Wa sababta aan chanalkan ujeclahay wlh waxa uu inoo soo gudbiya xogo muhim ah islamarkane aysan dadka kufikirin wll aadan sahan dhalinta adoo kale haday ahan lahayen wlh isbadal badan aya dafka kamuqan laha Allaah haku xafido yaq
Walalayal inteenan hada daawaneysa muuqalkan aan ku share gareyno pageyada waaweyn ee Facebook si ay dadkeena bal isu dabaqabtaan walaaadanow wlhi anigon AQonkuu laheyn ayan alle dartiis kuu taageraya
Macha allah zxp sahanka xogaha aad baan kaga faaidaY waxYalo badan aan mafoow igaga jiraY baad ii iftiimisaY alle hku dhawro wllo zidad nogu hagarbaxayso alle hku sharfo wll
Asc wall adan sahan waxn hay mid ka mid ah tageradada ad kaa uxiseya wad sodhigtid yutubkaga codsi ban wata wll kitabka أخبار الزمان ومن أباده الحدثان، وعجائب البلدان والغامر بالماء والعمران inad kaso hadashid ban rabaaa ustadad adan sharaf kuu nolow
Aadanow hadaan Ciimariga kuu Sii yaadan karo waan ku Siiyaadan laha Wayo Aadano Ciimarigiisu Dheeraday waa Aqoontoo Kuuradhay Kheyrakoo faafaya oo Dad badan Gaadhay
Aadan saxiib aad ban kaaga mahad celinaya wan dareemaya waxaad ka hadlayso Illahay ha kaa abaal mariyo if iyo aakhiraba Hal ka video kawaran markuu ugu yaraan 10,000 ay daawado oo toos u saameyo 100 dgalinyara noloshoodana badalo waxaad badashay jiil inta nolosha ka hadhay an ku ilaawin kuwoda abaalkale Mahadsanid saxiib
Mahaadsanid Aadan..! wallaahi abaalkaada alle uunbaa gudi kara se waxaa ceeb ah hadaanan wax kale awoodin xitaa inaa mahaadsanid ku dhaho, aniga ahaan saamayn weyn oo weyn ayaad igu leedahay Maxaa yeelay Channelkaada youtubka 865 Videos ayaa ku jirta mid aan daawanin waa yaryahay xitaa hadaan video-ka Cinwaankiisa aan ka helin oo aan daawanayn ugu yaraan waa daaraa oo Like-ta lama dhaafo ileen wax kale ma awoodee, Caqligaa ii furtay intaan kaa faa'iday wax la koobi karo maaha, Adoo kale allaha noo badiyo taasna abaalkeeda alle uunbaa kaa abaal marin kara, Mahaaadsanid aadan markale.
Shukran pro horay usoco
Somalinimada saxdaa dadka ayka muuqato ayaad tahay💪
Wa sababta aan chanalkan ujeclahay wlh waxa uu inoo soo gudbiya xogo muhim ah islamarkane aysan dadka kufikirin wll aadan sahan dhalinta adoo kale haday ahan lahayen wlh isbadal badan aya dafka kamuqan laha Allaah haku xafido yaq
Waxaa kaloo ku dartaa "waagii hore wixii ceeb loo yaqaaney hada waa wax caado ah"
اه من المواضيع التي أريد اسمعها هذا الموضوع من بينهم علينا بناء هذا الجيل على احسن ما يرام احسنت
First viewed
Mashaallah wllo aad ban uga helay muqaalka wllo aadan sahan
Wll wn ku taageeraa waana kugu deydaa hore u soco wll ❤👌💯
AadaN khadar aLi. Zahan keep going ♥️
ilaahay ha ku xifdiyo ustaad Adan sahan 👏🤩👍
Waxa aad ka hadleysa wax na sugaayo inta ilaah cimri siiyo 😭 sahanka xogaha
Waa run walaal aadan, wax qabso sidii lay lahaa ayaan awoodi wayay markasna waan niyad jabay. !!!!
wlhi wa barnamij aad u qimadan
Shukran wll adan
Laysma xaqiree sxbkeen Aadan sida waayeel waayo-aragg ah ayuu noogu caqli celiyaa, ee dhalinyaroy waansama kollay ragga kalee caalamkaad gole isku qaban doontaane. Joojiya calaacalka hoy🔥 Aadan Khadaf Nin karmeed
Ilahay ha kaa jazaa I ziiyOh hnoh
Dhalinyarada Soomaaliyeed fursad weyn heystaan OO ah #waqtiga please aan sameyno wax na anfacaayo marka aan duqowno 😭😭😭
Wari maysiide waar haka hadho ban soo xusustey.
Ustaadul ustaadin ❤️🔥
Realy💯Talo fiican ayaad Nasiisay aniga Inta ila da'da ah mahadsanid aden💚
Qof walba wax urajaynaya caafimad iyo Nabad qab allow Waxn kuwaydisanay khaatumo wanaagzan
Mahadsanid waxad ka hadashay arin aan is waydiinayey maadaama aanu noloshena iyo dhaqankeena midna hore ugu jirin sida niyadjab khaakhaayiraad iwm
Masha Allah my dear brother Aazan Allah yaxfiika 🤗😘❤️❤️❤️
Masha allah barnaamij aad umuhiima ayad noo so diyaarisee allaha ku xafido
Walaal Aadan sahan alla haku xafido wixii faaido ah ee aad noo zoo jeediso anagana iLahay hanagu AnFaco❤❤❤
Jaza,a kalah wll waxbadan oo naga qarsoon ayaad noo ifisay runti ❤👏
😭😭😭😭😭 Ala aduunyaa,,😭😭😭😭😭 intaa aduunya joog tid wax kasto waad arki,,,‼️⁉️‼️
Mahdsanid...........
Waxaad soo qaadataaa marwalba tusaalaha cid waliba fahmi karto hadhawbaad dulucda u dhaadhacdaa manshallah ❤❤❤❤❤
Masha'allaah keep going brother
Hadaad janalka ku xidhay tahay like saar
Alle haka abaalmariyo Waxaanu kaa Faaidnay 💯👏🔥
Mahadsanid zxp arin iga dahsoneed baad ii ifisay alle haku xifdiyo
Sxb Aadan sidaa Aad sheegeyso mar mar badan Ayey ugu dhacday inta badan dadka waa weyn ayaa dhalinyaraa sidaas dhaha
Mashallah... mawduuca aad soo jeedisay aad ayu iiso jiitay.
Jazaka allah
masha allah illahay aqonta iyo caqliga haku siyaadiyo 100/100 mahadsanid
masha allh wll ilhay hakaa abaal mariyo
wax badan ayan ka faa iday run ahaanti
ilaahay hakaa abaal mariyo wll
Keep going pro walahi wanku raaxeysta sheekooyinkaaga🙏
ما شالله Illahey wll wuxu ku siiyey cod faseex oo waa dixa iyo caqli Illahey hakuu siyaadiyo
allxamdulilaah waa run zxb mahadsanin eedaday hadalkeedii baan soo xasuuskay xalay baan yidhi waan shaqaysanayaa markaas wax idhahday war wax baro wiil yar baad tahay
Ah waana qiirooday😭
Walalayal inteenan hada daawaneysa muuqalkan aan ku share gareyno pageyada waaweyn ee Facebook si ay dadkeena bal isu dabaqabtaan walaaadanow wlhi anigon AQonkuu laheyn ayan alle dartiis kuu taageraya
Hore u soco wll
Asc dhaman asxaabta fadlan subscribe inagu caawiya waa codsi mahadsanid amuurahiina allaha idin saqiro aduun iyo aakhiraba Amin 🤲🙏
Macha allah zxp sahanka xogaha aad baan kaga faaidaY waxYalo badan aan mafoow igaga jiraY baad ii iftiimisaY alle hku dhawro wllo zidad nogu hagarbaxayso alle hku sharfo wll
Badanka dadka #Comment ga Bixiya waxay lee yihiin first one ...
Niman yahoow wixii ni anfaca meesha kaqaata ....
AADAN KHADER WAANKU SALAAMAY SXP 👋
Macalim aadam✊✊😍😍
Waan na badashay xagga maanka allaha hakugu badalo janatul firdowsa
Maanka ayaa ugu haboon meel layska badalo
Mahadsanid Sxp aadan moralkaad ii dhistay
Masha Allah
Mahadsanid walall aadan sahanka
Mahadsanid wll waad I dhiirigelisey maxaan awaalkaadi ku gudaa ma agaano run ahaantii waad mahadsantahay
mashaallah tabarakallah macalin Aden
Mzha allh wllky Aadan khadar cali marna macalinkaygiii Alleh ha ku sharfo wll
Geeeesi qodob muhima
AQOON YAHAY AYAAD TAHAY ZXP QLI ❣🧠🧠JAZZAKALAHU KHAYR
Alle caafimaad iyo cimri dheerban kaaGa parYeY pro
Da,daydu waa 17 sano i.a waxan rajaynayaa inta aanan gaadhin 20 inaan marka hore naftyda anfaco waxanna rajaynayaa :) sidoo kale wxn rabaa inaan noqdo gabdh dadkeeda dalkeeda & diintedaba anfacda. 😊
Wll Aadan wlhi waxaanku dhaho garnmaayo oo anka Ahyn ilaahay akhiro & aduunba hku ilaaliyo wll ❤️ run ahaantii si wanaagsan ayaad wax noogu shegtaa oo waxnoo fhansiisaa ❤️❤️❤️🙏🙏
Mhadsanid Wll Qaalli 🥰🙏
8:25😂 Aduunka Ba'asada..waa run wlhi aadanow
Aadan Nin Adag😍😎😘😎😍😘😎😍😘
Asc sahanka xogaha janalkale maad noo samaysid tnx
Asc wall adan sahan waxn hay mid ka mid ah tageradada ad kaa uxiseya wad sodhigtid yutubkaga codsi ban wata wll kitabka أخبار الزمان ومن أباده الحدثان، وعجائب البلدان والغامر بالماء والعمران inad kaso hadashid ban rabaaa ustadad adan sharaf kuu nolow
Aadanow hadaan Ciimariga kuu Sii yaadan karo waan ku Siiyaadan laha Wayo Aadano Ciimarigiisu Dheeraday waa Aqoontoo Kuuradhay Kheyrakoo faafaya oo Dad badan Gaadhay
Walaahi waxaana ahay qof dhintay oo calafkii noolyahay , noloshan waxa ugu wayn ee aan hada sugaa waa geeri wiil dhalin yar ah oo caafimaad qabana waan ahay noloshan micnay ii samayn laadahay😭😭😭😭😭😭🖐
Noloshu waxa ay micno samaysaa marka aad ka mashquulsan tahay ee wax aad ka shaqaynayso, lkn haddii aad firaaqo isu heshaan waad isnacaysaan
Sxb xanuunka ku haya waa maxay
@@sahanka97 allaahu akbar
Sorry wllo maxaa ku hayo illhy oga xamdi caafimaadka boqolaal xanuunsan baa jirtee marka labaadna cibaadada badi iyo ilaah bariga noloshuna docdii ay kaaga dhawdahy uraac
I am big fan 🙂
Aad ayaad u mahadsan tahay adenow wllo
Haye wllo waanad mahadsanthy❤
wllhi waxaad kahadashay arin aan marwaliba kafakarijaray wllhi waaxaqiiq runti lkin mawada fahman dhalintena manta mhdsnid bro aden❤👍
Sahanka xogaha am always with you🙏🙏
Manshallh brother ALLAH Haku dayo inty nololi jirto
Walaahay aadan sahan ilahy dartii u jeclahay❤️❤️❤️❤️
Ilahyow cimri dheer iyo caafimaad ban ku waydiistay 🗣️waa awowgiin cabdrxman kkkk
Waa sida ilmaha yar oo kale
Aadanaw sxp wali buugagtii imaad soo qorin aan ku waydistay
جزاك الله خيرا اخي العزيز 🥰🥰🥰🥰
Aad iyo aad ustad shukhran
Waa kaga mahad celinayaa macalin
Thanks A Sahan zahanka xogaha
WALALAYAAL FANKII XUMAAY ALLAH SUBXAANU WATACALAA AYAA IGA MADOWEEYE ALXMDULLILAH EE CHANNEL KAAN AYAAN FURTE SUBSCRIBE ISARA THANKS 1K PLZ 🙏
guuleyso walaal,mahadsanid
Horay uso
"Motivation is Garbage" = "Dhiirri-galintu waa qashin" , waxa ku caan erayadaas gabadha qortay buugga: "5 Second Rule" , adigu maxad u'aragta dhiirri-galinta ?!👇
Dhiirrigelinta guud ahaan lagama maarmo!
Dadkan Commentiga ku so Qora "Ana ugu horeya & First" Iwm, Shirkdda youtube ma Abaal marin Gaara Ayay siisa.
Wlhi waa run arinkaan aadanow
Aniga baaba waxa isku arkay
Masha allahallah kaa ajarsiiyo wll
Mahadsanid aadan sahan👍
Allahumaa xusnilkhaadima
Zxp wllhi maanta sitoos ayaad ila hadhshy waana sbbta aan Atoms ka u fhmi lahay😓
Fast view
Aadan Si Xikmadaysan ayaad iiga Qoslisay😂😂
Aadan saxiib aad ban kaaga mahad celinaya wan dareemaya waxaad ka hadlayso
Illahay ha kaa abaal mariyo if iyo aakhiraba
Hal ka video kawaran markuu ugu yaraan 10,000 ay daawado oo toos u saameyo 100 dgalinyara noloshoodana badalo waxaad badashay jiil inta nolosha ka hadhay an ku ilaawin kuwoda abaalkale
Mahadsanid saxiib
Maansha Allah Shugran
Mahadsanid wllo jazaaka allaah khayr
Keep going
Team Sahanka xoogaha pls subscribe igu caawiya 3k igaar siyaa alle dartiis ❤❤❤❤🙏🏼🙏🏼
I always Frist😆😂😆😂😆😂😆😆😂😅😂😆😂😆😂Like Saara Siba Aadan Love Haysaaro Maanta
Mash allah adun io akhiro Gul wall sare
Farqi ayaa jira qofka da,da geeri buu sugayaa
Ka dhalin yarada ahina mustaqbal
Mochallah wallky qalih 🌹👑❤🥰🥰🥀
legend
Mahadsanid sxb aadan
Allah ani mbysto hadan hystayo way ficnan lah lahayd Xikmaday ii bari lahayeen
Wllhi maanta waaqic cad oo dhalin yardaydan imka hasta ayaad ka hadashay /99 dhalin yarda fikir baa dilay wllhi
Keep going bro
Machallah tu es man professeur keep going bro
Mahaadsanid Aadan..! wallaahi abaalkaada alle uunbaa gudi kara se waxaa ceeb ah hadaanan wax kale awoodin xitaa inaa mahaadsanid ku dhaho, aniga ahaan saamayn weyn oo weyn ayaad igu leedahay Maxaa yeelay Channelkaada youtubka 865 Videos ayaa ku jirta mid aan daawanin waa yaryahay xitaa hadaan video-ka Cinwaankiisa aan ka helin oo aan daawanayn ugu yaraan waa daaraa oo Like-ta lama dhaafo ileen wax kale ma awoodee, Caqligaa ii furtay intaan kaa faa'iday wax la koobi karo maaha, Adoo kale allaha noo badiyo taasna abaalkeeda alle uunbaa kaa abaal marin kara, Mahaaadsanid aadan markale.