قال رسول الله صلى الله عليه وسلم "لتفتحن القسطنطينية فلنعم الأمير اميرها و لنعم الجيش ذالك الجيش " أمير الذي بشر رسول الله هو محمد الفاتح و الجيش الذي مدح رسول هو الجيش الانكشاري
mashaa Allah dhaaman muslimiinta inta dhimatay allah ha unaxariisto amiin allehayow waxaan ku waydiisanaa in aad iga dhigto kii furan lahaa maglada rooma amiin
Qisadaan waa qiso aan aad u jeclahay muxamed binu faatix iyo furashadii qustantiiniyah. Maalintan maqle ayaa booqde masjidma weyn ee faatix ee ku yaala magaalada istanbul iyo sidoo kale masjid sultan ahmed iyo ayasovya waa magaalo taariikhi ah shukran wll abdirahman
masha allah wll illahay haku barakeyo hore usii wad videoyada qaaliga ah, hadan mid ka dhaxgalo ma wuxuu ahaa suldankii cusmaniyinta 7aad mise suldankii 7aad ee cabasiyinta
Hadii aad rabto inad barato editing mobile ka Ama noqoto youtuber ama application samaynta ama hacking ka fadlan ku dhufo sawirka Gmail ama gal kanaalka nurani tech
Sxb abdirihman Tarikhooyinka ad bulshada la wadagayso wa In ay la socota fikirkaga ad is ledahay umadada tusi Yacni tarikh walba fikirkeda inad dhex raaciso od dadka ku bararujiso
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم
"لتفتحن القسطنطينية فلنعم الأمير اميرها و لنعم الجيش ذالك الجيش "
أمير الذي بشر رسول الله هو محمد الفاتح
و الجيش الذي مدح رسول هو الجيش الانكشاري
mashaa Allah dhaaman muslimiinta inta dhimatay allah ha unaxariisto amiin
allehayow waxaan ku waydiisanaa in aad iga dhigto kii furan lahaa maglada rooma amiin
Allah haka dhigo
Masha alh
Ilaahay haku xafido
Wll taariikhda osmania
Wnkaga mahad celinaynaa
Balse adoo raaliya balse taariikhda
Noo dhamystir saleymaan alqanun
magacaygu waa abdirahman omar hlkana waa waaberi media fadlan kusoo dhawaada muuqaalkeena maanta
Hhhhhhhhh copy boy👍👍👍
@@jannashariif3179 waa dhextaalka chanalka oo aan ka hello
Anba wan ka hela kalmadas yar
Hhhhhhhh Intaa yar wAn jeclahy nio
Asc walal nafahansii furashadha roma wali aan lafuran
Waberi Media Mahadsanid aqliga alla hakuu barakeyo wll❤
Allaah haw naxariisto mahomed alfaatix iyo shuhaadadii ku jahaaday siday Muslimka u hanan lahayeen istaanbuul
mahadsanid sxb zida aad nagu soo gudbisaY tariqyada hore 😍 keep going sxb
فلله الحمد والشكر والمنة.
Shukran ustaad wlhi waad inoo faa,ideeysay ee alha laa abaal mariyo ustaad c.raxmaan
aad iyo aad baad ugu mahadsan tahay taariikhadda aad nala wadaagtay Abdirhamn omer
Manshallah sxb qisooyinka taariikhda ah waa muhiim waana kaaga mahad celinayaa ustaad horey usococ ramdaan kariim
Masha allah walaal inoo soo daa taarikhdii suldaan sulaymaan alkhaanuuni
ماشاءاللہماشاءاللہماشاءاللہماشاءاللہماشاءاللہ my bro
Aadbaan kuu salaamayaa c.raxmaan
Wll qaybkale maad kasamaysay taariikhdaa
Qisadaan waa qiso aan aad u jeclahay muxamed binu faatix iyo furashadii qustantiiniyah. Maalintan maqle ayaa booqde masjidma weyn ee faatix ee ku yaala magaalada istanbul iyo sidoo kale masjid sultan ahmed iyo ayasovya waa magaalo taariikhi ah shukran wll abdirahman
Allah ha u naxaristo 👍👍👍👍
Ramadan Mubarak wll wadku mahadsan Tahay inad noso Gudbiso muqaladan okale balse waxan markale ka codsanaynaa inad noso Gudbiso Tarikho ka waramaya Dhaqanki Hore ee Somal 🙏
Hore usoco ABDIRAHMAN OMAR guul ayaan kuu rajeynaa walal wax badanaa caqliyadeena kobcisaa
Maasha Allaah guul baan ku rajeyna abdiraxman cumar
Masha allah wll alle haku barakeeyo
Mnsha allah bro ilaahay haku xifdiyo, mar walba taariikhdii islaamka ayaan aad kaaga faaiidaysanaa
masha allh wll
Masha allh
Istanbul ku sosucda insha aalh after Corona virus
Shukran ustaaad allaha ku xifdiyo walal abdiraxman
Shukran cabdirixmaan cumar wll Allaha ku xafido
Shiekh
🫰👀Shamsudiin
ماشاء الله يا استار
Wll Allah haku xafido tariqda islamka noso badi qer Allah haku siye wll
Mansha allah abdirahman omar
Wlhy aad maan u oyey maasha allah ilaahow soo noqotaa awoodii islaamku
Like ta isaara anaa u horeeyyee
hadaanu diidnana
@@MohmetAmad wll Dee ha diidina
@maxamed nuur adgu ma waxad furanaysaa roma
Kkkkk
Ilaahoow kii roma furan lahaa farc iigu dar😢
رمضان كريم اخي عبدالرحمن عمر.
Mahadsanid walaal.
Mahadsanid jaalle.
masha allah wll illahay haku barakeyo hore usii wad videoyada qaaliga ah, hadan mid ka dhaxgalo ma wuxuu ahaa suldankii cusmaniyinta 7aad mise suldankii 7aad ee cabasiyinta
Cusmaaniyiinta
Mahadsanid
Taageere num 1 hadii la ii waayo num 100 waan ka helay mawduucyadada
ASC Walal Cabdirahman Cumar
Waxan ku Rajayneya cafimad iyo Cimri dheer zxp
Alle cod iyo samecad ayu kugu deeqay mansh allah tabarkallah
Alhamdulillaha Alle aya mahad iska leh
Ramadan Mubarak walaloyal Alle Ha inaga Hayo Cudurkan safmarenka ah AMIiN shacabka ku nool Xamar waxan kula tali laha inay Awmiirta Dowladoda uu Hogasaman
8 K VIEWS 700 LIKE AR KADHISA LIKEGA MAXAY TAHAY XAZAD NIMADA KEEP GOING PRO💔💔💯🙏
Alle dartii ayan kuu jeclahy
Muqaladaada aad ayeey uwanagsan yihiin alle haku dhowro
Masha Allah
. ماشاالله تباركالله
Masha'allah wll hore u soco
Mansha allah wll Allah ku amaansado
Wll aad ayaa ugu mahadsanyahy Abdi raxman
Magacaygu waa nashad omar halkanina waa halkan guriga ka daganahay ku soo dhawow muuqaalkaaga manta 😂😂😂🤣🤣🤣
Mashaa Allah wall allaah haku dhowro
Ramadaan kariim walalahay mus lim ka ah
Abdiraman waberi keep going wll noo soo badi
sheikh shamsudiin ❤👏
Hanbaliyo Hanbaliyo Hanbaliyo murtidaada quruxda badan
Keep going
M.a wllo ilaahay khayr ha kusiiyo
Salalahu calehu wasalim
Caqliga alleh hakuu barakeeyo
Aad bad u mahadsanthy wll noso badi oo taxane noo gadhi taarikhda dawlada cismaniyinta ilaa dhamadkeedi
Waa laac aduunyadu 2dii walaalee ruxba maalin ladayoo
Waan furan doonaa inshaa Allah Roma aniga ayaan furandoono inshaa Allah
Insha allah wll gaRabkaaGa taaGanaHaY
5sano kahor bu fikirkani igu dhashay
😂😂i.a
Aka kuu rume3yo
Horay u soco zhb qli
Waad mahadsantahay
Fadlan gal chanelkayga haddii uu Ku qancin IGA raali noqo haddii aad kaheshid subscribe
waa halyay ay umada soomaliyeed ubaahantahay
Ustaad horay waxaan umaqlay in turkiya uusan qodankarin macdanta wadankiisa ku jirta sida shidalka io wixi lamid ah mudo
Shidaalka uu turkigu leyahay waa mid kuyaala jazirada qubrus oo giriik iyo turk isku haystaan re yurubna
Dhimashayba ka xigan
Qubrus waykala qaybsan thy qayb turki ah iyo qayb greek ah
United nation wxu aad isaga dhagatiraya aqoonsi qubrusta turkida madama uu qubrusta turkidu
Uu kuyaalo shidaal kii ugu badnaa yrub marka iyagoo sidii kale turki uga cabsanayay miyay shidaalna u ogaal karaan waa maya waana sabab tuu ordogan somaliya ula qaybsanayo khayraadkeeda
Run ahantii wxn ku hamiyaa inaan noqdo faatixi Roma
Alahahkubarakeyo
السلام عليكم اولان
Waxa aad barnaamij ka soo diyaarisaa taariikhda Ordugaan madaxwaynaha turkiga hadaad owoodo AKhii
Waad nagala raagta taariikhda
Mansha alah
Masahallh😍😍😍
Waaberi media
🙏 thank
Scw
Asc Abdiraxman Omar:
Waan fahamnay qaabkii loo furtay istanbul, balse waxaan kaa codsanayaa inaad vidoe ka sameesid qaabka loo furan doono, Rome,
Ma mahdi baa furandoono .
Mise qof kale?????
Abdirahman Cumar
Hormar wacan waalal waxaad haysaa shaqo adag
Kusoodhawad muqalka. Wasax
Lkn barnamij wacrbi ing ilaaliya
Hal nooleyo af somalig
Waan sugeena wll
M.a zxp
Asc walal nafahasii furashadha roma wali aan lafuran
Good
Wxa aFlaxeY qoFkii FurTa isTanbuL hdaLadi nbiga scW _subscribe NO zar wll
rooma in tee ku taal❤
Italy
Sirdoonka somalia ee nisa ka soo hadal
Hadii aad rabto inad barato editing mobile ka Ama noqoto youtuber ama application samaynta ama hacking ka fadlan ku dhufo sawirka Gmail ama gal kanaalka nurani tech
maxamed faatah halyeey
Geesi
waxaaan sugnaaba waa bariyo Barnamijka
Mhdsanid walkie
Waxaad kusoo dartaa muuqaaladaada in aad ka hadasho geesigii aan ganban ارظغرل ابن سليمان شاه🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
6in said that if you were in their house you could get married again if your father would come over
Wll nooso gali sidii loo burburiyay dawladii cismaniyinta
Sida Somalia loo burburiyay Loo buburshi iydana 😂
MoncHa aLh
Gela lahan lahan jiray waxa nantay damero aya nojoga
Wadmahadsantahaywll
M.a
Sxb abdirihman
Tarikhooyinka ad bulshada la wadagayso wa In ay la socota fikirkaga ad is ledahay umadada tusi
Yacni tarikh walba fikirkeda inad dhex raaciso od dadka ku bararujiso
Maanta Muslims teenagers waxay ku fakaraan siday gaalada isugu eekaysiiyaan
SUBSCRIBE
#MALAAYIINMEDIA
I have
Maashaaalaah❤❤❤❤❤