Daariq Binu siyaad | Geesigii furtay andalus, Geeryoodayna isagoo sabool ah!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 окт 2022
  • Daariq Binu siyaad | Geesigii islaamka gaarsiiyay yurub ee furtay andalus!
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 70

  • @muscab8581
    @muscab8581 Год назад +31

    hadal afka kasobaxo hadal waxaa ugu fican salliga nabiga scw scw 🕋😭❤️

  • @mustafejamal7038
    @mustafejamal7038 Год назад +9

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد 😇🎋

  • @abdiqaadir5351
    @abdiqaadir5351 Год назад +6

    Insha Allah islaamka sidii hore iyo si kasii adagba wuu ku sok laaban doona haduu illaahay kadhigo

  • @ugasadainaabdirizaaq8648
    @ugasadainaabdirizaaq8648 Год назад +5

    ManshalaH 🙌❤️

    • @CabdiXaliin-md1rc
      @CabdiXaliin-md1rc 5 месяцев назад

      𝑹𝒂𝒎𝒂𝒅𝒂𝒂. 𝑲𝒂𝒓𝒊𝒊𝒎

  • @sakariyefilfil6578
    @sakariyefilfil6578 Год назад +4

    Masha Allah cabdi raxman cumar allaha ku xafido marnamijyadada wan ka faa,iidestaa

  • @abubakar-ol5fz
    @abubakar-ol5fz Год назад +5

    Masha Allah

  • @daadirelmi1408
    @daadirelmi1408 Год назад +6

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲

    • @Haffyy
      @Haffyy Год назад

      Amen ya Allah 🤲😞

  • @ismaaciilali2413
    @ismaaciilali2413 Год назад +6

    tarikhdA GEESIYAADI ISLAMKA AMA dagaalyahnadi ISLAMKA NOSO BADI ABDIRHMAN PLS ❤️👍

  • @mustafecumar7800
    @mustafecumar7800 Год назад +4

    Apdirahman waaberi Full talented 😍

  • @user-et9qf9zk7j
    @user-et9qf9zk7j 6 дней назад +1

    waa lagu muransanyy deeganku kasoo jeedo badina waxa loo badiya Algeria Thnks Abdirahman Cumar

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +3

    Thanks 😊

  • @awaleh23
    @awaleh23 Год назад +6

    UNDISPUTED CHANNEL 🌟

    • @kadarroble7889
      @kadarroble7889 Год назад

      Aadan aad ayaad u mahadsan thy
      Hadaad aragta qoraalkyga wxn kaa codsanayaa in aad ka Soo hadasha taariikhda Andulus inta ugu muhiimsan hduuu raba muuqaalka ha dheeraada eewaaa codsi ka yimid qof aad kuu jecel

  • @axmedculujoog3421
    @axmedculujoog3421 Год назад +1

    Mahadsanid

  • @abdiqaadir5351
    @abdiqaadir5351 Год назад +1

    Maasha Allah

  • @ibraahimiidowibra1495
    @ibraahimiidowibra1495 Год назад +1

    ماشاءلله أخي

  • @mame-pu1vj
    @mame-pu1vj Год назад

    masha Allah

  • @canabali9633
    @canabali9633 Год назад

    Thank you

  • @abdinasirbashir632
    @abdinasirbashir632 Год назад

    ماشاء الله

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 Год назад +1

    Keep going

  • @ilyasabdi541
    @ilyasabdi541 Год назад

    Great channel and person

  • @Cazzaam
    @Cazzaam Год назад +1

    My favorite RUclips channel ❤️ 💕

  • @mustafecabdifarah6515
    @mustafecabdifarah6515 Год назад

    Mansha allah

  • @cabdiwaareermiyicabdiwaa-gy3hy
    @cabdiwaareermiyicabdiwaa-gy3hy 7 месяцев назад

    M.sh allow u naxariiso amiin❤

  • @muusexiis6283
    @muusexiis6283 Год назад

    Maansha allah waaberi media hore u soco

  • @mohamedadan7815
    @mohamedadan7815 Год назад +1

    وعليكم السلام اخي ❣

  • @faynuuswaladuu5100
    @faynuuswaladuu5100 Год назад

    Taariikhda Caykan ah soo badi ustad

  • @aminaarafa6549
    @aminaarafa6549 Год назад

    Indr noso badi khyr alle hku siiye

  • @AbdirihmanAbdirisaaq
    @AbdirihmanAbdirisaaq 5 месяцев назад

    MashALLAAH❤

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 Год назад

    Masha Allah tabarakallah jazakallahu kheyra
    Walaal waxaan kaa cosaneena inaad inoogu sameeso playlist jazakallahu kheyra❤❤

  • @mohamadibraahim930
    @mohamadibraahim930 Год назад +1

    waan kusalaamay saaxib#

  • @ayanmohamoud9343
    @ayanmohamoud9343 Год назад

    Scw

  • @nimcogeele6438
    @nimcogeele6438 Год назад

    Cabdirahman alle haku sharfo wall❤❤❤

  • @hassan.keykey783
    @hassan.keykey783 Год назад +1

    Qisooyinka aan jeclahay

  • @saharosheikh9573
    @saharosheikh9573 Год назад

    Kuwan noo soo badi ❤walaal

  • @ismahanmohamud6012
    @ismahanmohamud6012 Год назад

    Wall Allah ku dhawro muuqaladaan ookale aadbuu inooanfacayaa kadhalinyaro ahaan ee inoosoonadi Inshaa Allah

  • @maxamadjaamacfaaruuq777
    @maxamadjaamacfaaruuq777 Год назад

    M.a

  • @CabdiXaliin-md1rc
    @CabdiXaliin-md1rc 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @Alkaliil9565
    @Alkaliil9565 Год назад

    Mashaalh waa taarikh dhaxalgal ah rabiyow awoodii islaamka iyo mulimkii oo isjecel aduun koo diinta lagu dhaqayo na tus waa malin jimco rabi hamaga aqbalo ducad

  • @mohamedomaraadan6648
    @mohamedomaraadan6648 Год назад

    Asc ustad abdirahman waxn ka codsan inad sandkan haday scholrshipyo jiran dhanka turkiga inoga so faa idayso mahdsanid ustad🙏🙌

  • @khaletabdirahman9098
    @khaletabdirahman9098 Год назад +2

    Horta wllo aad bad u mahadsanthy lkn gebi ahanba magacyada magaloyinka anigu ka shakhsi ahan wan garanya o hore ayan u akhristey lkn dad badan o somaliya ayan xita garaneyn andalus meshay tahy e waxn jeclan laha inad u sameyso maps ama magcyada casrigan lo yaqano u sheegtid

  • @idirismuuse6557
    @idirismuuse6557 Год назад

    Allah wakbar

  • @cabdihakincumar6098
    @cabdihakincumar6098 Год назад

    Geesi bu ahaa wlhi

  • @mohamedalishire1011
    @mohamedalishire1011 Год назад

    Wll kazoo hadal furashada magaalada casimada Vatican city rome please

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Год назад +2

    Asc ciraxman cumar mahad sanid sodaa tarikhda daariq bunisiyad ad baan ugu baah na wll mahad sanid homar ban ku ra jeyna yaa insha allah nabad galyo

  • @zalmaahmet565
    @zalmaahmet565 Год назад +1

    Soobadi wll vedioyada kahadlaya taariikhda islaamka

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 4 месяца назад

    Insha allah islam waso labanaya

  • @capdiraxmaan3957
    @capdiraxmaan3957 Год назад +2

    Umawiyiin iyo cabaasiyin iyo qarklepa walal wanu izku qaldna e pal sookla saar

  • @libanyusuf2204
    @libanyusuf2204 2 месяца назад

    🏴

  • @wllake2750
    @wllake2750 Год назад

    Waxad ka soo hadashaa taariikhda saxaabadii nabiga scw muscab binu cumayr iyo mucaawiye binu abii sufyan iyo kuwa kle

  • @mohamedcabdalegym3601
    @mohamedcabdalegym3601 Год назад

    War zxp c/raxman waaberi yow
    Miyaanay andalus furanin sadexdii walaalaha aha ee barbaros.

  • @ayaanmohamed6204
    @ayaanmohamed6204 9 месяцев назад +1

    رحم الله طارق بن زياد وموسى بن نصير

  • @deeqyare8773
    @deeqyare8773 Год назад

    TAARIIKHDA ANDULUS SOO BADI

  • @IM_M4NOW
    @IM_M4NOW Год назад +1

    𝖶= 𝗏𝗈𝗂𝖼𝖾 🖤

  • @dulmididjamaalodaway4049
    @dulmididjamaalodaway4049 6 месяцев назад

    Maanta ayaan soo booqday saldhigyadii dagaal ee dowladii al andalus gobalka Saville xaqiiqatan waxaan soo arkay dhufeesyo iyo qalab lagu dagaalami jiray 1500 sano kahor cajiib sawiro iyo video ayaan kasoo duubtay

  • @siciidqalbi9433
    @siciidqalbi9433 Год назад

    Niyaw baryahan waa naga mashquushay

  • @Maxamad8amiin1237
    @Maxamad8amiin1237 Год назад

    Nio tariqdan an hada dagesano anaga maan mid cusub bilawno saan umacan aan galada cirib tirneee

  • @baromacdangoldandgemstons4044
    @baromacdangoldandgemstons4044 Год назад

    Baro Macdanta Dhulkaaga Hooyo.....sidee macdan loo helaa ( how to get gold and gemstones) from Somali Map. ruclips.net/video/05XdVCHTCHE/видео.html

  • @idririssmahamed7871
    @idririssmahamed7871 Год назад

    Waar Chanel kan maxa kor loogu qaadi laaya'ay wukwas kale shaydanba subscribe tu way ku hoobataye yaaaaab

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Год назад

    Thanks 😊

  • @mohamedcabdalegym3601
    @mohamedcabdalegym3601 Год назад

    War zxp c/raxman waaberi yow
    Miyaanay andalus furanin sadexdii walaalaha aha ee barbaros.

  • @mohamedcabdalegym3601
    @mohamedcabdalegym3601 Год назад

    War zxp c/raxman waaberi yow
    Miyaanay andalus furanin sadexdii walaalaha aha ee barbaros.