Haddaan ogaaday sababta aan akhriska u jeclahay | Dopamine!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • Barnaamij uu soo diyaariyay saaxiibkeen Maxamed Cabdi Cali oo markii aan ka bogtay aan ogaaday sababta aan u jeclahay akhriska, qoraalka iyo tarjamaadda.
    waxa aan rajaynayaa in uu idin anfaco in badan.

Комментарии • 289

  • @zuldanyare2939
    @zuldanyare2939 3 года назад +45

    Really I support this channel keep going por...

    • @dhambaalmedia1
      @dhambaalmedia1 3 года назад

      ruclips.net/channel/UCaZnJ6e5iNaGxkmxgrs5GYQ
      Nagu soo biir oo ka mid noqo bahweynta ku taxan kanaalka dhambaal media.

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 3 года назад +25

    Faylasoof aaadan keep going
    Jazakallahu khar waaa barnamij muhiiim ah

  • @abdisalaansupow5145
    @abdisalaansupow5145 3 года назад +9

    Wll Maxamed cabdi cali si gaar ah ayaan ugu mahadcelinaya wuxuu no so diyaariyey mawduuc qaali ah Allaha xafide

  • @jaamacjoof962
    @jaamacjoof962 3 года назад +31

    أحبك في الله يا صاحب المعرفة

    • @dhambaalmedia1
      @dhambaalmedia1 3 года назад

      ruclips.net/channel/UCaZnJ6e5iNaGxkmxgrs5GYQ
      Nagu soo biir oo ka mid noqo bahweynta ku taxan kanaalka dhambaal media.

  • @dheymanluul8853
    @dheymanluul8853 3 года назад +21

    wlhi malin walbo ku dhagestaa wllkee mcn codkaaga❤ allah ku dhaafo wax bdn aya ka faiday

    • @dhambaalmedia1
      @dhambaalmedia1 3 года назад +1

      ruclips.net/channel/UCaZnJ6e5iNaGxkmxgrs5GYQ
      Nagu soo biir oo ka mid noqo bahweynta ku taxan kanaalka dhambaal media.

  • @mohamadibraahim930
    @mohamadibraahim930 Год назад +2

    كنت عاجزا في التعليم وفي القرآة والله قد كشفتنى اليوم وجزيت خيرا

  • @najahapdi4974
    @najahapdi4974 3 года назад +33

    TAAGEERE BUUXAAN KUU AHAY ZHP EE WAXAAD KASOO HADASHAA SIDA SOOMAALIDU CAALAMKA ULA TARTAMI KARTO

  • @abdirazakmuse2185
    @abdirazakmuse2185 3 года назад +21

    Walaal wehel allaha ku dhawro🤲
    Adan💚

    • @dhambaalmedia1
      @dhambaalmedia1 3 года назад

      ruclips.net/channel/UCaZnJ6e5iNaGxkmxgrs5GYQ
      Nagu soo biir oo ka mid noqo bahweynta ku taxan kanaalka dhambaal media.

  • @mubaarikmaano
    @mubaarikmaano 3 года назад +32

    "Wllo waxaad nooga soo ha da shaa 'Writing Skills' about English ka a doo raaliya . Iyo Xeerar ka astaamaha qoraalka ."

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M 3 года назад +2

    Midkani waa midkamid ah barnaamijyada ugu qiimaha badnaa ee aan waxbadan kafaaiido,
    Walaal Aadan rabigaa hakaa raali noqdo.🤲🤲🤲🤲

  • @aishahassan1103
    @aishahassan1103 3 года назад +5

    Masha Allah

  • @aliiyaliy5713
    @aliiyaliy5713 3 года назад +15

    5:37 wa xaqiiq tas🤣🤣🤣👍🏻

    • @dhambaalmedia1
      @dhambaalmedia1 3 года назад

      ruclips.net/channel/UCaZnJ6e5iNaGxkmxgrs5GYQ
      Nagu soo biir oo ka mid noqo bahweynta ku taxan kanaalka dhambaal media.

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 года назад +17

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @FAYFLE2003
    @FAYFLE2003 3 года назад +22

    Waxaan hubaa in dopamine -ka jirkaygu soo daayo uu aad u badan yahay markaan dhagaysanayo Sahanka xogaha, 🅾gaalka dunida, Radio 🅱uulo xuubey, Maracade Show iyo RUclipsrs-badan sabatuna waa inay xaqiiq ka hadlaan.

  • @museabtidoon
    @museabtidoon 3 года назад +4

    *هذا أمر صحيح!* 😊 *أمر واقع والله يا أخي*

  • @abdullahm.ahmedarbow776
    @abdullahm.ahmedarbow776 3 года назад +6

    Taageero boxo ayaan ku ahay pro sidaada okale waxaan jeclahay wax aqriska iyo tariiqda dhalinta maanta waxay ubaahantahay qof sidhada ookale wankutagersanahay sxp keep going

  • @suldaanabdullahi4407
    @suldaanabdullahi4407 3 года назад +3

    Mashaallah in wax la aqriyo waa muhiim .

  • @naciimchannal
    @naciimchannal 3 года назад +7

    ماشاءالله تبارك الله بارك الله فيكم
    Walaalo qiimo bdn Alle ha idinka jasaaoyo wll Adiga iyo walaalkaa qiimaha bdn ee Faaidada cadiimka ah nala wadaagey
    Wlalaalyaa noosoo badiyaa barnamijta noocan ah insh Allah
    جزاك الله الجنة الفردوس الأعلى

  • @xamzeupdy3311
    @xamzeupdy3311 3 года назад +1

    Aniga ayaa aad ugu xidhnaa daawashada ciyaaraha oo aad u Xiisayn jiray ilaa aan habeennada qaar u saamalaylo waxaan go'aan ku gaadhay innaan iska joojiyo sida kolba ciyaar uga talaasulayey ayaan ugu dambayntii iskaga joojiyay. Adenow adna waxaad tahay nin dadaal badan oo dadkiisa wax kasta cusub la jecel illahay haku xifdiyo labada daarood ba.🙏

  • @abdiallah614
    @abdiallah614 3 года назад +1

    Thanks macalin adan sahan iyo maxamed cabdi cali

  • @naimoibrahim.1339
    @naimoibrahim.1339 3 года назад +2

    Wallkei aadan run ahaanti noloshayda waxbadan baad ka badashy allah darti ku jeclahay marwalban oo aan ku xsuusto wan kuu duceya allah khayr haku siiyo♥️🤍

  • @Ahmedmoha-v2c
    @Ahmedmoha-v2c 3 года назад +1

    Mahadsani wll Adanow quraanka ayuu cilmigi kujira way naan fahmayn
    Alle ha inafahansiiyo
    WAX KASTa alle waa inogu cadeyay SUBXANAHU WATACALA
    Wn lasocda chanalkaga
    Wax kasto ad so galalinayasid intoda badan daliil quraan ayad u so qadata
    Alle haku garab galo meel fiican noogu jirtaa

  • @fahmiabdiasis9036
    @fahmiabdiasis9036 3 года назад +6

    Waaw walaal 👨‍💻

    • @dhambaalmedia1
      @dhambaalmedia1 3 года назад

      ruclips.net/channel/UCaZnJ6e5iNaGxkmxgrs5GYQ
      Nagu soo biir oo ka mid noqo bahweynta ku taxan kanaalka dhambaal media.

  • @idmanosman2085
    @idmanosman2085 3 года назад +2

    thanks wll inshaallah

  • @abdiadde9900
    @abdiadde9900 3 года назад

    Waa inan Dopamineta dhanka maalayacniga yareeyaa, siay dhanka faiidada iyo wanaaga ay iiguso deyso
    Thanks ustaaad

  • @nimcoabdi1767
    @nimcoabdi1767 3 года назад +2

    صلى الله عليه وسلم

  • @jamabashiir7864
    @jamabashiir7864 3 года назад +1

    Mohamed abdi ali ilahay kheyr ha ku siiyo

  • @maskadheere6661
    @maskadheere6661 3 года назад +2

    Masha Allah brother

  • @after4years378
    @after4years378 3 года назад +3

    inta lagu jiro ayaamahaas aad joojisay waxaad jeclayd ha iska fadhiisan oo kaliya
    samee hal shay ood jeceshahay inaad horumar ka gaadho sida wax akhriska ama waxbarashada. shaygaas ood markii hore ku caajisi jirtay qabashadiisa
    si aad ula qabsato shaygaas ood markaad qabanayso aad u xiisayso ama ugu raaxaysato
    intaas inaad ka ilawday ayaan filayaa . wassalamu caylykum kuligiin

  • @akramluckyhooyamacan2560
    @akramluckyhooyamacan2560 3 года назад

    Mahadsanid wax fiican ayad so gubisa iyo waliba didada usharax daba wan ka helay💚

  • @khadijaabdi5970
    @khadijaabdi5970 3 года назад

    Maanshallah boqole meel istaagey runtana ka sheega wacyiga nolosha fariid baatahaye ku baraaruji dhalinyarada wixii ka dahsoon horona u soco

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 3 года назад +1

    Mahadsanid macalin

  • @sacaadocali1218
    @sacaadocali1218 3 года назад +2

    Aadan aad kuu taageeraa ilaahay haku dhawro

  • @sacdajaamac4104
    @sacdajaamac4104 3 года назад +4

    Legend 🌹adan sahan ✌

  • @cabdilaahiyuusufiidle1282
    @cabdilaahiyuusufiidle1282 3 года назад

    بارك الله فيكم

  • @updirzakbazhir1280
    @updirzakbazhir1280 3 года назад +2

    Mn cHa allh aden kHaderr🙏❤

  • @beo4532
    @beo4532 3 года назад +1

    Wxan rajaynaya inuu ilahay hamigaga wnagsan ku rumeeyo masha allah😍

  • @abdulfatahmohamed7939
    @abdulfatahmohamed7939 3 года назад +2

    Masha Allah maanta waan ugu Soo hor maray

  • @zayidmohamed92
    @zayidmohamed92 3 года назад

    AllE ha kaa jasaa it mAriyo zhp

  • @muhyiddinmuhammad5904
    @muhyiddinmuhammad5904 3 года назад

    للّه درّك ما أحوجنا إلى أمثالك. بارك الله فيك

  • @abdalaali6591
    @abdalaali6591 3 года назад +1

    Eebe haku dhowro oo ha dhiso mustaqbalkaaga
    Aad baad umhdsantahay wll aadan

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 3 года назад

    Alx ani wxan ku raxysta akhriska iyo hawlahuga gaark mana dhaysto hesaha mana dawado filimada is ticmalka tellku wa igu yar yahay,asxabtaydu waxay igu dhahan maxa ka khaldan oo ad khadka u isticmaliwayady detana wxn janis umahayo,malmahan dadka wxa lagu afeeyay baraha bulshda sida fb instgram tikto iyo kuwa kale oo badan alx ani ilahayba iga nadobeeyay markan arko madaxaba layga qabta,hanuunka ilahayba bixiya asagana ku mahadsan sida uu iiga dhawr fitanka aduunyada الحمد لله❤الحمد لله❤الحمد لله❤🤲💋

  • @sadiyomaxamed4153
    @sadiyomaxamed4153 3 года назад

    Masha Allah wll mahsanid waa mooduuc qiimo badan

  • @asmahussein7576
    @asmahussein7576 3 года назад

    Masha. Allah.
    Allah hakusiyadsho. Intakalena. Allah. Waxii. Faaido Akhiro iyo. Aduunyo. Uleh. Haku hanuunsho.
    Aamiin

  • @ikraanahmed6702
    @ikraanahmed6702 2 года назад

    Mahadsanid maxamadaw Aaadan intuu barnamijkan waday aaan dhagaysanayay runtii waxan dareensanah inaad adigu kadheh hadlaysay qaab hadalkaagi ayuu ahaaa. Ilaa uu ugu danbay kuxusay aaadan 😊

  • @abdirisakmohammed7942
    @abdirisakmohammed7942 3 года назад +7

    Dadka iyago video ga an dawanba comments so qoroya waxan idinkula talin laha inad dawatan marka aad falada kabixisan wa video aad uqiima badan sxb aadan wad kumahadsantay adiga iyo qofka mowducan so diyariyayba so badiya videoyada noocan ah oo kale ee umada islaaxedu kujiro wsc

  • @mascuudozil8751
    @mascuudozil8751 3 года назад +3

    mansha allah

  • @huthamohamed1010
    @huthamohamed1010 3 года назад

    Alle cilmiga iyo caafimadkaba haku barakeyo wll wax badan ka faaiday runti

  • @xogbaar4119
    @xogbaar4119 3 года назад +5

    Xasadku ha iska maqnaado waxaa iga badan adiga qalbiga furan ee qorolkeyga aqrinaayo oo hal subscribe isiiya! Mahadsanid in badan🙏🙏

  • @ekotahlil
    @ekotahlil 3 года назад

    Mahadsanid wll

  • @hudaosman3734
    @hudaosman3734 3 года назад

    Mashallh waa fiidyow cajiib ah

  • @akibahmett
    @akibahmett 3 года назад +2

    Go forward legend

  • @dhamme0
    @dhamme0 3 года назад +1

    Waan kaa faaidey
    Zhp aad bad u mahadsantay

  • @keewayekaask7165
    @keewayekaask7165 3 года назад

    Mahadsanid walaal . Ilaah howlkar nimadada haku barakeyo oo cilmi kan ugu fican haku baro .

  • @xidigabuubakar514
    @xidigabuubakar514 3 года назад

    Mufakar
    Jeheeeye
    Dhiira galie
    Qoraaa
    Ustaad
    Iyo in ka bdn
    Wll mcn Adam sahan allaha ku dhawro

  • @abdifatahmohamedabdi2169
    @abdifatahmohamedabdi2169 3 года назад

    Xaqiiqa barnaajimkaan wuu i anfacy حياك اللهwll

  • @zamzamwarsame7932
    @zamzamwarsame7932 3 года назад

    Alay lehe mahadsanid aadanow!

  • @maxamedyare9960
    @maxamedyare9960 3 года назад +1

    Thanks pro

  • @ibtisaamcabdiraxman7966
    @ibtisaamcabdiraxman7966 3 года назад

    M.a wll ajar allaha idinka siyo adiga iyo wllka sodiyariyeyba dhalintana allaha ku anfaco asc

  • @mohacabdijaamac3287
    @mohacabdijaamac3287 3 года назад

    Wlll جزاك الله خير الجزاء

  • @cabdiraxmaancabdillaahi516
    @cabdiraxmaancabdillaahi516 3 года назад +1

    Mahadsanid

  • @hasanadan342
    @hasanadan342 3 года назад

    Msha Allah wxn xaletoole goaan ka gaadhey ayaad saakana ii sii fahfaahisey

  • @cabdirisaaqcabdulaahimaxam1630
    @cabdirisaaqcabdulaahimaxam1630 3 года назад

    Masha allh waa mqaal wanagsn

  • @gallayrjr7365
    @gallayrjr7365 3 года назад

    M.a i am support you my pro

  • @muslimsaxah4561
    @muslimsaxah4561 3 года назад +1

    Waankugu fanaa

  • @ubdyrahmanindhohtube1498
    @ubdyrahmanindhohtube1498 3 года назад +2

    Sahanka xogaha alle haku sharfo wllo

  • @ayubibra5908
    @ayubibra5908 3 года назад

    Maasha allah mahadsanid

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 3 года назад

    So much thanks SX.

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 3 года назад +1

    Wlahi manta wxaban ban ka faa iday

  • @muunamaxamed8957
    @muunamaxamed8957 2 года назад

    Waa runtaa waba taan ku wereersan wllky alle ha ku xafido

  • @cabdinaasirmaxamuud697
    @cabdinaasirmaxamuud697 3 года назад

    Masha allah waad na dhiirigelinaysaa wll hore usoco gadaalna ha u jeesan

  • @ahmednuurcabdi7087
    @ahmednuurcabdi7087 3 года назад

    Aadan qadar waan ku salamay walall

  • @adnamaxamedcilmi3011
    @adnamaxamedcilmi3011 3 года назад

    Mahadsanid wlaaal barakallah

  • @ABUCADOOD77734
    @ABUCADOOD77734 3 года назад +2

    Mahadzinda walaal

  • @caishanuur9712
    @caishanuur9712 3 года назад

    Mash Allah Ilaahey ha ku xafido

  • @user-vg4xw5bu9u
    @user-vg4xw5bu9u 3 года назад +4

    Guriga ayuu kuugu yimid quraankii ee ka faaidayso oo 30minut kaga faaidayso barashada quranka adoo gurigaaga jooga.
    Adiga iyo caruurtaaduba
    ا.القرءان ٢.العربيه٣.الحديث ٤.التفسير
    ٥.التجويد
    chat.whatsapp.com/HpiZxtW2BkHKNeKkq0spWg
    Mahadsanid in badan

  • @abdullweli-geesood21
    @abdullweli-geesood21 3 года назад +2

    Zxp waxa isticmasha lahjadaha somaliyeed e kala duwan si qofka koonfur joga ku fahmo erayga shaygas adka hadlayso sidu u fahmayo ugu sheeg sido kale kan waqooyi wu fahmi eraygaas waxa koonfur loga yaqan
    Is dhex galku waa muhiim
    #Xabagle _waqooyi
    #Koollo_dhuuq. Koonfur &bartamaha dalka

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 3 года назад

    mahadsanid wll adam

  • @cawilld_wanted7900
    @cawilld_wanted7900 3 года назад +1

    M.a wll

  • @cabaasmaxamuud9120
    @cabaasmaxamuud9120 3 года назад

    Waad mahadsbtahY wall

  • @rakiarashid6392
    @rakiarashid6392 3 года назад

    Wll abal kaga ma gudi karo lkn ilahay waxan kaga barayaya akhirana janoyinkiisa inad gasho aduuna nolola ficaan wxbdan ayad iga kaabtay adiga iyoyuotubaro badano kale dhamanteen ale janada hanagu kulan ziiyo jasakala wll🤲🥰🥰

  • @axsanchannel
    @axsanchannel 3 года назад

    Mashaa Allah wll

  • @abdifatahahmed9380
    @abdifatahahmed9380 3 года назад

    Masha Allah Jazakallah kheyr walal khali ah mahadsanit inbadan hore usoco waligaa full Respect big bro 👍inshaa Allah kheyr badan

  • @moussiermikel8427
    @moussiermikel8427 3 года назад

    أحبك في الله يا معلمنا

  • @abdifatax4687
    @abdifatax4687 3 года назад

    Ma, ustad waxbadan ban kaafaaiday hore usoco

  • @kaderarefe
    @kaderarefe 3 года назад

    Adan masha allah sxb xaqiiqda kugu jecladay horay usoco sxb

  • @VibesVoyage14
    @VibesVoyage14 3 года назад +1

    Thanks wll may allah reward you. This call dopamine detox

  • @abdiraxmanwadani9286
    @abdiraxmanwadani9286 3 года назад

    Macalin adan waxyabo anan fasiraad uheenin salakin darensanaa Ayaad ii fasirtay ❤️❤️❤️

  • @waagamanta
    @waagamanta 3 года назад

    Thanks zhp
    Xageen kalasoo xidhiidh karaa

  • @daahirwacaysciisedaahirwac3913
    @daahirwacaysciisedaahirwac3913 3 года назад +1

    Saxiix sxb

  • @marwaansacad7725
    @marwaansacad7725 3 года назад

    Masha alh tnx bro..dubamintu marwlba way si kordhaysa onad adu dib u dhigin lkn marka aynu qabano ayay hos uso dhacaysa sida ad shegtay...aniga dubamintayda waxayba si kordhaysa gortan dawanayo channelkan qimaha badan.

  • @buraale134
    @buraale134 3 года назад

    Mashallah

  • @awoomer7335
    @awoomer7335 3 года назад

    شكرا wll

  • @abdirahmansaid1166
    @abdirahmansaid1166 3 года назад

    M.a Alla haku barakeeyo wlal guulayso if io akhirapa💙🙏

  • @zakirbossofficial9641
    @zakirbossofficial9641 3 года назад

    Mzha allh wllky Aadan khadar cali marna macalinkaygiii Alleh ha ku sharfo wll
    Mawduuuc muhim Ah
    Waaa labada mideee manta dhalinta iskaga khaldan
    # Danta iyo ciyaartu

  • @husenyusuf1063
    @husenyusuf1063 3 года назад

    Aadbaan ugu baahanay waanan ku qasbanay inaan dabbaqo brnmijkn waanan dabbaqi i.a aqoonyahan ustad aan u hayo abaal buuraha leeeg.

  • @MohamedHassan-cj8op
    @MohamedHassan-cj8op 3 года назад

    100% mahadsan ❣❣❣❣wllo aadan 🎧successful kurajiyanayaa

  • @aminhaibejama2582
    @aminhaibejama2582 3 года назад +1

    Dheecankan dopamine in badan ayuu igusoo noqnoqdaye waa in aan aad u badhaa xaqiiqadiisa in badan ayaan ka maqlay aqoonyahano iyo dhiirigaliyayaal sida Simon’ tony robins iyo kuwo kale oo badan.

  • @sundusabdala547
    @sundusabdala547 Год назад

    Thanks wll

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 3 года назад

    Waaryaa aadan waad noo faa ideeysee mahadsanid