Qoys Kiristan haajiray ah oo Islaamiyay dalka Salvador! | Reer-Buqayla!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 141

  • @samdasaleban3710
    @samdasaleban3710 3 года назад +13

    Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar
    Jaskalaahi khayran wa jasaaaa

  • @ismailabdikadir4457
    @ismailabdikadir4457 3 года назад +64

    Aadan ilaahey dartiis ayaan kuu jeclahay
    Mar walbood video cusub soo dhigto
    Wllh waan farxaa
    Horay usii soco wll qali

  • @guledahamed1732
    @guledahamed1732 3 года назад +5

    ilahay haa noo fuduudeeyo sidan diinta macan uu gadhsiin lahayn umadan aan laa nolnahay amiin ya rabi

  • @raymondsuguleh9020
    @raymondsuguleh9020 3 года назад +11

    Waxad tahay ADAM qof aad u qiimo badan allh yacfidak wll 😍

  • @khalidalpha1416
    @khalidalpha1416 3 года назад +8

    M alh xufdulaah wll adan khadar cali jazakalaah hu khayr

  • @Sharmake_ismaiel
    @Sharmake_ismaiel 3 года назад +5

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeena booqato

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 3 года назад +17

    Masha allh horay usoco zxb

  • @zaalimzead7035
    @zaalimzead7035 3 года назад +7

    Nasiip ayaan uhelay inaan ka mid noqdo taageerayaash aadan Sahan.

  • @Zultanzakaria
    @Zultanzakaria 3 года назад +8

    Allah haku barakeeyo wllo

  • @mouseadnan6593
    @mouseadnan6593 3 года назад +11

    mash Allah 👏👏👏💙💕💛💫❣💟

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 года назад +4

    WACAYLKUM SALAM Macha allah Waa Barmamij Qiimo Badan Thanks you Wllohh

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 3 года назад +4

    Mahadsanid macalin 😍

  • @bagashwachannel7
    @bagashwachannel7 3 года назад +2

    Masha allh

  • @زهوراحمد-ط3ث
    @زهوراحمد-ط3ث 3 года назад +2

    Maasha Allah

  • @abdirisaqahmed803
    @abdirisaqahmed803 3 года назад +6

    Thanks my brother

  • @Awesome-ww7zj
    @Awesome-ww7zj 3 года назад +2

    Mahadsanid

  • @mohamadibraahim930
    @mohamadibraahim930 Год назад +2

    قصة جميلة جدا اللهم اغفر له وارحمه وادخله الجنة

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 года назад +7

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @fahadkeynan5001
    @fahadkeynan5001 3 года назад +3

    Ilaahay haynookaA ilaaliyo walaal waNu ku jecelnahay waliba ilaahay dartii khayr baanu kaaga baranay

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 3 года назад +4

    wcs mhdsnd sxb kheyr Allaha ku siiyo

  • @hamdaali411
    @hamdaali411 3 года назад +3

    ألله أكبر يا له من عظيم

  • @hikmawimedia1648
    @hikmawimedia1648 3 года назад +4

    Go forward and never come back pro 😘

  • @Trendingvibewave
    @Trendingvibewave 3 года назад +5

    Saxanka xogaha this channel is ma favorite channel of All the time😍 My brother Adan Alle haku amaansho❤️

  • @abdilaahikhader5003
    @abdilaahikhader5003 3 года назад +5

    keep going legend Adan sahan 👏🤩👍

  • @abdillahimuseshiinecualayt8412
    @abdillahimuseshiinecualayt8412 3 года назад +2

    Alle cilmigaga hakugu anfaco ustaad

  • @solcadeinthewild8613
    @solcadeinthewild8613 3 года назад +3

    Wll jasakallaah wax khayr aud inoo soo gudbsy hawl kama daale wali waa hogadi

  • @qaalidhassn7342
    @qaalidhassn7342 3 года назад

    Masha Allah Adan waan ku taageeraa zhp NoloW

  • @abdirahimahmethashi924
    @abdirahimahmethashi924 3 года назад +5

    Mansha allah zhp qli

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 3 года назад +2

    mahadsanid wll adam

  • @mohamadahmed4155
    @mohamadahmed4155 3 года назад +29

    Waxaan Qabaa in Talaalka Covid-19 lagu tijaabiyo Siyaasiyiinta Wadanka.
    Hadii ay ka Badbaadaan Talaalku waa Safe, Hadii ay ku dhimtaana Wadanku waa Safe😁

  • @ahmednuurcabdi7087
    @ahmednuurcabdi7087 3 года назад +2

    Mashallah allaha walall aadan mahadsanid

  • @ahmedtaani9127
    @ahmedtaani9127 3 года назад +2

    الاسلام دين الرحمة 🥰

  • @asiaayman6744
    @asiaayman6744 3 года назад +3

    Masha allah wll keep going

  • @cabdishakuurcalidaahiryuus5056
    @cabdishakuurcalidaahiryuus5056 3 года назад

    Walaal Aadam Sahan ilaahay Wanaag haku siiyo garab baan kuu ahay saaxiib

  • @huthamohamed1010
    @huthamohamed1010 3 года назад

    Alle cilmiga iyo caafimadkaba haku barakeyo wll

  • @jamaljovaz701
    @jamaljovaz701 3 года назад +2

    Alaxamdulilaaah

  • @yassinmuxumed587
    @yassinmuxumed587 3 года назад

    Bro dar alleH ayaan kuu jeclahay💞
    Naxariis iyo nabad galyoh korkaada ha ahaato🤲🙏

  • @ZJay-mk1vh
    @ZJay-mk1vh 3 года назад +3

    Zxp aadanaw markaan madax wayne noqdo insha allh latalyahyga noqonysaa

  • @cabdiraxmaanxusein7139
    @cabdiraxmaanxusein7139 3 года назад +4

    Keep going 💪

  • @metteopio6195
    @metteopio6195 3 года назад +6

    Second comment welcome to straight line

  • @somalianopinion
    @somalianopinion 3 года назад +2

    mansha allah

  • @khadargaarisa1977
    @khadargaarisa1977 3 года назад

    MasHA allaah

  • @hamzeomeraden5113
    @hamzeomeraden5113 3 года назад

    haa qofkii ilaahay fahansiiya ilaahaw diinka na fahansii aamiin 🤲🤲🤲

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 года назад +7

    Sahanka xogaha was bar tabineed xaqiiqoyinka laga tabiyo lagu kalsonyahay

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 3 года назад

    Jzk. Khayran

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 года назад

    Thanks bro

  • @safiyobaardheere7720
    @safiyobaardheere7720 3 года назад

    Allah akubar allow wuwadena inow soceli

  • @bushramaxamed8463
    @bushramaxamed8463 3 года назад

    mashaa allah mawduuc aad u muhiima ayaad nosoo tabisay
    alx alahii islaam nagadhigay

  • @MokhTar_abdi
    @MokhTar_abdi 3 года назад

    #_____Sahanka_______xogaha
    #_____Horey______u____soco____Aaden

  • @AhmedGagale
    @AhmedGagale 3 года назад

    Allah haku xifdiyo ADAM SAHAN

  • @luqmaanyare2756
    @luqmaanyare2756 3 года назад

    Masha allah wllo allaha haku dambidhaafo

  • @ayaanleasmar4577
    @ayaanleasmar4577 3 года назад

    Mansha alah zhp

  • @apdirizaknouh8057
    @apdirizaknouh8057 3 года назад

    Go forward pro adan saHan

  • @omarserbiya2007
    @omarserbiya2007 3 года назад

    👍☝️😭👉🙋‍♂️🙋‍♂️MANSHA ALMH MANSHA ALLH ILAHAY AYAA CAWIYEY RABIYOW ADIGAA WANAGSAN OO WAXKASTA UGU MUDAN IYO DINTEENA SUBAN MANSHA ALLH MANSHA ALLH

  • @hindaismail8701
    @hindaismail8701 3 года назад

    Mansha allaah wll

  • @mohamedidriss6123
    @mohamedidriss6123 3 года назад

    Macha Allah well done

  • @cabdisamedsuldaanyuusuf8186
    @cabdisamedsuldaanyuusuf8186 3 года назад

    Mashaallah zxp aad mahdsanid

  • @najmudiin2671
    @najmudiin2671 3 года назад +2

    Gobilka misota oo kaliya waxa ku nool 85,000 oo somali ah malayiin ba dunida ku nool

  • @abdirizakmohamed8346
    @abdirizakmohamed8346 3 года назад

    Wa alleykum salam

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 3 года назад

    Masha alah alaahu akbar

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 3 года назад +5

    Wllo buwaagta aad akhridid ma nala wadagii kartaa wllo😭😅😅

  • @muktarcadde6413
    @muktarcadde6413 3 года назад

    maasha Allah wuxuu ahaa geesi

  • @mba6164
    @mba6164 3 года назад

    Mashallah 😘😘

  • @shmahamedismaciil7039
    @shmahamedismaciil7039 3 года назад +2

    aqoon yahan soomaaliyeed

  • @wallkawayn5363
    @wallkawayn5363 3 года назад +3

    ar aadan meel fikirada lagula wadgo ma jiro miyaa hdii jiro nala wadag hdii jirin ino samey

  • @suldaanabdullahi4407
    @suldaanabdullahi4407 3 года назад

    Mashaallah.

  • @ibraahimmohamed6559
    @ibraahimmohamed6559 3 года назад

    Ku dayashaad mudabtay wll 🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @cabdallebinukhaliif4190
    @cabdallebinukhaliif4190 3 года назад

    M.A waa arin inlaguwaano qaato mudan

  • @zaalimzead7035
    @zaalimzead7035 3 года назад +3

    Zaalim zaed

  • @RaadReebProduction
    @RaadReebProduction 3 года назад +2

    Wadan kaan La dhaho Magaciisa
    El Salvador
    Waxaa Hada ka Taagan xaalad culus

  • @mohamedeidbuux2969
    @mohamedeidbuux2969 3 года назад

    Aadan sahan

  • @Annaatti
    @Annaatti 3 года назад

    Xaqiiq waay adagtahy.
    Xitaa kuwa dalka jooga ayey ba kuyartay isagoo banaankaas iskamaraaya aan qofna lahadlin lanatacaamulin inuu daaci noqdo(yacnii muuqaalkiisa)

  • @cabdaalagala6885
    @cabdaalagala6885 3 года назад

    bro plz xikmada noo soo badi asago qoraal ah

  • @cabaasibraahim4544
    @cabaasibraahim4544 3 года назад

    Sharf baad agtayda ka mudantahy saaxiib adem

  • @isseunv
    @isseunv 3 года назад

    Xaqiiq Aadbaan Kuu Taageeraa Lkn Music Aad u Xun Ayaad Kusoo Gashaaa Ee Badal Musicka Carabtaban Cabaadaysa

  • @somalianopinion
    @somalianopinion 3 года назад +2

    Buugaagtii xagay ma rayan war koodu

  • @maxamadmaracademaxamadmara9550
    @maxamadmaracademaxamadmara9550 2 года назад

    Allah unaxa riisto ninkii ugar gaaro dintaislaamka

  • @Duluf-film
    @Duluf-film 3 года назад

    Allah akbar

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 3 года назад

    Bal ilaahay amarkii salvador saxaafadda caalamku waxay umad weynaha adduunka u tustaa meel dilka iyo dhaca iyo casaabaduhu hadheeyeen subxaanallaah

  • @cabdiladhiifmaxamedabuukar7831
    @cabdiladhiifmaxamedabuukar7831 3 года назад +5

    Kabax fasakla muslin yohow 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @safiyobaardheere7720
    @safiyobaardheere7720 3 года назад

    Farxiyo soomali official kala xarir ilbxnimda qarniga 20 naad

  • @dhufsay6924
    @dhufsay6924 3 года назад

    Maya

  • @clraxmaansiciid9570
    @clraxmaansiciid9570 3 года назад +2

    ✊✊😍😍

  • @arafattomer7645
    @arafattomer7645 3 года назад

    Sxp xge ku noshahey

  • @youcephelmi7435
    @youcephelmi7435 3 года назад

    Zxp qisada rukmudiin baybaras hlken ka heli karaa ado mahdzn

    • @salaadaadan2355
      @salaadaadan2355 3 года назад +1

      Khayrudiin barbarooosa ogaansha aad uga hdley ee ka soo daawa

    • @youcephelmi7435
      @youcephelmi7435 3 года назад

      @@salaadaadan2355 wll khayrudiin barbarosa maaha
      RUKMUDIIN BAYBARAS

  • @mariahussein9223
    @mariahussein9223 2 года назад

    El Salvador wxy dhcdaa north America
    Ee maaha Latin America 🤔🤔🤔🤔🤔

  • @Shaydanwase
    @Shaydanwase 2 года назад

    Ani igu caaya

  • @honestman4046
    @honestman4046 3 года назад

    💯💯👍

  • @siciidfaaraxbaradho7542
    @siciidfaaraxbaradho7542 3 года назад

    Diyaar

  • @sadaqcirrozyzki7411
    @sadaqcirrozyzki7411 3 года назад

    Wcs❣️

  • @Qowdhan99
    @Qowdhan99 3 года назад +2

    Y

  • @pharahmoge533
    @pharahmoge533 3 года назад

    Wcs❤

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 3 года назад

    Salvador taxanaha kurulus osman ayaan ku daawaday.

  • @legendarysuperpoweryt411
    @legendarysuperpoweryt411 3 года назад

    Salvador marka waxa u dhigantaa erayga Salvation ee English-ka ah oo ah badbadin

    • @Addour
      @Addour 2 месяца назад

      'Badbaadiye'

  • @najlamuusenajla8957
    @najlamuusenajla8957 3 года назад

    Magalada qudus kaladal

  • @saraMohamed-so2kd
    @saraMohamed-so2kd 3 года назад

    Catholicism IYO Orthodoxy IYO kuwa kle ee christainka ah mxy ku kala duwnyhn marar badan wxaan maqlaa kaniisada Catholicka ama mida orthodoxyka mafahmin micnhooda

  • @adanmustafe3966
    @adanmustafe3966 3 года назад +2

    MS 13 iyo 18th street waa elselvador iyaguguba eh maxaad ugusoo darieayday taariikhdooda

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 3 года назад

    Mshalhu walaal waxaan kuleeyahay horey usoco
    "Qofwalba maliito balse asiga ayaan aqoon meesha uu kuwanaagsan yahay, balse waxaan kuleeyahay weligaa ha isu dhiinin nolosha"
    Walaal anniguna soo booqo oo igu dhiirigelin halganka aan kujiro jasaakallah❤👏
    HALKAAN WAXAA YAALA MUUQAAL KA HADLAYA "DABEECADAHA GUUSHA IYO NOLOSHA"🎬🎞
    👇👇
    ruclips.net/video/BYw2ZEhaEec/видео.html
    👇👇👇
    ruclips.net/video/62biSKlMj2w/видео.html

  • @dhiidhaa8895
    @dhiidhaa8895 3 года назад

    Walaalo hadii aad donayso barashada qur'aanka kariimka ah fadlan nagusoo biir
    #skypename som quraan academic
    #number +252636897881

  • @hanuushqueen4688
    @hanuushqueen4688 3 года назад

    Istaqfrullah aniga waxaan joogaa Norway hadana aad ayey u yartahay dadka soo islaama ee ah Norwegian, marka loo eega dhalinta Somaliyeed ee ku fasahaadaysa Norway kuwa ku dhashay iyo kuwa la keenay labadaba.
    Wlhi lacag ayaan na geentay Norway ee nama geenin Diin. Hadii ay Diin nageen laheed intaas oo dhalin yaro eh nagama fasahaadeen ee bil cakis dad badan ayaa soo Muslimi lahaa.