Fatahaadaha Suudaan & Beledweyne | Maxaa Sababay?!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 ноя 2024

Комментарии • 236

  • @dahira_nasirururshe4850
    @dahira_nasirururshe4850 4 года назад +32

    USTAAD ALLHA KAA AJARSIIYO BARAARUJINTA UMADAADA
    waxa ugu horeeyo Ee aan ku dhaqaaqayo waa in aan Xogta aad soo gudbisay gaarsiiyo dadka inta awoodaydaa
    Mahadsanid wall Adan.

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 года назад +3

    Ethiopia oo kaa shakanaysa maraykan iyo israail waxay isku dayayaan inay ummada muslimiinta gaar ahaan kuwa daraska la'ah sida somalida iyo carabta inay dhulka hoos mariyaan lkn talada rabbina meel bay taal. YA ALLAH QALBIYADDEENA ISKU FUR.😢😢😢

  • @aflaxnews5264
    @aflaxnews5264 4 года назад +6

    Ilaahay ha ku barakeeyo walaal arrinkaan arrin aad ubaahan in dhalinyarada la fahansiiyo weeye iyo islaamka oo dhan

  • @zakirbossofficial9641
    @zakirbossofficial9641 4 года назад +2

    Wllky AADAN KHADAR ALI
    ALLEH ha kaa ajar iyo Zamaaan siiyo sida hawlkarnimada ah eed ugu heelantahy bulshadaada in dhaw gaeadka ah
    Alleh ha inaga yeeelo kuwa Indheer wax ka arko

  • @bashirmusa7476
    @bashirmusa7476 4 года назад +3

    my favourite youtubers❤
    1:Sahanka Xogaha
    2:Waaberi Media
    3: Tanaad
    4: ogaansho
    5: Dadwaynaha
    6:maskax quudiye
    7: yislam Omar
    8: ogaalka dunida
    9: Ogaal cusub
    10: maanta
    11:maanta 2
    12: maracade show
    13: xuseen kurdi
    14: horufadhi media
    15: ayuub yuusuf sakiin
    16: idaacada buulo xuubey

    • @saarask315
      @saarask315 4 года назад

      Just like me wlhi 🥰👑 dhamantod wan dawada qaar kleba maba eego

    • @sir__cmc
      @sir__cmc 4 года назад

      Wakhtigaaga waxkale oo faaiido leh gali

  • @tusechannel1239
    @tusechannel1239 4 года назад

    Masha allah Aadam mawaadin waa ku faraxsanahay barnamijyadaada runtii waxaa tahay wiil somalinimada jecel allaha ku xafido walaalkey by Ali xaji muqdisho

  • @munaofficial1689
    @munaofficial1689 4 года назад +3

    Maasha alaah wll aadam sahan

  • @hamdiabdikarem8940
    @hamdiabdikarem8940 4 года назад +36

    Shalay waxey aheyd Hoheey Afrikaay hurudooy Maantana Hoheey Soomaaliyey damaadsaney( Marna qarax, marna qabyalad, marna daad, marna Calan kudood) Yaab!!!!

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 4 года назад +1

    قال الله تعالى : ان الله لا يغير ما بقوم حتى يغيروا ما بأنفسهم

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 года назад

    Ustaadkayaga aadam Allah haku xafido adiga oo Kale Allah ha innagu badiyo

  • @raadsan
    @raadsan 4 года назад +2

    Macalin waxa aad inta ku tibaaxayso waa wada xaqiiq waxaan u baqayaa kuwo wax magarato ah oo xaqiiqda dhibayso inay ku wax yeelayan Marka 🤲🏻🤲🏻Allah ku amaansado 💞💕🤲🏻

  • @abdidhako7387
    @abdidhako7387 4 года назад

    Mansha allah

  • @jidkanuura1471
    @jidkanuura1471 4 года назад +16

    Kheyr Allah haku siiyo wll talo wax ku ool ah ayaad nasiisey ee bal somaliyeey haynu gacmaha is qabsano wax yaroo asbaab ah aynu la nimaadno waxan u dhownahey in ilaahey na waafajiyee

    • @dhugashoofficial4514
      @dhugashoofficial4514 4 года назад

      ruclips.net/video/7VclMY04Gno/видео.html
      Muuqaalkii ugu yaabka badnaa qarnigan adigaa yaabi doone
      ' canug yar oo naftiisa baxar galiyay ila DAAWO sida uu ku badbaaday. Iyo muuqaalo kale oo layaab leh..

    • @jidkanuura1471
      @jidkanuura1471 4 года назад

      @@dhugashoofficial4514 mahadsanid wll

  • @rayaanxaaji4583
    @rayaanxaaji4583 4 года назад +8

    Masha Allah wll Allah dartii ayan kujeclahay 😍

  • @footballevents.2264
    @footballevents.2264 4 года назад +2

    Thanks bro Baladweyn wa halka kaso jedo. Inkasta siyasadahan manta jiro ee qurunka an necebehey gelo hadana malin un waxan ku raja weynahay inaa Baladweyn ka dhigi dono magalo magaloyinka dunida la tartanto. Insha Allah

  • @barlinhabiba2464
    @barlinhabiba2464 4 года назад

    Mashaallh shugran a very clearer clever

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 4 года назад +3

    mahadsanid wllo adam

  • @Daaci.M.deeq5047
    @Daaci.M.deeq5047 4 года назад

    Jazakallah walal

  • @dr.kaahin2905
    @dr.kaahin2905 4 года назад +4

    Aadan sxb waad mahadsantay

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 4 года назад

    Xaqiiqo sheegistu waa mida aan kuugu xidhanahay sxb aadam hore usoco🔝🔝

  • @Sharmake_ismaiel
    @Sharmake_ismaiel 4 года назад +7

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega booqato?

  • @caliyare221
    @caliyare221 4 года назад

    waad mahad santahay wll, illahay fikirkaga ha wanaajiyo horey u soco wll

  • @abdirisaqahmed803
    @abdirisaqahmed803 4 года назад +5

    Masha ALLAH WLL XOGAHA MUHIIMKA AH NOOSIIWAD

  • @elmanarab4034
    @elmanarab4034 4 года назад +1

    Msha allah aadan illahay caqliga haku siyaadsho

  • @hamzeburhaani5024
    @hamzeburhaani5024 4 года назад

    alle garashada iyo aqonta haku siyadiyo hore usoco zxp

  • @jookar1143
    @jookar1143 4 года назад

    Maashallh ilaahay cimriga hakuu dheereeyo cilmigana hakuu siyaadiyo qof wax badan og baad tahay ana macalinkaygaad tahay goor gacanta aan ula tagnaba waanu ula tagi yuhuuuuuuuuuuuda madmadow

  • @cismaanbare2120
    @cismaanbare2120 4 года назад +1

    Illahey aqliga hakuu barakeeyo waan isku qarxineey naa itoobiya

  • @jimcaaledaahir2828
    @jimcaaledaahir2828 4 года назад

    Adan hore usoco wll nin aan waxbadan ka faa ido allah haku barakeyo

  • @Ma-hy7bv
    @Ma-hy7bv 4 года назад

    runmadane Janafardowsa Allaah kuugu raaxee amiin

  • @cabdijawase5889
    @cabdijawase5889 4 года назад

    masha allah

  • @hibowehliye1316
    @hibowehliye1316 4 года назад +1

    Habo qeyr badan allaha kusiiyo wax badan ayaan kaa faaiidnay mahadsanid halkaa kasii wad dadaalka

  • @fardousaaadan7468
    @fardousaaadan7468 4 года назад +8

    Subxannallah😢

  • @zultaanhondsome8796
    @zultaanhondsome8796 4 года назад +2

    ilaahy caqliga iyo garaadka kaama qaado brother ❤karaameysnid runta uun iyo xaqiiqada qadhaadh Aan dhaggeenu maqlin karin ee qalbigeena uroon hadii wax laga qabto baad ka hadashaa

  • @abduladiifabdurahmaanmoham8147
    @abduladiifabdurahmaanmoham8147 4 года назад +4

    First alxm Allahi nabad nagu so kiciyey 🤲

  • @abdirahimahmethashi924
    @abdirahimahmethashi924 4 года назад

    Thank you zhp qli🤗

  • @mohamedabdule1345
    @mohamedabdule1345 4 года назад

    Ustadad mhadsanid

  • @hajiahmettabdirahman9155
    @hajiahmettabdirahman9155 4 года назад +5

    Aadan sahan aadbad ixiiza galizaa

  • @waa_tacab_noloshu
    @waa_tacab_noloshu 4 года назад

    Mahadsanid Wll, Lkn Tiisaba daryeela tukale ku daree Horta dalkaaga aqoonso, mise Indheer garadku isagu isma aqoonsado?

  • @sacaruxani2680
    @sacaruxani2680 4 года назад

    Walaal aad iyo aayaad u mahadsantahay

  • @user-my6ec3ni2k
    @user-my6ec3ni2k 4 года назад

    Thanks sxb, waxaa iga talo ah in aad codka sare u yara qaado

  • @nimcokoosnimco1683
    @nimcokoosnimco1683 4 года назад

    Ax ax illaahay ayan baryeynaa inuu 1000kun sidaada ookale ah Somali kasoosaaro umadana indhaha ufuraaan insha allaah

  • @muscabyare31
    @muscabyare31 4 года назад +1

    Masha Allah wlh waan kutaageeraa

  • @clraxmaansiciid9570
    @clraxmaansiciid9570 4 года назад +1

    Macalin aadam✊✊😍😍

  • @siyadshxasan5232
    @siyadshxasan5232 4 года назад

    Masha allah ale ha ku xifdiyo hana kusharfo wlll

  • @alleyaqaan8161
    @alleyaqaan8161 4 года назад +3

    sxb waxad barnaamij iyana ka samaysaa kufsigan kusoo badanaya degaanada somalida ee aan lookala eegayn rag iyo dumar

  • @hamzeburhaani5024
    @hamzeburhaani5024 4 года назад

    aadan zxp waad mahadsantay waxan sidan hore kushegayba waxan kacodsanaya moducyada hoganka kusabsan

  • @sadaamabdi6102
    @sadaamabdi6102 4 года назад +7

    m.a sxb adan wat saxan tahay lakin anaga dad isku xiran manihin hadaa soomaali nahay dowlad la anta dhib kan aye ledahay adan ilahey haku xafido wll adun iyo aaqirabo

  • @abdikhaliqmohamud3009
    @abdikhaliqmohamud3009 4 года назад

    Mnsha Allah ustaad

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 4 года назад

    Thanks bro

  • @mukhtarmaxamed4481
    @mukhtarmaxamed4481 4 года назад

    Waa awood ilaahay fatahaaduhu aadanoow wll

  • @xeroow
    @xeroow 4 года назад +2

    Asc walaal Aadan halke kaala soo xiriiraa sxb

  • @mohamedkofiyad2807
    @mohamedkofiyad2807 4 года назад +1

    waxgarad ayaad tahay allah haku sharfo wll Adan

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 4 года назад +1

    Illahay ha ka qabto dawldaha Muslimka sharka

  • @Saidbadalbadal
    @Saidbadalbadal 4 года назад

    Shukran Sxb ilahy hakaa abaal mariyo

  • @updirzakbazhir1280
    @updirzakbazhir1280 4 года назад

    Mn cHa allh🙏🙏❤

  • @mohamedaadan491
    @mohamedaadan491 4 года назад

    M.allah

  • @XudayfeCigaal
    @XudayfeCigaal 8 месяцев назад

    Ilaahay ha inoo gargaaro

  • @abdisalammansuur1518
    @abdisalammansuur1518 4 года назад

    Waa mid jirta in Ethiopia u fikirtay webiyada... Balse waxay ahayd in Somalida Iyo Sudanba laga helo fikir ah inay yeeshaan keydad ay biyaha u weeciyaan waqti roobaadka si looba isticmaalo biyo la'aanta.
    Fatahaada biyaha ayay ahaydba la barto qaabkii looga faa'idaysan lahaa.
    Baahiyuhu ha ina baraan hal abuur hore inoo wada.

  • @najaxj2074
    @najaxj2074 4 года назад +1

    Waa hogtii ugu baahmayd In laga hadlo
    Dal Aan dawlad lahayn iyo sirdoon soxaqijiya waxa soo fodsara dhibtanokale.
    Alle haynaga qabto qabqablayasha xilka iyo xatooyada uordaya

  • @suldaanabdullahi4407
    @suldaanabdullahi4407 4 года назад

    Mahadsanid walaal aduunkan malinta malinta ka dambeeso isbedelo ayaa dacaayo

  • @Xamsekobra
    @Xamsekobra 4 года назад

    Wlhi wll Aadan run ayaad sheegtay fikradaana waan kugu raacay In ay Ethiopia mindida daabkeeda hayso

  • @engmohamedosman4915
    @engmohamedosman4915 4 года назад

    Msha allah zxp xaqiiq bad kahadashy waxn ay re BALEDWEYNE sanadkan wankatashane wana laxeray inkasto magalada qaar lagaqaxay lkn 70% walagu guleystay biyo xeranka sxp.
    Walina waxba harsan

  • @ruunahmed277
    @ruunahmed277 4 года назад +1

    Wlhi aniga rer baladweyne ah xili uusan roob di in wabigana eber yahay unba biyo an la aqoon dadki iyo beerihi qaribaya qiyas biyaha dilay liin dhirirkeda yahay 2mitirr

  • @tafojr942
    @tafojr942 4 года назад

    Mnsha Alaah

  • @richhome3678
    @richhome3678 4 года назад

    Marar badan baan sidaan oo kale u fikiray laakiin adan sahan ayaaba yidhi intaan oran lahaaa
    Balse Dadkeena kuwa wax maqla maaha xoogtaan waa
    mid ina anfacaysa

  • @ayuubilyaas628
    @ayuubilyaas628 4 года назад

    Wll adan sahan waxan kaa codsan lahaa in aad vedio kasoo samyso faa iidada vitamin collagen io khasaaraheeda hadad aragto farintaydan mahadsanid

  • @nasriyasin2031
    @nasriyasin2031 4 года назад +3

    #Qofkii Ugu Horeeyay Comantiga igu dhacsii🦧🦧

  • @hooyofarxiya1520
    @hooyofarxiya1520 4 года назад

    b/Wayne ayaan ka warmaa wxaa ku soo
    Socda fatahaadii sidaxaad isla sanad gudihiis
    Ummada islaamka sheegata haka sheegata mar
    Jafaaf iyo awaar Marna haka sheegata
    Fatahaad iyo biibaxa oo waxaan u saarin karaa dhibaatda lawa un midood
    Ka FAA'idaysi xuma ama aarsi alle
    Maxaayelay waxaa alla loo tuugi jiray
    (ALLOW NA WARAAWI WARABIN DHUUN MAR LEH)
    tan waxaan dhihi karaa waa biyo dhuunmar la'
    Mahadsanidiin rukuntayaasha sahanka xogaha iyo aadan iyo wadaayashii🤝🇸🇴

  • @shaani7
    @shaani7 4 года назад +3

    Wll khudbadii sheekh sudaysi ka soo hadal❣

  • @abdallahogle8238
    @abdallahogle8238 4 года назад

    Mahdsanid ustaad.
    Middaas waxaa la mid ah, dagaalka dhanka quudka oo waxaad arkaysaa hay'adaha meel walba fadhiya ee yidhaahda waxbaanu quudin inaysan u juuqin dadkeena marka ay baahida u dhimanyaan, baddelkeedana ay raashin ku waalaan marka ay wax beertaan oo is yidhaahdaan iibsada.

  • @axmedgeedi3817
    @axmedgeedi3817 4 года назад

    Ustaad allehakaabaalmariyo balse Waxaan meeshakamaqneen inaanleenaha geesiyaal ayhogaanka uhaayaan fulayyàal marhaday qabanlahaayeen xukunkana lootaag wanlahaa waxanahay geesiyadii hore dhashoda dagaalka aynagu Wadaan a waamid humaagkusalaysan waanhubaa inaan maalin indhuhu noofurmidoonaan aanmeelkagasoojeesan Doono balse waagoorme insha allah

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 4 года назад

    Allaha naga dulqaado dhibtoyinka

  • @maxamedmubarik8811
    @maxamedmubarik8811 4 года назад

    Masha allh nin waxbadan og

  • @axmedbashir4413
    @axmedbashir4413 4 года назад +2

    Asc wll aadan waa ku salaamay marka hore lkn wabika itobiya waa inaa iska xirnaa wllhi aadan xaqiiq ayaa kahadashay ficil a yey u baahan tahay

  • @Bin-nemar-almahri
    @Bin-nemar-almahri 4 года назад +1

    ilahay dartiis ayaan kuu jeclahay saaxib markastane waan lasocdaa muuqaaladaada ❤👍✅

  • @badrimustafe2720
    @badrimustafe2720 4 года назад +3

    Ilaahow no sahal

  • @sports24328
    @sports24328 4 года назад +1

    Waa runtaa walahi

  • @ismaelabdi1370
    @ismaelabdi1370 3 года назад

    wcs

  • @YasirAli-ed2gr
    @YasirAli-ed2gr 4 года назад

    Ustaaad turjamadi wali maso bixin miya

  • @olowabdirahman1095
    @olowabdirahman1095 4 года назад

    Waa runtaa walal waa wax jiro

  • @HOYGA_HORMARKA
    @HOYGA_HORMARKA 4 года назад +25

    1. Waxan ahay wll wiil soomaaliyeed
    2. Oo youtuber ah
    3. Waxan jeclahay qofkasta oo
    4. Soomaaliyeed horumarkooda
    5. Waxaan kaa codsanaa inaa
    6. Igu caawisid wll
    7. SUBSCRIBE
    8. MAHADSANIN ADINA WAAN KUU SAARAA WLL IISAAR
    Thanks

  • @K.mbbappe1
    @K.mbbappe1 4 года назад +1

    Zxp waxad nooso badhaa qisada ertugrol

  • @daarulquraanonline4032
    @daarulquraanonline4032 4 года назад +1

    DAARUL QUR'AAN ONLINE ACADEMY ma rabtaa inaad ku baratid qur'aanka hab online ah nagala so xidhiidh tell:0634521161. AMA kusoo biir group what's appkan👉chat.whatsapp.com/HfoBfG1kQQM7ng7GBU4DGd

  • @xamsebulkaofficial18
    @xamsebulkaofficial18 4 года назад

    Ustaad Adan nolaw sxp qli

  • @dikranddua8212
    @dikranddua8212 4 года назад +1

    Zxp wax walba waynu lasoconaaye intaa yaa siyaasiyiinta iyo dadkan utaliya umada usheega

  • @kaabe9459
    @kaabe9459 4 года назад

    Wll waad mhdsn thy .
    Itoobia waa cadowga ugu horreya ee dalkeena sooMAalia

  • @saeedinspire3381
    @saeedinspire3381 4 года назад +3

    First 🥰

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 4 года назад +6

    Asc

  • @shemsediinfowzi8629
    @shemsediinfowzi8629 4 года назад

    Sxp horo usoco 😍

  • @dayibdowlo5121
    @dayibdowlo5121 4 года назад +1

    Wlhi wll aadan horaan isu iri sidaa

  • @khadarabdi1699
    @khadarabdi1699 4 года назад

    Liibiya kasoowaran zxp qaali

  • @abdulrazaq2302
    @abdulrazaq2302 4 года назад

    Niyahow Geesi baa tahay 👍 .
    ilaahay dawlad hana siiyo❤

  • @Zeeko_Media
    @Zeeko_Media 4 года назад +1

    aaadan horey usoco taagera qaasan ku ahay waa balan markan burco imaado wan kuso raadin doona

  • @khadarabdi1699
    @khadarabdi1699 4 года назад

    *Su aal. Zxp qaali. Waa maxay sababta dalkasta loogu qaybiyaa koonfur iyo waqooyi_*

  • @xasanhaykal__maxamuud6865
    @xasanhaykal__maxamuud6865 4 года назад

    Keep going prO

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 4 года назад +1

    Aniga waxaan umaleyhaa In ay waxaan mareykanka ka dambeeyo
    Waa Tijaabo 🤔🤔🤔 Itoobiya. Wey kujirtaa

  • @aliqiyamahaliqiyamah8965
    @aliqiyamahaliqiyamah8965 4 года назад +1

    Waa fikrad fican sxb adan lkn zhp odeyga ropert mugabe noso gudbi kaftankii 3 aaad

  • @shakraacabdulaahi3979
    @shakraacabdulaahi3979 4 года назад

    Asc wll anigoo ah reer b/weyne
    Run ahaantii aad baan kaaga mahad celiniyaa sida wcn ee aad xogaha noogu soo gudbiso 🙏🙏
    Mida kale ka raali ahaansha fatahaada b/weyne runtii meeysan aheyn waxaan wax kaqaban karno markii la eego xag farsamo iyo xag dhaqaale ayidoo la eegayo taag darida dowladeena balse isku tashi iyo waxwada qabsi bulshada ah kabacdii waxaan awoodanay inaan ka hortagno fataahada saameynteedi badneyd walow ay wili wax jiraan
    sudan iyo somaliyaba ilaah ha kasamata bixiyo fatahaadaha 🤲🤲

  • @wardicabdi8847
    @wardicabdi8847 4 года назад

    Xaaji Waxba kamaanu fahmin

  • @axmedmaxamed7323
    @axmedmaxamed7323 4 года назад +3

    Isu sonoqod wanaagsan wll aadan