Wll somaliyeey inaga daaya anaa first iyo waxaa, mawduuca aan abaarno, wax aan Kafaa, idno.. aqliyad Islam aan xambaarno... waxbarashada wadamadeena aan hagaajino dhiig aan isgalino..... illahay dulimo iyo qax inoo muu abuurine........ mahadsanid sahanka xogaha ❤❤❤👍👍👍😥😥 hawl weyn ayaad wadaa Allah ha ku garab galo..
The magnificent (magaca reer galpeedku u yaqaanan) Khaaliifkii 7aad ee islaamkka aan ku sifayn lahaa anigu suldaanka.inkastoo uu khilafada qaar ka caasanaaba. Sifaytaydah hada ka heshay like saar commenigaan
Taariikhdu waa cilmiga aan ugu baahida bdnahay waqtigan hadii aan nahay dhalinyarta soomaaliyeed ama gudahaan dhalin yarada islaamka badankeen ma baadhno taariikhda inteena baartana ciriiri ayaa laga galiyay iney ehelaan taariikhda saxda ah. Badanaana waxaa dhacda in aan la Kulano taariikh reer galbeed sameysteen. Mahadsanid Aadan sahan DAR ALLA AYAAN KUU JECLAHAYE INTaa uun ii ogoow❤❤
masha allah mahadsanid wll Allah ha ku sharfo ee bal taariikhda islaamka noogu dadaal si aan wax badan kaga kororsano Allah ha barakeeyo Aadan Khadar Cali.
Jazakumul Allah qeer wll Allah ha kuu Xafido adun iyo aqero aad baa u jiclahay taariqda islaamka waxaan kaa cutsanaa inaat malin waliba so diiysaa hal xalaqo
Adan Sahan, waa RUclipsr ka kaliya ee aan waligii odhan LIKE SHARE ama SUBSCRIBE iisameeya sidaasna ku gudbiya wax Alle wixii faa'iido u leh dadkii Soomaalida. Waxaan kuu rajaynayaa khayr Alle
Hadalkas qiiro maku galshay Heer markii ay marakibta cusmaniyinta yimadan magalo xeebed gaala ka talineso iskabadaa wax kalee gambalelyada kaniisadaha xataa boqoradoda waxey ku amri jireen in la garaacin si loga so duulin oo ayada dhanba loo furan subxanallah
Ilaahay ha unaxariisto sulaymaan alqaanuuni marka laga yimaado awawgii maxamed alfaatix wuxuu ahaa halyay run ahaanti taxanaha aad iyo aad ayuu muhiim uyahay barashada boqoradii iyo taariikhda diinta islaamka😘
aqoonta iyo cilimga allah haku barakeeyo
Reer galbeedku waxay odhan jireen sulaiman magnificent sulaymaankii waynaa heer ay gaadhsiiyee 🤩
Wll somaliyeey inaga daaya anaa first iyo waxaa, mawduuca aan abaarno, wax aan Kafaa, idno.. aqliyad Islam aan xambaarno... waxbarashada wadamadeena aan hagaajino dhiig aan isgalino..... illahay dulimo iyo qax inoo muu abuurine........ mahadsanid sahanka xogaha ❤❤❤👍👍👍😥😥 hawl weyn ayaad wadaa Allah ha ku garab galo..
Allaha ku sharfo ustaad aadan khadar cali
run ahaantii wakhtigaaga oo aad si wayn noo gu hurtaywaan waan kaaga mahad celinayaa maadaaba aad go'aansatay inaad gubaabiso dhalinta oo aad boorka kajafto oomaanta moodo in qaflad ku jiraan iloohow dhalinta dhamaanteen qafladaan nagasaar
AAMIIN AAMIIN
Suleyman al qaanuni geesigii cusmaniyinta
Wlh sultankan in bdn reer galbeedka taarikhdiisa way ku ciyaareen blse wanaagiisa inaga nagama qarsano❤💪
@cumarfarah6319 waa taarikh been Oo usameeyen reer galbeedka ee waxuu ahaa qof Ku dhaqma Islaamka
Aqoonta iyo cilmiga ba Alle ha kuu barakeeyo Sir
Ramadan Kareem ❤
Mansha allah
Waad noo faa idaysay
Alle hakuu faa ideeyee
The magnificent (magaca reer galpeedku u yaqaanan)
Khaaliifkii 7aad ee islaamkka aan ku sifayn lahaa anigu suldaanka.inkastoo uu khilafada qaar ka caasanaaba.
Sifaytaydah hada ka heshay like saar commenigaan
Hhj
الله أكبر جزاك الله خير الجزاء يا أيها المؤرخ الشريف
رحمه الله تعالى رحمة واسعة واسكنه فسيح جناته الأعلى
ماشاء الله تبارك الرحمن شكرا أخي آدم
أفصح الله لسانك وكثر من امثالك
رحمه الله رحمة واسعه
Ma lumayso taariikhda iyo xaqiiqada halyeyada diinteenu inta ay aduunka kunoolyihiin halyeeyo kale OO utaagan iftiiminta iyo badbaadinta taariikhdooda rasmiga ah alxmdulilah kasoomaali ahaan adigoo Aadan ah ayaanu ku haysanaa Alle haku dhawro wllo jazaakalahul khyr🙏♥️♥️
Mahad sanid maanta waan sodheereyay walal
Wanaag, wacdaro iyo waayo aragnimo ninkaan kabartay baad tahay walaal Adan Sahan aad baana kaaga mahad naqewnaa sido kale waxaan ooga mahad naqaaa alle oo adi ifkan ku keenay ileen waxbaad naafaa ideesay aan kaweenay youtuberada somalida blse adaa nakaafiyay bro mahad sanid
ألله أكبر
Allow dadka Muslimka ah isugu barax xaasidnimada iyo xumaanta kasaar si aan markale u xukun dunidaan
Ramadan Kareem
Heesiga somaliyeed hore soco
Aadam khadar cali rabbi raali kaa noqoy wll alle hakuu siyaadiyo aqoontaada iyo cumrigaba
Zxp love isar first one ❤
Maxaad ka faa'ida
💚💚💚💚🌻🌻🌻
Taariikhdu waa cilmiga aan ugu baahida bdnahay waqtigan hadii aan nahay dhalinyarta soomaaliyeed ama gudahaan dhalin yarada islaamka badankeen ma baadhno taariikhda inteena baartana ciriiri ayaa laga galiyay iney ehelaan taariikhda saxda ah.
Badanaana waxaa dhacda in aan la Kulano taariikh reer galbeed sameysteen.
Mahadsanid Aadan sahan DAR ALLA AYAAN KUU JECLAHAYE INTaa uun ii ogoow❤❤
mahadsanid adam wllo
Mahadsanid wll dadaashay msha allh
Allaha unaxariisto suleyman Al qaanuuni
Thanks pro
#AadaN #WaxaaN Kaa CodsaN LahaYn #Inaad QisooYiN Ama Taariikh Xiizo LeH Oo #Taxano Ah Noo piLawdaY #During RamadaN🙏❤❤
Sxb kitaabka العظماء المئه ama Great 100 oo ah Muslimiin ila Eega. Waa kitaab qiimo leh.
@@saedabdirisak5952
Kitaabka aashegeyso asagoo afsoomali kuturjuman mala helaa wll
Masha Allah kheer Allah ku siiyo, amaa codka waa hoos
Alaa yarxam suldan saleman adna ala haku siyadiyo cilmiga aniga iyo dhaaman musliminta alhuma amiin
masha allah mahadsanid wll Allah ha ku sharfo ee bal taariikhda islaamka noogu dadaal si aan wax badan kaga kororsano Allah ha barakeeyo Aadan Khadar Cali.
Asc Walaloyal Ramadan Mubarak
Will Yar oo 17 Sano Jira oo Xiil Qabtay Cajiib
Alle Maxa Aduunka Alayey Muslim ah Soo baray
Allow Uu Naxariso Amen yaaa Rabbi
رحمك الله ايها بطل😍
Shukran wll Qli
M.a wallal wad noo faideysey allah u naxariisto halgamayashii muslimiinta
Thanks for sharing
May Allah get us back in that position
Guul falaastin
Mahadsanid walal ilaah haku xafido
M.a zxp adan hore u soco geezi
Allah ha u naxaristo geesigi iyo amiirki muslimiinta alla mxy umadda Muslimiinta ay u bahanthy hogaamiye sulaymaan oo kle ah
Jazakumul Allah qeer wll Allah ha kuu Xafido adun iyo aqero aad baa u jiclahay taariqda islaamka waxaan kaa cutsanaa inaat malin waliba so diiysaa hal xalaqo
Alaha u naxariisto سليمان القانوني wuxuu ahaa geesi
Manshalah Alle ha ku barakeyo zaxib
Jasaakallaah ustaad Aadan halyeeyga nool Allaha ku xafido wax badan ayaad inoo faa iideysay
Mashallah illahaybaa xumaan ka fog walee diinteena waa loosoo halgamay anaguna ciyaar ayey nala tahay
Masha.allah.mahadsanid.macalin
Alle ha unaxariisto suldaankeena
Mnshaalh walaal aad ayaad uu mahsaantahy
Mansha Alaah mahadsanid adan Ramadan kariim
Waxaan ku idhaado garanmaayo lkn mahadsanid
Masha Allah sxp Alle ha Ku sharfo
Mansha allah ilaahay qabriga ha u nuuriyo
Manshallah....................
Nin warkisa lagu kalson yahey 💟✌🏻
Ilaahay ha u naxaristo
Sxb mahadsanid
Aad iyo aad ayn oogufaraxsanahy shaqada wacanood haysid ee fadlan noo wad taariikhyadan
Masha Allah sxb nobadi taarikhaha noocan ah xooga aan qalbiga ugu dhaashinee
masha allah aadban u jecelahay baraarujinta faraha badan ee ku jira waxyaba ha ad soo diyaariso alle ha kaa ja saai siiyo adanow
Allow asaggoo kalee iga dig..i.a
Masha allaah
Mahadsanid sahanka sxp horay uu soco
Wll Aadan thanks in badan waa kaa faa'idnay
SubhanAllaah ALLAAH ha unaxaristo suldaan sulayman
Masha allaah illaahey ha u naxariisto
Alle ha Ku barakeeyø 😍
Ninkan waxan Ku daawaday aflaam padan oo laga metelay Laguna zharav
Dilayoh
Alle hawnaxariisto
Ax maad taloofonka jebin!!!!!!!!!!
Sida ma yeelin lkn
Ta Ila gudpoon waa in ninki wllky dilay Anna isasapan
Filmkii huyaam
@@jamalkhan-lq8gm
Sxb filmka laga matalaayay magaciisa mataqaan waxaa rabay inaa daawado
@@axmedamiin4733
Human
Zxbb qisada عزير عليه سلام Soo turjum
Waa arin aad muhiim u ah inaa taariikhda dadkii geesiyaasha ahaa lagu daydo lana ogaado Rabi haku sharfo wll
Mansha allah bro
AADANOW SXP ALLEH HA KU SHARFO🖐🖑
Wll waad ku mahadsanthy cilmiga aad noo faaideysay ilhey hakugu badalo wax qeyr badan wll
Mashallah🙏🙏🙏🙏🙏
Mahadsanid wllkena❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
MASHA ALLAH MAR WALBA AAN KU DAAWADO HAMIGAYGA AYAD KOR UQAADAA ZXP AADAN ILAAHAY HAKU BARAKEEYO ZXP
mahadsanid🙏
Asc Allah ku barakayo waxan ka faa'iday waxa badan wad mahadsantahay
MashalaH wll Aadan janatul fardawsa alle haku geeyo iyo wixii inyaro iiman ah ku jiro❤
Ilaahawo nozoo celi dowladi cosmaniyinta
Masha Allah wll Aad iyo Aad bad umahadsan tahy
جزاك الله خير 💯✋✋
Sxp qisadi tataarka hadi aad ino so diyarin lahayd wan kaga mahad celin lahayn
Sheekh mustafe ayaa ka hadlay you tube way kujirtaa karaadi
Illahay haa ka rali noqdo wxa badqn ayyan ka baranay
Suleymaan Al qaanuuni ninkii ugu danbeeyey ee dukada صلاة الفتح
Zxp maad kasoo hadashid halyeygii somaliyeed
Sheikh Sayid maxamed cabdule xasan
Darawiish adoo raaliya kasoo hadal maadama ay taariikhdeena tahay
Qofkii Ugu horeeyay ee daawada videogan Like saar
Ilahey haka raali noqdo
Wuxuu ahaa hogamiye dacada
Adan sahan walal tariikhda tataarka xalqado nooga soo samee insha allh
Ilhayw qanuunigii somalida soo saar
Khadar aadaN Cali keep going
Wallahi wan Dawa day filimka 2013 zee alwan qeybteda carabiga
pro waxaad kasoo hadashaa boqotooyooyinkii soomaliiyeed ajuuran sulthanate , adal sulthanate , ifat sulthanate tariikhahoodi , iyo dagaaldii furashaadii xabash ee cusmaaniyiintu iyo adal sulthanate ee uu boqor ka ahaa imaam ahmed gurey , waana dagalaakii purtugal iyo habashidu isku weheshanayeen eed videogan kaga hadashey ,
M.a
Aadan sahan liph
Si kastoo ay sameeyan gaaladu Allah idinki wa noqon ninki dhibta kasaari laha muslimiinta
Mnsha allh
Adan Sahan, waa RUclipsr ka kaliya ee aan waligii odhan LIKE SHARE ama SUBSCRIBE iisameeya sidaasna ku gudbiya wax Alle wixii faa'iido u leh dadkii Soomaalida.
Waxaan kuu rajaynayaa khayr Alle
Mazha Allah
Masha allah wllky adan sahanka
Mahadsanid
Maasha alaah thanks 😊
Ala haku barakeeyo
Horo usoco sxb Allah HaKU garab galo
Hadalkas qiiro maku galshay
Heer markii ay marakibta cusmaniyinta yimadan magalo xeebed gaala ka talineso iskabadaa wax kalee gambalelyada kaniisadaha xataa boqoradoda waxey ku amri jireen in la garaacin si loga so duulin oo ayada dhanba loo furan subxanallah