Dalkayaga waanu u dhimanaynaa | Afkanool itaal baranbaro.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 янв 2025

Комментарии • 215

  • @cabdishariif3887
    @cabdishariif3887 4 года назад +5

    Allaha inoo soo celiyo khilaafadii muslimiinta insha allah

  • @nasramohamed6338
    @nasramohamed6338 4 года назад +1

    Masha allah ilaahay sharafka islaamka iyo sharafka soomaliba wuu soo celinaya idinka ilaahay.Rag adoo kale Allaha noo badiyo Adna Allaha ku xiftiyo wall

  • @naciimafaarax3228
    @naciimafaarax3228 4 года назад +16

    wllhi waa runtii shp ilahay janada haku geeyo in sha allah nin cilmi leh iga dheh 😍😍😍😍

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 4 года назад +17

    Somalida badankooda waa jaahalin.. necebna sharciyada’ Aadna u madax adag 😱 taas ayaa sabab u ah inay hore u socon wayaan

  • @Wadaniga_1
    @Wadaniga_1 4 года назад +6

    Nidar baan hore ugalay niyadaydu waa meel hadii aanan soo noqon diintayda nuurtaay allahayoow kunabad gali aamiin aamiin yaa rabi

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 года назад +9

    Wa mowduuc muhiim oo ubahan maskax fiyow.!!!!!!
    Thanks more ustaad👏

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 4 года назад

      Waa wllk garab kag bahan inaad siiso plz igu cawaiya inaan gadho 1k wa wax yar wan gadhi kara plz ,,,,

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 4 года назад +8

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @ibrahimcabdi721
    @ibrahimcabdi721 4 года назад +5

    Mahadsanid sxb runtii waa hadal dareen xambaarsan allaah ha ina fahamsiiyo

  • @hassanmohamedhassan9117
    @hassanmohamedhassan9117 4 года назад +6

    Wallaahi waa runtaa walaalkay Marjorie Ayan hormarlehaan wallahi

  • @ceeblamaxamed2896
    @ceeblamaxamed2896 4 года назад +12

    Wcs mahadsanid wllo
    Marka xigta waxan si gaara kaaga codsanayaa in aad iiga jaahil bixiso shaydaamadda SPY wax uun in aan ka ogaado ayaan doonayaayee mahadsanid.

  • @abdinurise6991
    @abdinurise6991 4 года назад +5

    Talo wanaagsan ayad soo bandhigtay wllo Insha Allah iga dhigo midkii dhaqan galin lahaa🔜

  • @abdirahmanibrahim123
    @abdirahmanibrahim123 4 года назад

    Wallahi wll Adan sidii ay wax u jireen ayad u sheegty indheer garad aya tahay Allaha haku xafido wll.

  • @mohamedjamaomar3597
    @mohamedjamaomar3597 4 года назад +11

    Waxaan codasanaa waano ayaa inagu socoto ee fakar inagu soo kordhiya ee naga daaya like iisaarta waad inagu daaliseene mahadsanidiin

    • @mohamudilmi2587
      @mohamudilmi2587 4 года назад

      Adigu diyaar ma u tahay

    • @mohamedjamaomar3597
      @mohamedjamaomar3597 4 года назад

      @@mohamudilmi2587 haa inbadan waanada waa muhiim inaan diyaar u Ahaano like ta iyo waxa aanan macnaha laheeyna aan ka gudubno insha Allah

    • @mohamudilmi2587
      @mohamudilmi2587 4 года назад

      @@mohamedjamaomar3597 waa runtaa waxa qabadbaa la rabaa

    • @cabdi_gaxarbe
      @cabdi_gaxarbe 4 года назад

      Walaahi adoo isleh fikirka dadku ka qabaan mowduucan eeg baad soo galaysa qaybta faalooyinka misee like ee saar iyo sbis ee saar mooyaane wax kale mahayaan

  • @saidaabdirashid5939
    @saidaabdirashid5939 4 года назад +3

    Waxn aaminsanahy in maalin maalmaha kamida naloosoo tahriibi dono inshalh

  • @geedigaaakhira6948
    @geedigaaakhira6948 4 года назад +1

    Jazaakalaahu khayraa aqoon maale aadan

  • @nurabdisalan7879
    @nurabdisalan7879 4 года назад +2

    Macalin asc caaqil baa tahay weligaa sidaan xaqa ugu taagnoow soomaalidana waxaad ku dhaanto ugu sheeg maalin un wey fahmidoonaan hadaan helno dhoor ruux oo sidaan wax u fahmaya dadkana gaadhsiinaya waxaa xaqiiqo ah in natiijo la gaadhi doono insha'allah

  • @muqtarmacalincabdulahi805
    @muqtarmacalincabdulahi805 4 года назад +5

    M.a sxb qali ah wa hadal haqiiqo ah Allah namideeyo xaqana nugu tooosi

  • @omarserbiya2007
    @omarserbiya2007 4 года назад +17

    RUUSHAKA AYAA LAWAYDIIYEY SOOMAALIA XAGEE KU OGAYD MARKA SUU YIDHI 30JIR IYO KORI SUDON QAD AH

  • @mohamedabuhamza6629
    @mohamedabuhamza6629 4 года назад +13

    Jeclaada dalkiina inkabadan intaad jeceshihiin nafihiina

    • @hgpoi4952
      @hgpoi4952 4 года назад +8

      Sixitaan;
      Jelaada diintiina inkabadan intaad jeceshihiin naftiina"

  • @zu_ath_ezmail389
    @zu_ath_ezmail389 4 года назад +1

    mazha allah brother keep it up our lovely brother ❤❤❤❤❤❤

  • @mira9927
    @mira9927 4 года назад

    Kalmada "afkunool itaal baranbaro marku walalkey Aden isticmalo runti inu iga hadlayan u maleya aadban nolosha hadaf mugwayn uga leyahay hdana in yarna ha ahate man rumayn🙄😓 allah haku sharfo ustad Aden💞

  • @keewayekaask7165
    @keewayekaask7165 4 года назад

    Walaahi halgan ayad ku jirtaa oo eh kan ugu fican walaal. Aad iyo aad ayaad i dhiro gelisa markasta wlh. Codkaagana iyo arimaha aad noso gudbisid sacado ayaan dhagesan karaa. Weligeyna ilbiriqsi xita ma dhafsinin. Ilaah janada haku geyo adi iyo inta kula midkaa

  • @mohamedhassan5590
    @mohamedhassan5590 4 года назад +1

    Aadan Sahan waalaal xikmad badan

  • @maxamedwardi8099
    @maxamedwardi8099 4 года назад +12

    SOMAALI AFKANOOL ITAAL BARANBARO✅😂😂😂

    • @hayatyusuf5765
      @hayatyusuf5765 4 года назад

      😂😂😂

    • @gotogeos7273
      @gotogeos7273 4 года назад

      Sxb smli waa dad
      Lkn waa dad kala tashaday taas wye wxa keenay inaad
      Tiraahdo ______________eraygaan

  • @ahmednuurcabdi7087
    @ahmednuurcabdi7087 4 года назад

    Waan ku salamay walall aadan sahanka aad ayaad u mahadsantahay walall

  • @yoonisnaasir9849
    @yoonisnaasir9849 4 года назад

    Alle caqliga hakuu siyaadiyo caqliga xigmadahu aad bay u wngsanyihiin alle haku siiyadiyo tageero kuu ahay runtii gàrabkaga taganhy runtiii hore usoco brother

  • @wllkaiztag1725
    @wllkaiztag1725 4 года назад +3

    wll khadar horey wllo wlhi role modeladeyda ka mid tahy wlhi allah ha ka abaal mariyo wll..

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 4 года назад

      Waa wllk garab kag bahan inaad siiso plz igu cawaiya inaan gadho 1k wa wax yar wan gadhi kara plz ,,,,

  • @shafiabdulahi5222
    @shafiabdulahi5222 4 года назад +5

    Horay usoco wll adan👏👏

  • @abshircalinorcali3070
    @abshircalinorcali3070 4 года назад

    Masha Allah Ilaahey haku xafido

  • @mahadcabdi4894
    @mahadcabdi4894 4 года назад

    Jazaakallah wll adan sahan wanadada wanagsan

  • @suldaanabdullahi4407
    @suldaanabdullahi4407 4 года назад +1

    dadaala waa uu gaara. 👏👏

  • @sheikabdiwahab7881
    @sheikabdiwahab7881 4 года назад +4

    ماشالله (الله يباركفه)

  • @adanmhmou9451
    @adanmhmou9451 4 года назад +3

    Mnsha Allah
    It is Really

  • @abkisse8438
    @abkisse8438 4 года назад +2

    🤣🤣🇸🇴🤣 Somali aniga oo kale oo comment ku booteyo waaye kuligeena

  • @zakirbossofficial9641
    @zakirbossofficial9641 4 года назад

    Mzha allh wllky Aadan khadar cali Alleh ha ku sharfo
    Waxaad taabatay Doodii aniga iyo saaxiibtay na dhextaaaley Ayaamahanba
    Mhdznid wllky

  • @inahajiali4379
    @inahajiali4379 4 года назад +3

    Dadku haday sidaado miidhan noqon lahaayeen horumarbay gaadhi lahayeen wlhy
    Hore Usoco wll

  • @badrimohamud8111
    @badrimohamud8111 4 года назад

    Mnsh allah wll aleh hakuxiftiyo wll

  • @xamdaadam5578
    @xamdaadam5578 4 года назад

    Allaha ku barakeeyo

  • @sadaamnuur7244
    @sadaamnuur7244 4 года назад +6

    Su,aal
    Wadan 20 madaxwayne leh siduu muwaafaqo kuheli karaa. ileen gari 20 uma qaybsantee

  • @hamzedaacad8428
    @hamzedaacad8428 4 года назад

    USTAAD AAD BAAD U MAHADSANTAHAY🙌✊🏾✅💯XAQIIQDA AYAAD NOO BAYAANISAA MARKASTA.

  • @kowsarmohamedisse4209
    @kowsarmohamedisse4209 4 года назад

    Aad iyo aad waa xaqiiqo

  • @abdala_qaanuuni
    @abdala_qaanuuni 4 года назад +10

    Waxan aheey will agoon ah please waxad iigu caawin karta hamigeyga ee wll haamigeyga ii ruumey subscribe igu caawi halmar lee raaja deeyda iirumey wll mhdsnd khaali

    • @Ayeeyo912
      @Ayeeyo912 4 года назад

      Walaalkay oo somaliya ayaa tahay. Mxa ii diiday

  • @yaxyemaxamud2193
    @yaxyemaxamud2193 4 года назад

    M.awaa hadl xigmad badan allh ku xqfido wll

  • @myfamilyproduction1545
    @myfamilyproduction1545 4 года назад +2

    السلام علیکم ورحمت اللہ و برکاتہ
    Waad mahadsan tahay walaal.
    Marka hore Alle ayaa mahad leh ii ogolaaday in aan dhagaysto muuqaalkan aad soo gelisay maanta.
    Mar labaadka wadankeenu wuxuu ku sugan yahay gumeysi dadban oo aanay cid ogay ilaa in yar mooyaane, taasina waa tan sababtay in wadankeenu aanu meel gaadhin.
    Laakiin anigu qof ahaanayda waxaan rabaa in wadankeenu uu noqdo wadanka aduunka ugu wanaagsan dhinac walba,haddii aan helo dad wax ila qabta inshaa allaah haddana dedaalkeedii waan ku jiraa ee ii soo duceeya Alle in uu ii fududeeyo hawshaas 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @fuadmohamedabdiabdi4662
    @fuadmohamedabdiabdi4662 4 года назад

    waa xaqiq brother aden runta Ayan kugu wata

  • @calicabdi5701
    @calicabdi5701 4 года назад

    Mashaa allah wll qaaliya kuwa wax garad uun baa waxaa fhmyaa

  • @Kuraxeyso
    @Kuraxeyso 4 года назад

    Rag rag dhalay rijaal cali❤❤

  • @abdullahiahmed5343
    @abdullahiahmed5343 4 года назад +1

    Mahadsanid walalo💗💗

  • @adenabdullahi6173
    @adenabdullahi6173 4 года назад +3

    M. Allah

  • @sacaruxani2680
    @sacaruxani2680 4 года назад

    Aadan sahan Prother we can say keep going

  • @abdallaaadam3666
    @abdallaaadam3666 4 года назад

    m.a ustaad jazakallahu kheyr

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 4 года назад

      Waa wllk garab kag bahan inaad siiso plz igu cawaiya inaan gadho 1k wa wax yar wan gadhi kara plz ,###

  • @ibraahinaadan9658
    @ibraahinaadan9658 4 года назад

    Aadan waa sida aan aad sheegtey jiritaanka umada somaliyeed ama soo celinta meeqaamkiin aan aduunka kuleheen wax ay u baahantahay In lahelo halyeeyo ukaca oo wax ka badal umada wahabka saaran kadulqaada .umadun ay u huraan waxkasta jiritaankooda dhiiglooqubayao

  • @khaalidadan3067
    @khaalidadan3067 4 года назад

    Waa mahadsantahay halkaa ka sii wad ayaan ku leeyahay

  • @barstar9060
    @barstar9060 4 года назад

    M.a Alla haku dhowro sxp

  • @adenabdullahi6173
    @adenabdullahi6173 4 года назад +2

    Tabarakalah

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 4 года назад

    Afkanool itaal baranbaro waa ta'aan kudhaqano kuligeen ilaahey kheyrka Hana wafajiyo

  • @shorts-uf6qk
    @shorts-uf6qk 4 года назад

    War ha la Imanina meesha waa runta iyo waad saX San tahay Ee katashada seen Umada wax UGu soo celina oo Aan wx UGu Qabanaa

  • @ibrahimyare1947
    @ibrahimyare1947 4 года назад

    Marka hore aan gacmaha is qabsano walaalaha soomaaliyeedow

  • @ayaanabubakar7759
    @ayaanabubakar7759 3 года назад

    Wcs wall mahadsanid saxiix wllhi soomaliyey dalkaan iyo dadka wxuu sugaayo waa anaga dhalinteena maanata intabadan wxy ku mashquulsanyihiin social mediaha waa siyaasd ama dagaal dadban ooloogu talagaly inlagu mashquuliyo dhilinta muslimka ah wallliyaal aan wax wada qabsano oo aan dalkeena iyo dadkeena wax uqabanaa

  • @ibnuandinoor595
    @ibnuandinoor595 4 года назад

    waa sax wll wallahi waynu hurudnaa ilaa xiligaan ee insha allah aynu baraarugno
    ee wax loo bahanyahay dhalin isku duuban ee u dhimato dalkooda

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 4 года назад

      Waa wllk garab kag bahan inaad siiso plz igu cawaiya inaan gadho 1k wa wax yar wan gadhi kara plz ###

    • @mohamudilmi2587
      @mohamudilmi2587 4 года назад

      Diyaar na tahy

  • @mohamedeidbuux2969
    @mohamedeidbuux2969 4 года назад +2

    Anaah ugu horeeyay saaka

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 4 года назад

      Waa wllk garab kag bahan inaad siiso plz igu cawaiya inaan gadho 1k wa wax yar wan gadhi kara plz ,,,

    • @mohamudilmi2587
      @mohamudilmi2587 4 года назад

      Ana waa ku labeeyaa

  • @nimcaanbashiir6467
    @nimcaanbashiir6467 4 года назад +1

    👏👏👏👏👏👏👏mahad sanid

  • @hamzehaayiryare7270
    @hamzehaayiryare7270 4 года назад

    Aadan aad iyo aad ayaan kuu jecelahay
    Walaahi ilaahay dartii aniguba waanku
    Fikiraa anaan arko soomaliya dal wanaag ka muuqdo laakiinnse waa fikir
    Madhalaysa anigaa taydii hagaajin
    Waayey maxaan markaa dad iyo dal wax ka sheegaa subxaanalaah ilaahay
    Ha ina garan siiyo waaqica muuminka
    Qawiga ah aamiin

  • @samaaraaahmed5375
    @samaaraaahmed5375 4 года назад

    Allaha ha ka abaal mariyo wax badan ayaaad no faideysay walal❤❤❤❤

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 4 года назад

      Waa wllk garab kag bahan inaad siiso plz igu cawaiya inaan gadho 1k wa wax yar wan gadhi kara plz###

  • @ezraseadmahamuod9644
    @ezraseadmahamuod9644 4 года назад

    Wllo si kasto oo ay dawlada u ital yartay hadi lugu mamulo qur'aanka iyo sunda nabiga n.n.k ahte dawladasi waxas yelta awood an laa celin karin waa kii cumar binu khadab laha 1400 ka hor ilahay qur'aanka buu inagu ciseyay hadaynu kaa tagnona wuu ina dulenya wabay yartay imika qof qur'aanka ku dhaqma xitaa guryaha qaar qur'aanbaa luguma akhriyo waa nasib darro taa kale wll wax laa idhi xaqiqo naa ah umad marka ay baa'ba ayso akhlaqda baa laga waaya sidad an arkay somalidu cayda amanbay u haystan inamdu howbaa badnadane daqiiq walpaa hooyo iyo aabo un baa laa cayaya ilahay hayno sahlo

  • @xasanturky1935
    @xasanturky1935 3 года назад

    Keep going zxpqali

  • @abakarabdisalam727
    @abakarabdisalam727 4 года назад

    Wll horay u soco

  • @cabdillaahimaxamed2369
    @cabdillaahimaxamed2369 4 года назад

    asc aadan waa mahadsan tahay wll arrinkaa aad ka hadashay waa ceeb dusha inoo saaran adiga aniga iyo cidkasta oo soomali ah waxana looga bixi karaa naf iyo maal la huro laakiin aadan diyaar ma u tahay dalkaaga iyo diinta in aad naftaada u hurtid

  • @abdiadde9900
    @abdiadde9900 4 года назад +2

    Ustaad shukaran, Dowlad islaam ah oo umadaan kudhaqda xukunka alle oo dhameystiran waa mida kaliya ee soomali hormarin karta xalna u,ah
    Lkn waxan kaxumahay hadaad soo hadalqaado xukun islaaam iyo qilaafo waxaa lagugu calaamadenaya argagixiso
    Marka inta aanan dhiig loodaadin waxaa kahoreysa inuu fahmo qofku waxa uu naftiisa uhurayo,
    Maxaa yeelay wax uu kacararayo markuu maqlo ama kutuhmayo hadaad kusoo hadal qaado lagama yaabo in naf loohuro
    Soomali halkaa ayay joogtaa ee allaha ina wada fahsiiyo

  • @cabdulahimalaas7764
    @cabdulahimalaas7764 4 года назад

    Waxa heshay magaca somalida wa afkanol ital barabaro sxb

  • @husenyusuf1063
    @husenyusuf1063 4 года назад

    I.a wxaan fiirin doonaa dowladaha wixii sbbay ina dhismaan io inay taagnaadaan anigoo niyadda ku haya qodobkaagaas aqoon yahan.

  • @Annaatti
    @Annaatti 4 года назад

    in mnta kuweena ceydha/Ceyrta qaata at santaga taagayaan oo ay kufaanayaan kuwoo kale bdna ay kutaamayaa ayaaba inoo filan duliga saaran hankeena.
    Kuwo yar ayaa intaasi aad sheegtay xitaa hami ahaan ulanool.
    Alle haqa nawaafaji.

  • @maryamahassan377
    @maryamahassan377 4 года назад

    Cajiib mowduuc muhiim ah bad khadashay allow soomalidan hurudaa hurdada ksaar anaa kmid ah kuwa riyadaas qurxon isaganool awoodna anhysan jecliya inan arkoo aduunkuu nagufaano

  • @hamzeomeraden5113
    @hamzeomeraden5113 4 года назад

    zxb anigu ma awoodo laakiin niyadaan ku hayaa in shallah waan eegidoona bal

  • @rashiidgaballaax.777
    @rashiidgaballaax.777 4 года назад

    Zhp adoo raaliya war bixin maka keeni kartaa
    Taariikhda sanaag iyo qawmu caad iyo yaman

  • @ahmednasir5329
    @ahmednasir5329 4 года назад

    10000000000000000000000000
    Mahadsanid ♥️🔥

  • @kingsomaliofficial
    @kingsomaliofficial 4 года назад

    Mahadsanid wll

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 4 года назад

      Waa wllk garab kag bahan inaad siiso plz igu cawaiya inaan gadho 1k wa wax yar wan gadhi kara plz $$$

  • @hogaamiyecali
    @hogaamiyecali 4 года назад

    An kula yar kaftamee adiga mad noobilawdid adeer
    .
    M.a keep going

  • @horeusocodmedia9511
    @horeusocodmedia9511 4 года назад

    AaDaN zahanka xogaHa
    Keep goin proh🏃‍♂️

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 4 года назад +1

      Waa wllk garab kag bahan inaad siiso plz igu cawaiya inaan gadho 1k wa wax yar wan gadhi kara plz ,,,

  • @sadaam488
    @sadaam488 4 года назад +1

    Zhp ciyaarta ama game ka pubg mobile we imika dunidoo dhan laga ciyaaro
    Ka hadal

  • @righteye9050
    @righteye9050 4 года назад

    Sanaag taariikhdiisa ka soo hadal

  • @cabdi_gaxarbe
    @cabdi_gaxarbe 4 года назад +1

    Xaqiiq biyo kama dhibcaana walaal

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 4 года назад

    mahadsanid wll adam

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 4 года назад

    Saxiix weeye hadalkaaga walaal

  • @ruundaahir5840
    @ruundaahir5840 4 года назад

    Adamaw wll tellka iga qabo arin aan xal ulahayay ban kala tashanayaye iga qabo tellka.

  • @najmudiin2671
    @najmudiin2671 4 года назад +3

    An ku xasusiyee qalab cidan ma wada heyno diyarado dagaal gantaalo liishaman

  • @akraamahmed1515
    @akraamahmed1515 4 года назад

    Walal horey usoco 🥰

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 4 года назад

      Waa wllk garab kag bahan inaad siiso plz igu cawaiya inaan gadho 1k wa wax yar wan gadhi kara plz ##

  • @AhmedOsmnn
    @AhmedOsmnn 4 года назад

    2 sano dadka ku xidhan ayaan ka mid ahay chanellka... Aqoon iyo baraarujin badan ayaan ka faaiiday alle haka ajar siiye balse ku camal falideeda ayaa la inooga baahan yahay

  • @sayniyajamal6718
    @sayniyajamal6718 4 года назад +1

    keep goin pro

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 4 года назад

      Waa wllk garab kag bahan inaad siiso plz igu cawaiya inaan gadho 1k wa wax yar wan gadhi kara plz ,,,,,

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 года назад

    Thanks

  • @gaashaan5
    @gaashaan5 4 года назад +1

    Intiina muuqaalkaan daawanayso ma jiraa qof diyaar u ah in dowladiisa darteed udhibaatoodo

  • @Mohamud717
    @Mohamud717 4 года назад

    Thanks bro

  • @amiirkack9427
    @amiirkack9427 4 года назад

    Chp waad mahadsanid tahay
    Waxa hoos u dhigay haddii uu qof fikir waxtar leh la yimaado oo uu soo jeediyo in waxaa dhacaysa qof kasoo horjeesta markaasi q0fkii waxa uu iska daynayaa taasi waa sopopta dib u dhac inagu keentay

  • @abdihakinyousuf8578
    @abdihakinyousuf8578 4 года назад

    Keep going

  • @1-ilaa-8
    @1-ilaa-8 4 года назад

    Mnsha allah

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 4 года назад +2

    Dadka ha la dhiso iyaga dhisan wxy u omanyihiin lkn see dadka si sax ah loogu dhisikaraa🤔🤔🤔

  • @deeqoowmaxamed9769
    @deeqoowmaxamed9769 4 года назад

    sxbow waxa ficnan laheed dalkena 2021 dorshada inan ka soo qeebgalno oo midkeen ladorto ok

  • @galoolchannel4949
    @galoolchannel4949 4 года назад +1

    MAHAD SANID BARAARUJINTA
    LAAKIIN WAA IN LAIS BARAARUJIYO
    WAA IN AANAN LAGU DAAWAN QOF BASA UUN

  • @ahmedhazzan673
    @ahmedhazzan673 4 года назад +3

    Dhipaatada na hysataaa ah in dhalintii maskaxdooda la leexsaday Zi un wx u dareenziiNo

  • @gacalibnuabdiabdi5776
    @gacalibnuabdiabdi5776 4 года назад +3

    Illahayow hagasoo dhex saar hadaanahy bahda somaaliyeed nin lamid ah Suleman al qanuni ☝️