Rwanda Vs. Somalia | Labo dal oo dagaal sokeeye soo wada maray hadana maanta aan shaqo isku lahayn!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 235

  • @rooblemax1118
    @rooblemax1118 Месяц назад +22

    Waayahan danbe aad,baad somalia ugu shekaysa
    C/raxmanow waad saxsanthy zxp hore u soco

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko Месяц назад +14

    Musharax soo noqo aan kuu codeeyo sababta oo ah cilmi siyaasadeed ayaa kaa muuqda inta igu raacsan 😅😊❤❤❤

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i Месяц назад +48

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

  • @liban.M.Gurbiye
    @liban.M.Gurbiye Месяц назад +19

    Xalku wa mid ad u fudud Alle akyiisa ee Allaha nawafajiyo

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 Месяц назад +1

      Ilaahay Diinta hanafamsiiyo Xaqana hanawaafajiyo dhamanteen

    • @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw
      @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw 29 дней назад +1

      All it's really words (Wax walba oo dunidaan ka socda Alle swc wuu u jedaa asagaana ugu cilmi badan )

  • @40Twokey
    @40Twokey Месяц назад +4

    Abdirahman waaberi mahadsanid
    Waxaad noo soo gudbisaa muuqaalo
    U tilmaamaya shacabkeena horumarka.

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p Месяц назад +14

    Riyadaas waan leeyahay halaiguduceeyo inaan noqdo xaliye dhibtaas xaliya dagaal la aan😢😢😢 allow igdhig. Mideeye mideeya dadkaas🤲🤲🤲🤲amiin

    • @user-ez5zt1rf9y
      @user-ez5zt1rf9y Месяц назад

      Hogaamiye❤

    • @Omari-rx3vl5he2p
      @Omari-rx3vl5he2p Месяц назад

      @@user-ez5zt1rf9y thanks 👍 bro

    • @AmiiraFaarah-ki6tz
      @AmiiraFaarah-ki6tz Месяц назад +1

      Aamiin illaahey haka dhigo my bro❤

    • @HarunIbra-dt7uh
      @HarunIbra-dt7uh Месяц назад

      Sxp duca qaboow ha igu qabsan nio tan iyo yaraantaydii bay igu jirtaye😢😅

    • @umusuleym9441
      @umusuleym9441 Месяц назад

      Horta inta is dagaalin ama yaryartihin o 20hada dhiman nagu qadata sugitaankiina

  • @Muuqaalmedia
    @Muuqaalmedia Месяц назад +15

    KU SALIYA RASUULKEENA MOHAMED SCW❤❤

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 Месяц назад +13

    Burundi oo ah dalka ugu badan ee qabyaalad la isku laayo ayaa Soomaaliya nabad ilaalin ujooga 😂

    • @Omari-rx3vl5he2p
      @Omari-rx3vl5he2p Месяц назад +2

      Hasheegin Hana fashiln😂😂😂

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse Месяц назад +3

      Waa ceeb iyo fashilki ugu weyna oo la arkin abidd dunida ka gaan ka gaan calamko dhan😂🤣😂

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda Месяц назад +1

      😂😂😂😂taasa dowlad noo ah asa sugena nabad cajaib

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 Месяц назад

      @@Hidanhuda burundi maalin kasta faashash ayaa la isku laayaa Hutu ga ayaa Tuutsi ga la dagaalama 😂

    • @Omari-rx3vl5he2p
      @Omari-rx3vl5he2p Месяц назад

      @@mukhtaarciise2585 dowladaas dhaqaale Ayay Somalia kahesha marka cid rabtaa inay Somalia nabad noqoto majirto

  • @URCRISTIANO-v4f
    @URCRISTIANO-v4f Месяц назад +7

    Somali 🇸🇴 Anaa qabyalada kasaarayaa markaan madaxweyne noqdo inshalah

    • @Somaliyoutuper
      @Somaliyoutuper Месяц назад

      Pro calan shisheeeyeh ayaaaa ku saharanpur profile ka eeee horta muwadinimadu

    • @CabdibaqiYare
      @CabdibaqiYare Месяц назад

      Dhibatadu waa qabiiladan aan jirin iyo odayal beelaha

    • @URCRISTIANO-v4f
      @URCRISTIANO-v4f Месяц назад

      @@Somaliyoutuper wadankayga labaad waa Turkey 🇹🇷 waana jeclahay bro

    • @URCRISTIANO-v4f
      @URCRISTIANO-v4f Месяц назад

      @@CabdibaqiYare wllee Qabyaalada wan burburin doona inshalah

    • @CabdibaqiYare
      @CabdibaqiYare Месяц назад

      @@URCRISTIANO-v4f qabiil dheh waxba isma dhaman

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Месяц назад +10

    Mahadanid.

  • @AbdulHakinaxmed
    @AbdulHakinaxmed Месяц назад +17

    CABDi raxman wabari 👑

  • @MahadInhoAntonio
    @MahadInhoAntonio Месяц назад +4

    Qabiil keena aan iska wadano shaqadooda ee wataane bro hg iyo abgaal yaa laandheeresan intaa saas kuhayne waa kanaa maanta saan ee maree bari maxaa kuxigi karo hdii maanta talaabtan ee qaadeen taas waxaa cadeen u ah madax dayna ayaa ah cada qatayaal dhalinta waay dhiran yihin nasib xumo😢😢

  • @user-sx2wi4re1l
    @user-sx2wi4re1l Месяц назад +8

    POLITICAL STABILITY

  • @ZakiQays
    @ZakiQays Месяц назад +7

    7 sano oo kaliya ayeey ku jireen dagaal sokeeya anagana 33

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 Месяц назад +2

    ALLAHU AKBAR☝️🥺💯❤️

  • @yessboss9640
    @yessboss9640 Месяц назад +2

    kama dhicin aaa oo Abdirahman xasuuqii walaalaha waqoooyi loogeystey maad dafirtey aboowe SubhanAllah

    • @KhadarKeeyow-eo9yl
      @KhadarKeeyow-eo9yl Месяц назад

      Benta iska daa somaliland cidna maxasuqine dagaalku wuxu u dhaxeyy jabhadi snm iyo dowladi shacabki dhintayna kuma jirin wax kas lo xasuqay

    • @yessboss9640
      @yessboss9640 Месяц назад +2

      @@KhadarKeeyow-eo9yl markaa dadkaasi iyagaa isxasuuqey miyaad ileedaheyna , cawaan caadiya tahey ee taariikhdu isdifaac iyo xaqiraad maaha , walaalahaa dhibku kudhaceyna haku digan aan ku oran lahaa aniga

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim Месяц назад +1

    Waan ku wataa sxb horey u soco mahadsanid ❤❤❤

  • @HamseApdirahman-ur2zk
    @HamseApdirahman-ur2zk Месяц назад +10

    Somaliland kama mid noqon doonto Somalia weligeed insha allah iimana muuqato

    • @AK-ol6rm
      @AK-ol6rm Месяц назад +3

      somalia=somaliland
      waa hal magac
      labo yaan lagaaga kala dhigin abti

    • @ghst4487
      @ghst4487 Месяц назад +3

      Ma adigaa udiidi karo. Somaliland waa tuulo katirsan somali

    • @user-mo2cl3xr7o
      @user-mo2cl3xr7o Месяц назад

      Waaba 5 sano so socota sii jirtaba hargeysa bisna so Hari doonta

    • @mustafemk829
      @mustafemk829 13 дней назад

      Ilaa Qiyaamaha sidaas baynu kala aahaan insha alh

  • @CqafaarCrihman-jz4fn
    @CqafaarCrihman-jz4fn Месяц назад +1

    Zxp cabdiraxmaanoow somalia ka Djibouti kadhig❤❤❤❤

  • @Bishaar82
    @Bishaar82 Месяц назад +3

    Magaceygu waa Abdirahman Cumar" halkani waa waaberi media kusoo dhawaada muuqaalkeena maanta

  • @YaxyeYaxaas
    @YaxyeYaxaas Месяц назад +2

    Zxb guulayso❤

  • @halhaystopfilms6174
    @halhaystopfilms6174 Месяц назад +7

    Halka dhisan ee ila hada dawlad ka jirta waa somalilanad sababtay hal dawlad u noqon layihiin ma ah wixii colada soo dhex martay ee waa inay gumaystayal kala duwan gumaysteen ee marka la helo midnimadi 1960 kii awaw yashay ay sameyen mid lamidi un bay dhici karta lkiin hada mamuqto midasi wayo inay konfuri midawdo ooy shacbkeeda wax u qabta ka wangsan niyaysiga

    • @AbdirahmanSiciid-u5e
      @AbdirahmanSiciid-u5e Месяц назад +1

      Putland baa way dhisanantahay iyaduna ma daalbaa markaad leedahay Somaliland waa dal Somaliland aad dalka utaqaano waa jabhadii Snm kadib laga shaadhkii laga nedelay uun oo loo bixiyey Somaliland sida putland uhyda jabhadii ssdf haderna utahay putland markaa hadii Somaliland dal tahay putland iyo maamulada kale Somalia iyaguna waa dalala

    • @farduusmohamed2125
      @farduusmohamed2125 Месяц назад +1

      ​@@AbdirahmanSiciid-u5ewaatas sababtu bes somali midoobi mayso inta somaliland xaqeedu maqanyahay anaga jiilka 2aad nahay oo somaliland ku barbaaray kii 4aadbana la maraya

    • @AbdirahmanSiciid-u5e
      @AbdirahmanSiciid-u5e Месяц назад

      @@farduusmohamed2125 Somaliland wax kamaqan cidi uma diidana iyadaa durbaan gooni goosad ah tumanaya hadii maanta Somaliland go do barina putland baa ku xigta iyo GALMUDUG markaa Somaliland cidna wax uma diidana xaqooda lkn hajoojiyaan arinka gooni goosadka ah

    • @farduusmohamed2125
      @farduusmohamed2125 Месяц назад

      @@AbdirahmanSiciid-u5e yeelko ha goaan ayagay u taala anagu sabab iyo taaariq aanu ku goana haysana teeda kale wadamada israel Ethiopia UAE 🇦🇪 UK 🇬🇧 IWM AYAA NOO TAGAN ADINKUNA ONLY TURKEY🤣🤣🤌🏻

    • @ahmedroobl9060
      @ahmedroobl9060 Месяц назад

      ​@@farduusmohamed2125hhhhhhhh
      Isreal miyaa tiri😂 iyo UAE oo dalkasta muslim ah inu burburiyo jecel iyo Ethiopia oo cadowgodu yahey somali😂😂😂 iyo gumestihi awoowayasha gumesan jiray dili jirayna caqli xumadi abid oogu wayned aan maqlo😂😂😊

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi Месяц назад +1

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @ameennikke
    @ameennikke Месяц назад +6

    Fits 🎉😂

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 Месяц назад +1

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @AK-ol6rm
    @AK-ol6rm Месяц назад +1

    yaa rabi wadeena noo hagaagi
    oo tawfiiqda na waafaji
    rabiyoow qalbiyadeena jacayl isu kay gal

  • @dunidamaanta4566
    @dunidamaanta4566 Месяц назад +6

    Somaliya lo gisi ba ku nool ee somliland ka shekee sxb

    • @CabdibaqiYare
      @CabdibaqiYare Месяц назад +3

      Waa gobol😂

    • @IbraHim-Ajep
      @IbraHim-Ajep Месяц назад +1

      ​@@CabdibaqiYarebeenta maha😂😂

    • @aminaali7628
      @aminaali7628 Месяц назад +2

      ​@@CabdibaqiYarewakaa xaasidkii ilmada xunbada daadiyee maqlaay😂😂😂

    • @CabdibaqiYare
      @CabdibaqiYare Месяц назад

      @@aminaali7628 mabeenbaa waa gobol

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 Месяц назад +1

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @user-sw4lr2sy6h
    @user-sw4lr2sy6h Месяц назад +4

    Waxaad ilowday xasuuqi hargeisa 1988😢

    • @DeeqoCaliCusmaan-xi8tj
      @DeeqoCaliCusmaan-xi8tj Месяц назад +5

      Adigana waxaad ilowday xasuuqii laascaanood

    • @mubarakadem479
      @mubarakadem479 Месяц назад +5

      adna waxaad ilawdey xasuuqii laascaanod 2023

    • @siaragali1439
      @siaragali1439 Месяц назад

      Laascaanood xasuuq kama dhicin habarjeclo iyo dhulbahante ayaa isku laayey​@@mubarakadem479

    • @ahmedroobl9060
      @ahmedroobl9060 Месяц назад +2

      Xasuuqi laascaanod

    • @user-sw4lr2sy6h
      @user-sw4lr2sy6h Месяц назад

      Iam sorry wll😢​@@ahmedroobl9060

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 Месяц назад +2

    Wll abdirahman xagga diiniga noosoo baddi inshallah

  • @KAYDEDITOR911
    @KAYDEDITOR911 Месяц назад +4

    Haddii aad doonaysaan zxpayaal
    MINXOOYIN BILAASH AH
    oo aaad dalban karto .
    Iyo sheekooyin
    Zxpayal ku soo biir chennelkan logadana kudhufo mahad sanidiin intii isoo raacdaba 😊

  • @Baszuk3
    @Baszuk3 Месяц назад +6

    Somaliland ❤

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 Месяц назад +4

    somali xal ma waayin
    ee isla waqtigaa ayaa waxa dalka dajiyay maxaakimtii oo gaal iyo muslimba uga markhaati kaceen sida dalku amni unoqday
    ee ragba ogolayn in dalku hagaago oo gumaystaha maraykanbaa haysta
    hadii dawladu awood badatona shabaab ba hub lagu qaldaa hdii shabaab awood batona dawlada lgu kiciya
    waligoodba ha is cunaan oo yuusan midna guulaysan weeyi dabkana ragba shida

    • @halhaystopfilms6174
      @halhaystopfilms6174 Месяц назад

      Muhiimadu intaba ma aha ee madax waynihi midayn laha ee aan rer noqonin ba ka maqan qarnigii dagal ka iyo wixii dhacay hadii uu Mid walbaba ka shekeyo waxba ma tarayso

    • @khalidoday8943
      @khalidoday8943 Месяц назад

      @@halhaystopfilms6174 walaal iskada somali ee bal akhri uun waxay ka qoreen uun re galbeedku maxaakimti ma fogayn oo dhowr iyo toban sano ayaa kso wareegaybe
      qabyaalad waxlayira kma jirin inta yare ay haysteen dadku islaam somali ah bay wada noqdeen
      se qasab iyo qoriga itoobiyaanka ayaa lgusoo celiyay kaaba qabiiladi matalayay qabyaalada

    • @halhaystopfilms6174
      @halhaystopfilms6174 Месяц назад

      @@khalidoday8943 nabad in la hela ka muhiimsan in la fano marka alle hayna wada hagajiyo si aan somali quwad leh u wada ahano meel kasta iyo magaca kasto dawladeed hakala jiree

  • @abdifataahyuusuf7107
    @abdifataahyuusuf7107 Месяц назад +1

    Ilaahow umadeena mide oo qalbigooda burcad isku mari

  • @raabciiseraab4559
    @raabciiseraab4559 Месяц назад +2

    Dalkeena wx halka dhigay waaa oday yaasha 60 ilaaa 70 jirada ah oo dhalin yaradii wx kle uga sheekaynayso

  • @ASM4363
    @ASM4363 Месяц назад +6

    Carta ( Djibouti 🇩🇯 )

  • @hashimtahir6393
    @hashimtahir6393 Месяц назад

    Kenya vs Ethiopia ❤❤😊😊

  • @naimaabduqadir386
    @naimaabduqadir386 Месяц назад +1

    ❤❤❤❤

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi Месяц назад +1

    Abdirahman ❤

  • @Ck-cade1
    @Ck-cade1 Месяц назад +1

    Sxb waa iga codsi
    Isbarbar dhig ku same
    Ogadenia vs eretria
    Burburkii itoobiya 1991 siday uarkayen
    Iyo waxa dhacay

  • @0MARALINOR
    @0MARALINOR Месяц назад +3

    Taas waxay cadaynaysaa soomaliya laguma kala adkaan, xalka dalkeenuna wuxuu ku jiraa in la kala adkaado oo 1-2 amma 3million oo soomali ah la xasuuqo

  • @maxameddeeqcabdale961
    @maxameddeeqcabdale961 Месяц назад +3

    Somalida ma aha sida ruwandha somalida waa intaas oo qabiil ruwandha teeda waa la xalin karaa waana la xaliyey lkn somalida dhowrka qabiil arintooda lama xalin karo sidoo kale caqiido diimed bey isku hayaan somalida ,sida suufiyada iyo wahaabiyada taasna waa caqabad jirto runtii oo xal u baahan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 sidoo kale intaas waxaaba ka sii daran kooxda khawarijta ah ee Al shabaab oo gumaad argagax leh ka sameysey somaliya sida qaraxii soobe 14 october 2017 iyo soobe labo 2022 iyo qaraxii shamow 2009 iyadana xal bey rabtaa taas uma maleynayo in la xalin karo sidoo kale qadiyada waxaa jiro iyadana xal u baahan oo ah gooni ugoosadka isaaqa waxa loogu yeero somaliand oo iyada xal dooneyso hadaba sidoo loo xaliya waa su'aal adag runtii

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Месяц назад +1

      Waa runtaa waa umad dhinacyo badan laga haysto kaliya qabyaalada ayey eegayaan dadku

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z Месяц назад +1

    Somaliland kama midnoqon doonto somalia waligeed insha allah somaliland wadan ayay noqondonta wakhti dhaw insha allah

  • @user-hn3jk9fh2k
    @user-hn3jk9fh2k Месяц назад

    Ilaahay Soomaaliya ha u gargaaro😢

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Месяц назад

    Ilaahay Dowlad islaam ah oo Ummada Diinta kudhaqda hana waafajiyo dhamanteen

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj Месяц назад

    bismillah asc Rwanda iyo Somalia 🇸🇴 ❤❤❤farqiga udhaxeya waa hoganka Rwanda waxey nasiib uheshay hogamiye daacada oo dalkiisa iyo dadkiisa jcl oo daneynaya lkn inagu waxan nasiib uyelan weynay in an helno hogamiye daacada oo muwadin ah jcl dalkiisa iyo dadkiisa illahow nasii hogamiye daacada oo umada somaliyed garab is taago inaguna nagadhig kuwa wax fahma oo lashaqeya illahow aamiin

  • @user-jy2ml6nz3y
    @user-jy2ml6nz3y Месяц назад +2

    Jabhad tuutsiya gantal kuma dhufan diyarada ee huutuga aya kudhuftay si uu ugu eedeyo dilka madaxda oo uu uxalashado dhiiga tuutsiga 🤝🫡

  • @cabdallasiyaad3042
    @cabdallasiyaad3042 Месяц назад +2

    Waxan filaya hada Somalia inaysan dhismayn ila halmalin ay dhintan 1m oo dad ah

    • @0MARALINOR
      @0MARALINOR Месяц назад

      Taas waxay cadaynaysaa soomaliya laguma kala adkaan, xalka dalkeenuna wuxuu ku jiraa in la kala adkaado oo 1-2 amma 3million oo soomali ah la xasuuqo

  • @InaAhmedAwhasan-ut6vf
    @InaAhmedAwhasan-ut6vf Месяц назад

    SOMALILAND IYO SOMALIA MEEDEY SXP

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 Месяц назад +1

    Somali waa dad cawan ah oo qabyalad dishay

  • @mursalibraahimmaxamedmursa8355
    @mursalibraahimmaxamedmursa8355 Месяц назад

    Sxp Dadka Way isbadlikraan hayday ayga dhexdoda heshiyaan

  • @abdi7932
    @abdi7932 Месяц назад +3

    Somalia failed state😢

  • @user-xf4pq4bb4j
    @user-xf4pq4bb4j 17 дней назад

    Wanted

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame260 Месяц назад

    Ina lilaahi waina ileyhi rajucuun 😢

  • @Quran_channel.
    @Quran_channel. Месяц назад

    Wr somalia iyo somaliland kala saar

    • @Nasra.maxamed
      @Nasra.maxamed 24 дня назад

      Dee waa caasimd io tuulo ma iyaga is lehba

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda Месяц назад

    Magaceyga waa abdiraxman cumar halka iga dawanesana waa waabari mediya kusodhawada muqalkena manta wan kudhawnahay bro ❤

  • @Baszuk3
    @Baszuk3 Месяц назад +1

    Somalilan ma soo noqonayso wlhi sidaa ay ku tagtay ayay ku tagtay ma jirayso sonoqosho iyo mid nimo dambe dhiig ban ka xigaa

  • @user-tk3fi5pc1q
    @user-tk3fi5pc1q Месяц назад +3

    Waxatiri waxba lamaxasuuqin qabaail laskuleenayay Ayaatiri
    Benbaa sotabinasaa
    Somaliya xasuuqday dadka somaliland
    Dad ka harsomaliya ilaahay kabaqda xaqiiqada sheeka

    • @ghst4487
      @ghst4487 Месяц назад

      Cid somaliland xasuuqday majirto. Somaliland neh waa gobol somali katirsan

    • @Anwaar.aadan.maxamud
      @Anwaar.aadan.maxamud Месяц назад

      @@user-tk3fi5pc1q anigo isaaq ah aya kule miidh laynama xasuuqiin been weyan waxasi wana mashruc lagu shaqaysto si dadka somalida lokala.dilo isaaqna afkunbu buraya sidi naag ninkedi gaalmo ka wayday war tolkayow aynu iska saarno cuqdadan prankiga ah e laynagu dhamiyay ina wadi mayse

    • @MohamedSaid-hy1xr
      @MohamedSaid-hy1xr Месяц назад

      ​​@@Anwaar.aadan.maxamudwllhy inaad isaaq ahayn ee reerkaga aamin hooyada Beenta badan ka wase

    • @Anwaar.aadan.maxamud
      @Anwaar.aadan.maxamud Месяц назад

      @@MohamedSaid-hy1xr anigu hoyoyinka macayo hoya cayguna waa shaqo jaahil lkn ilahay aya igu oog waxan ahay isaaq alle wax ka wayn o lagu dharto majiro hadad alle taqan lkn cuqdada aynu iska sarno dhalinyaro qayrken aynu wax la qaybsano o asida bini adamka aynu u nolano

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Месяц назад +2

    Rwanda mana gaari karno runti lkn mar uun weyba imaan toontaa Shanta somaliweyn oo is raaceyso hadii alle idmo

    • @mustafemk829
      @mustafemk829 13 дней назад

      Ilaahy kama aqbalo

    • @NounareDj-qo2sq
      @NounareDj-qo2sq 13 дней назад

      @@mustafemk829 Subxanallah war muslin miyadan aheyn

  • @user-tu5lo4gc4t
    @user-tu5lo4gc4t Месяц назад

    Djibouti vs Singapour

  • @MohamedDontworry-my7eu
    @MohamedDontworry-my7eu 24 дня назад

    Jarer io jileec coming soon I.a markas somali toseysaa😂😂😂😊

  • @user-tu5lo4gc4t
    @user-tu5lo4gc4t Месяц назад

    Djibouti vs Somalie

  • @NiciimaHassan-fh7wp
    @NiciimaHassan-fh7wp Месяц назад

    Ilhy baa umaqn isha aan ku arkayo kuwa joga isbadal masamaynayene ilahay badak khayr qaba hana siiyo

  • @Mogadishu23
    @Mogadishu23 Месяц назад

    😥

  • @apdikarimqasim621
    @apdikarimqasim621 Месяц назад +9

    Somaliya way ka dhaxday waana tii isaaq la xasuqay wayna is difacen maatana iyagaa ka horu marsan dadkii xasuqayey

    • @jaamacmaxamed1401
      @jaamacmaxamed1401 Месяц назад +2

      Beenba isku sheegten cid idin xasuuqday ma jirto

    • @farduusmohamed2125
      @farduusmohamed2125 Месяц назад

      😂😂😂 cajiib ok 300k isaaq maydkoda ilaa maanta godkii la qodoba laga helayo ya dilay​@@jaamacmaxamed1401

    • @ahmedroobl9060
      @ahmedroobl9060 Месяц назад +1

      Cidna idinma xasuuqey waligiinba dabo dhilif ingiriis wato ayaad aheeden 3 nin ee sbbta u ahaa dhimashada 230 kun ciidanka daraawishta ayaa isaaq ahaa iyago sirta u ugudbiyey gumeestaha

    • @apdikarimqasim621
      @apdikarimqasim621 Месяц назад

      @@jaamacmaxamed1401 ader qof yaro loma baahna an tarikh iyo badhistoona aqoon ee wax iska yidhahda anaga ku nol magaloyinki dadkayaga lagu laayey oo malinkasta so sarna maydad kaso baxaya mel an xabal ahayn

    • @apdikarimqasim621
      @apdikarimqasim621 Месяц назад

      @@ahmedroobl9060 darawish ana dhisay anana dumiyey shanta nin ee u sareya marka laga yimado saydiaba isaq h jeclo ayey ahayen. Saydkuna isaga isku diray raggi mesha la asasay. Dhib maleh
      Waxa la yidhi nim camuud kugu dadiyey waxba kuma yeline caloshisa wixi ku jiray ayunbu ku tusay adiga iyo kan barnamijka so diyariyeyba wuxunba na tusteen waxd moo wabtan

  • @Awesome-ww7zj
    @Awesome-ww7zj Месяц назад +1

    Mahadsnid

  • @KhadarJama-s4z
    @KhadarJama-s4z Месяц назад

    Soomaaliland waa ka Gaar somalia🔥

  • @BukhariMohamed-sf6uz
    @BukhariMohamed-sf6uz Месяц назад

    Ethiopia 🆚 kenya kasoo hadal sxp

  • @Jackcadnaan-f2
    @Jackcadnaan-f2 Месяц назад +1

    ❤🎉

  • @AbdirahmanSiciid-u5e
    @AbdirahmanSiciid-u5e Месяц назад +1

    Dadkaa BADAN sool qoraya AMA Leh Somali waan nabad 30sano waana dal putland waa nabadu 30 Sano ku dhawaad iyaduna ma dalbaa ileen wuxuba waa jabhadii 1991 burkii kadib dilaacay ssdf putland Snm Somaliland uns GALMUDUG usp khaatumo and awdal markaa marka xaqiiqda laga hadlo hal dal baa jira oo Somalia Somalia ladhahaa qabiilkasabtaba inuu dawlad sheeto waa waxaa halkaa ina dhigay😊

  • @user-tu5lo4gc4t
    @user-tu5lo4gc4t Месяц назад

    Djibouti vs Ethiopie

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p Месяц назад +2

    Sxb Somali qabyaalad baa madaxa. Kagashay xitaa haduu qofkuwaydiiyo qabiilkaga adna ugujawaabto Somalinimo baanagabadan waxa kuuleeyahay Somalinimo waxba matarto 😂😂😂😂 dadsidaas ah miyaa kafilanaysaa inay wax qabsadaan😂😂😂😂😂😂😂😊😂😊😂😅😅😂😅😂😂😅

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 Месяц назад +1

    Siyaasiyiinta soomaalidu siirada ma yaqaanaan baad is odhanaysaa qabiillada Soomaalida may uheeshiiyaan sidii nebigu uheshiisiiyey awz iyo khazraj

  • @ifrah-v6g
    @ifrah-v6g Месяц назад

    It’s very simple dadkan waa gaalo western ka ayaa caawinaya

  • @omarzanto2716
    @omarzanto2716 Месяц назад

    Rwanda laba qabiil oo siman ba is dilayay lkn somalidu waxay uheshiiyen isaaq oo kaliya

  • @MubaaRik1
    @MubaaRik1 Месяц назад +2

    Afweyne ilaahey ku cadaab 😅 thumbnail kaad iisoo saaranysaa weliba miyaa dulliga dalka maanta halkaas dhigay

  • @khayru-diincigaal6942
    @khayru-diincigaal6942 Месяц назад

    Dalkeenu waxa uu lahorumari laayahay waxaa kamaida
    Waxabarashada
    1-waxabarashadu waa hormuudka iyo hormarinta dadaka dalka.lkn dadkeena waxaa labaraa waxbarasho bilaa tayaa,qishku waxa uu kayahay iskacaadi,aradaygu waxa uu wax ubaranayaa siduu lacag kusamayn lahaa,macalinkuna waxa uu wax u barayaa siduu lacag uga samyn lahaa. Jaamacadeheena iyo iskuulaadkeenu sanad kasta Masoosaaraan araday ee waxay soosaaran dilaaliin.
    2-waa in aynu isticmaalno lacag aynen wadenkeenu lahayn $ taasaan waa sabata dalkeenu ku horumari laayahay.....
    3- waa dastuur aynanan heshiis ku ahayn oo 4.5 oo cadaalad daraa

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 Месяц назад

    ❤ Now Somalildu federalism’s waa waxa baabiyey 1960 Somalia and Somaliland midoobay maanta Erigabo iyo Burco hargeisa calanka lagama ogala Somalia laakin hadaan gogol walatinimo la isku dhigo oo danaha shishee aan iska saarno Heer waan gaadhi lahayn 😮

    • @siaragali1439
      @siaragali1439 Месяц назад +1

      Moqdisho garoowe baydhabo baladwayn, kismaayo galkacayo bosaso intaas oo dhan iyo qaarkaleba calanka somalia waa laga ogolyahy maxaad u hagaajisan waydeen maxad dhaqaale iyo horumar u samayn wayday mise marka hargiasa calanka somalia laga ogolaado bes uun baa horumar Iyo dhaqaale helaysaan bal caqli giina yaraantiisa arag 😮😮😅

  • @capdalleariif2374
    @capdalleariif2374 Месяц назад

    Gorme Sidaan noqoneyna😢

  • @MohamedAliElmi-se2jt
    @MohamedAliElmi-se2jt Месяц назад

    👍

  • @user-hq9zy3wp1q
    @user-hq9zy3wp1q Месяц назад +1

    Lkn Rwanda waa wadan 30 sano ku dhawaad u hal shakhsi iska haysto.

    • @mubarakadem479
      @mubarakadem479 Месяц назад

      shaley maahe doraad ugu danbaysey bay doorasho ka dhacdey waana la doortey madaxweynahaasi dadkiisa ayaa raabaoo cod kusoo saarey 85/100 buu kusoo baxey

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 Месяц назад

    Ogowna Somalia madaxwayne kasta oo imaadaa dane shisheeye uunbu ka shaqeeya different between dalalka kale wakaa England 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 UEA Ethiopia South Africa Recognition of Somaliland 😢

    • @siaragali1439
      @siaragali1439 Месяц назад +2

      Somalia wax la yidhaahdo maba jirto aslamba😂 somalia Israel waa xun EX somalia
      From somaliland 🐯🦅

    • @ahmedroobl9060
      @ahmedroobl9060 Месяц назад

      ​@@siaragali1439hhhhhhh somalidi kale idinka carartey sidii aad cuqdad uun ooga shekenaseen
      Markasad xasuuqden shacabki reer laascaanod

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 Месяц назад +1

    a a a a a alla meesha maxuu jareer ku dhintey waa riwanda e 😂😂

  • @user-rt2ms3kr1j
    @user-rt2ms3kr1j 3 дня назад

    Saxibmalinkastamaxaanoliidaa

  • @libanmuude6273
    @libanmuude6273 Месяц назад

    soomalida waa umad si wax uga qal dayiin

  • @yahyefarey3773
    @yahyefarey3773 Месяц назад +1

    Sirtu wa hogaan umada jiheya

  • @METACHANNEL-zm1zs
    @METACHANNEL-zm1zs Месяц назад +1

    ❤❤a

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla Месяц назад

    Dadkeygow goorma aduunka wxla qeybsanyna 2024 baa wali dagaal qabiil kujirna 🇸🇴😰

  • @wadani9971
    @wadani9971 Месяц назад

    Aduunka kale waa la kala adkaadaa lkn Somalida waa kale Adkaan weeday wanna dagaalka somalia oo qaab qabiilo ahaa

  • @Yuukeypoi61
    @Yuukeypoi61 Месяц назад +1

    Wan ku taagera wll Wana kugu daydaa

  • @sakariyesaeed955
    @sakariyesaeed955 Месяц назад

    Farqiga u dhexeeya laba qabiil iyo qabiilada badan😂😂😂

  • @ANTAAY_GEMAR
    @ANTAAY_GEMAR Месяц назад

    Aniga hadaan noqda madax wayne qabiil walbo nbd doon isku sheeg yaasha ayaan soo xareynaa walibo qabiilkeyga ayaan ka bilaawaaa ka dibne malin cad ayaan wada tooganaa

  • @ubeydillaah2
    @ubeydillaah2 Месяц назад

    Somalida waa duli, qabil ayaa lafaha ka galay. Waa dad aa uu cunsuuri badaan oo aad loga yaqyaqsoodo duniida.ufff

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Месяц назад

    Laysma barbardhigikaro wadan lagukala adkaday jamhadisuna ahayd midhadafleh iyo wadan jamhadi dawladariday kaliya hadafkedu ahaa bililiqaysi iyo laynta dadgara nacayb uqabtay

  • @CM-fg7rt
    @CM-fg7rt Месяц назад +1

    Wax jamuuryada somalia la yidhaa ma jirto adeer nin kastaa dhulkiisa ha u tashto, haddii kale riyadaa uun iskaga jira qiyaamuhu ha idinku soo galee.

  • @AbdirihmanAbdirisaaq
    @AbdirihmanAbdirisaaq Месяц назад +7

    Somalia waa wadan dhintey alle ha halaago😅😅☹️💀

    • @abuucabdalla2545
      @abuucabdalla2545 Месяц назад +1

      Ma Dhimane waa noolnahay waxa dhintay waa noocaadoo kale

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda Месяц назад +1

      Sax waaye marba hadan maskiyan uso kaban wan dhimanahay dad nool waxaa ladhaha dad isku tashaday kafaidesto😢

  • @siaragali1439
    @siaragali1439 Месяц назад +1

    Somalia wax la yidhaahdo maba jirto aslamba😂 somalia Israel waa xun EX somalia
    From somaliland 🐯🦅

  • @juweeriyabaashe4400
    @juweeriyabaashe4400 Месяц назад

    cabdi raxmaanoow sawtii soomaalidu isaaqa xasuuqday

  • @tuse2189
    @tuse2189 Месяц назад

    Way ka dhacaday somalia

  • @user-lf9ms6rt6h
    @user-lf9ms6rt6h Месяц назад

    Dalkeena marwalba waxaa xukunka yimaada siyaasiyiin ushaqeeya shiisheeyaha taas oo keentay in mid walba dantiisa eegto