Waxqabadkaaga suu u bato: Sadex iskadaa! Sadexna Samee!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 апр 2023
  • Facebooga Nagala Soco Page-kan:
    / abdiwalikhalif22
    *Buugga Deep Work:
    • HOWLKAR -- Deep Work -...
    1. Talooyin Waxbarasho:
    • Shahaadooyin Ka Qiima ...
    2. Takhasusaadka Jaamacadaha Lagu dhigo
    • Waa Maxay Engineering?...
    3. Sookoobid Buugaag (Barnaamijka ILA AKHRI). Sida kuwan hooose:
    * 7 Habits of Highly Effective People:
    • 7da Caado Ay Leeyihiin...
    *Atomic Habits:
    • Isbadallo Yaryar, Horm...
    *How to stop Worrying:
    • Jooji Walwalka Bilow N...
    *Finish What you Start:
    • 1/2 Saad waxaad bilowd...
    *Sidey meel sare ku gaareen:
    • Sidey Meel Sare Ku Gaa...
    4. Sheekooyinka Camoo Aadam:
    • Natiijada Qaadashada T...

Комментарии • 183

  • @addowabdi4388
    @addowabdi4388 Год назад +112

    Mahadsanid. 🙏❤️
    Hadii aan kula wadaago caadoyinka xun-xun ee aan ka tegay waxaa kamid ah.
    1:daawashada ciyaaraha oo aan mudo 6bil aan daawan.
    2:social media oo aan joojiyay waqtiga badan ee iiga lumi jiray. Siiba Facebook oo aan iminka mudo 3sano aan isticmaalin.
    3: Dib u dhigashada oo aan ka tegay.
    4: sugida waqti saxa ama perfection wax waliba in aan karabo oo aan joojiyay.

    • @updallaupdy4327
      @updallaupdy4327 Год назад

      Guul wcn keep going pro

    • @sacdiyocabdikariim9588
      @sacdiyocabdikariim9588 Год назад

      Hamblyo wll❤️❤️ ilaahay inta dhiman hakulagarabgalo

    • @sahraahmed2916
      @sahraahmed2916 Год назад

      Mansha allaah that's great goaan

    • @safiyomaxuuud4584
      @safiyomaxuuud4584 Год назад +3

      Aniga dib u dhigasho iyo yutub ayan dhib ku qaba cayar ma daawado tan afaradna ma fahmin

    • @shukrimohamed7922
      @shukrimohamed7922 Год назад

      ​@@safiyomaxuuud4584 y
      Abaayo anigaba tan 4aad mafahmin

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 Год назад +31

    Inaad ciyaar daawatid 90 minutes ah waxaa ka fiican inaad adigu kubada laba saacadood ciyaartid ✅ taas ayaa jimicsi iyo caafimaad ahaan ba wanaagsan oo faa’ido badan leh

  • @fihiimaxasan2037
    @fihiimaxasan2037 Год назад +15

    Caadooyinka aan ka tagay waxaa ka mida
    1.qofkasta inaan siiyo qiimihiisa mid ka badan.
    2.inaan sugo wakhtiga ku haboon.
    3. Dib u dhigista ,oon ka faaiidaystey eet that frog.
    Caadooyinka wanaagsan
    1.ku tukashada salaad kasta wakhtigeeda
    2. u kicida aroortii hore iyo salaadaba.
    3.wax akhriska buugaagta

  • @abdikaremmohamed-iw7xd
    @abdikaremmohamed-iw7xd 4 месяца назад +2

    cadoyinka ka tagey waxa ka mid ah aalada la yidha ixbet waxanan ku badley quraan akhris

  • @engmaxamed6762
    @engmaxamed6762 Год назад +7

    اللّهُـمَّ صَلِّ عَلـى مُحمَّـدٍ وَعَلـىأَزْواجِـهِ وَذُرِّيَّـتِه، كَمـا صَلَّيْـتَ عَلـى آلِ إبْراهـيم . وَبارِكْ عَلـى مُحمَّـدٍ وَعَلـىأَزْواجِـهِ وَذُرِّيَّـتِه، كَمـا بارِكْتَ عَلـى آلِ إبْراهـيم . إِنَّكَ حَمـيدٌ مَجـيد

  • @Msg252
    @Msg252 Год назад +33

    Every one has a logo , so teacher you must have it . Thanks

  • @user-om2tv3ey2f
    @user-om2tv3ey2f Месяц назад +1

    Manta dawanya alxm wanan badalay noloshii 2023 alxm manta 2024 alxm alxm alxm yaa allah ❤❤❤

  • @oneharte
    @oneharte Год назад +6

    Waxyabaha aan ka tagay ama aan joojiyay waxa kamida daawashada tiktok iyo Facebook daawashada ciyaaraha anigoon wali ka wada tagin oo full-time ka so ogaada halkay ku dhamatay lkn wan rajaynaya inan intaana ka tago inshAllah ❤mahadsanid wllky

  • @abdiazizo14
    @abdiazizo14 Год назад +12

    waxaa jiro Caado xun oo aan katagay taaso ah "dib udhigida"

    • @cabkajanagale682
      @cabkajanagale682 Год назад

      M.A Allaha kugumo celiyo

    • @ashanur7166
      @ashanur7166 Год назад

      Abdi asiis off aniga aya dabeecada dib udhigista qaba ee see iskaga goysay adoo mahadsan

    • @wadanisomali9675
      @wadanisomali9675 Год назад

      @@ashanur7166 wa suaal fcn

  • @motech2022
    @motech2022 Год назад +4

    Walee talo aan meel ba laga helayn ayaad na siisay jazakaalaah Khayr sxb

  • @halimamussa-dl7td
    @halimamussa-dl7td 10 дней назад +1

    Masha Allah
    Jizallahu kheyren

  • @hanijamal237
    @hanijamal237 Год назад +6

    Ustaad marar badan ayaan kaa codsaday in aad barnaamij ka soo diyaariso industry design iyo product design. Wali waan kaa sugoo yaaa ustaad.
    Shukran

  • @mariammohmut7946
    @mariammohmut7946 Год назад +2

    Immika ayaan islahaa bilaw oon bilaabayba la socoshada siyaasadda lkn waa run ciil kaa kaa buuxsamayaa wn experience gareyay wa inaan joojiyo inshAllah

  • @Cadar200
    @Cadar200 Год назад +5

    alx ustaad intaba waan leeyahy caadooyinkaas kuwa xuna mar hore ayaan iska joojiyey oo allah ayaa igu ilhaamiyey lkn sanadkan murugo iyo dhibaato ayuu iigu bilowday wlh siyaasad waan necbahay oo qof dhalin yato ah oo waxkabarata kuna barbaartay dalka kenya ayaan ahay lkn maalin walba wadnaha ayaa ixanuunaya marka geeri laysoo sheego dadkaygii magalada laasacaanood maalin walba hooyo iyo ehelkii ayaan kafekera tacsi iyo qalbi xanuun illahow dadka nadulmaya waad ujeedaa ee aysan cidna waxba kaqabanayn xita iyadoo saasa wararka iyo mediyaha khasatan facebook iyo tik tok wan iska delete gareeyey si aysan iidhafin kafaiideysiga ramadan balse allah ayaa qalbigayga og guri xata hoyaday majoogto ay leedahay wax walba weyburbureen dadkiina wax dhawaca wax dhintay yaa rabbi dhibka naga saar wlh ilin aya indhahayga kasocota qorankan aan qorayo 😢🥲😭💔💔💔🥲

    • @fadumoabdallah2235
      @fadumoabdallah2235 Год назад +1

      Allah ha idin ka qaboojiyo dhibaatada
      Murugada farxad Allah haydinkugu badalo

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  Год назад +1

      ilaahay daalimiinta haka qabto adoomihiisa, dadkeenana colaadda haka joojiyo, xaalado laascaanood bani aadambad u tahay walaal inaad ehelkaaga la murugooto waa caadi. wax walbana way hagaagi insha allaah colaadana way istaagi, daalimiintana way jabi (kheyr aan rajeyno).

    • @Cadar200
      @Cadar200 Год назад

      @@cabdiwali amiin ustaad kheyr allah hakusiiyo aduunyadu waalaba maalin allah hortiisana layskuma dulmi doono hadii aduunyada laysku dulmo allah markaan arko inuu caadil yahay uusana idulmin doonin maalinka qiyaame ayaan ilaawaa dulmikastoo aan tabanayo shukran ustaad

    • @mahadcaabi8566
      @mahadcaabi8566 Год назад +1

      Aamiin yaa rabbi. Walaale waan kula dareemayaa Alle hanaga dulqaado. Adna iska samir.

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 Год назад +3

    Ustaad abdiwali khaliif iyo sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun ba allah ha xafido waxaad tihiin dad aqoon fiican laga faa’ido 😊

  • @user-vf7sj8gi9x
    @user-vf7sj8gi9x Год назад +3

    Waxyabaha anka tagay waxa ka mid ah pranks ka iyo malayacniga social mediaha waxan kubadashy ina firsado sida macmacanka losameyo wana ku guleystay wana ku shaqeysta dhalashoyinka arosmanka ayan usameya al x hoooyo guri jogto ayan ahay nafteydane wax badan ayan kuso siyadshay lacag aya ka hela aaliba fican al x

  • @mahadcabdi7280
    @mahadcabdi7280 Год назад +3

    Waxaad noosoo diyaarisey ustaad mawduuc aad iyo aad uqiimo badan alle haku sharfo ❤❤

  • @HabiibaAbdulahi
    @HabiibaAbdulahi 19 дней назад

    Wallahi adi anaa i sheegosaa warbi

  • @Abdisamed_
    @Abdisamed_ Год назад

    Mahadsanid ustaan allah nawaafajo amiin

  • @gsdfahadcatiitigsdfahadcat486
    @gsdfahadcatiitigsdfahadcat486 Год назад +2

    Ramadaan mupaariK❤🌙

  • @cabdulganicabdulrizak1108
    @cabdulganicabdulrizak1108 Год назад

    Jazakallhu khayr walal cabdiwali

  • @muscabmohamed9290
    @muscabmohamed9290 Год назад

    Allaha ku barakeeyo
    Wax badan ban ka faaidey

  • @hadafkanolosha2383
    @hadafkanolosha2383 Год назад

    Thanks ustaad Abdi wali wax badan oo faa'iido leh ayaad noo soo gudbisay

  • @yasmaofficial
    @yasmaofficial Год назад +1

    Manshllaaah mahedsanid wll

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Год назад +1

    Mahadsanid ustaad

  • @Bullale6
    @Bullale6 Год назад +1

    mahadsanid ustaad.

  • @mustafayoung4802
    @mustafayoung4802 Год назад +1

    Waa Mahadsantahay ustaad ❤

  • @abdirihmangacshe
    @abdirihmangacshe Год назад +3

    thanks teacher Abdiweli khalif respectfull 😍

  • @amiirka6885
    @amiirka6885 Год назад

    Si fiican baan kuugu xeranahay ustaad guuleyso

  • @abdibaa1290
    @abdibaa1290 Год назад +1

    My mentor

  • @CabdikariimMaddaale
    @CabdikariimMaddaale Год назад +1

    Mahadsanid Ustaad Abdiweli khaliif

  • @sacdiyacabdi2309
    @sacdiyacabdi2309 Год назад +1

    Mahadsanid wll

  • @beautiful417
    @beautiful417 4 месяца назад

    Waqtigaga gali wax adiga ku canfacayo ❤❤

  • @user-lm6oy2oy1i
    @user-lm6oy2oy1i Год назад

    Mahadsanid Walle❤

  • @laylaali8812
    @laylaali8812 Год назад +1

    Waa hagaag
    Mahadsanid ustad jazakallah kheyr

  • @Zahruush
    @Zahruush Год назад +1

    Jazakallh khayr ustaad Abdiwali Ramadaan mubarak 🤎🥰

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 Год назад +2

    Masha Allah ustaad mahdsanid Allah haku barakeyo

  • @gureey3185
    @gureey3185 Год назад

    جزاك ألله خيرا

  • @raxmaali5297
    @raxmaali5297 Год назад +1

    Mahadsanid saaxiib

  • @user-rq1hy6ld1f
    @user-rq1hy6ld1f 5 месяцев назад

    Wax badan ayaa kaa baraney sxb Mhdsnd 100%

  • @ahmedomar5409
    @ahmedomar5409 Год назад +1

    Hadal qiimo badan ayaad noo soo gudbisay, Alle hakaa ajar siiyo.

  • @feisaldakane5187
    @feisaldakane5187 Год назад +1

    Jazaka Allah qeyral jaza

  • @raxiimaladan-wt3ho
    @raxiimaladan-wt3ho Год назад +1

    manshallah khayir kuwaar

  • @sheekoyinqiyaali9969
    @sheekoyinqiyaali9969 Год назад +1

    Jazakallahu qeyr teacher

  • @ducaaleali3762
    @ducaaleali3762 Год назад +1

    Jazzakallah ustaD

  • @salmanhussein-hx8yg
    @salmanhussein-hx8yg Год назад +1

    Aad bad umahad santhy ustaad🥰 جزاك الله

  • @ibraahimahmed8070
    @ibraahimahmed8070 Год назад

    Mahadsanid wll waxbadan ka faaiday

  • @xoriyawasuge9198
    @xoriyawasuge9198 Год назад

    Mansha allah waa runtaa walaahi. Allaha ku barakeeyo

  • @bashiirabdinur7848
    @bashiirabdinur7848 Год назад

    Shukran ustaad Abdiwali rabi Haka ajarsiiyo taladaada wallnimo aad nasiisay❤

  • @muhimabile7959
    @muhimabile7959 Год назад +1

    Masha allaah thanks

  • @mohamadanoor5909
    @mohamadanoor5909 Год назад

    Shukrn bro

  • @MohamedAli-je1yy
    @MohamedAli-je1yy Год назад

    Jazakalah kheer bro

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 Год назад +1

    Mahadsanid ustad abdiwali
    Noosoobadi barnamijka

  • @HassanHonest1
    @HassanHonest1 Год назад

    جزاك الله خير أخي

  • @halimafarah9820
    @halimafarah9820 Год назад

    ManshaAllah TabarakaAllah 😊

  • @AnisoDaahir-fv4ui
    @AnisoDaahir-fv4ui 28 дней назад

    Mahadsanid ustaad❤

  • @ismailmahirsamajecel4957
    @ismailmahirsamajecel4957 Год назад

    Mahadsanid Ustadh

  • @xamakowramram7730
    @xamakowramram7730 Год назад

    Shukran wll sre

  • @ahmedabdihanshi1
    @ahmedabdihanshi1 Год назад

    masha allah alle ha ku sharfo waxaan oggahay inaad tahay qof jecel ninraba inatay dadkiisa siiyaay ku hormarilahayen kuna dadalaya guulayso wll

  • @user-se9kp5ty5y
    @user-se9kp5ty5y 3 месяца назад

    Mahadsanid astati❤❤

  • @AyatiinAcademy
    @AyatiinAcademy Год назад +2

    Shukran Ustaad

  • @Wardhere77
    @Wardhere77 Год назад

    Masha allaah waa sax intuba

  • @WllZaki-wk6ts
    @WllZaki-wk6ts Год назад

    Mahadsanid wllky

  • @gureymohamed569
    @gureymohamed569 Год назад

    100k coming soon
    Inshaallah

  • @yasinhaji1806
    @yasinhaji1806 Год назад

    Jazallahu Kheyr walaal waa muuqaal aad ii anfacay.

  • @beautiful417
    @beautiful417 4 месяца назад

    Ilaaahay haku sharfo wax badan kaa faaaiiday

  • @khaalidxaaji1844
    @khaalidxaaji1844 Год назад

    mashaa Allah
    Allaha kaa abaalmariyo talada aadka uqiimaha ban ee aad noosoo gudbisay

  • @abdikarimabdullahi8392
    @abdikarimabdullahi8392 Год назад

    Xaqiiqatan sadexdaba ma dawado❤

  • @munaahmed4164
    @munaahmed4164 Год назад

    Thanks walal

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Год назад

    Jasaakumullahu kher ❤❤❤

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 Год назад +1

    Thanks 👍👍👍

  • @mohakhader9913
    @mohakhader9913 Год назад +1

    Thanks ❤❤❤

  • @zakarieibnuabdi8348
    @zakarieibnuabdi8348 4 месяца назад +1

    Shukran ustd

  • @deqaabdi7627
    @deqaabdi7627 Год назад

    Allaahuma aamiin wll mashaa allaah

  • @-jf3fu9fb8b
    @-jf3fu9fb8b Год назад +1

    نعم:
    تأتى لك الأيّام ناكنتَ جاهلا # ويأتيك بالأخبار مَن لم تزوّدِ .
    Cabdiwali Waaruntii dadku ayagaa waraka meelahaa lataagan olafadhiya.

  • @hassanaskarr
    @hassanaskarr Год назад

    Mahadsanid ❤

  • @shafeeadenabdi1342
    @shafeeadenabdi1342 Год назад

    Mahadsanid sxp

  • @maryanabdi1468
    @maryanabdi1468 Год назад

    Masha Allah ❤❤❤

  • @calicabdi45
    @calicabdi45 4 месяца назад

    Thanks your encounragement.

  • @user-nd1dj2wb6p
    @user-nd1dj2wb6p Год назад +3

    Mahadsanid walal sadexdan ma sameeyo waana necbahay siyaasadda ,ciyaarta iyo prankiga

  • @isxaaqisxaaq1914
    @isxaaqisxaaq1914 Год назад +1

    M.A thanks 🙏

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 Год назад

    mhdsnud ustaad

  • @godatilatuavita4377
    @godatilatuavita4377 Год назад +7

    God bless you and Thanks for this brilliant advice, may allah reward you!

  • @sumayohassan9509
    @sumayohassan9509 Год назад

    mash allah brother

  • @faisomaxamed1920
    @faisomaxamed1920 5 месяцев назад

    Thanks you very much wax badan waan kaa faaidey

  • @motech2022
    @motech2022 Год назад

    muuqaalkii noloshayda horumariyay

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar6227 Год назад

    Mashaa-Allaah,Waa Mowduuc faa'ido u leh Mujtamaca guud ahaan,Haddii Aad Turmid English & Arabic Aad U yeesho Waa inoo Wanaagsanaan lahayd Si ay Gaarto Dhamaan dhalinta Ay ku Adag tahay fahamka Afka Soomaliga,jzakalaah Qayr.

  • @maafaraxnaa5665
    @maafaraxnaa5665 Год назад

    mahadsanid❤

  • @xudunmediachennal8985
    @xudunmediachennal8985 Месяц назад

    Ustaad aad baad umahadsanthy jazakalah ilahay haka abaal mariyo talooyinka fcn
    Dhalinyarada somaliyedna walee iyo bilee hadaysan iska dayn siyaadada ay ka doodayaan walee aakhiradooda iyo aduunkoodaba way waayayan

  • @maxamedaadan8114
    @maxamedaadan8114 Год назад

    Mahadsanid

  • @Deeqo-71
    @Deeqo-71 Год назад

    Alhmdllh Aniga Marhore iska daayay Siyaasada

  • @maxamedmahdi9593
    @maxamedmahdi9593 Год назад +1

    Waad mahadsantahay walaal ilaahay ha ku barakeeyo

    • @motech2022
      @motech2022 Год назад

      Ciyaaraha bari hore Ayaan joojiyay ee siyaasadana imikaan ku daray dib siyaasad la iigu arki maayo

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 Год назад

    Alle haku sharfo inaan branki soomalida iska daayo ada sabab u aha gaar ahaan muuqaalkii ahaa sida la'isga qariyo muuqalada aadan rabin

  • @cabdiaskar4440
    @cabdiaskar4440 Год назад

    Sharfanid Shiikh

  • @shiilamohamed7231
    @shiilamohamed7231 Год назад +1

    Watalo wanagsan mahadsanid

  • @abdikirinsiciid840
    @abdikirinsiciid840 5 месяцев назад

    Walaalow eebbe haku dhowree waakugu faaiidey wax badan baan kaa fahmey

  • @user-dv8nl9xc3y
    @user-dv8nl9xc3y 4 месяца назад

    Maanta ayaan fiirsanayaa muqaalka waxaanan rajaynayaa inaan qaato wanadada insha allah anio kasoo faaiiday marlabaad halkan kuxuso

  • @maxamedxasancusman9183
    @maxamedxasancusman9183 Год назад

    Shukran ustadi

  • @ZadaamAbdi-nm3cc
    @ZadaamAbdi-nm3cc Год назад

    thanks zxip

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Год назад

    Maaash allah ❤❤❤