Xorriyatul qawl ayaan rabnaa | Maxaa naloo cabudhinayaa?!
HTML-код
- Опубликовано: 3 янв 2025
- Baraheena Bulshada:
Facebook: / aadansahan
Instagram: / aadan_sahan
Teitter: / aadansahan
Tik Tok: vm.tiktok.com/...
Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.
Wiilkaan dhalinyarada eh wuxuu ka fiican yahay odeeyaal badan.
Channelkaan wuxuu ka mid yahay channelada ugu fiican.
Wczln Ustaad Nebigana Halagu Saliyo (صلي الله عليه وسلم)
Scw
@@suleimanahmed8416 111111qqqqq
Maclin aadan Khadar Ali IllhaY haku barakeyo
Waxa tahay qof aan wax badan ka faide 💯♥️♥️🥰
Inta jiif kudaawaneysa like Saar 😂
Wtf 🤦🏾♂️ Are you ok😞☠️👎
Sxb alle Caqliga iyo cafimadkaba hakuu dheerreyo ❤️
Amein wlkay , Jazaka laahu khayr
Wll horay usoco
Mashalah Tabarakalah Keep Going Brother 👍
Malintii ilaa Aan 2 ama 3 video ka daawado channelkaaga
Aad bn u xiiseeya wll
الله معك
mahadsanid wl adam
M. a zax keeb going
Mashallah sxb hore u soco
Waxad Ka hadashaa waxyaabo muhiim ah oo soomaalidu Ka warlaadahay
Mncha Allh Wll Go Forward Brother
Allow ku barakee Walaalkeyow aadan sahan
Masha allah jazakumulahu khayr
Wcs waraxmatulah wabarakatu dadkii uhereyey dawaday noqday Alxm mahadzanid😍
Waxaan sugi kari layahay in aad jamacad dhamaynayso eed dadka badan ee dulman aad usoo baxayso, subhanaAllah ilaahay kalmada xaqa ah haynagu sugu gaboodfalaha kasta hortiisa'e.
Waxaa fiicnaan lahayd in uu dadku adi cml ahaan lahaa yeeen waxaa thy saxafi dhiiri galinaya saxafiyiinta run ahaan tii waxaa thy qof leh jir dan qada leh ❤❤❤❤❤❤❤
M.a keep going wll
Maasha Allaah ✅
Keep going = sii soco ✅
Walaal ✅
Channel = kanaal ✅
Shalay ayaan baraha jaamacadeena ka wada hadlaynay aniga iyo ardayda kale j.ummada s.
Xoriyada warbaahinta ee waalan
Scw scw
Scw
Scw
Scw scw
Xayaakallaaah sxb alle haku xafido aaaaadanow
wll aadam aad ayaad u mahadsantahay sida fiican ee aad bulshada somaliyeed ula wadaagysid wax anfacaya if iyo aakhiraba ilaahyna hkaa abaal mariyo
inta kadib wxn wll jeclaan lahaa inaad muuqaal ka diyaaris qoraannimada iyo qofka qoraaga waxa looga baahanyhy siiba ahaan qoraaga somaliyeed inbadanna mawduucan waan kaa codsady adoo raalliya
ama wariyannimada labadaa mid uun
wxn rjynayaa inaad muuqaalka kan xiga ka dhigi doontid khayrbaan kuu rjynyaa
hddy sabab jirtana ii sheeg
mahdsanid
Wll mhdsanid 🙏🙏
Wacalaykuma salaam warahmatullahi wa barakatuh💓..... inbadan ayaan isku xiiqnay qaar aragtidan u qiil samaysanayay ... waad mahadsantahay adan khader
Wll Aadan waxaa tahay dhiiri galiyahayga mar walba xaqiiqada ku taagnow
#Aadan_Khadar_Cali alle hakaa abaal mariyo hawsha aad bulshada u haysid allena dambigaaga & ka waalidkaaba ha dhaafo.
Inbadan mahadsanid Wll 💘💘💘
Hadii uu 1k gaaro fadlan like ii saara
Mahadsanid Zxp Aqoontaad nala wadaagto mar walba
Cabdirraxiim ✅ cali ✅
Saaxiib ✅
Barnaamijyadaada inta aanan daawan like-taan sii saaraa mahadsanid wll waqtigaaga aad noo hurtay.
Mashallah hore usoco wll
Aad ayaad umahadsantahay walaalo
Sida aad wax uditaariso
Iyo akhrintaba Allaha nawada barakeeyo
أقرا
كتاب كلمة
مصطفي حسني
Jazakalah yaa adan
(وجزاء سيئة سيئة مثلها فمن عفا وأصلح فأجره على الله)
(فمن اعتدى عليكم فاعتدو عليه بمثل ما اعتدى عليكم)
Sxb Aad iyo Aad Ayaan kaga mahad celinayaa muuqaaladaad quruxda badan ❤❤❤❤❤
Wll mcn 1 subscribe iigu caawi hadey macquul tahay
Asc Aadan sahan ,waxan ku weydiinaa,haduu qafmuslim nimo sheega naayo qafdilo, aaqirne naar ku waareen,,
,,sabab too,ah .rasuul (scw) wuxu yiri,.(qafka qalbigiisa wax yar oo iimaan ah kujiro naarta kuma waaraayo),,, marka dilka joog san maayo waaba la xalaa lees tay, mxaa tala ah‼️⁉️
Wll diinta waa kamil qofkii qof dilaa asna waladilaa qof walbo is lahaa qof dil haduu ogyahay in ladilayo wuu ka jogsana asoo ka baqayo in ladilo marka sharecada ku dhaqankena anaga ka fogonay saas dartayd dil ubatay 🙏
Qaacudo kastaaba waxa ay leedahay wax laga soo reebo.
Waxa jira dad danbiyada ay ku dhacaan aanay naarta ka soo saarayn
Aayad quraana ayaa sheegaysa qofka qof mu'mina badheedh u dilaa naarta ayuu ku waarayaa
Walaal waxan raba inaan barto falsafada ee halkan ka bilaawi laah maD ii sheegin
Suaashan mar hore wan ku waydiiyaya?
ruclips.net/video/vEpFlFjEkP4/видео.html
Way fiicnaan lahayd in uu arko qoraal kaaga
Walaal cilmi walba wuxuu kabilawda aqriska diinta inad taqanana ayaad kaaga saaciaysaa
Kugulama taliyeen
Lkn haddii aad diintaada si wanaagsan u taqaano ka bilaw buugta faylasoofyaxmda islaamka ah oo ku qor inteenetka
أفضل كتب للفلسفة الإسلامية
Ummad waliba waxa ay leedahay falsafad, ee ha ku dagmin ta gaalada
@@sahanka97
Oki walaal wad mahadsantay
Mansha Allah wax garad Aadan sahan
Masha allah sahanka xogaha wxn ku rajynaynaa horumar balaadhan insha Allah
Waxn joogna qurbe hapeen walpa kumanaan qof aya la dila cid ka shekaynaysa iyo jaraaid qorayana wan wayay somaliduna dhuuso ma qarin karaam xumaanteenu dipaday talaa allah noo sahlo😥😥
الله يعزك
Please 1 subscribe adigoo mahadsan
Dhibaatda reer Norway 🇳🇴 ey rabaan
Mahadsanid sxb waa barnaamish wngsn
Runtaa ka hdashy ustaad xumanteena io wxii xun ayeynu soo bandhignaa hlka wdmada kle intii tolmoon ee wngsan soo bandhigaan ilhy xaqqa hna tuso
Aadan khadar, walaale waan ku salaamayaa niyahaw mudda dheer baan kugu xidhnaa aadna waan kaaga faaiday Allah hakaa abaal mariyee, hadii ay suuragal tahay waxaan doonayay in aad muuqaal inooga Soo diyaariso ciyaar balwadeedka ama waxa loo yaqaano kubadda cagta arinkaasi oo ah mid dhalin badan ay ku fidneysan yihiin oo aniga ayaa ka mid ahaa dadka aadka u dheela inkastoo labadii sano ee ugu danbeysay aan ku guuleystay in aan aad u yareeyo, bal arinkaa iyo damaca maasooniyadda ay ka leedahay wax inooga yara taabo mahadsanid
tnx wll sahanka
Mahadsanid cashar qiima badan ban kaa bartay walal
Mudane iyo marwo adinkoo mahadzan ii sara subscribe alle adigiYo walidkaa janada ha idinku kulmiYo 🤲🤲🤲💯...
Mahadsanid macalin
Guriga ayuu kuugu yimid quraankii ee ka faaidayso oo 30minut kaga faaidayso barashada quranka adoo gurigaaga jooga.
Adiga iyo caruurtaaduba
ا.القرءان ٢.العربيه٣.الحديث ٤.التفسير
٥.التجويد
chat.whatsapp.com/HpiZxtW2BkHKNeKkq0spWg
Mahadsanid in badan
Thnkz wllo aadan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Wcs mahadsanid wllo Marka xigta waxan si gaara kaaga codsanayaa in aad iiga jaahil bixiso shaydaamadda SPY wax uun in aan ka ogaado ayaan doonayaayee mahadsanid..
Wĺl macn hadey macquul tahay 1 subacribe iigu caawi
Shaydaana waad garanaysaa spyna waa basaas, shaydaan oo dhammina waa basaas oo qof kasta qareen ayaa la socda
Keep going Aden sahan wll
Masha allah wllo
Macalim aadam✊✊😍😍
Wall aqliga Allah kusiyadi keep going wllky
Ustaaad shukran, lkn dowladaha yaryar ee maanta jira waa kuwa umada uhogaaminaya gumeysi, kudhaqaya diin la.aan , in laga aamuso ma mudna ee waxaa haboon marka aaad qaladaadkoda shegaysid inay si qurxoon oo aad dadka aad uga digayso ay qaadan karaan aad usheegto
Shaqsiyaad caydoodana aadan kumashquulin
ربنا يحفظك في الدارين اخي.
Wllo tuducyada mxd tidhi : afku wuxu la xoog yahay hee_______?
Mxa ku xiga?
Magliga xawda kaa jara
@@sahanka97 thnks brother
nabiga igUla zaliyaH walalayaal
Scw walal 1 subscribe iigu caawi please
Masha alaah keep going wll
Walal 1 subscribe iigu caawi hadey macquul tahay
alle ha ku barakeye wxd ka zo hdl muhimada amusnanta plz plz plz
Mhdsanid wllky Adan 💝
War aadanow xoriyatul qawl maa hee
WAA XORIYATU DOQON
Wad mahadsantahay zhp qli
SALALAHU CALEYHI WA SALAM 💚
XaYaaKalaaH WalaaL ❤
Adanow hadalkan kdb ayeyba dhihi doonan adan dadka in lacaburiyo ayu qaba allow dadkena wax fahansi
Waxaan jeclaan lahaa in aad mawduuc ka diyaariso ardayda iyo macalimiinta xaqa ka dhexeeya
Asc walal magaceygu waa mohamed hussein waxan kamid ahaya bulshada kuku xer ee kula socota marwaliba / waxan kaa cod sanlaha calanka cusub ee soomaali iney qaadato uwangsan mar uun inaad muqaal samameyso / maku lifaqan yihiin calmadaha maasooniyada mahd sanid
Mash walaal aadan khadar
Taarikhda ahmed guray noo soo gudbi saaxib
Aadan Walaal qof wax tar leh baa tahay waxbaan kaa karorsan Lahaa hadaan kullanno
wcs walo xoriyad al qawl mxad u bixisay adigu?
Caqliga fayaw ee aad maqashay waakan wiilkan yar ee Aadan waa waa khabiir dhan kasta
Wcs wll qali ah
Mahadsanid
Scw 🌼
Thanks my bro
Go forward pro adan saHan
Mansh allh Keep going wll
Walal Maktabada Iqra Halkay Kaga Tala Hargeisa Inkastonad Deganayn Noso Yara Ogow Gobolada Ku Xiga Xata So Gaadhsiya Buugta Sida Gabiley
Axsanta wll mahdsanid dhegihii wansan unbaa waan sama jasakalh intaan malinba cashar kaa faaidnay wll waxn kacdsnyaa hdaad awodo inad iiga soojawabto farinta gmailka inshalh hdiikalna dhib malh
Wll aadan anigu wn kugu dhacsanhy inteed gashay💟
Jasakalahu khyr
Masha allah
Masha allah keep going
First one
Soomaali kaftanbay wax ku qaatane noo so badi zxp 😂🙏
Xaqiiqada ayaad abaartay wlhi pro
JIZAKA LLAAH KHEYR.
Wll waxad ii sharxdaa baydka ah "magliga xawda kaaa jara" shukran
hello aadan ustaadii
Asia walal hadey macqul tahay 1 subscribe iigu caawi
ماشاءالله
Salalahu caleyhi wasalam
HADUU HADAL WAX SHEEG LAHAA WAAD DHAMAYSAY ALLE HAKA ABAAL MARIYO
🙏😐
Runtaa wll adanow
Xoriyad bilaa xada waxaa haysta uun nin waalan
scw
Adanow hada qofki ku caya dharbaxo ugu shub ma iledahay
Mashaa allh wallaal.
mar walba wan ku tageera bro🙏
Wll Aadanow aad Bar maamid nooga soo Diyaarisid Ceelaka Barhuut ee Ku yaala dadka yaman & waxa uu nabi maxammed N.N k. h. Ka yidhi
MnzallH AllaH Ha Ku xafiDo Wllo adam Wlhi AqooN Bdn AyN Ka FaaiiDay KaaS Oo aan Wlhi schoolka Aan Ku dhiGan....
Maxamad ✅ cuthmaan ✅
Maasha Allaah ✅ Walaallo ✅
wallaahi ✅ badan ✅ ayaan ✅
Iskuul ✅
Mahadsind Aadan