Jaasuusadii Carbeed ee ugu halista badnayd sirdoonka yahuda ee Mosad | Amina AL-Mufti | Qaybtii 1aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 дек 2021
  • Jaasuusadii Carbeed ee ugu halista badnayd sirdoonka yahuuda ee Mosad | Amina AL-Mufti
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 154

  • @macruf
    @macruf 2 года назад +34

    Subxanallaah 99jeer
    Alxamdulillaah 99jeer
    Allaahu akbar 99jeer
    Laa,illaha illaallaah 99jeer
    Aqri walal illaah ayaa ku
    Qurxin doono maalintaada

    • @fahmahassan6335
      @fahmahassan6335 4 месяца назад

      Ilahay hakaa raali noqto🙏Mahadsanid

  • @husseinhassanmoalim745
    @husseinhassanmoalim745 2 года назад +10

    Masha allah
    Mclmow alle haku xafido sida wngsn eee aad noo bareyso shugran bi alfi marah

  • @cabdiraxmancaddow2545
    @cabdiraxmancaddow2545 2 года назад +16

    Amiina Al mufti buug iyado ah baa akhriyey runtii Marka aqrinayey aad ba umacansaday wana jeclahay inan markasta akhriyo

    • @inaxuseen6009
      @inaxuseen6009 2 года назад

      Sxb linkigiisa iso dhig hadad heydo hadii kale meel igu tilmaan

    • @senoritahanaadi7464
      @senoritahanaadi7464 2 года назад +1

      @@inaxuseen6009 maracadde channel kadaawo ayado dhameestiran

    • @hassankahie6139
      @hassankahie6139 2 года назад

      @@inaxuseen6009 telegram ka helaysaa sxp

    • @inaxuseen6009
      @inaxuseen6009 2 года назад

      @@hassankahie6139 serjinka miyan karadiya mise qol aya jiro

    • @hassankahie6139
      @hassankahie6139 2 года назад

      @@inaxuseen6009 somali books baad ka helaysaa sxp

  • @moussajoseph3112
    @moussajoseph3112 2 года назад +30

    Asc abdirahman first of all I am from Djibouti I want to share an anecdote I like your video very much, the stories you tell us, this last time I can not sleep are watching your video every night, I sleep in watching or listening to your video.
    I almost finished all your video, sometimes I watch French channel like you, to learn everything in this world in the past.
    I like to sleep well while listening to stories, because it matters a lot to me motivations or knowledge. thank you very much brother.🙏🏽🙏🏽❤👋👋

    • @mukhtaarshacraawi7958
      @mukhtaarshacraawi7958 2 года назад

      We have similar behaviors, something to listen to I like stories about histories and attract my attention quickly ⚠️

  • @duale4234
    @duale4234 2 года назад +17

    Kalaamka ALLE SWT ayaa Inoo Cadaynaaya Inu ALLE SWT cidu doono Duleeyo Ciduu Doonana Cisi Iyo Sharaf Siiyo. Marka Quranka ALLE SWT
    Ayey Ku Dhantay Aduunka iyo Aakhiro Warkiisaba
    ( يعز من يشاء ويذل من يشاء بيده الملك وهو على كل شئ قدير )
    Adna Aad Baad Ugu Mahadsntay Soo Gudbinta Dadka ay Taarikhdooda Madowgu Hadheeyey Sida Duliyadan Diiciifka Qalbiga Ka Ah Ee Nolosheedi Ubedeshay Qof La Mida A gain Thank You

  • @koombokooficali7085
    @koombokooficali7085 2 года назад +5

    Haweeneydas naarta Allah Ku fogeeyo madama ay khiyaantay muslimiinta

  • @mahto____7155
    @mahto____7155 2 года назад +42

    200k soon insha allah

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 года назад +29

    Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin jimco wngsn

    • @abumuhamed3141
      @abumuhamed3141 2 года назад

      jwaasiista uultimo wey fashimaan lee wana ladilaa si xun

  • @dinixbaashi9143
    @dinixbaashi9143 2 года назад +6

    Sifiican baad usoo turjuntey❤

  • @zakihudi
    @zakihudi 2 года назад +4

    Amina mufti waa sirdoonad halis ah, buugeeda Ayan aqriyay 2018

  • @ObamaMedordogan-di4dt
    @ObamaMedordogan-di4dt 9 месяцев назад +2

    Walal cabdiraxman waxan kuleyahay saxibkalaba umabahni kol hadi an adiga iyo midiyahaga anlasocdo maxayelay wano dhirigalin iyo i.w.m
    Ankahelayo ee walal wadmahadsantahy Allahana aqonta kusiyadsho
    Amin Amin Amin
    Dheh walal waa duco
    Muslim ee

  • @kaaba8249
    @kaaba8249 2 года назад +3

    Thank you so much walaalo. Inaad xog muhiim ah nala wadaagtay.

  • @zackclips3010
    @zackclips3010 2 года назад +6

    Congratulations 👏200k

  • @ObamaMedordogan-di4dt
    @ObamaMedordogan-di4dt 9 месяцев назад

    Walal abdiraxman wan niguhanbalyainaya hawshinaa culus Allahana nigarabgala
    Amin amin amin
    Sadaqalahu cadiim

  • @hassannuurabdichannel6304
    @hassannuurabdichannel6304 2 года назад +7

    Waan ku farax sanahay inan nogodo qofkii ugu hore ee
    Ka dhiibido fikirkeyga

  • @losnercade6745
    @losnercade6745 2 года назад +3

    HAMBALYO 200K WAA HORMARSADY HAMBALYADEYDA

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 2 года назад +11

    amina almufti waxaan akhriyey 2019 gabadh carbed jaceyl dartis wiil falstiini ah uga baxay ayay nacday carab gar ahaan rer falastin aakhirkediina nolol aan wanagsanayn bay ku dambaysay🤔

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 2 года назад +2

    Amina almufti yaaa akhriyey buugeeda

  • @ibrahim83ismail80
    @ibrahim83ismail80 2 года назад +2

    200k come soon insha allah

  • @cabdiqanicabdiraxmaan341
    @cabdiqanicabdiraxmaan341 2 года назад

    Keep going my pro

  • @saidmaalin6637
    @saidmaalin6637 2 года назад +6

    200k coming soon zxb keep up🙏

  • @saka465
    @saka465 2 года назад +2

    200k congratulations 👏

  • @rizack_jalato
    @rizack_jalato Год назад

    The legend

  • @asmamohamed2216
    @asmamohamed2216 2 года назад +4

    Qaybta 2 soo daa wllo

  • @qaalidqeys135
    @qaalidqeys135 2 года назад

    Love you

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 Год назад

    Keep going

  • @sidiiqyuusuf1322
    @sidiiqyuusuf1322 2 года назад +5

    muuqalada sir doonka noso badi wll🥰🥰

  • @AliIssak-pb7lw
    @AliIssak-pb7lw 2 года назад +2

    Saaxiib inbadan ayaan kaasugaynay waadna kumahadsantahay

  • @saadaqcosoble4802
    @saadaqcosoble4802 2 года назад +1

    Maracade show ayaa 1sano ka hor ka fiirsaday qisada amina al-mufdi

  • @cabdicasiisdaahir5424
    @cabdicasiisdaahir5424 2 года назад +1

    الله أكبر

  • @K_____252
    @K_____252 2 года назад +2

    @Waaberi media 200k insha Allah

  • @apdikaafi776
    @apdikaafi776 2 года назад +4

    Conguralraltion 200k subscribers 🌌🔥♥️🙏

  • @mohmedsm144
    @mohmedsm144 2 года назад +2

    Congratulations AbdirahmanOmar 200k subscrabed🥳

  • @abdikaniibrahim7128
    @abdikaniibrahim7128 2 года назад +2

    Qaybta 2 Waan sugaynaa macalin

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 2 года назад +4

    Waaberi media guuleyso 💯✅

  • @qaalidqeys135
    @qaalidqeys135 2 года назад

    Good

  • @mohamedabdi634
    @mohamedabdi634 2 года назад +1

    Thanks you .sxp

  • @secamal834
    @secamal834 2 года назад +2

    Hambalyo wllo 200k

  • @abdinasiradan7220
    @abdinasiradan7220 2 года назад +6

    Thanks sxb.sheekadan waxaan kadageystey sxbkey MARCADDE SHOW 2017kii.waa qiao layaablex aadhn u cajiib ax.

  • @isak2743
    @isak2743 2 года назад +2

    congrats 200k waaberi media

  • @C-risaaq-Rio
    @C-risaaq-Rio 2 года назад +3

    Muuqalada noocan ah soo badi wll

  • @unsanmaxamed7306
    @unsanmaxamed7306 2 года назад +3

    Cabdiraxman legend keep going

  • @abdirahmanabdinur2892
    @abdirahmanabdinur2892 7 месяцев назад

    وعليكم السلام ورحمة الله تعالى وبركاته

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 2 года назад +3

    Waaberi media salaan sare masuul inshallah soon 200k soon

  • @cabdiqaadirdaahir586
    @cabdiqaadirdaahir586 2 года назад +2

    Shaydaanadaa sheekadeeda 2020 ayaan dhagaystay

  • @Ugaska252
    @Ugaska252 2 года назад +5

    congratulations 200K 👏👏👏

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 месяца назад +1

    Cajiib

  • @noradinupdiqadirmohamed9323
    @noradinupdiqadirmohamed9323 2 года назад +6

    😥 10:39 pm 6/6/2020 Ano ku xidhan xabsi oo ay i tahay marki igu horeysey ee lay xidho intan jiray ayn cidlo daremay dabeto zhp key abdifatah ayaan ka dalbaday buuga amiina al mufti wuuna i keenay xagasna waxaan ugu akhrin jiray maxabisti jeelka igula xidhnayd qisada amiina ad ayey no so wada jidatey markan u akhrinayo maxabistu way ilawi jiren xabsiga inay ku jiran waxay i ahay wakhti madow muddo 6 bilod on xaqdaro ku xidhna alx alla mhdle ano nbd qaba ayan kaso baxay

  • @qaalidqeys135
    @qaalidqeys135 2 года назад

    Best noe

  • @gracetahir9474
    @gracetahir9474 2 года назад

    Idamka alle waan jeclahy codkaaga ♥️🩸

  • @saidaabdihashi5142
    @saidaabdihashi5142 Год назад

    Buug laga qorey baan akhriyey amina almufti

  • @heartstrings2164
    @heartstrings2164 2 года назад +4

    Hore u soco walalkay waxani ka so salamaya Austria casimada Vienna

  • @nafisashikhcumar6415
    @nafisashikhcumar6415 Год назад +3

    😍😍😍🙏🙏

  • @raamsade389
    @raamsade389 2 года назад +4

    200k coming soon insha ALLAH

  • @jawharyonis9828
    @jawharyonis9828 2 года назад +3

    M,A keep going 200k insha allah

  • @cabdulaahisuldaan8212
    @cabdulaahisuldaan8212 Год назад

    mahatsanid sxb

  • @ffarxaanofficial
    @ffarxaanofficial 2 года назад +3

    Come soon 200k wllkay

  • @saidaahmedmohamed4996
    @saidaahmedmohamed4996 7 месяцев назад +2

    قال الله تعالى في كتابه العزيز ومن اعرض عن ذكري فإنه له معيشة ضنكا ونحشره يوم القيامة اعمي 😢😢😢

  • @ciisemaxamed5524
    @ciisemaxamed5524 2 года назад +4

    Zxp qeyp lawaad maleedahay wll🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @cabdulahidahir8941
    @cabdulahidahir8941 2 года назад

    Thanks sxb

  • @thabitahmed3909
    @thabitahmed3909 2 года назад +1

    Mahadsanid zxb

  • @ObamaMedordogan-di4dt
    @ObamaMedordogan-di4dt 9 месяцев назад

    Walal anu waxan kalehay
    Aladan lagurikibayo
    Maskaxda bili.adanka
    Ee usameyay tigtor shaydanku
    Allaha nagaqabto hadan
    Muslim nahay
    Xasbiyalahu wanicmanwakil
    Amin Amin Amin

  • @EDIT.MAHRES
    @EDIT.MAHRES 2 года назад +2

    Thanks sxp lpx waa ubaahnaaba

    • @EDIT.MAHRES
      @EDIT.MAHRES 2 года назад

      Sxp qaybta 3aad soo dedeji adoo mahadsan

  • @fahankadunida10
    @fahankadunida10 2 года назад +4

    Wll ma icaawin kartaa

  • @guledabdirashid4011
    @guledabdirashid4011 2 года назад +4

    asc wllo waa sheeko aad uxiiso badan lakin waxan akhriyay iyado buug ah oo turjuman mudo laba sano ka hor 😃

  • @maxamedyare3372
    @maxamedyare3372 2 года назад +4

    Tʜᴀɴᴋs sxᴘ

  • @hargeisacadey7127
    @hargeisacadey7127 2 года назад +7

    💚kanaalka💚💗 100k 💞gaarsiiya💚walalayaal

  • @mohamudabdiibrahim9228
    @mohamudabdiibrahim9228 2 года назад +5

    chrismaska ka soo diyaari sxb muqal dadku wey yareysanaayan happy new yearka ayaana uwada muuqde shaqsiyada magacan qofka lehna kasheekey sbx waxa uu ahaa

  • @qaalidqeys135
    @qaalidqeys135 2 года назад +1

    Please qeybtii labaad

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 2 года назад

    Acuudu bilaah❤❤❤❤❤

  • @xuseenmedia
    @xuseenmedia 2 года назад +1

    Asc yaa ustaad

  • @engfatih2761
    @engfatih2761 2 года назад +3

    Waxay bodhaka ka jaftay wxii hwlo ka qabyda ahaa hhhhh very fun 😄

  • @mouztaphederie9663
    @mouztaphederie9663 2 года назад

    Waberi media mhdsanid shp qaybta labad hore u soo gali

  • @shuceybabdikadir4026
    @shuceybabdikadir4026 2 года назад +4

    Sxb waxad ka so hadasha sheekh axmed yaasiin as asihi ururka xamaas plz LIBAXOW

  • @mahamedabdiazis2493
    @mahamedabdiazis2493 2 года назад +8

    KEEP GOING PRO

  • @caashosheikh1621
    @caashosheikh1621 2 года назад

    Asc wall nosoobadiya

  • @cabdulahiaxmad307
    @cabdulahiaxmad307 2 года назад

    mahadsanid ustad qeyta 2 waa kaa sugeynaa

  • @walaalxamse1503
    @walaalxamse1503 2 года назад +1

    Waberi media qaybtii labaad aaway zxp

  • @zashibby6614
    @zashibby6614 2 года назад

    Part2 awaay

  • @ashrafmohamedali6398
    @ashrafmohamedali6398 2 года назад +8

    Muqalada sirdonka NOSO BADI sxb

  • @marcusnasri7809
    @marcusnasri7809 2 года назад

    Zxp qeybta 2 aad soo dub zxp

  • @caamirmahamett3322
    @caamirmahamett3322 2 года назад +2

    200k HaNbaLYo🥰🖤🙌

  • @hamdamusa5036
    @hamdamusa5036 2 года назад +1

    2018 Hal isbuuc qisadeda kudhameyey manatana xiso cusub ayey Igu hesaa

  • @kahramaanofficial269
    @kahramaanofficial269 2 года назад +5

    Hadi ad akhrisay buugade Amina Daud ali mufti 301 oo bage bu ka kobna

  • @hawonassir6663
    @hawonassir6663 2 года назад +2

    ASC. Waxaa yaab iyo amakaag igu noqotay in aan akhriyey fariimaha dadku qora hayaan oo ay waliba ladhacsanyihiin kuna faraxsanyihiin naagtan diinteedi iyo dadkeediiba khayaantay dhibkana ugaysatay aaway damiirki iyo damqashadi la rabay in loo damqado diinta iyo bulshadiina🤥🤥🤥????

  • @ashrafmohamedali6398
    @ashrafmohamedali6398 2 года назад +4

    MUQALADA SIRDONLA NOSO BADI SXP

  • @SR-gx1bk
    @SR-gx1bk 2 года назад +2

    Qaybta kale kaa sugaa sxbow caajiska aan isaga qaadee

  • @tuutevlogs
    @tuutevlogs 2 года назад +2

    Noosoo badi plz

  • @cali5130
    @cali5130 2 года назад

    Sxb gaybt 2aad

  • @abdirahmanjimale6402
    @abdirahmanjimale6402 2 года назад +1

    Waaw

  • @zimran8513
    @zimran8513 2 года назад

    Qisadan puugeda ayaa haya wllhi

  • @mohamedkhadar2267
    @mohamedkhadar2267 2 года назад

    Sxb mcn arimaha sirdoonoa noosoo badi

  • @rali8410
    @rali8410 2 года назад +3

    Asc ustaad baryahan waad la daahdaa muuqaalada ee naga soo dadaji haday suuro gal tahay waliba barnaaminjii buugaagta u noqo oo buug macaan inoo soo xul

  • @abdirahman8954
    @abdirahman8954 2 года назад +3

    200k Subscribers Coming Soon😍☑

  • @khadiiraxmed4116
    @khadiiraxmed4116 2 года назад +1

    Lasoo dhaqso Qaybta Kale Wllo 🔐🥵

  • @wiil__hoog281
    @wiil__hoog281 2 года назад +3

    Sxp kazoo haldal adlaf hidler meesha uu ku danbeeye

  • @tigoow2084
    @tigoow2084 2 года назад +2

    Buugeeda Qofki Rawa Asagoo PDF Ah Waa ila Soo Xiriiri Kartaan

  • @omarm738
    @omarm738 7 месяцев назад

    Why is her story on youtube only in afsomali, maxaa laga dan leyahay? Ma socotra island ayaa social war nalaguso qaadhe

  • @moussamahamedaden5117
    @moussamahamedaden5117 2 года назад +1

    Amina wn kasukayna qaybteda labad
    Nokasoshekke kuwabadan

  • @abdinasirgadhle8502
    @abdinasirgadhle8502 2 года назад

    Barkow sxb