Mashruuca la dagaallanka nuurka | Fahanka sheekafaneedda.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Baraheena Bulshada:
    Facebook: / aadansahan
    Instagram: / aadan_sahan
    Teitter: / aadansahan
    Tik Tok: vm.tiktok.com/...
    Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
    Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
    Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.

Комментарии • 496

  • @Mohaa930
    @Mohaa930 Месяц назад +126

    2024 Hadad iiga dambayso love isaaar walal

    • @khadardhalmagaalo3471
      @khadardhalmagaalo3471 Месяц назад

      Waan kuu saaray wll hadaad nooshahy iso jawaab

    • @Mohaa930
      @Mohaa930 Месяц назад

      @@khadardhalmagaalo3471 alx waa noolahay walal waxana jogaaa jigjiga Allah kusharfo

  • @ABDIQANIFFF
    @ABDIQANIFFF Месяц назад +50

    Waa idin salaamay inta daawan doonto 2024 iyo wixii ka dambeeyo😊

  • @xogsiin
    @xogsiin 3 года назад +89

    Aan ku salino Nabigeena Muxamad SCW❣❣

  • @sultaanrozzy5487
    @sultaanrozzy5487 3 года назад +163

    Aadan intii wax ka fahanta xogihiisa like 👍

    • @iammbl7512
      @iammbl7512 3 года назад

      FAR TII DAYAXAAD WALI EEGAYSAA 😁

    • @MahadVabdiraxman
      @MahadVabdiraxman Месяц назад

      Shaydan batahay lagusari maayo😅

  • @ramlaabdi8796
    @ramlaabdi8796 Месяц назад +13

    Mansoniyada siida lo bunbuninayo maha aniga wakhtiban ku washay on akhriyay boogag carabi ah iyo video RUclips ka dawan jiray lkn hada waxan aminsnahay adunkan illahi aburay unbu sidu ugu tala gaalay uu socda ciid wax ka badali kartana ma jirto

  • @nimcomohamed5804
    @nimcomohamed5804 Месяц назад +26

    Inta markay oomar aragtay so raadisay😢👍

  • @cabdirisaaqmaxamed1630
    @cabdirisaaqmaxamed1630 3 года назад +58

    Geesigeena aan xaqa ku walalnoow

  • @Maazin_Moh
    @Maazin_Moh 3 года назад +36

    Labo jeer ayaan dhameeyay ala buugu macaana waad yaabaysa ciyaarta kasocata dalkeena

  • @cabdisamad5040
    @cabdisamad5040 3 года назад +52

    wllo qli ilaahaybaan kugu dhaarshe buuga inbadanbaan sugayay in chanell weyn usoo dhigo oo inoo fasiro marka wllo buuga inoo bilaw aadanow zhp waxan rajaynayaa inaad ii tix galisid rayigaygaa insha allah aniga iyo intii igu raacsanba

    • @suheibnoor5344
      @suheibnoor5344 3 года назад +1

      Afsoomali buu kuqora yahay

    • @cabdisamad5040
      @cabdisamad5040 3 года назад +3

      @@suheibnoor5344 zhp waan garanayaa ee aadan oo codkiisu macaan yahay waxna kaa dhaadhicin karayaa ayaan ubaahday

    • @mohamedmuuzemohamed4632
      @mohamedmuuzemohamed4632 3 года назад +2

      Wllhi anba sxp waan sugayay video walba uusoodhigo waxaan kacodsanay inuu inoosoogudbiyo alx waxaan rajaynya waliba inuu taxane nooga dhigo

    • @abdifatahfeysal3516
      @abdifatahfeysal3516 3 года назад +2

      buugaa wll xagaan ka helaa

    • @maymuuncismaan1959
      @maymuuncismaan1959 3 года назад +3

      isagoo taxane ah ayaad ayaad kahelaysa youtube ka o barmamaij laga sameyay haddi ad barto

  • @iamzack9252
    @iamzack9252 3 года назад +6

    Aadan sahan walal wad mahadsnthy qofkii ugu horeeyey ☝️ee ku yidhi kasoo hadal mashruuca la dagaalanka nuurka ayan ahaaa wad ku mahadsnthy sidaad codsigeyga u Tix galisey🙏💯

  • @cabdiwaxidaspiima4412
    @cabdiwaxidaspiima4412 3 года назад +7

    M.a you are my best teacher
    Waxa tahy ninki ibry yuhudu wxy thy iyo iny aduunkn ka tliso waxd thy ninki igu dhiiri geliyey inn wax wlba oo manka iga qabsnya aan iska dhaafo
    Shukrn abaalkga waxn ku gudo ma aqaan 🥰🥰🥰❤❤❤🥰🥰❤❤❤

  • @abdirahmanabdirashid6675
    @abdirahmanabdirashid6675 3 года назад +2

    Waxaa jira buug la yidhaahdo isleeg isa seegan oo run ahaantii Dalka dadka iyo diintaba ku jeclaysiinaya waan u khushuucay dhawr jeerna ku ceshtay lkn adiga hortaa sidan uma fahansanayn
    جزاك الله خيرا اخي الكريم

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 года назад +26

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 6 месяцев назад +2

      Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @WACDIMEDIA-TV
    @WACDIMEDIA-TV Месяц назад +7

    Who is watching 2024😂

  • @ilyasmoussa4222
    @ilyasmoussa4222 3 года назад +18

    Waa run in maskaxda laga shaqeysiyo waa muhiim

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan Месяц назад +3

    Sahanow maxa wx badan iftiimisay sanado kahor lkn dadka qar hada aye fahmayan😢

  • @abdirahmankoosaar8651
    @abdirahmankoosaar8651 3 года назад +1

    Xog wal oo uu soo gudbinaayo
    Waa xog aad umuhiim ah badhkoodna aan hore isu waydiin jiray sidaan ku heli lahaa wax ku saabsan
    Allah ha barakeeyo qoraaga
    Guulbaan kuu rajaynayaa if iyo aakhiraba Aadan khadar cali

  • @moaamincadeh7833
    @moaamincadeh7833 3 года назад +6

    Aadan sahan wll illah darti baan ku jeclahay maxa yelay malin wlpa wax cusub baa ka barta illah cimriga ku siyadiyo 💯❤👏

  • @ayoub_1pb
    @ayoub_1pb Месяц назад +6

    After omer dadka soo baarey😢

  • @cabaasibraahim4544
    @cabaasibraahim4544 3 года назад +2

    Mnsha allah saaaxiib beryaha aadbaad usoo badisay barnaamijyada ilaahay hakuu siyaasiyo dhibna kaalama kulmiyo diyaarintoida

  • @nuurhussien2007
    @nuurhussien2007 3 года назад +9

    Mazha allah walaahi waa buug misan iyo dhambaal xambaarsan

  • @yaxye3145
    @yaxye3145 3 года назад +4

    saaxib xageen ka helayaa buuggan Waa iga codsi

  • @Inaopthisalam
    @Inaopthisalam Месяц назад +2

    Aadanow saaxib gacale mar kale buugan si wanaagsan oo dhameystiran uso falanqee Hadad aragto faaladeydan. Mahadsanid.

  • @DrHG343
    @DrHG343 3 года назад +1

    Mahadsanid aadanow qodob aad iyo aad u muhim ah baad ka hadashay dhab ahaantii....
    Bal aniguna aan ku darsadee inta cariba ama English akhrin karaysooy waxaan idin oran lahaa bal ka wardoona buuga la yiraahdo ( أحجار على رقعة الشطرنج).
    " Waad yara fahmi doontaan halka awrku ka dheeliyay"

  • @hoodoali1080
    @hoodoali1080 3 года назад +2

    Anuuu waan akhriyey buugaas Welipa isla Bartaa wuu aaden sheegy ee goplka sanaag sheki weyn iga galey lkin wxaan fahmiwaayey meelo padan misan wxaan ka baqay buuga lkin imika waa inaan siwadaa akhriskiisa wllhi waxbadan oo wdanka ka jira wxaad moodaa inuu qoraagu sideeda uga hadley waana run maasuuniyadu waa joogtaa dhulka somalida io slandba

  • @amiingamer1725
    @amiingamer1725 3 года назад +10

    Vidiyoyadada kama dalo dawashadoda bro keep going

  • @nasiaqueen5879
    @nasiaqueen5879 3 года назад +3

    MASHAALLAH Allah qof kuu doono aqonin seyaa keep going bro

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 2 года назад +1

    Allah ha unaxariisto
    Waxay ubaahantahay SOORAAN IYO JAWAAN

  • @BadBoy-ih1of
    @BadBoy-ih1of 3 года назад +5

    Jasakallahu khayr bro keep going❤️❤️👍🏾👍🏾

  • @hayatyusuf5765
    @hayatyusuf5765 3 года назад +16

    Wcs Aadan Sahan Glb Wngsn Wllo Qaali😘😍
    Mashallah Maalmahan Video yada Wad Nso Badisay😂aad Ban U Jeclahy Video yadada Wlhi Mana Jecli Iney idhaafan😥😥😥😥

  • @apdiladiif257
    @apdiladiif257 Месяц назад +2

    Zxp waxad 3 sanno ka hor noo sheegaysay ayaa hada socda alle na ammaanso

  • @maaxcalimaax1163
    @maaxcalimaax1163 3 года назад +1

    Aad iyo aad buugaan xog wayn buu xambaarsanyahy. Mahadsanid saaxiib.

  • @yoomeyare6397
    @yoomeyare6397 3 года назад +6

    Masha allah wll aadan

  • @muxaadaromediapro7570
    @muxaadaromediapro7570 3 года назад +1

    Mansha allah mahadsanid wll
    BUUGGA
    MASHRUUCA LA DAGAALANKA NUURKA
    anigu hadda ayaan hayaaba buugaas wll waxaana hayaa qeybtiisa 1aad waa buug qofka aqrista uu hurdada ka kacaayo alle ha ina waafajiyo xaqqa iyo cibaadada iyo geesinimada

  • @samiiryowsamiiryo8590
    @samiiryowsamiiryo8590 3 года назад +4

    Alla sxb saa urabay buugan inad ka hadasho wad yabi wayo waxa tahay ninka kaliyeen xogaha ka qaato ee wax darsa oo aan ku kal soonahay wayo wax qoran ayad soo Akhridaa buugn wayadan dambe dhalinta wuu wareeriyay waxana ka buuxa wax u eg xogo macqula hadana eey Lee yihin waa mala awal tnks Aqon yahan Aan ku kalsonahay

    • @hoodoali1080
      @hoodoali1080 3 года назад

      Ani lafterkeyga waan ku wareeray buuganee🤔🤔🤔

  • @salmaanbulshaawi4587
    @salmaanbulshaawi4587 3 года назад +1

    Masha allah wallkay inta rer muqsho ah ee wilkan tagerta is mujiya

  • @apdallaabshir
    @apdallaabshir Месяц назад

    Aqoonyahan waxaan kuu qiray buug 2024 dadku arkeen adigu sadex sano kahor soo gudbisay dadka aan adiga kugu xirneen hadda ayey arkeen❤

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf8496 3 года назад +1

    Buugaaas wan akhriyay shekada iga cajabisay wxy tahy shekada hoyoyinkeena mrka e uur yeeshaan qaliinka lagula boodo mrkn baaritaan dheer sameyay wxn ogaaday shekadaas iney run tahy
    Aadanoow fadlan wxd nala wadaagtaa o dhalinyarada somaliyeed e akhriska jecel kala fahansiisaa sida loo kala saaro buugta academic ahaanta loo qoray & buugta sheeko faneedka ah farqiga u kala dhexeeyo mahadsanid

    • @Yahyebashir2012
      @Yahyebashir2012 3 года назад

      Sxb adigoo mahadsanid sxb buuggaaas halkee la ku ibiyaa,moqdisho aan jogaa mayaalaa wll TnxPro

    • @purhaanxbf8496
      @purhaanxbf8496 3 года назад +1

      Bakaaro bookshops ayaa ka heleysaa bakaaro wadada shirkadaha kasoo hor jeedka somtel sidoo kale seylac bookshop wad ka heleysaa

    • @Yahyebashir2012
      @Yahyebashir2012 3 года назад

      @@purhaanxbf8496 mahadsanid wll +sxb

  • @runtaqayaxan2092
    @runtaqayaxan2092 3 года назад +4

    Qofkii ugu horreeya oo daawada ayaan ahay with 3 second.

  • @sacaruxani2680
    @sacaruxani2680 3 года назад +2

    Wllahi Ninkan Aadan sahan Dartii ayaan chanelkan usoo galaa
    Mashallah wllo wllahi si aanan barnaamijyada u fahmin ayaa kuwaaga u fahmaa mashallah❤

  • @feysalmaxamed1744
    @feysalmaxamed1744 3 года назад +1

    Keep going wll Adan noo soodiyaare taariikh kooban uu Ku saab San sh. Nureyn

  • @farihamuhamet6267
    @farihamuhamet6267 3 года назад +6

    Waa Xaqiiq wllhi
    Buugan Xog aan Caadi aheen ayuu Xambaarsanyahay, inta Akhrinayay Qeyba Qaybta kle way ka sii xiiso Badneed.

  • @safaibraahin4153
    @safaibraahin4153 3 года назад +2

    Mnshallh aadam mhdsanid marwalba jazakallh khayr

  • @khalifisse9787
    @khalifisse9787 Месяц назад +3

    From oomaar bar bar 😢😢

  • @ansixintawararka2881
    @ansixintawararka2881 3 года назад +9

    Keep going my best brother adan Sahan nin adag

    • @abdimalikali1930
      @abdimalikali1930 3 года назад +1

      Walaal maxaa kuudiiday inaad afkaaday hooyo kuhadasho.

  • @faaraxnuur4396
    @faaraxnuur4396 3 года назад +1

    Wll.wxan.kaacodsanynaa.inaad adigu noosoobandhigto adigoo sharxaya waayo allahbaa kugu arsaqy balaaqo aad usarysa masha Allah Allah hakuusisyadiyoe

  • @farxaanibraahim9687
    @farxaanibraahim9687 3 года назад +1

    Amubuugan waan aqriyay waan haya hda mash allh wax bdan ogayn ayaan fhmay

  • @abdalasiciidabdala7455
    @abdalasiciidabdala7455 3 года назад +2

    Mashlh waa ku mahadsantahy adaan sahan wax noo iftiiminka

  • @maxamedyuusuf5845
    @maxamedyuusuf5845 3 года назад +1

    Walal aadan magaceygu waa mxamed amiin oo jooga muqdisho wxaan rabaa inaa ogaado maasooniyada door noocee maasooniyada kuleeyihiin rushka iyo xiriirka qorsoon ee ka dhaxeeya rushka iyo America

  • @apdikareamzaed1243
    @apdikareamzaed1243 3 года назад +5

    Waan akhriyay buugan lakiin markaad akhridid buugan way adkaanaysaa inay dadku fahaan sida aad adigu ufahantay lakiin waa sir dhexdeena taala lakiin inta fahmaysaa way yartay😔

    • @axlaamcadey8065
      @axlaamcadey8065 Год назад

      Qolaan damcay inan fahansiiyo oon ooga sheekeyo siraha kujira way ilayaaben waana daalay

  • @koodbuurmediaprodaction7214
    @koodbuurmediaprodaction7214 3 года назад +2

    buuga waan akhriyay wax aan kudhaliilo kumaan arag waana buug runti aad ucajiib ah qoraaga cabdiraxmaana maanta waxan ku abaal mariyo garan maayo runti waxanina inay jiraan way cadahay qisooyinka kujira ee uu kawaramayo qaarkodna anigay igu dhacen talabadi kuhabonaydna waan kaqaatay

  • @ismailmuse9839
    @ismailmuse9839 3 года назад +1

    Adanow horta zhp aadpad mahadsanty . Zhp mid aan ku dhahe qofka malyga kuso daba iyo kan ku bara sida loo dabto waxa fcn ka ku bara , wxn u jeeda azhapta kugu xidhan wxa jira qar bdn oo wx aqriya ee hadii aad buug kuwaas lamida oon xogo bdn ka helno lagu caawin karto wn jeclaan laha , adiga yidhi wxa ad dhegysato io wxa ad aqrida wy kala duwan yihine. Thanks

  • @zakirbossofficial9641
    @zakirbossofficial9641 3 года назад +1

    Wcmz wllo
    Alleh Ha kaaa Ajuuuursiiyo
    Ee waad Mahadzanathay

  • @khadaribrahim8164
    @khadaribrahim8164 3 года назад +1

    Si mug leh ayaan u fahmay kolkii u horraysay een akhriyaba, waa buug qiimo leh run ahaantii.

  • @Saharlaomer1998
    @Saharlaomer1998 3 года назад +1

    Adc wll Adam Buuga inteen ka helaya

  • @nimcoismail9481
    @nimcoismail9481 3 года назад +1

    walaahi Waxbadan baan Pagekaaga Kabartay wllo alla hakaa abaalmariyo adigana if iyo aakhiraba, ilaahay Hakuu siyaadiyo Aqoontaada wllo🙏

  • @missqaalib7472
    @missqaalib7472 3 года назад +1

    Wll buugi soo baxay hlkanlga heli karo nala wadaag ado mhadsan

  • @Omer_Ahmeth
    @Omer_Ahmeth 3 года назад +1

    Xagan ka helaya buugan wll adan khadar

  • @BarkhadHassan
    @BarkhadHassan 3 года назад +1

    Buuggan markii aan akhriyay ee aan dhameeyay wixii uu ka sheekaynayay oo dhanba qaarkood si xaqiiqiya ayaan u arkay ilaa haatanna maan arag buug igaga saamayn badan

  • @raaidcabdi16
    @raaidcabdi16 3 года назад +1

    Lipaax hore ugu soco xaga guusha

  • @Fiona.786
    @Fiona.786 3 года назад +1

    Masha allah liibax aqli bdn bathy aqoon leeh

  • @elmanarab4034
    @elmanarab4034 3 года назад +3

    Asc zhp adan waxad kasoo hadashaa
    simpson prediction 2021 .

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 3 года назад +1

    So much Thanks Sahanka Xogaha .

  • @Warya_Warrior
    @Warya_Warrior 3 года назад +1

    Hore ugu soco wall dadal kagaH

  • @dhufsay6924
    @dhufsay6924 3 года назад +2

    ماشاء الله ماشاء لله ❤❤❤❤❤❤أحست أخي آدم

  • @888ph3
    @888ph3 3 года назад +1

    Wll aadan halka jeebka hoose inagu dhig sih aan wax ui faaiidoNo alleh swc adan jaasii kaga siyoh intaaah wll sameh wah iga talo

  • @honestman4046
    @honestman4046 3 года назад +1

    💯💯💯💜💛💙👍👍THANKS FOR SHARING,,SHEIKH.........ADN.

  • @abdulfatahmohamed7939
    @abdulfatahmohamed7939 3 года назад +3

    Wll Aadan buugaan xageen kahelaa anigu italy aYaan jooga waana ubahnahay bro mhad sanid

    • @hamzaabdinasir4842
      @hamzaabdinasir4842 3 года назад +1

      Aniga ayaa kula mida aadna ugu baahan italy ayana kula jogaa asagoo PDF ah mala helaya talaw

    • @abdulfatahmohamed7939
      @abdulfatahmohamed7939 3 года назад +2

      @@hamzaabdinasir4842 wllhi bro garan maaye bal aadan jawab tiisa aan sugno AsaGa saan kuheli karno inoo Soo shegi insha allaha

    • @muxaadaromediapro7570
      @muxaadaromediapro7570 3 года назад +2

      aniga ayaa haaya wll +252636494365 igala soo xiriira waxaan hayaa qeybta koowaad

    • @hamzaabdinasir4842
      @hamzaabdinasir4842 3 года назад +1

      @@muxaadaromediapro7570 Ok mahadsanid

    • @hamzaabdinasir4842
      @hamzaabdinasir4842 3 года назад +1

      @@abdulfatahmohamed7939 waa si WANAAGSAN insha Allah

  • @maryanxareedaraye8875
    @maryanxareedaraye8875 3 года назад +2

    Buugaa halkee laga helii karaa wallaal adigoo mahadsanidsan

  • @empireshow1
    @empireshow1 3 года назад +11

    Buugan in badan sugayey 😍

    • @mrshawaenglish9274
      @mrshawaenglish9274 3 года назад +3

      Waxaan Ahay Macalin English Oo cashiro ka bixiyaa RUclipska Kaliya Waxaan Ufurtay Ayaa Ah in Ardayda Soomaaliyeed Aan Wax Uga Faaideeyo...

    • @qayseraxmed6455
      @qayseraxmed6455 3 года назад

      imisa la siya wall

    • @empireshow1
      @empireshow1 3 года назад

      @@qayseraxmed6455 8 dollar wlll

    • @hamzaabdinasir4842
      @hamzaabdinasir4842 3 года назад

      Isagoo PDF ah mala helaya?

    • @axmedcumar8907
      @axmedcumar8907 3 года назад

      @@qayseraxmed6455 hadadan heli karin RUclipska kuqor mashruuca ladagaalanka nuurka 17 xalqadod baa laga diyaariyay

  • @cabdixakiimcarab8156
    @cabdixakiimcarab8156 3 года назад +1

    Adanaw zhp Isagoo pdf makaa Helayaa

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 года назад +3

    Wad Ku Mahadsanthy So TurjumidA BookA

  • @mubarakmohameth3660
    @mubarakmohameth3660 3 года назад +6

    KP going BRO

  • @apdi-vandhe
    @apdi-vandhe 3 года назад +1

    macalin XaqiiqDi wan Ka Helay MuqALADA AD so GalisiD awal Ma XisEyn Jirin Inan DaawaDo MuqaaLadaada Balss Ugu Danbeyn waxn NoqDeyy Inan Arday Ka noqDo Halkan Daawadona Vidio walPa Od so DhigTO ParTa Ka wad Macalin Ilahay Ba kuLa jiree ❤️
    Barnaamijki MurTiDa qosol iyO xikmaD Leh Na No so Badi Macalin ❣️

  • @suldaanabdullahi4407
    @suldaanabdullahi4407 3 года назад +4

    Mashaallah aadan

  • @jamiilajamaal3719
    @jamiilajamaal3719 3 года назад

    anoon adiga ku aqoon ayaan qanawaadka carabta aan ku daawaday qofki ugu horeeyay een kamaqlaana waxa uu ahaa sheikh nabiil al ciwadi soomaalida youtuberadeedu waxay noo soo turjumaan kuwa carabta sida chanelka kuwli iyo saxma iyo qaarkaloo badan

  • @abdirahmaninbuallale8098
    @abdirahmaninbuallale8098 3 года назад +8

    Reer Hodon qeyLo izmuuji ✊💯

  • @Abdihakem
    @Abdihakem 3 года назад +1

    Walaal waxad nogaso hadasha 2021 the economists waxa ay soo saareen week gi ina dhaafay ee caalamko dhan ka yaabiyey ee 17ka qodob ahaa ilahay ha inaga hayee

  • @mohamedjamaomar3597
    @mohamedjamaomar3597 3 года назад +2

    Waan ku salaamay wll ee waxaan joogaa dalka dibadiisa sideen ku heli karaa buugaa

  • @clfataaxmano6929
    @clfataaxmano6929 3 года назад +6

    Wlldeyda qlliga ah exn kula talinayaa in ay ku xidhnaadan kanaalada kala ah
    1 sahanka xogaha
    2 dadweynaha
    3 WAABERI MEDIA
    4 macluumaad
    5 Ogaalka dunida
    5

  • @caamirceynte4096
    @caamirceynte4096 3 года назад +2

    Falsafad cajiib ah oo qadiyadeesan iga dheh wallhi caruurtan RUclipska daawato waxaan moodayay kuwo wax aqriyo iney yihiin lkn markaan commentiskooda arkay baan waxaan ogaaday
    In aqrisku ku yaryahay
    Buugaas hal qof maqorin ee waxaa qoray feylasuufyahano reer woqooyi ah
    Aaadanow axb sidaan kuu maleenayay matihid nin aad u cilmi badan baa tahy 😂keep going
    Lkn qoraaga buuga qoray wuu ku saxnaa In uu qadiyadiisa difaaco lkn falsafad ahan in Somalida loogu adeegsado baa wax cajiib ah
    Lkn markaan aqriyay buugaas waxaan ogaaday cilmi aan waligey ku fikirin inaan ogaan doono
    Sayid Mohamed abdulle Hassan waxuu dhahay
    9 sagaal nimoo wallo ah sidaanaan
    8 sideed ey isku bahtahay sidiinaas
    8 ninkuma uu bah gaara yahay sideydaas
    8 sideedu ey ninkii siri sidiinaas
    Ninkuna uu sirtii garan sideydaas
    Hadeynu isu isi sideenaba
    Ma.iska kala tagnaa sideedaba
    Aadan waxaa tahay qof aad ugu dadaala hormarinta dhalinyarada Somaliyeed keep going pro

  • @zu_ath_ezmail389
    @zu_ath_ezmail389 3 года назад +1

    شكرا يا اخي انت مثل لأعلى ❤❤❤❤

  • @iamliiamen7071
    @iamliiamen7071 3 года назад +1

    Aadan Sahan wll intee laga helaYaa BUUGGA 🙏AMA MUUQAL KLE NOOGA ZOO ZAMEE ADO MHDANZAN SHEEKADA BUUGAN WX BADAN BAA KU QARZOON SIDAAD IMINKA WX U YARA TILMAAMTAY WXAAN RAJAYNAYAA INAAD II JAWAABI DOONTO🙏

  • @mohamedmuuzemohamed4632
    @mohamedmuuzemohamed4632 3 года назад +3

    Alx wllhi buugan inbadan sugay cidkasohadashna waanwaaayay lkn maanta alx waxaan rajaynayaa inuuwaliba taxano noqdo adannoow wll

  • @mohamedabdihussein4314
    @mohamedabdihussein4314 3 года назад +2

    Mahadsanid wll AADAM👍

  • @baztianshaw331
    @baztianshaw331 3 года назад +7

    Dilki jamal kashogji mxd Uga hadli wayday

  • @suhaybmaxmut6516
    @suhaybmaxmut6516 3 года назад +2

    waxa jirta wll dadkeenna mid ka dhaadhacsan,midaas oo ah ( Dhaqankeena akhris kuma jiro ). Taas oo ay dad badan iska dhaadhiciyeen ugana hadheen akhrinta,waxbarashada,iyo cilmi doonista.
    Hadii ayse ku arkaan adigoo aqoon raadinaya ama qof la doodaya amase qof waaninaya ; way ku jeesjeesayaan qof aan waxbo ahaynna waa ay kugu sheegayaan.😥

  • @abdihafid5840
    @abdihafid5840 3 года назад +1

    Aadanow bal gobolkaa sanaag barnaamij kasoo diyaari wll

  • @abdirizak1409
    @abdirizak1409 3 года назад +2

    Bugan wan akhriyay dhacdooyinka Ku qoran magaladayda wan Ku arkay in badan oo kamida ah

  • @HornLy
    @HornLy 3 года назад +1

    Buugan Maalinkii Aan Arkay waxay ahayd 14kii July 2020
    Saacaduna waxay ahay 5tii galabnimo, shaahbaan usoo qaatay waan usoo fadhiistay si wanaagsana waan u akhriyey oo degan, ka dib markii aan u kacay salaada Maqribka kumaan soo noqon oo asaxaabteyda ayaan la soo caweeyey waanan uga sheekeyey xogo badan oo ku jira qaarkood way igu raaceen oo xogo kale ayey isii siiyeen qaarna waar beenbaad sheegaysaa ayey igu dhaheen.

    • @Yahyebashir2012
      @Yahyebashir2012 3 года назад

      Af somali miyuu ku baxaa mise luqad kale mahadsanid pro

    • @Yahyebashir2012
      @Yahyebashir2012 3 года назад

      Qiimihiisa waa imisa pro thanks

  • @apthurahman_thahir4994
    @apthurahman_thahir4994 3 года назад +1

    M.a aadan JAZAKA LAAH

  • @sahamiye1087
    @sahamiye1087 3 года назад +4

    Sxb buugaasi waa buug muhiim ah

  • @abdiraxmanwadani9286
    @abdiraxmanwadani9286 3 года назад +1

    Alaha kuxafido pro

  • @HIGHLIGHTS70.
    @HIGHLIGHTS70. 3 года назад +2

    Keep going 👍 Aaden sahan 🤜🤛

  • @xawaaluul3738
    @xawaaluul3738 3 года назад +1

    جزاك لله يا اخي العزيز

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 3 года назад +1

    wcs mahadsanid sxb

  • @nimcosagalawil8499
    @nimcosagalawil8499 3 года назад +1

    Shukran wllo

  • @rashkadigale2822
    @rashkadigale2822 3 года назад +1

    Asc walal qaali buugan muda dheer baan raadinayay xage ka heli kara isago bdf ah ma heli karta wllo

  • @maymuuncismaan1959
    @maymuuncismaan1959 3 года назад

    aadbad umahaddantahay aadam buugana ugu yaraan saddex goor ayaan akhriyay marwalbana waxan ahaa mid xogtiisa iyo ula jeedkiisa fahansanayd kaliya waxan isweydiinjiray qoraa cabbiraxmaan waan aqaan ee siduu kumaray marxaladan ,goormay kudhacday dhacdadani iyo su alo kale o badan illaa aan fahmay

  • @abdurahmahabdullahi5406
    @abdurahmahabdullahi5406 3 года назад +1

    Asc adaanow wll allah ka ajarsiiyo intaa aad noo baraarujisay allah ku ziyaadiyo aqoontaada hal wax ayaan kaa codnasanayaa oo ah xagee kaala soo xariiraa