Maxaan Uga Hadli Waayay Soomaalida iyo Shakhsiyadeena Caanka Ah?!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 ноя 2024

Комментарии • 483

  • @hawacadey2287
    @hawacadey2287 4 года назад +41

    Yahuud Waxey Sifcn Ugu Fiirsatay Dadka islaamka ah Waxa isku Xiraayo oo ah Laa ilaaha illalah Waxeyna U Fikireen sidii ay Meesha Uga Saari Lahayen Kalimada Towxiidka😭😭😥
    Weyna Ku Guleysten Manta Nasiib Daro Maxa Yelay Dadka Manta Jooga Waxa isku Xiraayo Waa Calanka iyo Qabiilka 😥😥😥
    aad Bad U Mahadsantahy Aadan Sahan {Mufakir Da'yar}
    😍😍💝👍

    • @xamsexikmaawi5387
      @xamsexikmaawi5387 4 года назад +1

      Wlhi waaruntaa waa lakala xidh xidhay

    • @nuurulislam1
      @nuurulislam1 4 года назад +2

      Haa qabiil ayaa 8na qaaday hadii maanta diinta lacaayo qofna kama hadlayo laakiin hadii qabiilkiisa lacaato wuu udhimanayaa isagoo islamnima sheeganaya allahu akbar allaw islam nimada soo celi

    • @hawacadey2287
      @hawacadey2287 4 года назад

      @@nuurulislam1 😭😭😭😭Beenta Ma ahan wlhi Wx Walba Soomali Qabiilka Kala Weyn Subxanallah😭
      Aaamiin Wllo 😭 islaamka Wuu Soo Laabana inshallah Siduu Nabiga scw Shegay Aduunkane Wuu Ka Talina😭

  • @aadan3286
    @aadan3286 4 года назад +79

    Asc, walaal aadan waxaan kaa codsan lahaa inaad kasoo hadasho ciyaarta la yidhaahdo PUPG oo hadda dhalintu 85% ay waqtigeeda ku qaadato,markaa walaal bal adigoo talooyin siinaya dadka ciyaara sidoo kale ka hadlaya dhibaatooyinkiisa mustaqbalka iyo kuwa haddaba , bal video kasoo samee,wr macallaa kuwo aan aqaano ayaa 24hours ciyaara bal walaal walaalahaas bal aynu wax laqabo anigu waxaan is idhi wuxu waaba sixir!
    Mahadsanid.

    • @daryeelkabulshada9787
      @daryeelkabulshada9787 4 года назад +4

      Dᴀᴅᴋᴀ ᴄɪɪʏᴀᴀʀᴀ ᴀɴɪɢᴜ ᴋᴀ ᴍɪᴅ ᴀʏᴀᴀɴ ᴀʜᴀʏ ɪɴ ʟᴀɢᴀ sᴏᴏ ʜᴀᴅʟᴀɴᴀ ᴀᴀᴀᴅ ᴀʏᴀᴀɴ ᴜ ᴊᴇᴄʟᴀᴀɴ ʟᴀʜᴀᴀ ᴍʜᴅ sɴɪᴅ

    • @aminosman253
      @aminosman253 4 года назад +3

      DR zakir naik ayaa ka Hadlay wll please baadh waad heli isagoo english ah iyo isagoo Somali ah ba wll☝️

    • @aizak9288
      @aizak9288 4 года назад +6

      Aniguba waxan ku jiraa dadka ciyaara waanan jeclaan lahaa in laga soo hadlo 👍

    • @KaatunMedia
      @KaatunMedia 4 года назад +3

      ruclips.net/video/xUEH6raNYdc/видео.html
      *Wll illahay cafimaad iyo cilmi dheeri ah illlahay haku siiyo wll subcribe ii saar kanalkaeyga ha idhaafin adoon ii saarin mahadsanid*

    • @bileahmed875
      @bileahmed875 4 года назад +1

      Sxb الله معك dhageyso wxuu shiikh DR ZAKIR NAIK kayiri game kaas pøøwe MA OGNAHAY channel ladhaho siidaayy
      Wna kuslmya

  • @King-bn7wr
    @King-bn7wr 4 года назад +19

    This what we need for our Generation

  • @aadan3286
    @aadan3286 4 года назад +30

    4:11 fikirkaasna ogaansho wuukula qabaa,waana run oo buugta soomaalida waa mid iyo laba wxd wax ka faaideyso.

  • @alishire2125
    @alishire2125 4 года назад +1

    Maasha allaah jazaaka allaah khayr

  • @fchorseedofficials6917
    @fchorseedofficials6917 4 года назад +12

    Ma jeceshagay inaad nolosha heer kadgaadho fadlan like saar Allah hamigaaga kalu rumeeyo inshalah

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 4 года назад +2

    Mahadsanid macalin

  • @royaltyck8165
    @royaltyck8165 4 года назад +11

    Aadan wad mhadsanthy wllo wxan ka codsanaya inad dadka usoo badiso yuhuuda iyo xaladaha imika caalamul islam ka taagan video yadooda شكرا ❤

  • @mohamedabdullahi7183
    @mohamedabdullahi7183 4 года назад +3

    Masha allah

  • @nuurulislam1
    @nuurulislam1 4 года назад +20

    sideen hadaan soomalinahay ku horimarikarnaa?????

    • @yaasirmaxamed4656
      @yaasirmaxamed4656 4 года назад +7

      Diinta iyo dhaqanka

    • @plmari3236
      @plmari3236 4 года назад +1

      Is fahan darro ayaa ina haysata waa inaynu Diin ahaan isku xukunaa oo Lawada tashto

    • @nuurulislam1
      @nuurulislam1 4 года назад +2

      @@plmari3236 wallahi waa runtaa intaan diinta kasii jeedno horumar gaa dhi mayno illahy ha ina soo hanuuniyo

    • @dibrahimcharko9228
      @dibrahimcharko9228 4 года назад +1

      Talooyinka ku yala jabuti iyo somalia ali kalageeye iyo sayid abdila xasan maan iska dayno oo u ducayno labada halyay khayr bay u noqonee qabriga alleh ha u nuuriyee barnaamij kaso diyaari sanabada iyo talooyiinka somaaliyeed fadlan ilahay khayr haku siyee

  • @umuaasmaaumuaasmaa5958
    @umuaasmaaumuaasmaa5958 4 года назад

    MA Sha Allah wallaal shukran jaziilah

  • @zaam733
    @zaam733 4 года назад +1

    Alle haku xafido

  • @IchbinRex
    @IchbinRex 4 года назад +3

    Biqortooyadii Somaliyeed Ee Ajuuraan ka so Hadal ado mahadsan waa muhiim umad walba iney heysato taariikh wanagsan oo ey ku faani karto...iyo waxii kaloo taariikh ah oo ey umadu ku faani karto🎯👍🏾💡🙏🏽💯💯💯😇

  • @Ma-hy7bv
    @Ma-hy7bv 4 года назад +1

    Maasha Allaah

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 4 года назад

    mahadsanid.

  • @Ur.rolando1
    @Ur.rolando1 4 года назад +7

    Ma cida akhrin doonta commentigayga laakiin
    Illahy hooyada janada ha geeyey subcriberta igu qabo plz🙏
    Shkrn

  • @farahsaid6913
    @farahsaid6913 4 года назад

    Illahay khayr haku siiyo hadiiba aad ku hawlantahay isku soo dhawaynta umada

  • @ahmedabdirisak4295
    @ahmedabdirisak4295 4 года назад

    Jazakalah bro

  • @W66wW77w
    @W66wW77w 4 года назад

    Baara kallaahu fiik

  • @kingnakhlan674
    @kingnakhlan674 4 года назад +1

    Scw

  • @kowsarmohamedisse4209
    @kowsarmohamedisse4209 4 года назад

    Aad iyo aad wcm mahadsanid masuul

  • @tafojr942
    @tafojr942 4 года назад +1

    Mnsha Alaah

  • @aadan3286
    @aadan3286 4 года назад +16

    Aadan sahan😍

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 4 года назад

    mahadsanid wlo

  • @zavwaanmaxamed5055
    @zavwaanmaxamed5055 4 года назад +1

    Mansha allah 😘

  • @apdidollarmhassen548
    @apdidollarmhassen548 4 года назад

    Taariikhdii hore ee ka horeysay burburkii somaliya taas ayaan ubaahanahay walal

  • @khayreaxmed1570
    @khayreaxmed1570 4 года назад +1

    mnsh Allah

  • @mahamedabdi7929
    @mahamedabdi7929 4 года назад +16

    Much Allah pro

    • @sarreyegaas7873
      @sarreyegaas7873 4 года назад

      Abti sidaan waa qalad macno kale ayeey yeelaneeysaa
      Ee dheh Masha'Allah

  • @wadadatoosnaanta5912
    @wadadatoosnaanta5912 4 года назад +1

    Waan ku salamay walal ADEN shaqsi ayaaa jiro u baahan in laga hadlo umadana la baro Sh xasan maclin Adan waa qofka soo nooleeyay Islamka somaliya xijaabka u xeray dumarka somaliya wax cadowna ma lahn waa nin mudan in laga hadlo dadbana horey ooga hadleen sheekhiin ayaana ka sheekeeyay waana qof mudan inuu kaso dhax muuqdo playlist shaqsiyaad Muslimka ah

  • @iqrasomali12
    @iqrasomali12 2 года назад

    👍👑ilah hku barakeeyo ❤️👏🏽

  • @axmedgaraad8413
    @axmedgaraad8413 4 года назад +1

    madha allah

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 4 года назад +1

    mnsha allah waan donayaaye arintan

  • @cismaanaar8130
    @cismaanaar8130 4 года назад +1

    Wlahy aad ayan uguqoslay

  • @clraxmaansiciid9570
    @clraxmaansiciid9570 4 года назад +3

    Macalin aadam✊✊😍😍

  • @said77-i5
    @said77-i5 4 года назад +3

    Ustaad forex baranaamij nooga soo samee mahdsanid

  • @najmacnaasir8924
    @najmacnaasir8924 4 года назад

    Sh maxamed macalin xasan kahadal

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 4 года назад

    Ilaahay haku xafido sxb
    Caqliga waad u dhalatay

  • @muktarmahmed5837
    @muktarmahmed5837 4 года назад +1

    😅😅😅wlhi zhp waad iga qoslisay (dadka qaar waxkazta way kasiinaysa jahilnimadu iyo fikirka gabani) hore usoco pro

  • @queensapriina1855
    @queensapriina1855 4 года назад +9

    Aaaaaa io dam 😂😂😂😂😂😂wllhi waan qoslay wall aadanow 😁😊✨🙌

  • @risecr4907
    @risecr4907 4 года назад +1

    asc wallal Allaha kubarakeyo Waxan kuwaydinaya adigu keebaad aamimsantahay qolada labaxday ehlusuna waljamaca iyo qolada labaxday daaci

  • @جبرتيد.أحمد
    @جبرتيد.أحمد 4 года назад

    جزاك الله خيرا

  • @abdirahmanabdi3120
    @abdirahmanabdi3120 4 года назад

    Maaa Sha allaah horay usoco walal tariikhda muslimka iyo tan soomalida kasoo shekee

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 4 года назад +1

    mahadsanid wll adam

  • @zakariamohamedaden
    @zakariamohamedaden 4 года назад +1

    Asc wll aden wxn ku wydiin laha mxd ka ogtahy barnamijka mashruuca la dagalnka nuurka ...🙋🏼‍♂️

  • @abdelrahimsharifmohammad4338
    @abdelrahimsharifmohammad4338 4 года назад

    Masha allah waxa ka hadashay wax dhaba somalida ruunta baraban waxaan qabyalad aheen.

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 4 года назад +1

    asc Adam Sahan weli lamahaayo tariikh sax ah somali meesha ay ku abtirsato ee waxan kudhilahaa Carab wax lasheegto mahane ee somalino iyo islamka aanku Faano teeda kale Afrikan ayaan nahay ee ogaada qaaradas madow ayaad wax kuleedihin kufaana wbl towfique Adam Hore usoco Nosoo tebi wax Macquul ah bro.

  • @maxamedcabdiraxmaan6398
    @maxamedcabdiraxmaan6398 4 года назад +1

    Asc waxaaa rabaa inaa kasoo hadasho yahuuda ayaantaan carabta heshiish nawadeed ee galayaaan waa maxey

  • @zakariyeisxaaq5839
    @zakariyeisxaaq5839 4 года назад

    illaahay garaadka wuxuu ku siiyay inaad wax ku baadho ood wax ku garato, inta badanna wllkeen aadan wuxu dhahaa war iska baadha xogaha aan so gudbiyo oo iska hubiya warka, wllken aadan wadu ino jeexay taas o ah mrka hore xog bu nala wadaagaa kadibna halku kaso xigtu no shegaa, taasoo ku sahleysa inaad si dhib yar ad ku hesho, bal adiguba ilaahay garaad bu ku siiyaye baadh oo wax akhri

  • @catib22cabdulahi52
    @catib22cabdulahi52 4 года назад +1

    Waa Run Waa Run

  • @shafisomaliyed9078
    @shafisomaliyed9078 4 года назад +12

    Aaaaaa iyo daammmm manolii 😂😂😂😂😂

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 года назад

    Mahadsanid sxb cadaalada allaha ina wada baro dhamaanteen

  • @abdulkadirissack3606
    @abdulkadirissack3606 4 года назад +1

    Masha Allah allaha kugu anfaco aqoontaada aadan sahan

  • @mustaphaali9381
    @mustaphaali9381 4 года назад +2

    Waa Suaal Wanagsan

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 4 года назад +1

    Thanks wll Aadan

  • @mohazproduction1498
    @mohazproduction1498 4 года назад

    Axmed gury brother kahadal ama sayidkii

  • @yahyemansour3588
    @yahyemansour3588 4 года назад +1

    Insha allah janada ino balana wllhyga halkan ku jira iyo wllken aadnba

  • @gulledaliawabdulle__zimba3010
    @gulledaliawabdulle__zimba3010 4 года назад

    Adan sahan shp alle hakusharfo

  • @osmanhaggi6947
    @osmanhaggi6947 4 года назад

    Ilaahy hakuu daayo caqliga wllky xaqiiqda wxy tahy qof aad u caqli bdn

  • @ayuubmaxmudkoronto3717
    @ayuubmaxmudkoronto3717 4 года назад

    Thankis wll adam

  • @abdizalaammangalool3457
    @abdizalaammangalool3457 4 года назад

    Aad baan niyada ugu hayay aadanoow qodobkaa waanan kugu dhaliili jiray ee bal aan kula dhagaysto

  • @maxamedmooha8110
    @maxamedmooha8110 4 года назад

    Wll runtii xaqiiqda ayaad kahadashy mashaa alaah wll hortada & gadaashaada nuur wll

  • @cabdijawase5889
    @cabdijawase5889 4 года назад

    mahadsanid wll

  • @abdirahmansalad7485
    @abdirahmansalad7485 4 года назад +1

    Wll aadan alle qeer hakusiiyo iyo muhiimda waa in aad ugataa aqoon ama daahfur

  • @hooyofarxiya1520
    @hooyofarxiya1520 4 года назад

    Waxaan aqaana dadka ka imaaday oromada kuna abtirsada qabiilka aan ka dhashay si gaar ah jifada aan ka dhashay oo dagta gobolka hiraan
    Af somaali ka taqaana Caano iyo biyo
    Oo la Baray
    Waxaan kugu soo qaatay daarood iyo isaaqa kama midab duwana somaalida kale Kamana af somaali liitaan haday
    Waaw dhahaan waa cafar ama oroma
    Hadii kale waaba somaali la aqoonin taariikhdeeda ama la qarinaya tariikhdooda haday yihiinba waa sida quraysh oo carab noqotay
    Mahadsanid aadan sahan💯💯💯

  • @babloofootball881
    @babloofootball881 4 года назад

    War niyahow horta waku tageera waxan rabaa ina kaso hadasho qabiilka hawiye isagana meshoo kaso jeedo ileen isaaq iyo darood waxaad galisay asalkodu carab mahadsanid wll jwb plz 🙏🙏🙏🙏

    • @muhamuudbille9158
      @muhamuudbille9158 4 года назад

      Runta ayaa ah inaad ORIMADA ISKU ASAL TIHIIN

    • @babloofootball881
      @babloofootball881 4 года назад

      @@muhamuudbille9158 yaa adiga run iyo been midna kuweydiyay dhax yaal yahow

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 4 года назад +2

    Woow legend beryahan si fican kula socda hore usoco boss

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 года назад +5

    Aaaaaaa Dam......wllhy qosol ban is hayn kari wayay 😂😂

  • @efoot-ball845
    @efoot-ball845 4 года назад

    wad saxnhty wllo

  • @yaasirkhaliif2985
    @yaasirkhaliif2985 4 года назад

    Macalin adan caqil somaliyeed

  • @Zaydmedia913
    @Zaydmedia913 4 года назад +1

    Masha allah walaal

  • @barbaariyeislaamik5937
    @barbaariyeislaamik5937 4 года назад +1

    Waa run Waad asiibtay runta

  • @ibraahimqudde5883
    @ibraahimqudde5883 4 года назад +1

    That my friend 😘

  • @lamafilaannews2429
    @lamafilaannews2429 4 года назад

    Haa wllo waa runtaa

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 4 года назад

    Aadanoow information kaa soo gudbineyso si fiican usoo turxaan bixi isaaq iyo daarood kaliya maahan ee somalida dhan dhiigooda ma fadhiyo (their genetic material are mixed) marki laga reebo somali Bantu ama jareer iyo reer xamarka ama cad cadka

  • @laylamohamed1756
    @laylamohamed1756 4 года назад

    Il dheer garad

  • @mohamedkofiyad2807
    @mohamedkofiyad2807 4 года назад

    wllhi kal iyo laab ugu qoslay odhaahdaas magaca Nabi aadam Cs

  • @Hasaam930
    @Hasaam930 4 года назад

    Adaan wllo somalida iyaga shaydan aah ee waxba haa kahadliin wllo shaydanka layka naaro wyna

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 4 года назад +2

    Wall waxaan jeclahay inaan qoraa noqdo lkn meelaan wax ka bilaabo ma,aqaan

  • @hamzeburhaani5024
    @hamzeburhaani5024 4 года назад

    asc wll aadan horta janalkaan inbadan oo ilaa bilawgisi ku dhohaw ayaan ku xidhnaa wanan jeclay inan kula kulmo maruun lkn waxan kaa codsan lahaa inad nosoo duubto barnamij kahadlaya hogaaminta way jiran hogamiyaal badan oo aad tariikh doda aad nala wadagtay se cadsi mawduuc hogaaminta ah shukran macalin

  • @hawraarsanmedia1979
    @hawraarsanmedia1979 4 года назад

    3:21 انور احمد ميو wan garnyaa wa macalinkayga wax barashada wuxu i daraseyey mada layiraahdo دراسات صومالية uu qoray مصطفي فيروز waa macalin iyo qoraa wangsan

  • @hooyofarxiya1520
    @hooyofarxiya1520 4 года назад

    Aadanow ma imaadidoo deeganada kale ee somaalida si aad khaqiiqada u ogaatid
    Hada lkn waxaad u ogtahay nin diksi madaxa kula jura👍👍💯

  • @guliedsuleiman7337
    @guliedsuleiman7337 4 года назад

    Sahanka xogaha / ani magacan u aqaan Dhab ka hadal media adan go forward Bro.

  • @faysalmohamed5002
    @faysalmohamed5002 4 года назад

    Wlhi waa sax

  • @sakariyeciiltireh9292
    @sakariyeciiltireh9292 4 года назад

    Hore u soco

  • @hamdaahmedali6512
    @hamdaahmedali6512 4 года назад

    Ilhay haa kuu xafdiyo wll adam

  • @aizhaabdikarem462
    @aizhaabdikarem462 4 года назад

    Wll mahadsanid wll waxad barnaamij noga sodiyarisa tarikhdi boqoetoyadi islaamka ee hindiya

  • @cabdiladiifsaalax9010
    @cabdiladiifsaalax9010 4 года назад

    Waa xaqiiq zhp xaqiiqtan

  • @rayaanxaaji4583
    @rayaanxaaji4583 4 года назад +2

    Wcs somali qabiil ayaa Xikmat unogday Adanoow ✋

  • @suhaybchampro3159
    @suhaybchampro3159 4 года назад

    Si Alle ayaan ku jeclay wll

  • @baariyareshow1170
    @baariyareshow1170 4 года назад

    fatxul xabasha kaa raadi taariiqda somalida

  • @c.m.a.1937
    @c.m.a.1937 4 года назад +1

    #sahankaxogaha #codsi muuqaal nooga soo diyaari qarnigii la soo dhaafay ka hor iyo qarniyadii ka sii horeeyayba dadyoow walbo oo aduunkaan dushiisa saaran agabka ay nafohooda uisticmaali jireen tusaale hubka weey sameysan jireene, waqtiyadaan maxaa isbadalay oo dadyoow badan ay hal sheyna ufarsameysanin.
    Mahadsanid.

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 4 года назад

    Qaar badan baa is odhan doonaa waa isku reer!!! U kaadiya saas maaha xaqiiqadu!! Kaliya waxan ogahay in Aadam la dhaho sxbkayga sahanka xogaha

  • @sharmarkeirn6118
    @sharmarkeirn6118 4 года назад +2

    MACALINKAYGA CAASHAQAH 🤓😍😍😍

  • @Hani_Ayaanle
    @Hani_Ayaanle 4 года назад +2

    5 hours ugu imid☝️

  • @hassanmohamedhassan9117
    @hassanmohamedhassan9117 4 года назад +1

    Waxan kutagiraa waxyalahaas ayangujacladay

  • @savagechill5301
    @savagechill5301 4 года назад +1

    Wllwxad Ka soo shekysa sidy aoomalidu qaadka ku barteen iyo siduu ku soo baxay

  • @abdiqanimohamed3298
    @abdiqanimohamed3298 4 года назад

    inta taariikhda leh wax qoran lagama hayo waa dad aan waxba qorin

  • @usaamehinahapdih5933
    @usaamehinahapdih5933 4 года назад +2

    Wll adaan wx waxan jeclan lahaa
    qizadii gaalkii weynaa ee qaabiil

  • @adenabdullahi6173
    @adenabdullahi6173 4 года назад +1

    Asc Aden waxaaaaaaan kacodsanaya inaad kaso hadasho salmanu rushdi iyo xogihiisa
    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️

  • @ahmedmayenmar3027
    @ahmedmayenmar3027 4 года назад +3

    AAAAAAA!! DAM wallhi maanta waa noo shactiraysay 😂😂😂😂😂😂😂
    Adanow goutka🐐 tarikh yahanada thy😂😂😂😂