@@ju5661 Dhanka uma jeede La Fahan sxib Ninka wuxu u jeeda Ta maadige . Wala ogyahay Guusha dhabta ah inay tahay Ta musliminta iyo Ta rabi uu yidhi فمن زحزح عن النار وادخل الجنة فقد فاز
Zxb sultan sulayman al qaanuuni wuxuu ku abtir sadaa cusmaan bin ertugrol wuxuuna ahaa suldaan kamida cusmaaniyiinta saleebaan shaahna waa aabaha ertugrol
Zxb sultan sulayman al qaanuuni wuxuu ku abtir sadaa cusmaan bin ertugrol wuxuuna ahaa suldaan kamida cusmaaniyiinta saleebaan shaahna waa aabaha ertugrol
ereygaan 'cagta la mariyey' waxaa aad u iisticmaalo laguna yaqaanaa qolo gaar ah koley waykasayaan dhalanyarada reer konfurta ah ma qolodaas ka mid thy nio is cadee?
Ma aqano qofka akhrin doono qoralkayga balse waxa ku shegaa ruxii ugu wanagsanaa Caalamka Wuxuu ahaa ruxii ugu naxariista badnaa abid nabi mohamed scw 🥰🥰kusali nabigeena mohamed scw 💚💛💚💛
❤❤❤❤
Scw scw
Scw scw scw❤❤❤
Maanta waxay ku bekantahay dhimashada sultan sulaiman al qanuni 5 September 1566 Alla Haa unaxariisto❤😢
Allow yaa maanta u sheega halyeeyadanadii in ay na hogaamiyaaan dad ayna waxar jaban ku aamineeen. daba dhilif nooca ugu liitana ah😢😢
Tarikhaha islamka so badi wll❤
Keep going Hno this channel is the best somali channel ever
Soobadi Ustaad Taariikhda islaamka😢❤❤❤❤Next Ertugural Iyo wiilkisii Cusmaan pey kasoo Hadal zxp
Wll welcome
Jasakallah my brother
Thank you Abdirahman Omar
ALLAH is one ❤😢👆
Tariikhdan oo Faahfaahsan Qofkii rabaa Hasoo dhagaysto Sh Mustafe Xaaji Ismacail Muxaadarada uu kaga waramayo Suldaal Suleiman Al qanuuni.
In sha Allah maalin way soo laaban doontaa awoodii muslimiinta oo midaysan goordhow
Mashallah
Filimkii cusman hey masha Allah ❤❤❤
Wll Abdirahman pls aqoon maal wax soo geli fucultyadà kasoo haadal
Soo badi muqaaladaan xamaasad ayeey ley yihiin
M.a waan jeclahay taariiqda dowlada cusmaaniyiinta
26 years 😮😯
Masha Allah ❤ ustaad more and more about this
Mhd snid sxb wxan rabana tarqkhidi osmanke 1 😢
Labaa saano kahoor ayuu muqalka sameyay e chanalka kabadh osman iyo abihi artogral labadaba tarikhdoda bari hora ayu sodhigay
@@anwaar.adaan.maxamud hye wll
war nio sheeka macaanidaa Mashaa allah
Soobadii shp 18 min kasodhiig
Gold voice❤❤❤😊
Buğra Ulusoy ma wuxu jilay Süleyman alqanuni
Asc, walal macluumad kasoo samee faraacintii masar iyo intay jirtay
Allaha akabar
Suleiman the Magnificent
Sxp waxaan kaa Codsanayaa🙏 in aad Nala Wadaagtid Qaabta Ay ushaqayso Xukuumada #Kiriimilinka# ee #Russia# iyo waxay tahy🙏🙏
Pro dadka gulaystayasha sida Elon mask iyo jack ma ka so hdaL❤ thnks
Guul ay gaadheen majiraan guusha dhabta ahi waa tan.
@@ju5661
Dhanka uma jeede La Fahan sxib Ninka wuxu u jeeda Ta maadige .
Wala ogyahay Guusha dhabta ah inay tahay Ta musliminta iyo Ta rabi uu yidhi فمن زحزح عن النار وادخل الجنة فقد فاز
Seljukiyiinta kasoo hadal cabdiraxmaanow iyo xidhiidhkii ka dhexeeyay iyaga iyo Cabbaasiyiinta haddii aad awoodid
Best freind❤❤
Waxa jira dagaal aanay in badan oo muslimiinta ahi aqoon iskadaa dagaalkee xitaa magaciisa maqal waa dagaalkii sallaaqah(معركة الزلاقه) hal gooob ayaa lagu dilay 60k oo ciidamadii gaalada ah dhamaantoodna waa la laayey waa dagaalkii ka dhacay spainta maanta muslmiintuna u yaqaaneen andulus fadlan mawduuc ka soo diyaari
❤
Taatikada reee galbeedka maantay eekudagaalaman waxee kasoo minguuriyeen Muslimiinti haba ugu badnaadaan Khalid binu walid io salmaan alfaarisi io geesiyaalkale
Qisooyinkaan soobadi wll
Soaali
Scdin
Inakana looma ogala nin ka yar 40sano inuu dal hogaamiyo
Wad mahadsantahay c/raxman balse saleban alqanuni waxa uu hogaminjiray dowladii salajiqada oo kahoraysay intanay dhalan dawlada cismaniyiintu inkastoo ay isasoogadhen balse dowlada cismaniyiinta waxa asasay artuqasi kadibna waxa kadhaxlay wiilkiisii cisam isagana waxasiidhaxlay wiilkiisii curad orhaan sidasay isusii dhaxlayeen ila ay dunida katalinaysay inkabadan 600 oosano marka salebaan alqanuni xageekasoogalay cismaniyiinta salebanshaah madhalin arutla madhalin oo asasay dowlada cismaniyiinta ilmacismaana madhalin sow masaxni awowe
Zxb sultan sulayman al qaanuuni wuxuu ku abtir sadaa cusmaan bin ertugrol wuxuuna ahaa suldaan kamida cusmaaniyiinta saleebaan shaahna waa aabaha ertugrol
Zxb sultan sulayman al qaanuuni wuxuu ku abtir sadaa cusmaan bin ertugrol wuxuuna ahaa suldaan kamida cusmaaniyiinta saleebaan shaahna waa aabaha ertugrol
Wxba ka qaaldan wllo lkn sulayban alqanuni waa suldanki ugu caansana suladinti cusmaniyinta marka osmanki kobad laga reebo waana suldanki 10.nad wxana awowe u ahaa ninki fuurtay istanbul wana khalifki labad e muslimnta abihi salim aya ugu horeyay cusmaniyinta ciid khalif sheegata wakhtigay ugu xogabadnayd ayay ahayd dawladi the Othmaan empire al caasrul dahabiya ayay dhahan muslimtu
ereygaan 'cagta la mariyey' waxaa aad u iisticmaalo laguna yaqaanaa qolo gaar ah koley waykasayaan dhalanyarada reer konfurta ah ma qolodaas ka mid thy nio is cadee?
Ertugral Kasoo Hadal
Hadikadibkasheekesaxabada❤
Weer
Kasheeke
رحم الله السلاطين الدولة العثمانية
Belgrade 🇷🇸🚫
Waxaa ka yaraa kii daa'uud uu ku dilay jaaluut
Farid
Wll welcome