Runtii sidan oo dhan ma moodayn Iiraan | wax aadan filayn ayaa ka socda!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 окт 2022
  • Haddii aad jeceshahay in aad qayb ka noqoto oo aad taageerto Mashruuca Sahan ee ballaadhan, ku soo dhowow, Mahadsanid.
    Paypal link:
    paypal.me/aadansahan
    Buy me a coffee link:
    www.buymeacoffee.com/aadansahan
    Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
    RUclips-ka Sahanka Xogaha:
    ruclips.net/channel/UCMAk...
    RUclips-ka Sahan Podcast:
    ruclips.net/channel/UCGf8...
    Spotify:
    open.spotify.com/user/31hpw3z...
    Facebook Page Sahanka:
    / aadan.sahan1
    Facebook page Aadan-Sahan:
    / aadansahan
    Twitter:
    AadanSahan?t=ctff...
    Instagram:
    / aadan_sahan
    Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Faca Koraya.
    3- Ismalure.
    4- Loollan.
    5- Dabadeed qofna ma hadhin.
    Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
    1- الإسلام بين الشرق والغرب
    2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
    3- عصر القرود
    4- حديث المساء
    5- السلام عليك يا صاحبي
    6- في الحب والحياة
    7- اعترافات عشاق
    Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
    1- Wabar.
    2- 56 dhibaabo jacayl.
    3- مرابط النظام الدولي.
    4- عائد إلى حيفا.
    5- ارشادات الحياة القصيرة.
    6- لغز بربروسا
    7- سر آريوس
    8- حرب الفاندال
    9- المعركة الآخيرة.
    10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
    11- حوار مع صديقي الملحد.
    Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
    Mahadsanidiin.

Комментарии • 255

  • @Awraali
    @Awraali Год назад +14

    الحمد لله على نعمة الإسلام والسنة

  • @cumaraxmed9206
    @cumaraxmed9206 Год назад +15

    Bismi-Allah... waad ku mahadsan tahay wacyigan wll Aadan. Talo: (Wllo guurso muhim baan ino tahay ka muslim, somali iyo wanaag ka shaqeeye ahanba inad i fahamtay ayan rajeynayaa). Wa-Allahu aclam.

  • @RaxmaCabdi-tg3ig
    @RaxmaCabdi-tg3ig 8 месяцев назад +1

    Acuudu bilaah اللهم لك الحمد
    اللهم انا نسالك الثبات

  • @wll__akhiir__boy
    @wll__akhiir__boy Год назад +16

    Legend always Legend wax badan ayan kaa faa iiday zxb

  • @Abasabdiwahab
    @Abasabdiwahab Год назад +3

    Waa Sida Ethiopia, Dowlada aya hantilayaal ah shacabkuna waa fiqri

  • @mukhtarahmed1776
    @mukhtarahmed1776 Год назад +26

    Waad mahadasantahay aadanoow lkn wali wax badan ayaa kuugu dhiman ee waxad soo baadhaa waxay ka aaminsanyihiin
    1.asxaabtii nabiga guud,gaar ahaan abuu bakar iyo cumar
    2.quraanka
    3.caaisha rc
    4.waxa ladhaho mutcada
    5.muslimiinta suniga ah

    • @ayubmohamedhassan
      @ayubmohamedhassan Год назад +2

      Taas wala ogyahy ee hda waxyabahn kale aa nagu cusub

    • @ZerAkram
      @ZerAkram Год назад +2

      Marhore ayuu kahadlay intan aad shegtyba videoda sobadh dhawrsano kahor bu kahadlay

    • @khadraabdullahi3358
      @khadraabdullahi3358 Год назад +1

      Adinku maxaad ku fiicantihiin.?

    • @khayrudincumarmahamuud
      @khayrudincumarmahamuud Год назад +1

      Qodoabakanmutacada wuu ka hadlay aadannee ka baraa muuqalka auu kaga ahadalayo mutacada shiicada

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 Год назад +6

    اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 Год назад +3

    Mahadsanid macalin

  • @mohamadibraahim930
    @mohamadibraahim930 Год назад +6

    يؤمنون ببعض الكتباب ويكفرون ببعض

  • @Hasan45390
    @Hasan45390 7 месяцев назад +2

    Dumarka qaawan aad barahaada soo dhigeyso,ka joogso,wa iga waano,intaad Alle ka cabsato,waxaana jeclaan lahaa inaad muuqaalkaan iska saarto.😊

  • @rayannaelmi8093
    @rayannaelmi8093 Год назад +2

    Wn u xiizay sahanka xogaha
    Sanad ka dip caawa ayaan diiq ku helay
    Alxmlilah♥️

  • @farahdiaa5427
    @farahdiaa5427 Год назад

    Waad mahad santahay wll adan sahan rinti wax badan Ayan ka faiiday

  • @habiboismailali5784
    @habiboismailali5784 Год назад

    Jaazaakalalhu Wll Adan Sahan wax badan ayd umada u heysa

  • @mubaarikdayib1020
    @mubaarikdayib1020 Год назад +7

    Adan allah garab kaga ha galo wllo dadaal badantahay

  • @abdelkareem1
    @abdelkareem1 Год назад +7

    Aadanaw walaal waad ku mahadsantay waliba iiraan xaqiiqadeeda in aynu ogaanaa muhim ayay inoo tahay somali ahaan waayo waddankeena tasawufka ayaa raad ku leh taas macnaheeduna waxa weeye in tashayucuna si sahlan inoogu faafi karo.
    Markaa walaal wacyi galintaada aad ayaan ugu baahanay maadaama oo aad minbarkan maamusho.

    • @hkashkir
      @hkashkir Год назад

      Tasawwuf lahaynine naga aamu! Sharaab.

    • @suhaybsalaan
      @suhaybsalaan Год назад +2

      Waxa aad aragtay ayuu kan kale garan waayey baarka Allahu fiika Abii xafsa

    • @abdelkareem1
      @abdelkareem1 Год назад +2

      @@hkashkir waa adigoo miidhan kuwa laga ilaalinayo inay shiicoobaan oo waddanka lubnaan oo kale u rogaan.

    • @abdelkareem1
      @abdelkareem1 Год назад +1

      @@suhaybsalaan شكرا أيها الحبيب

    • @hkashkir
      @hkashkir Год назад

      Markaad umadda islaamka wax u sheegayso ka fagow kooxaysiga!

  • @shaaficimaxamed2757
    @shaaficimaxamed2757 Год назад +4

    Subxanalaah ilaailaaha ila laahu maxamed rasuulahaa

  • @aayahajiilkaproduction4612
    @aayahajiilkaproduction4612 Год назад +2

    Taasi waan kaadiidnay sxb carabta ayaa kadaran sanabka yuhuuda. Maanta sooxaraysatay ee madaxdodii maanta xayaysiinayan

  • @naajupea2243
    @naajupea2243 Год назад +5

    Subxaana allah ilahow waxaad Somalia hasoogarsii🇸🇴🇸🇴❤

  • @chimcallesuleiman2538
    @chimcallesuleiman2538 Год назад +4

    Aadanoow wllo barnaaamijkii ma ogtahay soo celi

  • @sittiregion6490
    @sittiregion6490 Год назад

    wcs adan haye sida shicada warkeda

  • @clraxamaandaacad9107
    @clraxamaandaacad9107 Год назад +4

    ugu horee waxa aan salaamayaa bahda sahanka xogaha
    runtii waxa aad tahay argtidheer .waxa aad ku waydiinayaa
    maxay ka aaminsanhiyiin Abubakar iyo cumar iyo cali?
    maxay ka aaminsanyihiin caasha?
    inoo ga soo jawaab aadan sahan

  • @ahlamahmed9192
    @ahlamahmed9192 Год назад +1

    Bismilaahi,🤯🤯waligey saas uma maleen iraan ,wanka qalbi jabay😞😞😞IRAN

  • @HassanAli-ud9yg
    @HassanAli-ud9yg Год назад +1

    Ka soo hadal saudi 🇸🇦 video xiga
    Mahadsanid
    Hassan ali

  • @Kingston12370
    @Kingston12370 Год назад +3

    Xaqiiqatan

  • @aadancawil47
    @aadancawil47 Год назад +2

    Waad ku mahadsantahay barnaamijyadan aadkuhawshooto markasta

  • @ahmedrocky9403
    @ahmedrocky9403 Год назад

    aadan sahan

  • @zhr13yosef54
    @zhr13yosef54 Год назад

    Cajiib

  • @abdelkareem1
    @abdelkareem1 Год назад +2

    Dabcan shiicada iiraan diin ahaan 100% way inaga duwanyiin waana kufaar muslimka ay sheegtaana maaaha kan aynu naqaano.

  • @qaasimalasraar5951
    @qaasimalasraar5951 Год назад

    Sheekhow ma wararkii islaamka yuhuudu kasheekaysaybaa howabout saudi Arabia

  • @maryamjaamac5395
    @maryamjaamac5395 4 месяца назад

    Iraan mawduucyo badan inaad nooga Soo samayso ayaan kaa codsanaynaa walaal

  • @suhaylaimaan1798
    @suhaylaimaan1798 Год назад

    subxanalaah illahay ha madhiyo waxaas waxaa samaynsay

  • @daacad7403
    @daacad7403 Год назад

    Xaqiiiqo Aad u qadhaaadh Weeyi

  • @khaalidcumar4282
    @khaalidcumar4282 Год назад +1

    Atham sahan Lejenow

  • @abdirizakkhadar2439
    @abdirizakkhadar2439 Год назад +1

    Asc wll aadan sahan waan ku salaamay wll nio bulashadii soomalida waxa ku dhex faa faaya waa calmaniyadii oo xataa qaar nac naclayaali ay tvyada la taaganyihiin waxaan nahay calmaniyiin ee wll barnamijkaa ka soo hadal oo waliba si faahfaahsan uga soo hadal

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 Год назад

    Waa shiica ee Muslim maahaa eeraan ee yey kuu gaban.

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 Год назад +3

    Mudane xerada Ina Boqor sallmaan Ee Bakhti sugaha ah Ka hadal Eee Sanabkiii Sooo celinaysa

  • @muscabmohamed9665
    @muscabmohamed9665 Год назад

    صبحان الله 😢

  • @umulkhayrmaxamuud6218
    @umulkhayrmaxamuud6218 Год назад +3

    Asc wll ku saliya nabigeena muxamad

  • @abdirazakahmed4692
    @abdirazakahmed4692 Год назад +4

    Iiraan waa shiico shiicana aslanba Muslim ma ahan ee yaan lagu kadsoomin

    • @baktakaji1611
      @baktakaji1611 Год назад

      Shiicada ma Hal baad moodaysaa Shiicada asalka ah waalaga tiro badan yahy saxaabana ma caayaan Ahlu sunnahana ma colaystaan. Shiicadu waa illaa 3 kooxood

  • @mohamedosman977
    @mohamedosman977 Год назад +1

    anagaa wax aragnay waar adigu ma khaniisyadaad ka mid tahay maalin walba waxaasaad ka sheekaysaaye,shaqo kale sxb camal ka dhigo.

    • @khaalidcabdi6326
      @khaalidcabdi6326 Год назад

      Dadka illahay unbaa abuuray oo fahmi Kara
      Bal waxuu ku hadlayo cunugan fiiriya
      Aadan sahan waxuu kaala dagaalamayaa
      Waa qoom luud

    • @cawilmoha8377
      @cawilmoha8377 Год назад

      beedey ka xishood sheekha

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Год назад +1

    Subxanallaah

  • @maxamedaadanblack7737
    @maxamedaadanblack7737 Год назад +1

    Aadanaw ma sidan oo dhanbaa qoladani

  • @ahmedyasein29
    @ahmedyasein29 Год назад +1

    Aadanoow inaad xigasho raaciso ayay ahayd
    ( step video graph)

  • @Noura-cy8ns
    @Noura-cy8ns Год назад +1

    Subxanallah Subxanallah

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 Год назад +1

    Iran waxaan kujeclaaday yuhuuday u hanjabaan

  • @aadancawil47
    @aadancawil47 Год назад

    Walaal su.aal tiro kooban aduunka eela odhanayo wadankaasi waa intaa matahay wax lagu wada socdo

  • @abdifatahamin3220
    @abdifatahamin3220 Год назад +1

    Scw Mr Adam
    Aad ayaan runtii ula socdaa maqaaladaada, waanad ku mahadsantahay, dalka Iran , waxaa kale oo ku badan HIV

  • @ahmedyasein29
    @ahmedyasein29 Год назад

    Aadnow xigasho inaad raaciso ayay ku qurux badanayd
    Step vedeo graph😁ayan ka daawaday muuqalkan oo carabiya ku turjumn

  • @870mx
    @870mx Год назад +4

    Aadan hadalkaaga baryahan danbe waxaa laga dhandhansanayaa inaad dal kale joogto

    • @hodoali5714
      @hodoali5714 Год назад

      Wlo ingiriiska ayuu jooga qaybta about ka eeg youtape kiisa

    • @bidhapesgaming8457
      @bidhapesgaming8457 Год назад +1

      @@hodoali5714 walaal ninku waa reer burco somalia ma laha youtube xaruun

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Год назад

    Iran Wa Shiico Wlal

  • @A...A09888
    @A...A09888 Год назад +8

    Adanaaw iiraan waan ka dharagsanhy xaqiiqadeeda jamhuuriyada islamka ayay isku magacaabta lkn waa cadawga islaam ee 1aad muslim badan ayay dileen ilaa imikana dilaan iraq syria yaman ....
    Shiicadaas azxapta nabiga caayaysa ee lacnadaysa muslim maaha eee waa gaalo cad muslimna shaqo kuma laha

    • @ruunabdullahi8745
      @ruunabdullahi8745 Год назад +4

      Waa sax waagalo, waa dadkii beniyay ayadaha qur'an ka siba kuwa kahadlayo حديث الافك umuna Caisha رضي الله عنها loga been aburtay

    • @A...A09888
      @A...A09888 Год назад +4

      @@IMNoThingwiThout-allah waa runta iiran waxay rabta inay qabsato wadamada carabta siiba kuwa khaliijka sidokle israel na waxay rabta inay qabsato wadamada carabta ISRAEL io IRAN waa isku hadaf waana zxpo sidokle USA io IRAN waa zaxiipo cadawna maaha

  • @abdifatahmohamoud2529
    @abdifatahmohamoud2529 Год назад +1

    Daawo kanaalka. Saber Mashhour
    Mahadsanid

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Год назад

    Wcs

  • @abdimajidsaedadam9490
    @abdimajidsaedadam9490 Год назад

    waka dhacay aniga!!!!!!

  • @AhmedadanAli
    @AhmedadanAli Год назад

    Weliagay m arag qof irani ah oo yurub jooga
    Oo muslim ah.
    Dhamaan intan arkay lakulamay lashashaqeeyey dhamaaantood waa mulxidiin..
    Aadna islaaamka way u necebyihiin..

  • @GaBal_DaYe
    @GaBal_DaYe Год назад +1

    xukuumada gumaystaha shiicada waa fircoonka qarnigan..

  • @ismaaciilhazzan1571
    @ismaaciilhazzan1571 Год назад

    Is Dhalandoorin mxaa laga wadaa bal ii sharaxa

  • @sportschannel6235
    @sportschannel6235 Год назад +1

    Aniga marhore ayaan ogaa gaalo iraan inay gaalo yihiin

  • @user-qz4hh4lc8m
    @user-qz4hh4lc8m 8 месяцев назад

    Acudi bilah mina shaydani rajiin

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 Год назад

    Aadan wadanka miyaad ka maqantahay

  • @muslims_are_brothers
    @muslims_are_brothers Год назад +2

    RUclips waa lagu waashaa walee

  • @qaasimalasraar5951
    @qaasimalasraar5951 Год назад +1

    Dhanka wanaaga ka sheeg islaamka oodhan wadan nadiifa majiro

  • @bashirmohamed8020
    @bashirmohamed8020 Год назад

    ugaas war kale aa kuu dhiman

  • @khayrudincumarmahamuud
    @khayrudincumarmahamuud Год назад +1

    War wuxu ileen waa wax dhintay masiibo indiinku habsatay waxaas oo miiran ayaa diinteena sharafta kaga ciyaaaraya

  • @ruunabdullahi8745
    @ruunabdullahi8745 Год назад +5

    Shiicada waa wali waxoda, muftiga dhanba haduu ogol yahay qanisnimada😱😁

  • @jamaalduco8928
    @jamaalduco8928 Год назад

    Hi Adam I'm first

  • @xabiibbalaayiin1104
    @xabiibbalaayiin1104 Год назад

    Hada dhaw ayaan dhagaysanaayay sh cabdiraxmaan bashiir oo dhahaya
    Madax waynaha masar (Siisii) wuxuu maraykanka ka codsanaa in uu maraykanku u caawiyo sida iiraan.

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane Год назад +1

    Soomaalidu iiraan xog badan kama yaqaanaan
    Dadka afcarabiga yaqaan waxaan kula talin lahaa inay aad u baadhaan xogta iiraan iyo mad-habka raafidada ah.

    • @moh4127
      @moh4127 Год назад

      Maxaa baadhista iran na gelinaya anakaaba heshiin la oo diin iyo qabiil isku gubaadayee

    • @sharmaarke-Nabane
      @sharmaarke-Nabane Год назад

      @@moh4127 miyaanad arag soomaalida shiicada noqotay

    • @naasirjaama603
      @naasirjaama603 Год назад

      @@sharmaarke-Nabane kuwa is qarxinaya ee khamriyada loogu tagay meelaha ay wahabiyadu joogto marna hellaween caabudaya

  • @abdalleali354
    @abdalleali354 Год назад

    Awalba shiico ayay ahaayeen iiraantu

  • @salwaamohamutt9277
    @salwaamohamutt9277 Год назад

    Aadam sahanow maxaad ula yaabin dhaqamadaan shiicada maadaama ay awoodeen in ay nebigeena suuban inkirsan yihiin

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 Год назад

    Nio Aniga Iran waaan Taageersanahay

    • @hamsebashir6796
      @hamsebashir6796 Год назад

      ma dalka musliminta dhameeyay baad leedahy wan taageersanahay ma saxnidee ma iyagaa tahy

    • @Tilawa5
      @Tilawa5 Год назад

      Ma dadka saxaabadu ka aaminsan in ay gaalo ahaayeen, ayaad taageersan tahay🙄

    • @axamedyare6781
      @axamedyare6781 Год назад +1

      Gaalo way ka daran yihiin

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 Год назад

    Sidoo kale waxa ka jiro guurka raaxada ( guur muddy kooban) taas oo keentay inay faafto zinada maxaarimta ama ehelka

  • @cabdullehcabdi2419
    @cabdullehcabdi2419 Год назад

    ولأمرنهم فليغيرن خلق الله

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 Год назад

    iiraan waa Cadow islaam Allaha dhulka ha giliyo gaaladu wax yar ayey dhaaman

  • @tanaawi
    @tanaawi Год назад +1

    Allow dariiqa saxda ahi nogu toosi

  • @somalianopinion
    @somalianopinion Год назад

    Wad ku mahadsan thy awooda aad galineyso inanu wax walba fahano . Kiina ugu wanagsani waa kan dadka anfaca.

  • @abdikhadar8605
    @abdikhadar8605 Год назад

    Arinkani khaqiiq miyaa

  • @KM-us2yf
    @KM-us2yf Год назад +1

    Sacuudigana waa la mid

    • @axamedyare6781
      @axamedyare6781 Год назад

      Sucuudiga kuma dhaco waxaas zxb

    • @KM-us2yf
      @KM-us2yf Год назад

      @@axamedyare6781 sacuudiga shaarka Diinta ayuu ku qaraabta dadkisana waa faqri madaxduna waa fusaaq qamrada duleel kasta isaga shuba...kaga darane bahdila musliminta usoo shaqo doonta....iraan iyo iyaga waa isku mid

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Год назад

      Diin dhan khayaali dadka lagu adoonsado ayaan u arkaa! Ilaahaan la sheego iyo dadkiisa maa la isaga dhex baxo maxay tahay sababta wadaad uu kuu leeyahay ilaah sidaan ayuu rabaa sidaana ma rabo ilaahaas ma afhayeen ayuu u baahan yahay walaalayaal caadi iska dhiga diinta waa wax dadka quluubta jilicsan lagu harowsado diimaha oo dhan dadka ayaa sameystay

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 Год назад +2

    1 second 😂💗👍

  • @bashirmohamed8020
    @bashirmohamed8020 Год назад

    wax xijaaban majiraan

  • @yusufsalad6316
    @yusufsalad6316 Год назад +3

    Lkn waa wadanka kaliYe Falastine Looga baqaayo 😁😂😂

  • @miskoo1333
    @miskoo1333 Год назад +1

    Iran awalba madaxa shiicada ay ahayd shicona khyr maleh wa jahilin islaam shegta

  • @bestleader8294
    @bestleader8294 Год назад +1

    Badanaa waxaa la igu soo daraa group yada world wide ka ah .. dad badan oo iiraaniyeen ah ayaan la kulmay, illaa iyo hadana iiraani ammaanaya dalkiisa wey ii dhiman tahey in aan arki😂

  • @qadanissa9840
    @qadanissa9840 Год назад +6

    Jaaniska igu cidhiidhiyo madhamaysan karo video lkn. Aqoonba idiinku laaban Shiicada iyo dhaqamadooda in kasta oo Ayaga laftoodu sii kalafogyiin

    • @naasirjaama603
      @naasirjaama603 Год назад

      Wahabiyada ayaa kaliidata ee Halloween 🎃 ka xusayey marka maxaa shico loohaystaa 😄😄

    • @qadanissa9840
      @qadanissa9840 Год назад

      Waa. Fakarkaaga. Adiga kuugara

    • @naasirjaama603
      @naasirjaama603 Год назад

      @@qadanissa9840 maxaa fikira sawtaa sucudiga laga xusayey wll mise ta sucudiga iyo emaratka waa xalaal

    • @qadanissa9840
      @qadanissa9840 Год назад +1

      Sacuudiga. Ninbaa. Kudurdurinaya. Dadkaad. Sheegtyna. Dad. Diin udaynaaya. Maaha.
      Lkn. Adiga. Hadii. Cudur. Culimada. Ahi. Kugujiro. Adaa. Kudhib qaba. Wahaabiyad. Aad sheegaysaa. Waa Sheikh Mustafe
      Sheikh Dirir
      Sheikh ina. Cali Suufi.
      Sheikh Xuseen
      Iyo. Qaarkaloobadan.
      Adani. Waa. Umad. Muslim. Ah.
      Diintoodna. Qof. Madarisad. Gaara. Hasoobaxay. Mabadalikaro. Qaarhoreba. Wayjoogeen

  • @assedcabdiaxmed6039
    @assedcabdiaxmed6039 Год назад

    Somaliba iyado dinta ka siyacaysa illahay quwadjabiyay

  • @naajupea2243
    @naajupea2243 Год назад

    Ilahow waxaad hanasoogaarsiin

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 Год назад

    Weger waar inta ka Badan meesha wax ka soccoda iraan waa Duli

  • @migo2444
    @migo2444 Год назад

    Yuhuudda Iraan ayaa Iraan maamusha, aqoonyahanka injineerada Iraan OO dhan wa wada Tel-Aviv macaal kuwa nuclear ka sameeya

  • @mohamedtahir6
    @mohamedtahir6 Год назад

    somalia miyd ka tagtay sxb

  • @sirjames3210
    @sirjames3210 Год назад +1

    Wll anaa la kulmay ama leh saaxiiba Iranian ah wadanka jarmalka walina ma arag Irani diinta islaamka aan ka tagin ama qaar afka kaliya ka sheegta mooye mana jirto haaweenay reer Iran ah oo xijaaban lkn xaga dadnimada iyo ixtiraanka iyagaa aad ugu wanaagsan carabta lkn ogow Iran waa wadanka carabta Israel lagaga jeediyo waligeedna lama weerari doono

    • @mixedboy442
      @mixedboy442 Год назад +1

      Yep bro Iranian Ka wa dad bulsha la dhaqanka aad ugu wanagsan cunsuriyad badana maleh lakin diinta xaga waka eber Dal islam loga dhaqmoba in ay Ka yimaden ma modeysid Israel io iran xirir baa Ka dhaxeya dushana waxay dadka Ka tusan in ay cadow isku yihin

    • @moh4127
      @moh4127 Год назад

      💯 aad waa dad aad uga wacan carabta shaqo iskuma laha.
      Lkn dawdooda ayaa yara ad adag oo xagjir ah lkn weli dhanka suniga ma gaadhin dhanka ad adayga bal dalibaan barbar dhig.

  • @cabdirisaaqcali8371
    @cabdirisaaqcali8371 Год назад

    waxaad sheegtay oo dhan inan aragno mooyee marumaysan karno mana beenin karno

  • @Somali-One
    @Somali-One Год назад

    *hadii aad shiiciyad diinteeda nacdey intaad jeclaato aad geesiga la hoolin waayey naagtaas darteed aad diinta dhan u ceebeynayso, arinkaasi qof aqoon leh kama soo maaxato balse reer baadiye naag cad arkay way ka suurtowdaa. Iska jir yaan naag casi KU hor ordin*

  • @aadancawil47
    @aadancawil47 Год назад

    Yaa inoo sheegay tiradeena maxaase laquqiimeeyey

  • @joinownpaypaylsavebiihi301
    @joinownpaypaylsavebiihi301 Год назад

    Wad mhdsan thy wa xaqiiq in Iiran thy xukumad aan Diin sax ah ku dhaqmin .1maalina Aan islaam u hiilin Dadkedana Diinta islaamka ka fogaysay Iiran gaallo ayey neceb yihiin ayey sheegan Gaalada kadhaw

  • @xogahasayniska6566
    @xogahasayniska6566 Год назад

    Dawladda iiraan waa dawlad gaalo ma aha dawlad islaami ah

  • @ibrahimmustaf228
    @ibrahimmustaf228 Год назад

    Kugumaracsani walaal caqiidadeyda wax hakasheegin please waan kutaayera xishmey caqiidadeyda

  • @mohdinohusen1919
    @mohdinohusen1919 Год назад

    Soonaalida wixii loosheega in bay maqlaan lknse waxba ma baaraan

  • @cadeye2sabit228
    @cadeye2sabit228 Год назад

    Naagta aad aragtay kaliya waxay ahayd naag dhaqan reer galbeed aaminsan

  • @mssmonday7902
    @mssmonday7902 Год назад

    Iran dumarkeedu iny rag isku badaln way ku qasbanyihiin sababtoo ah sida loola dhaqmo ee xadka baxa ah Aya ah wax naftu diidyso

  • @cabdishakuuraxmed6191
    @cabdishakuuraxmed6191 Год назад

    Ninkastoo yuutuub le ah oo aan ka codsado inuu wax iiga sheego tirada dadka somalida wax jawaab ah kama helin adiga ayaan kaa codsaday

    • @mahadgeedijalawle3538
      @mahadgeedijalawle3538 Год назад

      Waxaa lagu qiyaasey 2022 tiro 17malyan oo ruux inta somaliada no 7 kunool

    • @cabdishakuuraxmed6191
      @cabdishakuuraxmed6191 Год назад

      @@unknow1871 mawaxaad ula jeedaa inta ku nool Soomaaliya mise afarta dhul ee soomaalida kamaqan

    • @cabdishakuuraxmed6191
      @cabdishakuuraxmed6191 Год назад

      @@unknow1871 aniga waxaan xaashi ka maqlay isagoo leh agaadeeniya iyo NFD waxaa kunool 17 milyan midna ha ha iloobin somalia inay kaalmaha horay kaga jirto kobaca dadka waxay kujirtaa 2 ama 1

    • @cabdishakuuraxmed6191
      @cabdishakuuraxmed6191 Год назад

      @@unknow1871 haa heey 😅 lkn aniga iyo adigaba waxaan iloobnay inaan replay kuwada sheekeesaneeno

    • @cabdishakuuraxmed6191
      @cabdishakuuraxmed6191 Год назад

      @@unknow1871 maku jirtaa kuwaas