😪😔

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube Год назад +5

    Waxaa laga yaabaa inaanan qof walba koob shaah ah u noqon, laakiin ugu yaraan ma lihi shakhsiyad qallalan sida rootiga gubtay .🙏🖇

  • @legendmoha9581
    @legendmoha9581 Год назад +7

    صلي الله عليه وسلمًًً. ...عشر مرات. ❤❤

  • @user-ht4yg4fd5u
    @user-ht4yg4fd5u Год назад +9

    Walaahi page kaaga 5 mar kabadan intaan soo booqday maanta kaliya inaad video cusub soo galisey mahadsanid wll waan kujeclahay wlaahi dar alle❤

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 Год назад

    Shukran OGAANSHO, Omar inshar marka laga yimaado, qof hebel sidan ayuu ka yidhi ficilkan, dalka UAE Miyaanu laheyn sida caalamka intiisa badan shacab yacni muwaadiniin iyo culimo laga dambeeyo oo arinkan ka hadli, meesha ma qoyskan iyo dad ugu yimi ayaa jooga, iyada oo aynu ognahay waxa hindiya maanta ka socda sidee ayey xukuumadu arinkan ugu dhiiratey,

  • @haachannel8793
    @haachannel8793 Год назад +4

    Carabta qureysh sidi waagi nabiga anaga kujihadeyna insha Allah somali inda adag ayey sanam kuhorcabudayan yaa ushego inan gaban

    • @adamsaciid4919
      @adamsaciid4919 Год назад

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk carabta qurayshta ee imika waayo horta

    • @fahadalli3117
      @fahadalli3117 Год назад

      @@adamsaciid4919 somalida ayagaaba cid waliba ka liidata is weydii yaa xukunka somali uhaya waa calmaaniyiin reer Galbeed soo tabobareen

    • @fahadalli3117
      @fahadalli3117 Год назад

      @İhw kkk mayee ii faaidee

  • @thesmilingcrow
    @thesmilingcrow Год назад +9

    I love you ogansho more then some youtubers

  • @Deeqow
    @Deeqow Год назад +2

    Sxp ogaansho dad waxa jiro laqalday waxaana lagu qalday
    Qur,aanka Kariimka in la jarjaray
    Ayaa ayado is laheen laga dhigay
    Dadka badan kood Kuma baraarugsana
    Fadlan ka soo hadal

  • @misskabacad
    @misskabacad Год назад +20

    سبحان الله العظيم 😥اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲♥️

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад +18

    The best person ever the most knowledge able and most shine all created prophet Muhammad scw scw💕❤️❤️🕋🕋🤲

  • @_________top
    @_________top Год назад +1

    Ilaahay baa mahad leh ilaaha naga dhigay muslim alxamdulilaaah

  • @maryamash1322
    @maryamash1322 Год назад +4

    جزاك الله خيرا

  • @Haykal5
    @Haykal5 Год назад +2

    Qofkii abid ugu cilmi iyo xishoodka badnaa ee Alle abuuray waa nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم ♥️✨️
    Qofkii abid ugu cilmi iyo xishoodka badnaa ee Alle abuuray waa nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم ♥️✨️

  • @samatar1142
    @samatar1142 Год назад +2

    Subxana Allah cama yasifuun ,Nabi maxamed SCW wuxuu ka safeeyey asnaamtii taalay , hadana Dib baa loo sooceliyey, xasbiya Allah.

  • @abdurashidhassannoor4228
    @abdurashidhassannoor4228 Год назад +8

    Qof walbo naftiisa kalsooni hakuqabo micnaha diinteena ISLAMKA🥰😎

  • @fartunabdirahmen6577
    @fartunabdirahmen6577 Год назад +3

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين يارب العالمين

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood12 Год назад +5

    صلى الله عليه وسلم

  • @Wacan_aziiiz99
    @Wacan_aziiiz99 Год назад +7

    IlhaY muslinimUuu NagU karameyeyy
    HaddanU Islamkeeena wax ka baxsan
    Sharaf ka RadinO walhI waaanU duloobaYna😥

  • @axmedbashir6655
    @axmedbashir6655 Год назад +2

    قال الله تعالي في سورة الفر قان (قالو سبحانك ما كان ينبغي لنا انتخذ من دونك من اولياء ولكن متعتهم و اء بأهم حتي نسو الذكر وكانو قوما بورا)،. Walall hala yaabin waxay sameynayaa illaahey nimcadiisa a
    yey ka abaal kadhacayaan, kuna kibraayaan, Allah hana kaafiyo Sharapova,

  • @maxamadibnudable23
    @maxamadibnudable23 Год назад +6

    Masha allah walaal ilahay cilmigaga hakuu siyaadiyo 😭

  • @mmcf504
    @mmcf504 Год назад +5

    Allah ku barakeeyo wll cumar inshaar

  • @umusalwa4740
    @umusalwa4740 Год назад +3

    Insha Allah wey burburi donta

  • @mounirahassan7897
    @mounirahassan7897 Год назад +2

    لا إله إلا الله محمد رسول الله حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @ishaali4677
    @ishaali4677 Год назад +1

    Ninka kaliyee diinta difaca zamankan OMAR ISHQAR❤️

  • @munira005
    @munira005 Год назад +4

    ((الحمد لله على نعمه الاسلام وكفى بها ونعمه))

  • @MotivatePeak00
    @MotivatePeak00 Год назад

    Nabigeena muxamed ha lagu saliyo
    Csw

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 Год назад +1

    Ina lilaahi wa ina ileehi raajicuun Arabti ma saan ayaa u dambeysay

  • @abdunurabdule5179
    @abdunurabdule5179 Год назад +3

    Jazakimullah khayr good job indeed

  • @adiirfarhanharoole489
    @adiirfarhanharoole489 Год назад +2

    Mahadsanid ustaad Omar ishar

  • @asharif8480
    @asharif8480 Год назад +10

    Asc waxa iga codsi ah anigo hooyo ciyaalkeeda qurrba joog ah in aad English subtitles usameyso si aan ilmahena ulawadaagno mowduucano kale omuhiim in lawada fahmo jzk Allah 🧕🏽

    • @abdiwahidmahad2971
      @abdiwahidmahad2971 Год назад

      Abayo afsomaliga bar

    • @husencabdicasis6938
      @husencabdicasis6938 Год назад

      Carruurteyda waa soomaali english iney wax ku fahmaanaan rabaa isma qabato labadaas carruurta jamaican waaye dheh waa macquul English subtitle ilaa qof walboo muslim waa ku waajib inuu qowmiyadaha kale gaarsiiyo diinta islaamka hadii ay soomaali yihiin caruurta ayagoo ku hadli kara soomaaliga ama fahmi kara masraxa keen luqado khalaad lagu hadlaa cilmi ma aha lkn afkaaga hooyo diintuu ka mid yahay

    • @ibrahimissa4119
      @ibrahimissa4119 Год назад

      Afsomaliga baar ciyalka

  • @epst3163
    @epst3163 Год назад +7

    chanelka aan wax badan ka faaiday
    horay usoco walaal

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Год назад +2

    انا لله وانا إليه راجعون حسبنا الله ونعم الوكيل أللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك أللهم أمين يارب العالمين

  • @misskoko19
    @misskoko19 Год назад +1

    سبحان الله wa arin Laga naxo runtii 🥺

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Год назад +2

    subxaanallaah ma wxy ogolaadeen ilaahay qayrkii in la caabudo ciil baa igu gadhoodhsan waar wuxu miyaanu damiir lahayn muslimiintii sida aanu og nahay loo galayaa isna uu waxaa samayanayaa in bdn umada muslimiinta ah madaxdaa looga soo dhacay.

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 Год назад +4

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء الله يحفظكم يارب

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Год назад

    Inshaallahu meeshasi waaxay nooqondonta maasjiid niinka dhiisay ama yeelay waa guuriifisi aqiiro

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813 Год назад +1

    subxanallah caqligaan xaguu usocdaa Hada iyo diin laa aan xumo Allow adaan ka magan galanay imaaratka mesha ay u usocdaan meel sahlaan maaha

  • @hodanmohamed2515
    @hodanmohamed2515 Год назад +7

    subxaan..allaah

  • @naskaproduction9354
    @naskaproduction9354 Год назад +1

    سبحان الله اللهم إني أعوذ بك أن أشرك بك وأنا أعلم وأعوذ بك أشرك بك وأنا لا أعلم

  • @slpo7287
    @slpo7287 Год назад +2

    نطلمنك يا اخي ايشار انتسو متل هذا برنامج كتير وتنبيه اكتر لغات عربي وصومالي الله ينجينا فتن

  • @samiraabdi2581
    @samiraabdi2581 Год назад +2

    SubxanaAllah yaa Rabb diintada nagu dil oo nagu noole

  • @AmalintegratedislamicSchool10D
    @AmalintegratedislamicSchool10D Год назад +3

    Subxaana Allah

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane Год назад

    Ina Aal nahyaan dad baa muslimiin ka aaminsan

  • @user-rl7uf3qe9y
    @user-rl7uf3qe9y Год назад +2

    سبحان الله هى زمن اخر 🤐🤐

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 Год назад +2

    Ustaad inshar waa mahadsantahay

  • @abdinasirmuuse5695
    @abdinasirmuuse5695 Год назад

    SUBXANALAAH
    Tani waa kufri iyo diin kabax aniga oo diinta cilmi ulaheen ayaa garanaya
    kuwan musiiliyiinta hada muslim sheeganaya asnaam marxabeenaya

  • @nuuroabdirahman4768
    @nuuroabdirahman4768 Год назад +2

    Subxanallah rabiyow dunidan hana rogin subxanallah 😭😭😭🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @apdifatahfaacuul5432
    @apdifatahfaacuul5432 Год назад

    cumarow nashido an fahmeyno oo somolia mad no weydey ilen carap kuma dawate🇸🇴

  • @sayidalbanna
    @sayidalbanna Год назад

    Subxanallaaah ilaaheey fidnada aduunka ha naga bad baadsho

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 Год назад

    Masha Allah Omer Inshaar Runtii waa Adeege Diinta Islaamka Alle Janada Hakugu casuumo

  • @mohamedosman4385
    @mohamedosman4385 Год назад +2

    Hadan manta hub haysto waan bur burin laha walahay cadho darted

  • @aduurbest15
    @aduurbest15 Год назад +2

    قال رسول{ص}} من تشبه بقومه فهو منهم

  • @daadir3042
    @daadir3042 Год назад +6

    انا لله وإنا اليه راجعون 😭 😭😭

  • @fatushbabe5135
    @fatushbabe5135 Год назад +2

    Inaa lilaahi waa inaa ilahayhi raajicuun 😭😭😭

  • @maahiraadanjoiseph3020
    @maahiraadanjoiseph3020 Год назад +1

    allah weli wa u useeta dheeranye qoladan carabta ah ee waa u awooda inu si deg deg ah jwb uga siiyo suaalahoda 😥😢

  • @yahyehusein8944
    @yahyehusein8944 Год назад +17

    لاحوله ولاقوة الابالله العلي العظيم واتوب اليه استغفرالله

  • @aboutmyidea1.
    @aboutmyidea1. Год назад +2

    Masha Allah brother hore usuco

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 Год назад +2

    سبحان الله

  • @faarahrobleadan9934
    @faarahrobleadan9934 Год назад

    Wcs mr cumar alle ha ku xafido

  • @lderow2192
    @lderow2192 Год назад

    Walaalow cumarow noo soo badi barnaamishyadaan oo kale aad ayaan ujecalahay waad mahadsan tahay

  • @husenmaalin381
    @husenmaalin381 Год назад

    I strongly liked ur vlog ogaansho

  • @iliashirsi
    @iliashirsi Год назад +1

    Salaan sharafley walal
    We support you all over the world specialy in Holland
    👍👍 hore uu soco walalkey

  • @waayogoobmedia8781
    @waayogoobmedia8781 Год назад

    masha allah jasakallahu khayr

  • @maxamedismacil5770
    @maxamedismacil5770 Год назад

    Assalamu calaykum
    Walaal waa arin naxdin ah ..
    aad baan uga xun nahay Hindiya OO burburinaysa muslimiinta masaajid Doodii & noloshoodi (naf & sharafta)..
    In lagu abaal mariyo xarumo sanamyo inay ka furato jasiirada CARABTA
    Halkii lagula xisaabtami lahaa falfalkooda guracan ee muslimiinta ku hayaan..
    Waa nasiib darro
    Waa. Nasiib daro
    Waa hugaan xumada nahaysata...
    Xasbunallah waa nicmal wakiil....
    Arintaa halaga kaco....

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 Год назад

    Allah yaa kharbeytukum alxukuma imaraati aamiin yaa rabi

  • @Abdiwahabjiofunbyblood4276
    @Abdiwahabjiofunbyblood4276 Год назад +1

    Asc 0mar inshar 🇸🇴🇸🇴
    Omar inshar igarsiya walalaha nolasha 1 million coming soon yaisgari waliyaisgari. Khalas wayooo

  • @soljaman7926
    @soljaman7926 Год назад +2

    Masha Allah

  • @mukhtarjeylaniosman8009
    @mukhtarjeylaniosman8009 Год назад

    Ilaahey xaqa nagusugo🤲

  • @sundusabdirahman8769
    @sundusabdirahman8769 Год назад

    سبحان الله العظيم
    Inshllah waa mid uu kashaleen doono

  • @hasanhabane8315
    @hasanhabane8315 Год назад +1

    Imanka alow nagusug adunya latagtay

  • @siciidomaxamud7282
    @siciidomaxamud7282 Год назад +5

    الحمدلله على نعمة الاسلام😘اللهم اهدنا على صراط المستقيم