085 | Basaasaddii Ingiriiska | Sida ummad loo dhiso loona burburiyo!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 июн 2024
  • Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
    RUclips: / @sahanka97
    Podcast: / @sahanpodcast97
    Facebook Page:
    profile.php?...
    X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
    Instagram: / aadan_sahan
    Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
    TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
    Sahanka Tiktok:
    www.tiktok.com/@sahanka97?_t=...
    Buugteenna soo baxday:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
    3- Loollan.
    4- Faca koraya.
    5- casariye.
    6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
    7- Waayaha Daanyeerta.
    8- Ismalure.
    Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
    1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
    2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
    3- Hadhkii Madoobaa.
    4- الإسلام بين الشرق والغرب
    5- بروتوكولات حكماء الصهيون
    6- المؤامرة الكبرى
    7- الشيطان يحكم
    8- اعترافات عشاق
    9- إسرائيل البداية والنهاية

Комментарии • 135

  • @FardawsoMohamedSeeraar
    @FardawsoMohamedSeeraar Месяц назад +46

    Macalimkayga baraha bulshada ustaad aadam ilhy cimriga iyo cilmigaba haku barakeeyo

  • @yasircarfaat8632
    @yasircarfaat8632 Месяц назад +28

    Wan kusalamy Adamow wllky waxan zaaid uxisenaya inaad ino kento buuga the mad muler of somaliland wanka codsanena Aniga iyo Kuwa ilamidka ah ee xisenaya tarikhda somalida inad bugaas xalqado inoga doyariso
    Wa anigo ah Yasir Nuur 🫡🫡macsalma 🫡

  • @LuulAdan-wu4us
    @LuulAdan-wu4us Месяц назад +8

    Feylasoofka qarniga
    Was noo faa,ideysay runtii
    Jazaakallah🙏

  • @DeeqaAxmed-ts8bb
    @DeeqaAxmed-ts8bb Месяц назад +9

    Wuxuu yiri:"maalintii cumar daahir isu laayay cayaartii*
    Nin Caloola cad joogoo maygaag ciidan warqaato*
    Waa cibaaro qabaayoo Balaayuu curufkeeda *...... ........
    Kala cuudu billaystoo war Tolow Colka jooja"
    Salaan Carabay
    Allaah yarxamuu
    Intaas aan banneeyay waxaan ka booday baydad gabaya waan hilmaamay

  • @ConfusedFjord-rr3hl
    @ConfusedFjord-rr3hl 8 дней назад

    Mahadsanid macalin macalin sideen ku heli karaya buugan waxaan jeclaan laha inaad igu caawiso

  • @ZamsamNura
    @ZamsamNura 12 дней назад

    aadan sahanow wllo ilahay cilmiga caqliga caafimadkaba ha kuu barakeeyo

  • @user-dg8fn7wm8z
    @user-dg8fn7wm8z Месяц назад

    Wow jizakaAllah khairan very interesting book

  • @DeeqaAxmed-ts8bb
    @DeeqaAxmed-ts8bb Месяц назад +9

    Hh ina Adeer Anigu Saas ayaanba ku Faraxsanhy❤😂Waagii Soomaaliland laaska joogtay Baa maalin Anoo wada maraya Nin Askariya igu yiri:
    "Naa Hallan mar ."
    Intaan istaagay Baan iri:war Dee kaalay Na mari 😂
    Markaa wallaahy labada Reer ee waqooyi ugu qalpiga Adagi waa Habar jeclo iyo Dhulbahante
    Hadana yadoo saas tahay maanta wiilka samaroon iyo wiilka Habar jeclo waxaan fahmayaa wiilka Habar jeclo waana Rag Adag wallaahy yagoo curadkii hooyaday dilay.
    Hadana waan Jeclahay Reerkaas Barakooba
    Waynu iska heshiinaynaa inshallh

    • @sahanka97
      @sahanka97 Месяц назад +4

      oodi ab ka dhow waa tii la yidhi. shukran

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk Месяц назад

      ​@@sahanka97kkk adan

    • @ahmedcirale2015
      @ahmedcirale2015 6 дней назад

      niikada jooji sinjiyada h.wase heshiin meyno wlaigene orod uheerin aduyo

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Месяц назад

    Mahadsanid wll Adan

  • @asli3420
    @asli3420 Месяц назад +2

    Waaad mahadsantay wllo wlhi wxbdn baaan faaiday maanta alle nagamakaa qaaado ❤❤

  • @user-gb2zi9wi2t
    @user-gb2zi9wi2t 10 дней назад

    Mnsha allah

  • @user-ij5ig9ds3v
    @user-ij5ig9ds3v Месяц назад +4

    M.a lbadaan malmood waad inaga maqneed ustaad

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Месяц назад +3

    Macalin aadan sahan aad banu kuu sugeynay welcome back 😊🎉

  • @Maadsade
    @Maadsade Месяц назад

    Maansha allaah zxp aqoon yahan baadtahay❤

  • @haykalchannel4303
    @haykalchannel4303 Месяц назад

    mnshAllh alle caqliga hakuu barakeyo wll Adan sahnow

  • @mohafadal2112
    @mohafadal2112 Месяц назад

    Shukran ustaad ADAN🎉🎉

  • @abdifatahali4733
    @abdifatahali4733 Месяц назад +1

    My favorite RUclips channel..keep going sxb!

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 Месяц назад +2

    My rule model ninkan fikradihisa iska dhax arko keep going🎉❤

  • @buraale134
    @buraale134 Месяц назад

    Mashallah wll keep up the good work

  • @gurey_muzeh
    @gurey_muzeh Месяц назад +2

    Boqor macalin aqoonyahan haldoor ilhy hku ilaalia ustaad from laska

  • @user-wg9sx1id1s
    @user-wg9sx1id1s Месяц назад +7

    Saxipow waxan kadonaya ina noso sameyso mow Duncan jinka

  • @user-th7zj8yk1q
    @user-th7zj8yk1q Месяц назад +1

    Faylasoof aadan sahan keep going pro

  • @user-ls5md1ih5v
    @user-ls5md1ih5v Месяц назад +1

    Ustaad intee aaday😊

  • @zhaymashacni3017
    @zhaymashacni3017 Месяц назад +1

    Waad naga raagtee taxane wax noogu soo dhig ❤

  • @drmaajidhassan
    @drmaajidhassan Месяц назад

    The legend welcome❤

  • @maxamedkoosaar644
    @maxamedkoosaar644 Месяц назад

    Aden sahan legend tahay zhp

  • @maax221
    @maax221 Месяц назад

    Thanks ❤

  • @foziajano
    @foziajano Месяц назад +1

    Aadan Khadar Cali Mufakarkayga❤

  • @faadumomohamed3299
    @faadumomohamed3299 Месяц назад +1

    Thanks

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 Месяц назад

    Pro Aaden Sahan Alle Ha ku Xiftyo Madaxa Dhismaha kacaanka Dambe Eee dhalinta soomaaliyeed❤

  • @MustaveMustave
    @MustaveMustave Месяц назад +1

    Sahan ❤

  • @maryanmacalinxusein6404
    @maryanmacalinxusein6404 Месяц назад +1

    Walaalkeey Aadanoow alle haka abaal mariyo dadaalkaada
    Waxaan kaa codsan lahaa inaad video nooga soo samayso buuga hadraawi ee HAWAALE WARRAN PLS GUULAYSO WLL❤

  • @Miuu1234
    @Miuu1234 Месяц назад

    Aadanow wax ayaan ku suaalayaa

  • @ibrahimjelle1031
    @ibrahimjelle1031 Месяц назад +1

    War aadanow wanku salaame

  • @maxamadcade2234
    @maxamadcade2234 Месяц назад

    Keep going pro

  • @user-sk5zr9rd3h
    @user-sk5zr9rd3h Месяц назад

    That’s right

  • @AdemWali-k9t
    @AdemWali-k9t 18 дней назад

    Aden waan ku salamay

  • @Ruwaydo-bu2ul
    @Ruwaydo-bu2ul Месяц назад +1

    Wn kuu xiisnay ayaantan mudane❤

  • @HimaKoreeye-sc6cw
    @HimaKoreeye-sc6cw Месяц назад

    Ustaad sahan 🫡

  • @nimcoabdikariin
    @nimcoabdikariin Месяц назад +1

    Aadan khadar cali ❤💯💓

  • @liiibaaan1059
    @liiibaaan1059 Месяц назад +1

    Zxp soobadi muuqaalada waxaa uxiisnee 🎉

  • @user-es1hf2rz5m
    @user-es1hf2rz5m Месяц назад +1

    Buuga xge ka hela😊❤

  • @xamsetoni7352
    @xamsetoni7352 Месяц назад +5

    War nio wlhi wxn ka faiday waligy macalin ima barin alaha ku sharfo❤

  • @naturepower9930
    @naturepower9930 Месяц назад +2

    Mansha Alah🫡

  • @RaxmoXuseen-kq6ql
    @RaxmoXuseen-kq6ql Месяц назад +1

    Saan kuusugeyey waan daalay

  • @apdirahmaanoday1373
    @apdirahmaanoday1373 Месяц назад +1

    ❤❤❤❤

  • @MzzXanaqley
    @MzzXanaqley Месяц назад +2

    Aadanow halke laga helayaane buugan

  • @Shaafimohamethismailothman
    @Shaafimohamethismailothman Месяц назад +1

    60k🎉 is coming congratulations bro 4 years ban ku daawanaya wlhi abaaL aanan soo kooBi karina wan kuu hayaa e guulayso zhb❤

  • @LIONGRADEWaaberiDuhurgal-zy3ho
    @LIONGRADEWaaberiDuhurgal-zy3ho Месяц назад

    Wll aad ayaad u mahad santahay

  • @FuadIsmail-vh1kt
    @FuadIsmail-vh1kt Месяц назад

    Nin wax fahmay philosopher adan khadar

  • @DeeqaAxmed-ts8bb
    @DeeqaAxmed-ts8bb Месяц назад

    Basaasadii ingiriiska

  • @user-sg1yv7jr9j
    @user-sg1yv7jr9j Месяц назад

    😮

  • @AxmedMaxamed-w6c
    @AxmedMaxamed-w6c Месяц назад

    Aadan khadar 😊😊😊

  • @ilsanmohamed8141
    @ilsanmohamed8141 Месяц назад

    Aadan sahan nin wayn oo hadana ninyara

  • @faatixpodcast1
    @faatixpodcast1 Месяц назад

    insha allah isbedelka dhabta ah wan gaadhaynaa walaal mar un, hankeenu marnaba yaanu noqon mid hoos u dhaca.

  • @user-dg7zz9ke5u
    @user-dg7zz9ke5u Месяц назад

    Oo aadanawo hadii aanay luqada aqoon siday ku baratay dhaqanada somalida

  • @Cabdalle-cx9rs
    @Cabdalle-cx9rs Месяц назад +2

    Aadanow sheekooyinkaan faa iidada ah chanel ufuro ama soobadi salaama😊

    • @aminamo7377
      @aminamo7377 Месяц назад +1

      Hada kan maqayad miya channel maha miya😂

  • @user-ki4bk8dm8h
    @user-ki4bk8dm8h Месяц назад +2

    Mareexan xataa lamagelin waqtigii qabilada somaliyeed 100 qabiil walba lagaqaadayay
    Waakuwii gureeyay ustaad

    • @Czetttt
      @Czetttt Месяц назад

      Mareexaan meel strategy ah Madago si owgeed gumaystuhu danba kagama xirnayan

    • @1-ilaa-8
      @1-ilaa-8 Месяц назад

      Ingiriiska Ayaan guumaysanba mareexaan wll oo talyaaniga ayaa guumaysanaayey koonfurta soomaalida

  • @user-jk1hc5pi4c
    @user-jk1hc5pi4c Месяц назад

    Zxb aadanow mas muler

  • @user-lh5yr8os1g
    @user-lh5yr8os1g Месяц назад +3

    Hhh rer gabiley ba ahy ustaad wlhi xitaa isaaq 2023ki tiktok ka brty😂😂😂😂

    • @sayydAlisiidaanichanel756
      @sayydAlisiidaanichanel756 Месяц назад

      Isaaq waan aqaaney Lkn daarood iyo hawiye inay Laba qabiil Kala yihiin mayaqaanin. Waxbaa faqash weeye iyaa laygu odhan jiray.

    • @user-lh5yr8os1g
      @user-lh5yr8os1g Месяц назад

      @@sayydAlisiidaanichanel756 wa inta rgga thihiin qbiilkoga. Daye xita calnkooga ma arg wxii an somliln ka.shisheya iney rer xmar yhiin uwd hyzty

    • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
      @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Месяц назад

      Sita​@@sayydAlisiidaanichanel756taasaaba qabyaalad ah dee

  • @Qarni264
    @Qarni264 Месяц назад

    Ustadkayga Allah kubarakeeyo

  • @abdiazizhamza5866
    @abdiazizhamza5866 15 дней назад

    Somalilandba kadhacay social engineeringtii uguweyneyd

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 Месяц назад

    Kutubkiii Isma Lure Noo siii wad walal

  • @abwaanxuseen1865
    @abwaanxuseen1865 Месяц назад

    Buugaa xagee laga heli karaa? Sahanow

  • @eagleaad5183
    @eagleaad5183 Месяц назад

    Sh hasaaan wa wataa, waa AW.
    Tolow dhalintu AW ma garanaysa?

  • @MuhyoTinishow
    @MuhyoTinishow Месяц назад

    Legand

  • @user-jw3us6el1m
    @user-jw3us6el1m Месяц назад

    Views one adaan wa ani

  • @user-zu3sh7xz1o
    @user-zu3sh7xz1o Месяц назад

    Imiso jirbay bay ahayd naagta basaasada koleyba dhalinyar bay ahayd 60jir may ahayn kalmada maayarna manaqaane duq baa isticmaala anagu

  • @MohaAmiIn.
    @MohaAmiIn. Месяц назад +1

    Asc wlalka waa maxay inan la yaal ii macneeya mahadsanidiñ

    • @xudayfiCaqli-sp2mp
      @xudayfiCaqli-sp2mp Месяц назад +1

      Ninku marka uu gabadha uu reerka ka guursado uu La Dago oo gabadhaa halkaa uu ku qabo Ayaa ka yidhaa inan La yaal

  • @Mohamed-bh9th
    @Mohamed-bh9th Месяц назад

    Asc. Ugaas sideen u heli karaa buugaan iyo kuwa kale ee afkeena hooyo lagu tarjumay, waxan joogaa kenya.

  • @user-dk5vd6xx9t
    @user-dk5vd6xx9t Месяц назад +2

    Sh. xassan ayaad tidhi wan wata adigu aadanow meel walba faraha lagal dabcan hadaad tidhaahdo si waaqiciya wax wuu kuu fahansiin karaa oo waa afyaqaan wan kula qabaa lkn wali ma daawatay afkaarta ay ku haystaan sh.shibli iyo sh. Umal.

    • @Geelle3549
      @Geelle3549 Месяц назад

      War nio xassaan anu waxa ku Tagera runta kama gabado somaliduna runta way necebthy

    • @asmaabukar5946
      @asmaabukar5946 Месяц назад +1

      Lkn wuu sheegay inuu jar kaa tuuraayo

  • @nastehoabdirazhid1281
    @nastehoabdirazhid1281 Месяц назад

    I read that book I liked

    • @steffe9051
      @steffe9051 Месяц назад

      Name of the book in English

  • @OmarQaloon-yr9wt
    @OmarQaloon-yr9wt Месяц назад

    Dhalinyarada soomaaliyeed wayay kugu faanaa,,Aadan sxp nin rageed baad tahay,,

  • @Apdyrahmanahmett
    @Apdyrahmanahmett Месяц назад +2

    Buugaan magaciisa english ahaan xaa igu qoran ina adeerayaal

  • @user-jg9dn3cf1n
    @user-jg9dn3cf1n Месяц назад

    Aden sxp suaal reer hayb soocadan maxad ingriisku taariikhda uga reebtayna

  • @user-zu3sh7xz1o
    @user-zu3sh7xz1o Месяц назад +2

    Waryaa shoodhe anagaa nagu fulineysaa qodabkii ahaa markaa dadka agtooda muhiimkanoqotid baa loojaraa waaydano dhan kumaan aragoo waankuuxiisoone casharada faaidadlehbaan uxiisney mida kaledee malaha reerka ciise aqoonbaa kaaga laaban malihin anagu laandheer iyo laaangaab toona nina nin ma caara dheera reerka ugu tunka wayne ugu rag badane ugu xoolobadan mid aan jufadiisaba degaankan ahayn ma gardareysan karo oo xeer ciisa ayaa jiro dhagaleyba(article)baa kufuli ciisaha dhaxdiisana lamakala adka ciise waa ciise nina ma caara dheera

  • @alphachannal7184
    @alphachannal7184 Месяц назад

    Adanow xog qali ah ban hyaa xge kalo so xirira

  • @diiriyeoomaar816
    @diiriyeoomaar816 Месяц назад

    Aadanow zxp giib waxa lagu dilay musajaamaca burco agtiisa waxaana dilay faacuul aadan jugle kadib markii ceel gooni loo diiday geela beesha Xirsi cismaan Habaryoonis oo iyaguna diiday cashuurtii geela.

  • @fatimamohammed8526
    @fatimamohammed8526 6 дней назад +1

    Hhhh zxp arintaas kala duwananata anaa arkay😂 malin baa anagoo bananka magalada ubaxney socod ahaan marka anaga sideenaba magalada la baxeeda daganahy baa yar geel jiraa soo ag marney suu yiri nayaara halkee loo socdaa saa waa inkirney oo dhafnay suu xanaaq dhiq dee ninkii anoo niila hadlaya see udhaqaqdeen kulaha nagaha magaldu waa bilaa ixtiraam kulahaa sacad baa ku qoslanay oo niri maxa noo shegysa oo kugu istageyna ma anagavku naqana😂😂
    Mesha kuwa magalada hadaa ka Dhaqaqdo kaa daba imanayo 😂😂

  • @Garaadle
    @Garaadle Месяц назад +1

    aadanow buugaaaga ISMALURE ayaan pdf ku heley ma xalaalba zhp

  • @RidwaanMohamed-ng1co
    @RidwaanMohamed-ng1co Месяц назад

    War nio qof yurub jooga sidee ayuu ku heli karaa buugaagtaan.

  • @MohamedYusuf2000s
    @MohamedYusuf2000s Месяц назад

    Aadanow ciyaal xamar baan ahay waana fahmaya hadalkaaga in kasto qabiilada halkaa daga aan kala aqoon lkn hada adaa ibaray reer Howd

  • @warsame6896
    @warsame6896 16 дней назад

    Hadii cadowgeenu sidaaas oo dhan uu innooga fikiraayo ,oo uu il-gaara nagu hayo ,waxaa doqoniimo ah inaan innaga oo islaamkii ah aan ka hurudno ,adduunkii reer galbeed udeyno ,calaacal iyo catow wax mataro ee goormaan calaacalka dhaafi doonaa ? Dunida dib u maamuli doonaa ,jabku waa ku meel-gaadh ,kabniinkii ayaan mareynaa ee aan qeyb ka qaadano

  • @Abdisamad24
    @Abdisamad24 Месяц назад

    Maxaad noogu amaanaysa naagta xunta wasakhaddaa .

  • @zagal_faisal1013
    @zagal_faisal1013 Месяц назад +1

    12:01 anaa kaw ka ah kuwaa hadda qabyaada bilaabey😅

  • @AbdihakimAhmed-mr3lr
    @AbdihakimAhmed-mr3lr Месяц назад

    Asc walal aadan, dadka turki jooga buugta sidee bay u heli karan ado mahdsan hadad aragtid comment iga so jaahil bixi😂

  • @AXMEDRichaman
    @AXMEDRichaman Месяц назад

    Gabileyy maalaga hella chp buuga

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 Месяц назад

    Giib ma ahayn ee nin kale ayuu ahaa malaha ninkaa cad ee ninka geel jiraha ahi dilay giib waxa lagu dilay ceelka burco waxaana dilay faacuul aadan jugke

  • @Abdisamad24
    @Abdisamad24 Месяц назад

    Sidee marka beero loosamaysan karaa hadii dhulku sidaas yahay

  • @mustaphaahmed8816
    @mustaphaahmed8816 Месяц назад

    Sheekh xasaan ma waxaad ka wadaa sheekh xasan

    • @noorbaaje5133
      @noorbaaje5133 Месяц назад

      Sheeq xassaan layiraahda Nairobi jooga.

  • @suldaandaamiri1804
    @suldaandaamiri1804 Месяц назад

    Qisadaasi waa sax waxa uu nin habar yoonisa weliba reer Xirsi Cismaana sidaaa aad sheegtayna weeyaan .

    • @sakiabdul
      @sakiabdul Месяц назад

      Laakiin gaaluu la socday daraawiishbaa dhaawacday ku dar😂

  • @Ahmed_fc19
    @Ahmed_fc19 Месяц назад

    18:42 ninkaas afkaartiisu waa gaalnimo umadda kaga dig hadii kale dambiga la qeeybso aaakhiro

    • @zuhaibyare6636
      @zuhaibyare6636 Месяц назад

      Waad buktaa ina adeer ee sheikha faraha kala bax

    • @Ahmed_fc19
      @Ahmed_fc19 Месяц назад

      @@zuhaibyare6636 khawaarij tiii wakhtigoodu dhamaaday miyaa ka hartay

    • @Shaydanwase
      @Shaydanwase Месяц назад

      18:20 Dhagyso nio, wax ma maqashid miya? Waka ku yidhi ninkaa afkaartisu aad bay xagjir u tahay

  • @migo2444
    @migo2444 Месяц назад

    Niyow khuraafiyiintii dawr bilood kahor aad lahayd isga jira systemka calmaaniga ah ayaa isticmaali Suufiyada mustaqbalkee, maatana suufiyadii ayaad noo amaanaysaa

  • @user-ic7zt6qn7m
    @user-ic7zt6qn7m Месяц назад

    Aadanoow waad mahadsanthy anigu qolyaas reer hawd baan ahay lkn reer xamarkii kudaawan jiray yaa umaqan

  • @abdirahmanahmedjamac4558
    @abdirahmanahmedjamac4558 Месяц назад

    Qaybaaladu aynu dayna geed la soo fariisanayna inago wadadii hayn
    Talo wax ku ool ah

  • @ApdirashiidNageeye
    @ApdirashiidNageeye Месяц назад

    Ustaad Book.halkee Ayaan kahelayan?

  • @AbdilahixasanibrahimAbdilahi
    @AbdilahixasanibrahimAbdilahi Месяц назад

    Ustaad buugii 48 xeer noo so dhamaystir

  • @cismanh.c
    @cismanh.c Месяц назад

    Inan layaa maxa tahay 34:08

    • @zuhaibyare6636
      @zuhaibyare6636 Месяц назад

      Waa ninka reekuu gabadha ka qabo la dagan

  • @user-zu3sh7xz1o
    @user-zu3sh7xz1o Месяц назад

    Dhalinyaradu waxmabadasho lasootaagantahee iyaa waxbadlo markaa ma ilaa markaan duqawnaa sugna siaan wax ubadlo anagoo wax nashaadiyo itaal toona lahayn caqli iyo jasmiba kasiiyaraaneyno war waxaa tiraa isbadalka hada soobilaabo kayd dhalinyaro jiilalka niga danbeeyana siidiyaariya cusmaanka dawlda cusmaaniyada aas aasey awawgiiba halganka soobilaabey xataa aabihi waxba gacan kumuu hayn ragyaro dhalinyaro han xanbaarsan dagaalo farabadan soogaley meelabadn qaqabsadey aakhirki cusmaana canjeero loosi dubuu shaaxa kuqoystey marka ma waxaad naleedahy dhalinyaradu waxba mabadashee iskasoo taag taagnaada ilaa 60jir noqonaysaan marka uun kakaca war hanawaalin ina adeer

    • @Shaydanwase
      @Shaydanwase Месяц назад

      Dagdagu ma fiicna. Dhalinyartu kaligood wax ma taraan oo wax ma badalan ilaa cidi hagta oo toosisa ay jirto mahee. TUSAALE: maanta dalkeeni horumar uu gaadhi layahay madaxdeenana qabiil ban ku dooranaa waxay inoso kordhiyaana majirtee haday dhalinyartu kaligood wax qabtaan muu dalkeenu horumaro? War dhalinyartu waa sida qoriga ama Rasaasta ee kaligeed an waxba tarin ilaa qof meel u jeediyo oo tuuro mahee. Dhalinyaradu waxay wax qaban karaan marka wayeelku toosiyo

  • @GalolPro
    @GalolPro Месяц назад

    Bgad noso noqotay Uztad!