700 Oo Sano Kahor Bariis Ayaynu Cuni Jirnay! Ma Innaga Ayaa Beeran Jirnay?! Socdaalkii Ibnu Baduuda!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Baraheena Bulshada:
    Facebook: / aadansahan
    Instagram: / aadan_sahan
    Teitter: / aadansahan
    Tik Tok: vm.tiktok.com/...
    Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
    Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
    Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.
    xigasho:
    كتاب رحلة ابن بطوطة

Комментарии • 454

  • @cabdicasiismaxamud3560
    @cabdicasiismaxamud3560 4 года назад +239

    Sahanka xogaha
    Ogaansho
    Ogaalka dunida
    Xuseen kurdi
    Annaga production
    Idaacada BUULOXUUBAY
    Dadweynaha iyo qaar kale
    Hadaad DAAWATID
    👇

    • @cumarsomane9738
      @cumarsomane9738 4 года назад +1

      Dhiirigeliye yaasir mukhtaar ku dar

    • @suldaansiciid2001
      @suldaansiciid2001 4 года назад +1

      Maanta

    • @haykalraygal6070
      @haykalraygal6070 4 года назад +2

      Yes

    • @anasyusuf3422
      @anasyusuf3422 4 года назад +2

      anigu inta aad shegtayba waan garanaya lakin waxan ku xiranoho kaliyata sahanka xogaha , iyo , ogaansho , iyo , dadweynaha channel itaas ayuunba ku xiranahay brother

    • @shaqalecabdikariin1565
      @shaqalecabdikariin1565 4 года назад +3

      Horufhadhi.
      kadarso sxb

  • @drnurshire8356
    @drnurshire8356 4 года назад +3

    MashAllah, aad iyo aad Aya u mahadsanid tahay walaal.... Ibu batuuta waxa ow Ka hadlaayo wa boqortoyadii ajuuraan.

  • @ladnaawil1705
    @ladnaawil1705 4 года назад +27

    Waxa iga yaabiyay somali inaanay taariikhdeeda warba ka hayn iyagoo hadaydoonaan aduunka maamuli jiray hadana waxay ahaayeenba garanayn 🥺

    • @abdikaniabdirahmanakhie638
      @abdikaniabdirahmanakhie638 4 года назад

      Reerkasta ba Tariiqdooda ayay haystaan

    • @sayedfarhan5859
      @sayedfarhan5859 4 года назад +1

      Haa ibnu budhuudha boogiisa waan aqriyay somali dhana wuu amanay ur iyo balaayo mii sheegin

    • @nasraali1212
      @nasraali1212 2 года назад +1

      @@abdikaniabdirahmanakhie638 Laakin waqtigaas laga hadlayo Reer reer muu jirin, imika ayunba cudurkaasi lagu faafiyay somalida

  • @tuugajabsadayoutubka6180
    @tuugajabsadayoutubka6180 4 года назад +7

    Mansha, allaah Boowe Alle hanookaa Xafido
    Anagoo XADAARADAA iyo TAARIIKHDAA leh ayey Soomaalida Qaar Maanta is yasaan oo Soomaalinimada ka Faanaan
    Allow adaa Mahad leh oo SOOMAALI naga dhigay
    الحمدلله

  • @furqaan3145
    @furqaan3145 4 года назад +24

    Dowladnimada muqdisho intaan ayy jirtay hadana iskuulada taariikhda yurub ayaa lagugu barayaa waa yaab

  • @haldhaadumar4414
    @haldhaadumar4414 4 года назад +7

    😭hady somalidu somalidii hore ahaan lahayen nalama yaseen

  • @khayrumah-1549
    @khayrumah-1549 4 года назад +13

    Asc wll adan ilaahay darti ayaan ku jeclahay waxaana aan rabna in jacaylka aan ku helno hadhka carshiga alle s.w.t mallinta qiyaamaha.

  • @hawacadey2287
    @hawacadey2287 4 года назад +18

    Waaaga Baa Sharaf Laheyn Aadanow Maxa Yelay Waxan isku Xukumi Jirnay Kitaabka Qur aanka 😍💖😘Markas Sharaf iyo Cisi Ban Ku Noleyn Lkn imika Bal eeg Xaaladeena iyo Sidaan U Duleysanahy😥😥
    Mahadsanid Aadan Sahan Wll Qaali😍

  • @raageugaaz7880
    @raageugaaz7880 4 года назад +65

    Qofka Fariintan Aqrinaya Ma Garanayo
    walal Allah Hooyada Jannada Ha ugu deeqo
    Subscribe Ii saar

    • @xogsiin
      @xogsiin 4 года назад

      Bal adna ii saar

    • @farahhussein1297
      @farahhussein1297 4 года назад +3

      Hees iyo macaasi kugu caawin mayno ilaahay ayaanan ka magan galnay waxaad umada ku dhex faafinayso.

    • @dhugashoofficial4514
      @dhugashoofficial4514 4 года назад

      ruclips.net/video/hQJ1rNCXRa8/видео.html
      Taariikhda tufaaxa maxaad ka taqaanaa.? Wax ka ogow tufaaxa

    • @mohameddeeq4482
      @mohameddeeq4482 Год назад

      Aamiin wll waan ku saaray

  • @nazrazead
    @nazrazead 4 года назад +6

    Keep going wlloh Allah keep you Jiidhkaygiii masha allah wa muqaal wx Tar iyo xiiso leh jazakallah wlloh mcn 💯💕

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 4 года назад +16

    Waxaan igu yaab badan wuxu yiri reer muqdisho waa dad cir weyn hadana waaweyn wxaan layabanhy hada somalida oo dhan mxaa kasoo reebey laf iyo maqaar 🥰

    • @Facelessuplouder
      @Facelessuplouder 4 года назад +1

      Muqdisho waxa daganaa waa carabta ama gibil cadka , dadkaan laf iyo maqaarka waqooyiga iyo bartamaha ayey jireen , koonfurtana dadka hada daga ee beeralayda ah .
      Marka waxaa feeraha waaweynaa uu sheegayo waa gibil cadka.
      Waayo ma uusan oran muqdisho dadkeeda waa madow

    • @kafiyaabtidoon4043
      @kafiyaabtidoon4043 4 года назад

      @@Facelessuplouder Haa masidaasa

    • @mohamedkahboqorka7967
      @mohamedkahboqorka7967 4 года назад +1

      Hassan abdi Mohamed sxb carab ma dagto dhulka somali ba dagta somali baleh ila iyo ajuraan iyo kahoorba

    • @muniiraaweys7448
      @muniiraaweys7448 4 года назад

      @@Facelessuplouder gibil cad yaaladhahàa?

    • @inahaanfarkudhuuqe99
      @inahaanfarkudhuuqe99 4 года назад

      War dadka cirka waa wayn waxa ay ahayeen abgaal

  • @nuursalmani
    @nuursalmani 4 года назад +5

    Bariis aan beerano ayuu ahaa. jowhar ayuu ka baxaa muqdisho 90 km ayay u jirtaa walal waxay ila tahay midan . aad ban uga fa'iday illahay haku sharfo

  • @salaadcabdi4119
    @salaadcabdi4119 4 года назад +8

    masha Allah
    sheekh aadan Alle haku sharfo walaal
    Waxa igulayabadan bariiska meesha laga keenay wlhi wa yab! mogadisho tolow marka mawaxa xuku.mayey
    boqortooyadii Ajuuraan

    • @Facelessuplouder
      @Facelessuplouder 4 года назад

      May , ee gibil cadka ayaa xukumi jiray, ayaga ayaana deganaa dadka kale ee madow waqooyiga iyo bartamaha soomaaliya ayey deganaayen

    • @muniiraaweys7448
      @muniiraaweys7448 4 года назад

      @@Facelessuplouder gibil cadna yaa la dhanaa waa yaabee

    • @MADRIANO10
      @MADRIANO10 4 года назад +1

      Bariiska wuxu ka baxa jowhar ila hada wuu baxa marka beraha jowhar baa lowga keni jiry ayan u maleyna

    • @caqilnasri3424
      @caqilnasri3424 4 года назад

      Hassan abdi gibilcad miyaa geel yaqaano weeba kacararaan xiligaas somalia mabasoo gaarin yamen ayeey joogeen

  • @cismaanshawaali4423
    @cismaanshawaali4423 4 года назад +46

    Bal.manta like yar ii sara nimanyhaw

  • @Kuraxeyso
    @Kuraxeyso 4 года назад +12

    Masha allah
    Lkin bariiska waxa uu kabaxaa gobolka shabeelada dhaxe magalo badaxtiisa jowhar dhulbeered kuyaal
    Waana bariis illaa mantadan labeero oo ah bariis lagu magacaabo
    Bariis cadde saaidna umacan
    700 sano kahorna asigaas lee amaan beeran jirnay hee adanow

    • @ashaahmed6039
      @ashaahmed6039 4 года назад

      Waa runtaa walal waa ka xumay dadka inta badan iney arintaas ogeen

  • @amirapache6405
    @amirapache6405 4 года назад +3

    Muqdizho oo xadaarada intaa leeG lahayd hdana wxa schooladeeda lgu dhiga taariikha kle iyo xadaarado kle oo anay wxpa inaga galin
    Yaaaaaaaab!

    • @MADRIANO10
      @MADRIANO10 4 года назад +2

      Haa wllhi waa runtada wxey na baran tariiqda reer galbedka

  • @pharthuzdiamond8476
    @pharthuzdiamond8476 4 года назад +4

    Qaabka maamul ee ay lahayd muqdisho ayaa iigula yaab badnaaa mahadsanid wlal🙏

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 года назад +6

    Mahadsanid teacher🥰

  • @faadimacumar4791
    @faadimacumar4791 4 года назад +2

    Maashaa Allaah
    Waad ku mahadsan tahay walaal Aadan taariikhahan aadka u qaaliga ah aad mar walba noosoo gudbiso
    Run ahaantii waxyaabo badan baa inoogu sugan
    Ilaahay hakaa abaal mariyo
    Hore u soco walaal

  • @muxaadaromediapro7570
    @muxaadaromediapro7570 4 года назад +1

    qofkii raba inuu kobco iimaankiisa muxaadarooyin qalbiga taabanaya iyo qisooyin ayaad naga helaysaa alle hakuu qoro ajarkaagee nagu caawi khayrka

  • @aliikohuzni1517
    @aliikohuzni1517 4 года назад +9

    Bariiska waan beeran jirney anaga.
    Degmada Sakow ilaa hada beerihe Bariiska lagu beeri jiray wali waa yaalan.

  • @xusniyare585
    @xusniyare585 4 года назад +4

    Mogadishu waa meesha a dhashay waa jano yar oo aduunka ku taalo fiiri bariis ka wuu ka baxaa somali jarahaan jowhar buu ka bxaa waa bariis macan oo caano lagu cuno

    • @abdiwelicaska6117
      @abdiwelicaska6117 4 года назад

      😂😂waar hadaa miyaad noosoo iib gaysaan haduu ka baxo dhulka somalida

    • @MADRIANO10
      @MADRIANO10 4 года назад

      @@abdiwelicaska6117 wuu kabaxa wll jowhar lkn dhibta jirta wxey thy beeraleyda markey wx beero is dhahan baa macaawino laso daadiya

  • @rahamuhudin8609
    @rahamuhudin8609 4 года назад +14

    Wxa igula yaab badn
    1: In aan waxbarasho siin jirny dadka cilmiga dalbanayo
    2: sida aan ukula danbeeynay oo nidaam ulaheyn
    Iyo xlka ay maanta muqdisho mareeso dhaqnkas wangsanaay iyo magaaladas waa loo danbeeyay

  • @muna2378
    @muna2378 4 года назад +5

    Masha allah❤🙏🏼

  • @SamjSamj-lq2cx
    @SamjSamj-lq2cx 4 года назад +5

    Habka maamulka aad uga helay
    Fuqahada iyo culumada wax maamuleysay
    Maantana cilmaaniyiin iyo dadaan diinba wax ka aqoon

  • @AK-ol6rm
    @AK-ol6rm 4 года назад +1

    M.a
    Allow sharafteenii inooga soco celi

  • @magacaygamaxamuud7253
    @magacaygamaxamuud7253 4 года назад +4

    Alaylahe dadwaan ahaanjirnay

  • @zakariemuumin6680
    @zakariemuumin6680 4 года назад +2

    Ale hakuu barakeeyo cilmiga iyo caqliga labadaba

    • @xogsiin
      @xogsiin 4 года назад

      ❣❣‼‼𝘼𝙡𝙡𝙖𝙝𝙖 𝙠𝙪 𝙭𝙖𝙛𝙞𝙙𝙤.
      𝙒𝙖𝙣𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙠𝙝𝙖𝙧 𝙖𝙡𝙡𝙖𝙝𝙖 𝙠𝙪 𝙨𝙞𝙞𝙮𝙤.
      #𝙎𝙐𝘽𝙎𝘾𝙍𝙄𝘽𝙀 𝙉𝙤𝙤 𝙨𝙖𝙖𝙧

  • @zakariemuumin6680
    @zakariemuumin6680 4 года назад +5

    Wll kay aadan khadar cali

  • @fahadxuseen2923
    @fahadxuseen2923 4 года назад +1

    Hore usocd wanaagsan wllkey aden runtii waa wax muuhiim ah barnamijyada aaad la wadaageyso dadkagaH haklaaa ka sii wad❤

  • @muxsinahmed8226
    @muxsinahmed8226 4 года назад +10

    subxanallah waligey ma maqal caydaan saylac 😢

    • @ziisey1096
      @ziisey1096 4 года назад

      Muxsin Alfa ma so qaldoontay🤣🤣😂

    • @muxsinahmed8226
      @muxsinahmed8226 4 года назад

      @@ziisey1096 ma abdulaahi cawila kkk

    • @engapdirahman6079
      @engapdirahman6079 4 года назад

      Reer saylac wuu idnku lisay maante 😂

    • @ahmedoadam68
      @ahmedoadam68 4 года назад

      @@engapdirahman6079 qiso cajiib ah. ninkii nebiga صلى على سيدنا محمد وعلى واله وصحبه وسلم ku riyooda oo deynta laga cafiyey ruclips.net/video/4Hk3WZBKc7o/видео.html

    • @hamzahussein9189
      @hamzahussein9189 4 года назад

      🤣 halayaabin kalluunka ku cusbaa

  • @zakariyeyare4734
    @zakariyeyare4734 4 года назад +3

    Bariiska waa bariis cadde oo labeero
    ilaa ii hadda waala beeraa waxaa lagu beeraa 2 shabeele iyo hiiran

  • @nabiilyare5434
    @nabiilyare5434 4 года назад +5

    Www m..a waxaa tahay shaqsi aragti fog iyo qadiyad leh wana aaminsanahay in somalida ahaan jiren dad xadarad aqoned iyo mid mamul intaba lahan jiren taariikhdena 100kiba 98 weey aasantahy taarikh gumeeysi oo gacan kurimis ah baa inoo qoran uu nacabku qoray ☝☝☝☝

  • @abdimooryan3714
    @abdimooryan3714 4 года назад +4

    Masha allah

  • @sadamjesto7682
    @sadamjesto7682 4 года назад +1

    Sadexad jeer ee wax la cunayo ilan show can ayaan ku ahaan kkkkkk😁Thanks #Mr Adan

  • @ZamzamGobdeeq
    @ZamzamGobdeeq 4 года назад +2

    Mashallah illahay dhaqankeene hakayeelo midaan guurin xogta igulayaabka badani waxaweeye scholarshipska barigaas muqdisho loodananjiray iyo imika sidan loodanaynayn

  • @xariirAlitube
    @xariirAlitube 4 года назад +5

    Walee muqdisho canbe kamadhamaado hadiiba waagaas laga cunaayay Dana aan cunaayo jiroojoog canbe

  • @Gulledindho
    @Gulledindho 4 года назад +3

    ILaahay Ha ku dhwRo wLoh🥰🥰

  • @apdirahmaanzadeexo8882
    @apdirahmaanzadeexo8882 4 года назад +1

    Azc wllo aqoontu waa taariikh waa ku salamyi

  • @abdimajidyousuf5061
    @abdimajidyousuf5061 4 года назад +2

    Aad ayaan urabnay taariikhda ibnu batuuta

    • @geedibayo7766
      @geedibayo7766 4 года назад +1

      Mshaallah zxp alle hku barkeeyo

  • @blacklifesmatter3791
    @blacklifesmatter3791 4 года назад +1

    Wll muhiimaddu Somalinimo maaha...
    Muqadasna maaha...
    Mida muhiim ka ah sidokalena ah muqadasku wa #Islaam.
    Midda mudan in lo dagaalamo wa #diinta #diinta #diinta islaam ka.

  • @c.qaadir02cumar8
    @c.qaadir02cumar8 4 года назад +11

    Waxan layabay ilbaxnimada magaceena kahoreysay

    • @Facelessuplouder
      @Facelessuplouder 4 года назад

      Magaca soomaaliya mar dhow ayuu baxay , waayo aragtida dhahaysa samaale ayaa laga keenay ma saxna , asagaba wuxuu noolaa wax kayar 5 qarni kahor , soomaalidana 10 qarni kabadan ayey jirtay, ardul xabasha ayaa la Oran jiray

    • @CloseThatBackdoor
      @CloseThatBackdoor 4 года назад +1

      @@Facelessuplouder Soomaalidu diinta hijrada kohor ayey aqbaleen, xabashidana xiligaas ama waxyar kohor gaal baa u talinayey, laakiin wuu soo islaamay, walaal anagu waligeen xabashi gaala mey na xukumin, mana xukumi doonaan in shaa Allaah

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 4 года назад +1

    Insha Allah sharaftii umada soomaaliyeed waanu soo celin doonaa

  • @yasinnuuriye1384
    @yasinnuuriye1384 4 года назад +2

    Walal Adam noo soo tabi barnamij aa kaga hadlesid caqiido iyo somalida dhaxdeed...inta igu raacsan like

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 4 года назад +5

    منشاء الله

  • @self-motivation_1002
    @self-motivation_1002 4 года назад +1

    Aadan sahanaw wll markahore aad ayaad ugu mahadsantahay sidaad mar walba Xogaha muhiimkaa iyo Aqoonta kala duwan noola wadaagtid 🙏🙏
    marka 2aad wll waxaan kaa codsanayaa inaad noosheegto halkaan ka heli karno bugaagta aad noosoo gudbiso magacyadooda iyagoo Soft ama hard. ✋ Aadna waad u mahadsantahay wll

  • @hanadkitaaara4053
    @hanadkitaaara4053 4 года назад +3

    Masha allah ❤

  • @abdikaniabdirahmanakhie638
    @abdikaniabdirahmanakhie638 4 года назад +3

    Soomaalida waa dad martida
    Soorka ku fiican

  • @jamaljovaz701
    @jamaljovaz701 4 года назад +10

    In 700 oo snno kahor scholarship la inoo soo doonan jiy🤭🤭😋😋

  • @XadeeyVI
    @XadeeyVI 4 года назад +2

    Baris ila iyo hada wan berana hiran iyo shabelaha dhaxe baris cade

  • @moohaartube1659
    @moohaartube1659 4 года назад +1

    Aadan sahan nio alleh ha ku
    Dhawro horana usoco pro

  • @CiiltirecatoosheHy
    @CiiltirecatoosheHy 4 года назад +1

    Ustaad khadar cali alle haku sharfo💕

  • @maxudibrahilowle7457
    @maxudibrahilowle7457 4 года назад +1

    Sahanka xagaha
    Ogaansho
    Cilmi kororsi
    Ogaalka dunida
    Idaacada buuloxuubeey
    Hadaa dawato like

  • @craxmanmaxed9189
    @craxmanmaxed9189 4 года назад

    Mahadsanid sxb Aadan

  • @ikramfarah8821
    @ikramfarah8821 4 года назад +4

    "Soomalidu waa dadka is Lumiyey intaan la Lumin ka hor"🤔🤔

  • @Ayub_kaarlo
    @Ayub_kaarlo 4 года назад +13

    ZoomaLi io taariikhdeed izkama wat haYaanpa😁

  • @adamhassanabdi3715
    @adamhassanabdi3715 4 года назад +3

    waxaa iigu yaab badan sida wanaagsan oo aynu u kale dambeeyn jirnay ama an usku xishmayn jirnay ilahayow wanaagaas noo soo celi
    waxaa kale oo la yaableha waziiirka mmarti soorka talow maanta ma leenahay

  • @CODKADAHSOON9554
    @CODKADAHSOON9554 4 года назад +2

    Bariiska degmda joowhar uu ka baxaa oo waxaa waraabiyo webiga shabeele

  • @Gulledindho
    @Gulledindho 4 года назад +1

    Go forward aadan sahan

    • @xogsiin
      @xogsiin 4 года назад

      ❣❣‼‼𝘼𝙡𝙡𝙖𝙝𝙖 𝙠𝙪 𝙭𝙖𝙛𝙞𝙙𝙤.
      𝙒𝙖𝙣𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙠𝙝𝙖𝙧 𝙖𝙡𝙡𝙖𝙝𝙖 𝙠𝙪 𝙨𝙞𝙞𝙮𝙤.
      #𝙎𝙐𝘽𝙎𝘾𝙍𝙄𝘽𝙀 𝙉𝙤𝙤 𝙨𝙖𝙖𝙧

  • @user-jg9kn5mk1g
    @user-jg9kn5mk1g 4 года назад +3

    Waxa iigu yaab badan xukun wanaaga
    Aynu waaga haysanay iyo suldaan wanagzan
    Sida hadalkaga aan ka fahmay somalidu mid ahayd waaga

  • @Akvlogs_2023
    @Akvlogs_2023 4 года назад +1

    Dhanqankan cajiibka ah sidaynu usoo ceshanaa, anigu waxan ladhacay caltureka cajibka ah ee suldanka iyo martida loomamisayo

  • @magacaygamaxamuud7253
    @magacaygamaxamuud7253 4 года назад +3

    Sheekhu wuu inacaayey raafidaa?

  • @jawharaomar1113
    @jawharaomar1113 4 года назад +1

    Waxa igu yab badnayd salanta ay ku salami jiren suldanka
    Mahqdsanid wllo maclumad aad wax loga faiiday aya no so gudbisay

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 4 года назад

    Mahadsanid macalin aan jecelnahay casharadiisa

  • @shamisabdi8609
    @shamisabdi8609 3 года назад

    Mahadsanid walaal

  • @sakariamahamoud7101
    @sakariamahamoud7101 4 года назад +12

    Suaalaha mulxidintu musliminta ku wareriyeen hdad barnamij kasameso waxnan lahyd wlal

  • @sadiiqhuseeinsadiiqhuseein930
    @sadiiqhuseeinsadiiqhuseein930 4 года назад +2

    keep going pro 🙏🙏

  • @MohamedHassan-zq8rr
    @MohamedHassan-zq8rr 4 года назад +1

    Waxaa ku dari lahaa qofkii raba taariikhda somalidii hore iyo xadaaradoodii waxu akhrin karaa buuga( dirkii sacmaalada) wa buug fiican waana akhriyay waxaana ka ogaaday bacluumaad aan lasobkoobi karin

  • @falanqeeye5106
    @falanqeeye5106 4 года назад +1

    You voice is great bro adan wanaga nowad

  • @Nyctophile.3
    @Nyctophile.3 4 года назад

    Mahadsanid aadan sahan -horay u dhaqaaq walaal

  • @ifiyemediagroup4140
    @ifiyemediagroup4140 4 года назад +1

    Asc. Salaan kadib walaal buugaagta aad tarjumtay ee andaca leh dadka muqdiaho jooga sidey ku helikaraan wsc

  • @zakariyeaxmed765
    @zakariyeaxmed765 4 года назад

    Alle ha u naxariisto #adne alle haku dhowro🌏

  • @zerqeyz4185
    @zerqeyz4185 4 года назад +8

    Waan KuLa Socda Wllk3YoW 🇸🇴🖐

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 года назад +1

    Maasha allaahu

  • @hamzajooker6716
    @hamzajooker6716 4 года назад

    Adan sahan, teacher of teachers

  • @farduuscilmi7723
    @farduuscilmi7723 4 года назад

    m.a shukran wll

  • @muhammedosman5321
    @muhammedosman5321 Год назад

    Asc mahadsanid

  • @banadirproductio
    @banadirproductio 4 года назад +14

    *Wll mcn aduunyada cisi iyo sharaf ku noolow Aakhirana janada Allah kugu casuumo hal **#Subscribe** igu caawi wll mcn*

    • @xogsiin
      @xogsiin 4 года назад

      Bal adna ii.saar

  • @munamahamud5344
    @munamahamud5344 4 года назад

    Walaal Aadan horo u soco, waxa aa rajeynaa in adiga awgaada aan helno carrur baraneyso waxa ay ahaan jirtay. si ay u dhisato xaadirkeeda una diyaarsato mustaqbalkeeda....... aad ayaad u mahadsantahay.

  • @moohaartube1659
    @moohaartube1659 4 года назад +24

    Second one♥️

    • @abdiasisyassin3504
      @abdiasisyassin3504 4 года назад +4

      In aad qofka ugu horeeya noqotid miyaad ku faraxsan tahay, oo aad komontiga kusoo qortid qofkii koobaad baan ahay, waxaadn aii sheegtaa bal waxay faa'ido leedahay

    • @jokerlyrics2318
      @jokerlyrics2318 4 года назад

      Hhhhhhhhhhh

    • @jokerlyrics2318
      @jokerlyrics2318 4 года назад +1

      Adiga mxa fa'ido kugu jirta inaad replay grayso commentiga waxa uu ka fa'iday inuu ka hor daawado clipka caaqligu haku shaqeeyo la iskma hadle

    • @ahmedoadam68
      @ahmedoadam68 4 года назад +1

      @@jokerlyrics2318qiso cajiib ah. ninkii nebiga صلى على سيدنا محمد وعلى واله وصحبه وسلم ku riyooda oo deynta laga cafiyey ruclips.net/video/4Hk3WZBKc7o/видео.html

    • @ahmedoadam68
      @ahmedoadam68 4 года назад +1

      @@abdiasisyassin3504qiso cajiib ah. ninkii nebiga صلى على سيدنا محمد وعلى واله وصحبه وسلم ku riyooda oo deynta laga cafiyey ruclips.net/video/4Hk3WZBKc7o/видео.html

  • @wanaagchannel
    @wanaagchannel 10 месяцев назад +1

    oo ma shiico ayaynu asalkeenii aheyn

  • @Abdihakin.
    @Abdihakin. 4 года назад

    Mahadsanid xog wanagsan baad nasisay

  • @saidyare6406
    @saidyare6406 4 года назад +2

    In ay somalida ka timid meel sare aynah iskeentyeh meel hoose iydu lu bahanah iney horey usocto

  • @heersare3662
    @heersare3662 4 года назад

    dhawaan ma dhuggan chanelkan aan.aadka u jeclahay thanks shp

  • @barkhadabdillahi3850
    @barkhadabdillahi3850 4 года назад +1

    Masha Allah pro

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 4 года назад

    Txn alot our teacher

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 4 года назад +2

    adan sahanka xogaha wad mahadsn nthy

  • @bilexaajixaaji1584
    @bilexaajixaaji1584 4 года назад +1

    Wxii hore wxa inoga daran wxaas hada sideen dhibta io kala taga naheysta siden uga baxna iskuna cafina🇸🇴❤😋

  • @fartahajji3192
    @fartahajji3192 4 года назад +1

    Wllo bariiska jowhar baa lagu beeri jiray sida maqaal igu soo gaarty ilaa hdane bariis cade ayaa lagu beeraa

  • @leymaj1
    @leymaj1 4 года назад +1

    Fadlan isoo booqo wll

  • @abdirahmanahmed1939
    @abdirahmanahmed1939 4 года назад

    Aadamaw duri baa ku haya Alle haku cafiyo sxb codkaagan ka gartaye

  • @horseedkaumadda2185
    @horseedkaumadda2185 4 года назад

    Mnsha allh aqoonyhyn adam alle haku barakeeyo mclinkygiyow

  • @abdisiciid2608
    @abdisiciid2608 4 года назад +2

    Waynu beeran jirnay imikana jowhar iyo aageda wuu k baxa

  • @jacfarrashiid2941
    @jacfarrashiid2941 4 года назад +2

    Book 📚 لله ثم لتاريخ inteen ka helaa wll

  • @neyruuzfx2261
    @neyruuzfx2261 4 года назад +5

    frist one❤❤

    • @xogsiin
      @xogsiin 4 года назад

      ❣❣‼‼𝘼𝙡𝙡𝙖𝙝𝙖 𝙠𝙪 𝙭𝙖𝙛𝙞𝙙𝙤.
      𝙒𝙖𝙣𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙠𝙝𝙖𝙧 𝙖𝙡𝙡𝙖𝙝𝙖 𝙠𝙪 𝙨𝙞𝙞𝙮𝙤.
      #𝙎𝙐𝘽𝙎𝘾𝙍𝙄𝘽𝙀 𝙉𝙤𝙤 𝙨𝙖𝙖𝙧

  • @himiloyoutube9186
    @himiloyoutube9186 4 года назад +2

    Walaahayga soomaliyeed Waxan idinka Codsanayaa inaad Subscribe ii igu caawisaan

  • @maxamedmaxamed1897
    @maxamedmaxamed1897 4 года назад +1

    Kolay inaga ayaa beeran jirnay bariiska
    Cisho aan taariikhda saylac dhagaysanayay ayaan waxaan la yaabay in 60 neef oo geel ah lagu qali jiray saylac maantana 20 neef oo adhi ah laguma qalo
    Aadan taariikhda saylac iyo taleex nooga samee barnaamijyo
    Xagaa xeebta saylac ayaan tagaa iyo deegaanada ka sokeeya waxa jirta buur dheer oo ceel ka dul qodan yahay guryana ay ka dul dhisnaayeen xitaa adoo iska socda ayaad dahabkii oo akhtar leh buluug le helaysaa waanan helay mid buluug ah oo 6 jiho ka qoran yacni sida dheemanka hore u soco aadan

  • @mobashir-ms1vz
    @mobashir-ms1vz 4 года назад

    wll wujira baris aan berano waxa una kabaxaa jowhar shabelada dhexe sidas uogaw wll

  • @hamdaabdirisaq864
    @hamdaabdirisaq864 4 года назад +3

    Waxa igu yab badan suulka la iskusalamayo uun

    • @ayaansiciid765
      @ayaansiciid765 4 года назад

      Suulka maaha ee waa murdisada tan ☝yacni lkn habkii ay u adeegsanjireen baa cajiib ahaydba 😂

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 4 года назад

    Mahadsanid wlll adam