Ninka Sucuudigu waxa uu qoray . Waxay ku tusaysaa inay dagaalka QazA iyo Falastiin ay qayb ka yihiin oo yuhuuda ay la jiraan💯 Allah ha soo qabto kuwaas…
Sheikhow Guusha xamaas waxaa kamid ah 1 in ay carabta difaaceen oo ay riyadii Israel e great Israel aheyd ay laaleen 2 in ay dowlad la aqoonsanyahay ay noqon doonaan shacabka rer falastiim oo ay ka baxaan xabsiga kor ka feydan.
2025 waxa dhacayo in lagu gado nug liyer rush ka iyo kuriyo dagal mar kasu bilabana wa calol jilec butin aya sabab unoqoneysa wana sixir ki ab lis ka.e oliyada as tay afqanis tan laga kenay iyo arhan ta masar laga soqoday shucacul aq dar dad kodhan qafil dhib toda iska dawadan
Ninka Sucuudigu waxa uu qoray . Waxay ku tusaysaa inay dagaalka QazA iyo Falastiin ay qayb ka yihiin oo yuhuuda ay la jiraan💯 Allah ha soo qabto kuwaas…
Ma imikaaad ogatey
Indheer Garad
&
Indhow Garad
Aqli ku Garaadle
&
Indho ku Garaadlè
Mansha allah sekh bashir
No no qiimayn iyo dib uqiimayn waa labashay oo kaladuwan
Sheek c/raxman wan kusalaamay khasaaraha basa iyo dakadaha xidhan
Waxaan ahay gabar somalia balsa sheeqow xasuusta ayaa igu yar
Shiiqa marwalbo talefona uso dhacayo marwalbo oo dawaneyno wuxuna ka qasa ee ha iska xiro codkiisa marku so dirayo faalooyinka diiniga ama siyaasada
Sh mashallah
Sheekh abdirahman bashir khayr alla ha siiyo talow cid number kiisa haysaa ma jirtaa
عمق الإستراتيجي
Marka xigta noo faahfaahi
Hessel Ford
Sadex shay ayaa jira 😂😂😂😂 hoos kasii
Sheekh iska xamaasha waxaagu waa Gadhoocise
Sheekhu xagga siyaasada wuu ku fcnhy balse Shiicada ayuu waxoogaa ka dhigaa dad islaama oo hagaagsan.
Ma is qarxin rabtaa
Shicada wa muslim saxix halka salafist/wahabi ee yihin murtadin 😂
Waa akhwaani wayn odaygan 😂😂😂
How are you
I am fine😂
Waxa ka dhimaan khaare ah dakadaheedii
voice low plz
asc codka waa gaaban yahay
Inta dowlada Israel ledihiin madhawidin adinka xtaa
😂😂😂😂😂😂
Taasaan been ahayn, gumaystaha yuhuuda waxey iska gadeen dadka.
I agree pro😂😂😂
Odaygan hab fikirkiisu waa akhwanul muslimiin afkartooda
Akhwaan iyo waxaa ka baxe ninku nin Muslim oo Sunni ah soo ma aha markaa dadku waa wada Muslim ee warkaa naga daa wll.
@@MuxyadinShadka-k6n akhwan muslimiin iyo shuuciyo waa waxa umada falastiin iyo labnan dabka galiyay. Kadibna dhahay waa asxab al ukhduud oo kale. Quran si khaldan umada ugu turjumay. Ilahay umada haka qabto waa dalamiin aan waxba dhaamin cadawga israiil
Sheikhow Guusha xamaas waxaa kamid ah
1 in ay carabta difaaceen oo ay riyadii Israel e great Israel aheyd ay laaleen
2 in ay dowlad la aqoonsanyahay ay noqon doonaan shacabka rer falastiim oo ay ka baxaan xabsiga kor ka feydan.
Salam the sound is no good
Cot malaha
2025 waxa dhacayo in lagu gado nug liyer rush ka iyo kuriyo dagal mar kasu bilabana wa calol jilec butin aya sabab unoqoneysa wana sixir ki ab lis ka.e oliyada as tay afqanis tan laga kenay iyo arhan ta masar laga soqoday shucacul aq dar dad kodhan qafil dhib toda iska dawadan
Subscribing Xogmaal Media